xasan ale dalka io dadkaba haa ka wado kolay god ayuu afka ugu shubay qarnkiiye
@abdisheikh609419 сағат бұрын
Suldaan waad ceeboowdeene ee xasan haddii waxgaradkiisa in dalka laga qabtaa waxaani waa fool xumo maxay tahay ninkaan maalin walba adisababa u ordayo.
@ayeshaali-ke8iu19 сағат бұрын
Ragu wuu kala adkaadaa,soomaaliya waa laga adkaaday 1977 ayaa laga adkaaday somaaliya,somaali qabiil weeye qaran ma ahan haku daalina dhiigana ha isku karina ,ethiopia waxey rabto haqaadatee adinku marka hore is daaya,dhexdeeda ayaan isdileynaa ethiopia oo queasiness ahna waa ladagaalameynaa waa waali.
@MedIbrahimidrissIbrahim19 сағат бұрын
@@ayeshaali-ke8iuwarunta walaal
@AhmedHassan-ed5ue19 сағат бұрын
Xasan gurguurte iyo kooxdiisu waxay itoobiya ka iibsheen bada waxba yaaney qiiq isku qarin maantana waa cadaystay warkiisa
@ashasalah283518 сағат бұрын
MADAXWEYNE XASSAN, WU U BAREERAY IN U QARANKA SOMALIA DHULKA LA GALO, TAASO DHAQAALO AWGEED U XASSAN U SAMEEYAY, DADNIMO HADDEY JIRTO, QOFKAAN QARANKA HA LAGA GAARO.
@GojoCade17 сағат бұрын
Ugaasku waa muwaadin soomaliyeeda meeshii loo baahnaa buu dhigaye