No video

#DEG

  Рет қаралды 9,236

Guusha Nolosha Official

Guusha Nolosha Official

Ай бұрын

Пікірлер: 74
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Ай бұрын
Markaa daba ordeysey adoo wali waa lagu qabaa lagu lahaa maxaa sugeysey abaay jecel jecel hakaa saarto🤦🏽‍♀️🙄
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Abtiyadaa waxaas bay garanayeen hadana oohin waxba kuumataraysee Caruurtaadi hore utag oo isbar
@lullul3875
@lullul3875 Ай бұрын
Waa qasiis kanoo kale gabadha saa ubahdilayay
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Ha ku dambeebin waxay sheegeyso Allah naga og
@mounahoussien9097
@mounahoussien9097 Ай бұрын
Adkeyso ada carurtadi udaycay nin adana hubin wuxu yahay
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m Ай бұрын
Wuu qiyaanay sorry miskiin waaye,lkn isagana wuu helaayaa nabsiga gabadha uu ka oohiyay
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 Ай бұрын
Jacaylka social media Waa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
waxad taqan guurso waxad taqaano aad dhashide
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m Ай бұрын
Waa run,maahmaahdaasi.waxad kaloo ogaataa inay ku qaldaneed inay reerkooda UGA go'do,mànta nabsigi reerkooda baa qabtay
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m Ай бұрын
Sorry abayo samir allaah baa ku caawinaayee,balse waalidiintaada nin bani'aadan loogama go'o nabsigii waalidkaa inuu ku helaa laga yaabaa, ee illaahay u samir,illaahay qofka samirka badan buu jecelyahee gabareey adkeeysi yeelo.
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 Ай бұрын
Kaas nag Waax maa dhaamo xaskiisa hooree nin ayee kaa racdaay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
naagahan jabuuti mid baan ka yaabay cid walaba way jecelanayan oo guursanyaaanayan shalay watay reerkooda magaysaay manta wa kaas xasid noqday ilamheeda may ka soo qaadato
@umumohhamed2021
@umumohhamed2021 Ай бұрын
Waxaan ameey parank naqataa 😂😂😂
@Betasquadclips66
@Betasquadclips66 Ай бұрын
Qofka hadaad jeceshay oo noloshadi aga so tagtey hadu ku xumeeyo waad naceysaa sabar 😢😢😢
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
UR DEG DEGA QAAD 😂😂😂😂😂
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
EELAAY MAXA U GUURSATEY WAA DAD FAQRI AH OO DHAQAN XUN BUSKUD WAA SHAYDAAN WAA KA MUUQATA MEEQA GABDHO SOO FUREY XILEGUBE WEEYE KA FAGADA
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
@@Maria28832 kkkkkk
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m Ай бұрын
Wuu ku daneeysanaayey maantana wuu tuuray markuu dantiisi ka gaaray ee dadweeynoow hala caawiyo gabadha miskiinta ah, waa miskiin wuu ka caqli badiyay, dumar badan bayna dhibaatadaan oo kale ku dhacday,ee dumarku haka digtoonaadaan qiyaanada nimanka
@nagadaali545
@nagadaali545 Ай бұрын
Sorry hunno 😢 lakiin marakada amiinaso nin nagatii hora xago geeya maa iis waadiisaya 😢😢😢
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
EELAYGANI WAA NIN TUUGSANJIREY OO NOLOSHA KA DHACEY
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi Ай бұрын
Eelaygani mxaa laga wadaa wllo
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Cudur Eelay la dhaho ayaa kugu dhacay Allah ha kaa caafiyo
@amalahmed9923
@amalahmed9923 Ай бұрын
Why would you leave your children for a man , you made yourself cheap
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
She made a mistake
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
BOLISKA SWIDHAN HAKA DACWEYSO HADEY RUN KA TAHEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
HADEY NINKEY ARAGTO RACDO WEXEY DHALE 20 CUNUG O KALE WANA LAGA QADANA KONDOB HALA SIIYO
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
Eedo adna ilmahaadiibad soo daadisay asagana wuu kasoo tagey maxaad u manazfaqeyneyseen naa naagwalbo beentey meelaha lafadhido yaarumeysanayo
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 Ай бұрын
😮😮😮😮 bukud waaye waaba nin xun show saqajaan dar all 5:12 aah u necbahayba
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
XAQI EY KA GASHEY NINKI QABEY IYO ILMAHEDI IYO HOYADEED AYA KASO BAXEY
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m Ай бұрын
War wiiloow gabadha ha dhibin oo cuqubo yeysan kaga dhicin,uurkana illaah baa bixiya ee khasab uur ku yeelo inaa tiraahdo waad ku qaldan tahay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WEY SO BATEEN NAGAHA SANA HALA SIIYO KONDOB😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
HADAN NAHEY KONFUR HADI RAXAN WEYN EY GURSANAYAAN DUMARKENA WEXEY GURSADAAN KUWA HAWIYAHA AH KUWA ITOPIA KASO GALEY O GACANTA HORSADA MA SIINO DUMARKEENA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA TUGSI CUSUB AYAGO JOGA YURUB O EY ISTICMALI KAREEN KONDOB IYO KANINI WEXEY ILMAHA U DHALEEN INEY LACAG UGA QATAAN SHACABKA YURUB
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA BENLEY HADEY DHIBKAS KU JIRETEY MEXEY UR KALE U YELAYEY O KANINI KONDOB U ISTICMALI WAYEEN
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
NAGTAAN WA IS OGYIHIIN BUSKUTDHIIQ TUGSI AYU USO DIREY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
BUSKUTDHIIQ IYO NAGTAAN ILMIHI HORE EY DHALEN WA DAYACEEN KUWANA WEXEY U DHALEEN INEY LACAG KU QATAAN
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Habrtani 60sano jirka ah iney il.aha ka qaadato ayey rabtaa
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Police Sweden haku dacweyso ninkani waa la tarxiilayaa waayo waa nin tuugsanjirey
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
Oo maxaa lagarabaa naagtu ayadaa kadaba orders oo ilmaheedii daadisey waa qofweynee ma ilmaa
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Ma adiga ayuu ku tuugsan jiray? Reerkeedii ayay u soo burburisay abaalkeed ayaa laga soo waraabiyey
@hannahani192
@hannahani192 Ай бұрын
Wuu kidiidey miyaa, qaybya qaraarka kalay adigu dacwee😮
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
DADKA REER WAQOYIGA MA OGA ELAAAY RAXAN WEYN INEY YIHIIN DAD LEYSKU GEYEY WAXA KU JIRA ITOPIAN GACAN HORSI KUSO GALEY SOMALIA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
NAGTAAN WA IS OGYIHIIN BUSKUTDHIIQ TUGSI AYU USO DIREY WA SHEKADEY KUSO GALEEN SOMALIA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WEXEY HEYSATA SHARCI WEXEY XAQ U LEDAHEY GURI LACAG LAKIIN NAGTAAN WEXEY WADA TUGSI WAXA USO DIREY BUSKUTDHIIQ
@Nina-h12
@Nina-h12 Ай бұрын
Doqon baa luntay markasa laso helay say tiri maxad iga heli bariba waan lumiye.. jacayl ka iyo doqonimada isku qaldeysa gabartan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
ILMAHEDI EY DAYACDEY IYO NINKI QABEY XAQODI AYA KASO BAXEY
@amalali5060
@amalali5060 Ай бұрын
Shame on you maxamed buskud
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 Ай бұрын
Gabadhani maskiin waaye ninkana waa nin kawayn gabadha malaha wuu abayuusay reer xamarka cadcad saasay ugaal dumarka
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Sweden halgu dacweeyo waa nin aan sharci laheen oo EELAYGANI TUUGSIGA BADAN OO CANJEERO QALSHEY TUUGSANJIREY XAMAR
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Nabsii baa ku helay adkayso
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
NAGAHA SAN U FUDUD O NIN KASTO ISKU QAWINAYA WEXEY FAFIN KARAAN CUDURO WA IN LA BARO KONDOB
@fatimaomar6400
@fatimaomar6400 Ай бұрын
If you see what he’s doing why you don’t protect yourself to be pregnant sorry baby
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Ma khasaare ayay ku qabtaa awlaadda Allah siiyey?
@FathaiMohamednour
@FathaiMohamednour Ай бұрын
Tu quitte ta maison pour lui
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
naa ha haystee kan kalena ugu dar oo shaqayso oo wax baro nagahii somalida inta ilmo loo dhiibay ayay wada baabbeen naasiiya ilamahooda cirka ha la la tagee isaga howshoone maxa ka galay maad wax barsho iyo shaqo tagtid walahay hadii kale adiga rafaadaya
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
indho adka naagtu nabsigi ilmaheeda iyo réer abtigeed iyo hoyadeed iya ku dhacay wayo ninka maxamed buskud la leeyay waxan ka sheego ma jirto wayo anigu af xumo kama maqal haday is fahmi wayena wayo awlba inu meher isku haayn uu malayn mayo wayo ninkedi hore ee abtiyaladeed siiyen bay inkirta aay been ka sheegtay aay tidhi geel bu aha iyado hoyadeed iyo abtiyaladeed cebeynay oo ninku lacag iyu siya lehayd aay marku maxamed buskud mehersanaya ma ogi meherka waxa lo bixinaye naag nin qobo oo nin kela logu maherinaye iyaay niman cadcadka simalida aay leeday adeero bay ii yahan oo waligad arag oo beena ku maheriyan marka wa saqidad naagtu
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
waawareey intaadanwax falin ka fiirso ayaa horay loo yiri
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 Ай бұрын
Naag yar maad u qabtaa wejigeedu yuu idin sirin
@user-tj5lr7lo7k
@user-tj5lr7lo7k Ай бұрын
Muniira miyaa
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 Ай бұрын
@@user-tj5lr7lo7k haa
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
WAA UU SIXREY WAA EELAY CANJEERO QALSHEY TUUGSANJIREY NINKANI BAAHI AYUU KU DILEY NOLOSHA AYUU KUCIRIIRIYEY
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Ha ku dambaabin xaqiiqada Allah ayaa og
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Ай бұрын
Qabiil dhan hakudanbaabin
@randomin8390
@randomin8390 Ай бұрын
aad iyo aad bay’uu fuudaadtay gabadhu why waa ninkeed inay keento soo’shal miidhay gabadhee xiishood awlaad ba idin ka dheexayso😮😮😮😮😮
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Ай бұрын
Ilmaha muu ka qaatay😢
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 Ай бұрын
Sorry walalo nolosha sidaan iska ah inaad ruux sida naftada u aaminto daacadnimadada ayaad maalin uun kaga guuleysan allaah kuma mooga eebe u laabo oo naftada iyo awlaadada ka fikir walalo
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
calool xuma badanaa bisinka
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
NiNkan.Waa...EaLaay.😂😂😂😂
@user-dm6yb5wy2l
@user-dm6yb5wy2l Ай бұрын
Bisinka
@hooyocooking
@hooyocooking Ай бұрын
Maskiinah 😭😭
@fardusa411
@fardusa411 Ай бұрын
Hooyadii tuure Habaryartii hadh uma jiiido. Waxaan miyaadan ogayn markuu xaaskiisa iyo carruurtiisa adi kuu tuurayay in uu adna kutiuridoono 😂😂
NIN FAQIIR AH | QALAANJO DHEX YAR, LABO QAAWAN ISMA QAADO HOT
35:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 70 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 3 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 32 МЛН
UGBAAD ARAGSAN  OO Funs keedu  Waydiiyeen Su' aalo aan hore loo waydiin ||
24:15
Arin Qatar ah oo aan lagu baraarug saneyn
8:31
Cajab Media
Рет қаралды 8 М.
Waaw 🥺gabar say wallahi o kahesho wiilasha madmadow 😱
16:30
SIDAAN U CIIDNAY & CAMBAABUR JABUUTI OO MUNIRA NOO SAMEYSAY
10:35
BUSKUT & MAHIR FAMILY
Рет қаралды 35 М.
Hooyo, Xageey Aadey?
8:47
Fartumo Kusow
Рет қаралды 19 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 3 МЛН