Xusenow waxa tahay wariye cod kar ah oo rug cadaa wayn kuso bixi kara lkn hal arrin aya hos kuu dhigooso wana go'anka aad iskugu kobtay in ad kaligaa shaqaysatid Nio shaqada garka ah adigo wato la shaqee TV yo waa waayn oo saamayntaada kor usii qaadaya Lacagta waxa ka muhimsan magaca oo kor ukaca Shalay marki aad KNN jogtay dadku waxa ay aad uxiisay jireen waraysiyadi aadka u ad-ad kaa iyo warbixinadii qarsodiga ahaa Samayntadu kor ayay usocotay Waxa adna gartay heer aad go'ankan aad qadatay . Waxa jiro wariyaal bdn oo sidaada pages leh balse ka duwanow kuwaa oo ka faa'iidayso codkar nimadaa , si magacaagu kor ugu sii kaco laga yaabee berri meel adan filanayn in aad ku hesho saamayntaada . Magacu waa ka wayn yahay maalka. Mahadsanid wariye sare.