DEG DEG MUNIIRA OOYNEYSA OO MAXAMED BUSKUT SIXUN U KARBAASHTAY

  Рет қаралды 49,458

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Күн бұрын

Пікірлер: 794
@مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي
@مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي 3 ай бұрын
War dee is falanqee wa adigii rerha isku dhacaba falanqayn jiree indhaha hano tagine kkkkkkkkkkk
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 3 ай бұрын
🤣🤣🤣
@hibonuur6071
@hibonuur6071 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Amina_jannoo
@Amina_jannoo 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@quruxda-qarson
@quruxda-qarson 3 ай бұрын
😂😂😂
@ShamsoMahmud
@ShamsoMahmud 3 ай бұрын
😂😂
@deqoaadenabdulqadir9636
@deqoaadenabdulqadir9636 3 ай бұрын
maxamed buskut waad ceebowday wlh bisinka maxaa gabadha baahi ugu dishay subxanallah 😢
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 3 ай бұрын
Sweden meel Lagu gaajoda miya Ninkaan been ey ka shege
@f.warsame1069
@f.warsame1069 3 ай бұрын
Allah ayuunba Oog labaa isqaabta Oo gurii ku Wadajira ?!!‼️
@QaniYusuf
@QaniYusuf 3 ай бұрын
@@mohamedisak4827 Subhanallah. Hadey been shegeyso maxaa ka oohinaya wa hooyo. Nag uunba cadow kugu ah. Gabadha ka dhamow.
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 ай бұрын
​asc waa sax nagaaha iyaga cadow isku ah iyagoo firinayo qabil warhee anaga dumar isala aha ee aan isku baxano oo aan mel uga so wada jesano raga cadestay dhibka direkt aniga waxan arka in gebdhu wax badan samirtay oo ay avskedande wesay ee aan uu guramano ama xaaqeed haloga qado
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 3 ай бұрын
.Maxamed buskut waa dulli elaay lama guursado dad tuksi nolashada thy Miya loo dhaxa uf waxaa ka xumhay reerkeda bey ugu soo goday ma reerkaga nin loga go aa wuxu bafiyo ceebaha umadda muslimka tiisi baa bananka timid
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 3 ай бұрын
Qofkii cebahaa dadkaa dabaa galaa isagana gurigiisa lagu cebeyaa
@shushuprince9149
@shushuprince9149 3 ай бұрын
Yes infact its Hadith
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 3 ай бұрын
BEENTA MA AHA
@ismahan_Baafo
@ismahan_Baafo 3 ай бұрын
Absolut
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 3 ай бұрын
Wlhi sidaa ban is yiri 😮
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 3 ай бұрын
Absolutely 👌
@MaryamXasan-je1lm
@MaryamXasan-je1lm 3 ай бұрын
Cabashadeeda ayuuba lacag kasamaynayaa yaab😢😮
@Aishah-
@Aishah- 3 ай бұрын
Ayaan daro weeyaan😢
@kaafiyaabdihakim5335
@kaafiyaabdihakim5335 3 ай бұрын
Ma ila aragtay wlhy waa yabanhay
@shairabdi
@shairabdi 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fartunmw6734
@fartunmw6734 3 ай бұрын
Very sad 😢
@fatimaalikhayre1571
@fatimaalikhayre1571 2 ай бұрын
Waa wax la isla ogyhy 😅
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 3 ай бұрын
“ Mohamed buskut aduunka ugu jecla” go love yourself sis ❤
@TheYaqub123
@TheYaqub123 3 ай бұрын
Every day their is a woman crying about Mohamed 😂😂. Woman stay away from somali Mohamed
@Creative.canvas120
@Creative.canvas120 3 ай бұрын
I don’t get it how can you listen when your wife is crying? What a devil
@munaismail4751
@munaismail4751 3 ай бұрын
Ex wife l, But still he is psycho by benefit from her cry by uploading on his channel.
@tahneoomar2200
@tahneoomar2200 3 ай бұрын
He is enjoying her pain 😮
@fifitheexplorer4074
@fifitheexplorer4074 3 ай бұрын
He is a typical narcissist, enjoy the results of their abuse, but you can feel the pain in his heart, he is trying hide it so hard 😂
@munamuse77
@munamuse77 3 ай бұрын
Naagti nin ilmihisa iyo naagtisa hore soo xumeyey hoosta gishato saan aa u danbeso 😢
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 3 ай бұрын
Munaa maxay kaa ogtahay weligeed baa la isfurii joreey
@ZeynapCali
@ZeynapCali 3 ай бұрын
Gaaga daran ilmeheeyga ayaan wadan kale ayaan uga imi kulahaa wllhi dumar keena ma aqaan waxa qalbada tiray
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B 3 ай бұрын
Reerkaan quruxda badnaa waa maxay sheydaan soo kala dhex galay illaahow xali adaa xokta oge 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 3 ай бұрын
Ameen ya Allah
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx 3 ай бұрын
Maradaadu kaa hadashay waa tanoo kale dee haddii wax qaldamaan tartiib u xaliya Mohamed gabarta waa xaamilo yaan laga faaideysan ee lahadal ilmaheeda iyo iyadana daryeel Allah uga baq muniro ninkaada waxa uu kugula sheekeystay haka sheekeyn dee maradiisa baad tahay waxba kaama qarsanaayo nin iyo xaaskiisa waa sheejeystaan macadow uu iska ilaalinaayo baad tahay dee waa ceeb in aad reerkooda arintooda aad dadkale uga sheekeyso Allah ka casada arimihiina barahaa bulshada hakeenina is astura.
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 3 ай бұрын
Sax wllhi 😢. Ceeb weyaan sidan
@fatxisaid5519
@fatxisaid5519 3 ай бұрын
Nolasha social media wa been somaliyey sas ku ogada naag oynaysa baa camerda ku qoslaysa 😂😂😂😂
@hothenhoney3231
@hothenhoney3231 3 ай бұрын
Wlhi anab nyda ka laha zidz😊
@Aishah-
@Aishah- 3 ай бұрын
Gabdhow Shaqaysta oo wax barta oo daneeyste noqda dantiina meel ee kujirin waqti haku luminina. Dhan walba isku filnaada nin waad aragtaan idinma naxariisanaayo
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 3 ай бұрын
Horta nakaha markey ninka shukan sanayan is kama hubiyan
@Binthlm
@Binthlm 3 ай бұрын
Thanks mcnei
@mohamednur2163
@mohamednur2163 3 ай бұрын
Adi nin dsneysto ma rabtaa
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 3 ай бұрын
This guy is a psychopath the way he’s enjoying her pain
@nabiha3315
@nabiha3315 3 ай бұрын
How can you still listening the pain of that poor woman 😢
@Cadeey-h3n
@Cadeey-h3n 3 ай бұрын
Didn’t you see how his brother treated his wife too .
@sn4271
@sn4271 3 ай бұрын
@@Cadeey-h3nexactly
@TheGoldengal
@TheGoldengal 3 ай бұрын
@@Cadeey-h3nhe always looked possessive of munira,who is his brother
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 3 ай бұрын
Waa naaarsiistig 😢
@farhiyahassan8614
@farhiyahassan8614 3 ай бұрын
Runti aniga Mohamed waxan dihi laha reraha islamka e ad kaso hadli jirtay cafis weydiso qasatan wilka kamal abdull cafis ha weydisto xaqiq
@KatraOge-hn9mj
@KatraOge-hn9mj 3 ай бұрын
Waa run wlhi wiilkaas ayuu kujesjesay qisadii ookadaran ayaa kudhacday wiilkaas cafis hawaydiisti
@Cadeey
@Cadeey 3 ай бұрын
Muniiro hadalkaga waxaan ka buuxa been kuma aqaani Maxamedna ma aqaani lakiin been baad sheegeeysa sidaan filaayo waxaad tahaay caan raadiis ee naga xishoow wiilkan hanabiin waligeda la is furijiraay lakiin waad ku dardareeysaa🏆🏆🏆🏆
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 2 ай бұрын
Cadeey waa been gaajo ah maliin kasto cunteey kariin jiirteey
@AmanAli-gl2qf
@AmanAli-gl2qf 3 ай бұрын
He left his wife and children for her. He deserves this and more.
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
I think he was single for awhile before he met her
@TheGoldengal
@TheGoldengal 3 ай бұрын
Im pissed 😡😡😡look at him watching and listening like hes listenting to a fairytale jinga sana
@سميهاسماعيل-ط7ب
@سميهاسماعيل-ط7ب 3 ай бұрын
Ninkaan maxaa kaqaldan ceebtiisa dhagaysanaya yaarabi
@Ayaan8912
@Ayaan8912 3 ай бұрын
😂😂😂😂2024😂😂😂😂😂
@haniqueen1213
@haniqueen1213 3 ай бұрын
Wa ku si kala kacsanaay yourub ka waxu u dhageesanyo meshaan janiiska uga so baxaay 😂😂😂
@AmbiyoBuule
@AmbiyoBuule 3 ай бұрын
😂😂😂😂​@@haniqueen1213
@xabiiibonuur1800
@xabiiibonuur1800 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@mustafaibrahim5048
@mustafaibrahim5048 3 ай бұрын
Views bu raba
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 3 ай бұрын
SUBXAANALAAH. ILAAHOW ILAAHOW CEEBTAYADA. ASTUR ADUN IYO AAQIRABA AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@geeddibaabow9370
@geeddibaabow9370 3 ай бұрын
Hello Biscuit ; Are you comfortable with watching and listening 🎧 this as a man😢.
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku 3 ай бұрын
Yeah because it’s fake 😂
@fifitheexplorer4074
@fifitheexplorer4074 3 ай бұрын
What do you expect from a biscuit, cheap.
@aishadarawish3967
@aishadarawish3967 3 ай бұрын
What goes round comes around What do you think when you destroy the First family
@saciidohassan8611
@saciidohassan8611 3 ай бұрын
Allah maxamed buskut waa u dhamaatay ileen ninku waa Tuug gabadha maskiinta waa sajuu jeceyl been ah buu tusay Nin awalba ilmihiisi hore ka soo tagay caano makuu shubayo been buu kuugu aqryay ee hada ka fogow muniiray Mar dambe yaan laga maqlin
@ayanmhmed9692
@ayanmhmed9692 3 ай бұрын
Sujuu maaha waa reer Djibouti
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 3 ай бұрын
@@ayanmhmed9692 gabadhu waa djaboutian laakin waa yemen hooyadeed baa isaaq ah Allah ha u gargaaro maalintii walhi abtigeed baa u diiiday
@Mustaqiim22
@Mustaqiim22 3 ай бұрын
Hadal Yuu kaa tagin iyagoo isku noqday baa Ii sawiran 😂
@razmi4568
@razmi4568 3 ай бұрын
Iyadaba caruurteeda ayee ka soo tagtay
@TheGoldengal
@TheGoldengal 3 ай бұрын
Buskud im really shocked wallahi, i really admired your relationship who knew you were a devil in disguise caudhibillah!!
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 3 ай бұрын
Qaladka ugu weyn waa inaad caruurtii oo 5 cidla kaga tagtay walaalo qaali nabsi baa ku helay hadana walahi waan ka xumahay inuu maxamed sidaa u galay ee dib ha u soo noqon kani waa ba bilaa naxariis walhi😢
@UmzakiUm
@UmzakiUm 3 ай бұрын
Ceebta allah asturo
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 ай бұрын
Yaarabii reer kaan Maxaa ku soo dhex dhacay walaahi waxaan dhaho ma aqaani Subxaanalaah 😢😢😢😢
@MUNAA888
@MUNAA888 3 ай бұрын
Nabsi.
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 2 ай бұрын
Aamus naanta waa dahab ee Allaah SWT digrigiisa badi iyo saliga Nabbigeena SCW SCW SCW. Sabarka waa Jamiil ee Allaah SWT haku waafajiyo, Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah
@khadijaahmed4585
@khadijaahmed4585 3 ай бұрын
Subxaanallah wale media ma Aamino wixii qosol ahaaa ma been ahayeen 😮
@JsheEhehej
@JsheEhehej 3 ай бұрын
Maxamed.buskud.waa.u.ceeb. Ineey.oydoh.nagtisih.oo.walac.ah. Oo.dhahesah.waan.jecalahay.lakin Waa.ikhayanay.waanah.makhlayah Oo.khadkuh.kujirah Markah.cebtah.hesah.haskah. Masaxoh.oo.hasoh.maskaho Munirah.dhibkey.kasheganay.sanah.iskadayo.M.buskud Ee.hafiriyo.walacey.la.oyeysoh.iyo Dhibkey.kasheganayso.nagtusah Markah.maslaxoh.rabigay.ha. Dhax.dhigoh.waa.labah.khod.oo. Carur.dhaxyalan.muniranah. Ilahaay.hakah.biyo.murugtah. Heysah.amiin.amiin.amiin
@FaaraxCilmi-m9l
@FaaraxCilmi-m9l 3 ай бұрын
Views ayuuba ka dhigtay xantiisa ku soco
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 3 ай бұрын
Oo reaction baad ka bixinaysaabe 😂
@kykayse2476
@kykayse2476 3 ай бұрын
😂😂😂 waa nin walan
@Asiyoyusuf-t6e
@Asiyoyusuf-t6e 3 ай бұрын
Waa yabanhy😭😂
@UmuAxlaam-vv2kd
@UmuAxlaam-vv2kd 3 ай бұрын
Gaajadha lagushegayo taan ayaa cadeyn u eh😢😅
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 3 ай бұрын
Wala kala shaqaysanaya maxaa😂😂😂😂😂😂
@ismahanabdirahman
@ismahanabdirahman 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@AshaCabdi
@AshaCabdi 3 ай бұрын
Maxamed waad ceowdaey naag uur leg Ayaad gajo ka oyday waa ceeb 😢😮😮
@mfjk1377
@mfjk1377 3 ай бұрын
Bakhiil faaido maleh sheekh sacad cuteeqi wuxuu yiri gabdhihiina bakhayl ha u guurina
@amalismail7772
@amalismail7772 3 ай бұрын
Bakhayl waliba xumaana ku darsaday yaan loo dhawaan
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 3 ай бұрын
Yaa muslimiin yaan leys ceeben goorta laka tago Alle hala xasuusto, Alle ayaa nolosha dhan ugu mac please please cafiska hala badiyo walalahey muslimiintow. Maro ayaan isku nahay yanan iska hadlin. Nimankena waa nolosheyna iyo imtaxan kena ee aan ilahay dartiis ugu dul qadano goorta ayna xumeyan, goorta ay nawana jiyana aan Alle ugu xamdi noqno❤💖❤💖
@fartuunyuusuf9427
@fartuunyuusuf9427 3 ай бұрын
waanba ogaa inaa saas u dambeyn doontaan maxa yelay gabarti aad ilmaha isu dhasheyn ayad ku dhaga hadali jirty haben iyo malin manta wataaas kusoo cebeysy 😢😢😢😢
@Amina_624
@Amina_624 3 ай бұрын
Absolutely 😂😂😂😂😂Maanta ooyneesaaa😂😂shalay marka usha laga dhigaanaaye waa qos leese😂😂😂
@Seynap-o5v
@Seynap-o5v 3 ай бұрын
Hooyooyinka Ilaahay dartii kaga xishooda Subxaanallah.
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 3 ай бұрын
Is fiicana ayuu ugu raaceysanayaa oohinterdad iyo ciilkeeda 😢😢
@Sawiro
@Sawiro 3 ай бұрын
Subhanallah ninkii Somali igu horeyay ee isfalaqeya irsaqada mameshas kasogashay Subhanallah
@kaafiyaabdihakim5335
@kaafiyaabdihakim5335 3 ай бұрын
Lacagtii ayaa hor carartay😂
@hibowayel9339
@hibowayel9339 3 ай бұрын
Supxanallah wale meshan balaya kajirta allow ceebtena io mida islamaka astuur🤲
@muniiromaandeeq3359
@muniiromaandeeq3359 3 ай бұрын
Maxamedow waa cebowdey xaaskaga oo xaamilaa iney gaajo u oyso waa wax laga xumado 😢😢😢
@Aminasacdia
@Aminasacdia 3 ай бұрын
Waxad isla dubeeyseen been mey eheed ee maalin kasta suuqyada wax kasoo ibineyseen maalin walbo mabeney eheyd
@mahamuudali7705
@mahamuudali7705 2 ай бұрын
Buskut is legend very serious
@alle-Aamin-ma-iisho
@alle-Aamin-ma-iisho 3 ай бұрын
Buskudoow qof aan kuu qalmin oo aan daacad kuu aheen ayaad aamintay naagtaada ha kaa sheekeyso waa maradaada hakaa sheekayso iyadaase ku ceebowday inay reerkeedi sirahiisa mediyaha uga sheekeyso adigase yuu hadal kaa tegin.
@ibtijah2747
@ibtijah2747 3 ай бұрын
MAXKAMADA DAAHIR CALASOW HALA KEENO.
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 3 ай бұрын
🤣🤣🤣
@FatumDahir
@FatumDahir 3 ай бұрын
Yes she will be there soon lol
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku 3 ай бұрын
Ayagaa raadsanaayo hadeesan imaan😂
@ahmednagaay113
@ahmednagaay113 3 ай бұрын
Hoyada gey maxkamada
@Uroon
@Uroon 3 ай бұрын
ولا تنسوا الفضل بينكم
@canabomar2250
@canabomar2250 3 ай бұрын
War maxaad ceebtaada u faafinee
@sadiowarsame
@sadiowarsame 3 ай бұрын
😂😂😂😂 waad iga qoslisaye
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@ismahanabdirahman
@ismahanabdirahman 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣
@umuiqraaahmed4686
@umuiqraaahmed4686 3 ай бұрын
😂😂😂
@bongasasa3895
@bongasasa3895 3 ай бұрын
Buskudoow dib iskugu noqo Walaal you have been in too many luuqluuq! Munira made huge sacrifices for you! Ciyaal xaaqoow wa Diin laan!
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 3 ай бұрын
Ninka weyn ee ceebtiisa dhagaysanaaayo wa maxay😂😂😂
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 3 ай бұрын
Bismilahi Salaamad😢maxa Jira allow reerka Daji❤ya rabbi
@canabomar2250
@canabomar2250 3 ай бұрын
Maxaad la ooyney hada nin naagihiisi horey xumeeyey maxaad sukee
@Amina_624
@Amina_624 3 ай бұрын
Usheeeg bal 😂😂😂😂marka lafureee ooyneesaa shalay markooo ku xumeenaaye xaaskisa hore oo sharciga u qaade waa qosleesee😂😂😂😂😊
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 3 ай бұрын
Adigii mia Reaction iska bixinaya Acuudubillah ceebtadi ayad fafinaysa😂😂😂 war gabadha maxad gajada ugu dishay waxas dhaqan nin raga mahan
@ilovedemonslayer2
@ilovedemonslayer2 2 ай бұрын
Sida ugu raxaysanoya bal fiiri fiyuus uga raadinaya subxanallah
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
soomaaliyey ceeb Allah asturo qofkii soo gala soical media oo iskeen ceebtood banaanka taal dad aanan is fahmayn ayaa wax isku darsanaya
@makoahmed7381
@makoahmed7381 3 ай бұрын
Allaha ha soo hadeeyo Mohammed buskut
@barwaaqocilmi2340
@barwaaqocilmi2340 3 ай бұрын
Miskiin reer jabuti ah buu heley reer xamarku waa munafaqiin
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Rer xamar maha
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 3 ай бұрын
RAGAAN CML AYAA DUMARKA NAGU DIRAYO OO DUMARKA INAY KA QUUSTAAN RAGA SOMALIDA
@UmzakiUm
@UmzakiUm 3 ай бұрын
Bismillah salaamaad
@Suweysmaxamed-zj3ke
@Suweysmaxamed-zj3ke 3 ай бұрын
Hhh ma ila yaabtay horta😂😂
@JsheEhehej
@JsheEhehej 3 ай бұрын
Ragusa.nagah.jacalah.dumarkuna Urunah Markah.munirah.intay.sosamirtay Ilahaay.hasiyo.samirkedih.waxeey Kuh.faraxdoh.amiin.amiina.amiin
@faliswacwac
@faliswacwac 3 ай бұрын
Let's help her we will bring her to dahir 😢😢😢😢
@Nimcoali-yv5qm
@Nimcoali-yv5qm 3 ай бұрын
Ceeb ceeb waay qaraax dee markaa laa isfureey qaraaxdee subxanallha
@qalidumar2798
@qalidumar2798 3 ай бұрын
mahamed iyo walahi dumarka weyka oysiyan waa famil xuun iska ilaaliya plaese umaqalaanto sidas munira soory😢
@hibo_longingali8228
@hibo_longingali8228 3 ай бұрын
Yaa Allah shaydaanka iska naara acuudu bilaah Mina shaydaan Rajiim 😊
@haniqanichannel7027
@haniqanichannel7027 3 ай бұрын
Bisinka allow qeeer ku dambeysii qooskaan
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 3 ай бұрын
SubhanAllah maxamed walaahi bilaa naxariis baad tahay 😭😭😭😭😭😭😭😭
@ladanhagi33
@ladanhagi33 3 ай бұрын
Subxanallaah waxa jira raba og.
@alwiyanaji5977
@alwiyanaji5977 2 ай бұрын
--عن أبي برزة الأسلمي رضي الله عنه قال: قال رسول الله عليه وسلم:( يا معشر من ٱمن بلسانه ولم يدخل الإيمان قلبه ، لا تغتابوا المسلمين ، ولا تتبعوا عوراتهم ، فإنه من اتبع عوراتهم يتبع الله عز وجل عورته، ومن يتبع الله عورته يفضحه في بيته) رواه أبو داود والحديث صحيح. Maanta gurigaagii maay kugusoo gashay see u socotay ummada amaan iska sii
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 3 ай бұрын
Miskiin she needs to love herself, she left her husband and her children for him, 😢why???
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 3 ай бұрын
bismillah asc warheedhe m buskudow maxa kuhelay waxaba u egtahay nin ikhyaara marka aniga waxan kuleyahay xaq hagalin sii gabadha xuquudey kugu ledahay itaqullah waryaa gacan geedbaa tahay wixi illahey kuudhiibay fadlan haka hagran wllhi illahey wuuna xisaabinaa inta ey nafta nagu jirto wllhi fursatban heysanaa sii xuquuqda gabadha kugu ledahay waxan waaceeb subxanallah xaqqa allaha nagu hadeeyo
@salmacadey5128
@salmacadey5128 3 ай бұрын
Your wife crying and you listen her pain suballahah what come around come back to you know matter what shame on you warya
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 3 ай бұрын
Nabsi baa ku helay walaalo qaali dhib ma leh iska adkeyso Oo ilaahay xaqa ha tuso maxamedow qof fican ma baan ku moodi jirnay walahi😢😢😢
@fardowsacali2642
@fardowsacali2642 3 ай бұрын
Subxaanallaah waad ceeboowday walaaahi
@FaadumoMohamud-it6ld
@FaadumoMohamud-it6ld 2 ай бұрын
Nin walba oo gabadh hore usoo khiyaamay waa sidan Dumarow ragg haysku halaynina
@FardowsomacalinAbuuker
@FardowsomacalinAbuuker 2 ай бұрын
Buskudow hadii aad tahy nin fican naaktaa kalataktayn oo uur kuleh codadkeda ee nafisosayso mxaad usoqadee maad iskadhaftit hadaa tahy nin ficn mise lcg kasameysanoosaa karonowo hasoqadan hadalkeeda😢😢
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 3 ай бұрын
Reerki an jeclaa maxa kudacaay bismillah
@BilanYonis-h3y
@BilanYonis-h3y 3 ай бұрын
Ax mıskına maxamaed qof wanagsanbankumodı jıray walhı😢
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 ай бұрын
Yaa rabii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 sorry abyo samirka lanta waurka e samir Yaa rabii 😢
@NimcoSiciid-qi1qb
@NimcoSiciid-qi1qb 3 ай бұрын
Walahi waa cajib wayo labada walalod mawaxay kuheshiyen inaay gabdhaha cadabaan😢😢😢😢😢
@lulali6059
@lulali6059 3 ай бұрын
Ninka ugu horeeyěy ee asiga dhibkoo geeystey reaction ku sameeyo waayey buskut😜😜, waxaa meesha ka cad inuu yahay no jixaan jixx😢😢.
@Jante88
@Jante88 3 ай бұрын
Koleey wax wee ka jiraan hadii kale sidaan uma cabaadi laheenin buskut wee ku haysataa walee somali hadii nahay sidaan noo danbeeaay aaway dhaqakii aaway diintii 😢
@fahima6666
@fahima6666 2 ай бұрын
MUNIRA marna iney hadasho ma Rabin waan ka xumahay walahi labadiina waad isku ficneden
@yumna4675
@yumna4675 2 ай бұрын
Buskud wax daca dan waa sodiga ilen waa ruun😂😂😂😂😂😂
@Yaasmiin-yr5qo
@Yaasmiin-yr5qo 3 ай бұрын
walaalkay . maxamed gabadha walagaa six ray gabadha sidan kuma fayooboاَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 3 ай бұрын
Bismilaah maxaadhacay igadabageeya 😢😢😢 maxaakudhacaygabadha ax subxaanalaah miskiinta
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 3 ай бұрын
Xakhi sacdiyo yariisey iyo hooyadeed nabaigeedi ayaa haye
@shukriabdirahmaan717
@shukriabdirahmaan717 3 ай бұрын
maxamed buskut ilahay kabaq ee gabadha bilsi xaqay kuguledahaye
@ShukriAbdulle-w6u
@ShukriAbdulle-w6u 2 ай бұрын
Sidee ilmaheeda uga soo tagtay nin dartiis😮 waa naag jug ah ma sharci bay usoo doonatay sweden maxay qarinaysaa?
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 3 ай бұрын
Wacebowdeey buskudow gabadhii ku sogodaay miyaad sidaa ugashaay
@QadroAxmed-tc7pv
@QadroAxmed-tc7pv 3 ай бұрын
Alla wuu ku raxeysanoya oohinteeda 😢
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 2 ай бұрын
Billahi caleyk miyaadan xishood iyo damiir laheyn. Mexey dhaqankan sxb maxamed. Sidee gabar xiladaada ama mar soo noqotey aad adiga Views ugu raadsataa. Ceeb sxb iyada waa dumar xitaa hadii ay khaldanaato Ka roonow sxb. Rabbi Ka baq mowduucaana bedel oo mar dambe haka soo hadlin.
@SereneHidingCat-yo2lt
@SereneHidingCat-yo2lt 3 ай бұрын
Wara ninka ma xishodo ma gabdhisa oo oyeysa bu irsaqd ka radiyaya 😢😢😢
@AhmedFarah-u6z
@AhmedFarah-u6z 3 ай бұрын
Abaayo ceeb Allah asturo maxamed waa xaajigaada naagahan yeey ku wareerin ninkaada u samir oo ceebtiisa asturo abaayo waa ilmahaaga abahoode shuubooyinkan uff wa ehelu naare
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 3 ай бұрын
Dadka dadka ceebahooda raadiya sidaas u danbeeysa akhirana waa danbeeysa waxuu dumar ka hadalaba maanta gurigiiisa reaction ka bixinaa😢
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj 3 ай бұрын
SubahanAla ilhay ku cadab niku xuuma bal gabdha gabdha uurka lah say u oyaso aga 😢😢😢😢😢
@umalkhairawil7845
@umalkhairawil7845 3 ай бұрын
Ninki ugu horeye xaaskisi reaction kabixixya 😂😂😂
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 3 ай бұрын
Xasbunalah Awalba munira views buu kuu radsanayay 😢
@mariammohamedtarabi3650
@mariammohamedtarabi3650 3 ай бұрын
Waa ka xumahay Abaayo hore usoco🎉
@nastehoaded9562
@nastehoaded9562 3 ай бұрын
Narcissistic waaye ninkan bal ufiirso is ceebsan maayo yaxyaxi maayo gabadhi uu qabay oo xamilo ah baa sida u ooynayso wa dabecadaha narcisstic ga ay leyihin🤨
@Amirab-FamilyChannel
@Amirab-FamilyChannel 3 ай бұрын
💯 exactly
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 3 ай бұрын
Ceebaha dadka qofkii daba gala isna illahay ceebtisa ma asduro
@hawakiin6410
@hawakiin6410 3 ай бұрын
Maxamed dhaaxaad ceebaha lamaanaha soo gudbisay lkn maanta adey ku heysata gurigaada ayeey ka shidantahay
@duqbilow
@duqbilow 3 ай бұрын
Muxuu sameyay odayga
@shairabdi
@shairabdi 3 ай бұрын
Wn fadhiye waan istaagay waxaan ka baqay gadaal gadaal inaan u dhaco 😂😂😂 oo sawtii la fariisan jiray
WIIL SOMALIYED OO IS DILAY HOOYADIIS OO VIDEO QAAWAN LAGA FAAFIYAY LONDON
17:12
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 10 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 50 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 20 МЛН
XAQIIQDA OGOOW ANIGA & MUNIIRA
13:09
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 93 М.
War Farxadleh, Hooyadii Dhashay Hadashay, Xaqiiqdana Sheegtay
28:41
Maxkamada Calasow 24
Рет қаралды 66 М.
MARYAN GABAR 5-JIR AH NINKII KUFSADAY OO DABAQA KASOO TUURAY Waa Kan
24:44
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 3,5 М.
KOKO & XASAASI OO TAARIKHDA GALAY & HAMDA CARAB GABADHEEDA OO HOOYADED CAAYSAY
28:53
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 3,4 М.