Xasan waxaa ethiopia u ogolaaday 2000 askar. Ethiopia iyadaa u badalanayo doonto 20000 Askari oo aysan xasan uga baahnayn fasax. Xasan ma aha inuu jabuuti dhagaysto wax dan soomaaliyeed ma wado waa dantiisa.
@abdulhassan85632 күн бұрын
Asc walalo etobitaanka xaqiiqda jirta wax aay somali u qabatey majirto in aay marwalba in wadankeyna xoog ku qaadato iyo isku dirka shacab eeynaha somaliyet iyo jajuusnimo ka dhaxshaweyso mamulada iyo xildhabano aan aqoon u laheen siyaasad diyaarsan etobiya waa cadowgeyna kuwaad markasta waxey jeceshaahey jabuuti iyo etobiyaanka in somali hurmur gaarto labadan wadan jabuuti iyo xabashiida somali madaxa ayee nugu istaageyn