This is a concerning scenario, and the international community should take action. The top Somali Federal Government officials are facilitating radical groups that are currently buying public properties in Mogadishu. The money is used to fund their battles and other endeavors to destabilize the nation.
@BoqoradaRerkeenadiid11 күн бұрын
RW Xamar waa runtiis lkn inuu awooda reysawasaarenimo isticmaalo inuu ka danbeeyoMW xasan sheekh oo ay muuqato inuu power u sheegtay saas bay hadalkiisu u dhacaayaa ee garab Hala siiyo Reysawasaaraha SI uu u rido MW xasan oo dalkii cadow gacanta u geliyay oo iibsaday, somalia intadan lagu Soo duulin somaliyey ha lga kaco meesha oo ha Laga hor tago cadowga uu xasan sh gacanta u geliyay dalka somalia,balse xamse waxaa la gudbooneyd inuu is casilo, sababtoo ah waxaa cadaatay inuu RW xamse waxba maamuli Karin oo loo awooda sheegtay, marka ha is casilo RW xamse markaasna haduu xamse is casilo MW xasan isna wuu dhacaayaa Parlamaanku haka hor tageen khataraha dalka kuso wajahan
@shaficimohamedomar-d6b11 күн бұрын
marxuun maxa garab laga siinayaa awood qaaybsi buu meesha kujoogaa xasan waxva kamuu qaadikateen ee isagaa neef ah booska xasan malaha mana siin reerbaa leh oo ugu fadhiyaa neefkan
@ishmaelmohamed111512 күн бұрын
Xilka qadis loshegay
@rocky406611 күн бұрын
Xamza waxa uu sheegay waa waaqic jira oo isagana awood u haynin una madax bannaaneyn shaqadiisa ayaa hadalkiisa ka muuqda nasiibdaro allahayow Naga badbaadi dalkana kabadbaadi musuq wadayaasha munaafiqiinta dalkooda aan naxeynin allow ka qabo ummadda.
@dahirnurjama429312 күн бұрын
Xamse wuxuu sheegay waa wax asagu ku dhaliilan yahay, wax kale ma sheegin. Dhammaan waxa uu sheegay waa wax jira oo ah xaqiiqada dhabta ah. Laakiin yaa ku ceebeysan waa asaga iyo Xasan Sheikh. Waana la og yahay iney jiraan inta uu sheegay.
@osmanmohamed476011 күн бұрын
Asc, RW, Xamze waa Nin daacad ah oon aqoonin khiyaamo iyo xoola xaaraan ah balse, balaayo ayuu dhaxda ugalay marka waa ku wareeray!!!! Wax uu Sameeyo ayuu garan la, yahay! Waxaase loo qaatay in uu is Casilo!! Inta ay goori goor tahay!?
🤣🤣🤣🤣🤣🤣HADAAD MAQLI JIRTEY DOQONTU XARIGII LAGU XIRI LAHAA SUXULADA AYUU KU SITAA--MARXUUM XAMSE🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MohamedAli-rt2lw12 күн бұрын
Resalwasaaruhu waxuu ka hadlaayo wa run maxaa yelay somalia cidna uma tali karto hadaa maamul gobaleedyada laga adkaan o eysan dowlada ka baqin waayo mamul gobaleed aya dal inta u tago hub kasoo qadanaayo marka nin kasto o lakeeno meshan waxba ma qaban karo ilaa somalia hal meel laga mamulo
ARGAGIXISO XASAN SHEEKH KA XUN HADA MA JIRTO, GURIGII AAD SAAKA KA TAGTEY OO XASAN SHEEKH XADAY MEEL CIDLA AH AAD KUSOO LAABATO DHIBAATO KA XUN MA JIRTO, MARXUUM WAA MARXUUM MA LAHA GARASHO IYO DADNIMO UU ISKU CASILO.
@baadodhugad415711 күн бұрын
Balaayuu qoorta Gashaday, Cibaaduu Soodoontay saa Cadaab buu Xanbaartay, intaa ka badan Adeege manoqon kartide is Casil
@yasirapdi141411 күн бұрын
Anika waxay ilamuqata raysal wasaruhu inuba kashakisan yahay jiran keen. OO ur kay masuliy daro kajira dowlada dhexded onwax kana karin o usishegahayo sin hadhow loku eedin salatahay warkisu
@soraya.a795612 күн бұрын
Xukuumada waxaa leh Ra'isal wasaare Xamza, hadii uu asaga wax ka qabto waa shaqada loo door tay
@aminaahmed590311 күн бұрын
Maxad runta uga gabanaysaan ciidankii xasan sow ma xasuqin.
@fathaibrahim707911 күн бұрын
Ka bilaa shruud ciidan dhul iyo badba saxeexay waa ninka Xasan dhiiqo,anigu madaxwayne kuma sheegi Karee Xamsaw masuul baad thee,xasan ku liqi maayee runta u sheeg am is casil
@soraya.a795611 күн бұрын
Wadanka 4.5 ayaa wax lagu qeyb saday Ra'isal wasaarahana uu ku yimid cida wadanka in uu hore u socday diidayna waa PL iyo JL uu matalo Ra'isal wasaare xamse marka madaxweyne maaha mana noqon karo haduuba jiro dhib ee waa isla xafiiska R Xamsa oo qabiil kiisii wax ka qaban waayey, Somali inteeda kale hore ayey u socotaa, tan ciidamada Ra'isal wasaaraha asagaaba bil ka hor noo sheegay in ciidamo la dhisay iyo kuwa nabad dhalinta ee hada imanaayo asagaana gacan tiisa ku saxiixay, kala go'a wadanka waa qorshe kenya oo cusub oo isla beesha Ra'isal wasaaraha kashaqey nayaan lkn Somalia xuduudaheeda waa lama taab taan.
@shaficimohamedomar-d6b11 күн бұрын
kkkkkkkkkkk dalku hqlkuu ka socon layahay waa xamar walaahay bilaahay tolaahay ilaa xamar caasimada laga rarayo hagaagi maayso daawlad soomaliyeed mooryaan pl jl ed aanay lahaayn ha saarin loojoojinmaayo cidna dhagaaysan maayo xabaalahaan qodanayaa masajidafdaan duminayaa shacabkaan boobayaa qixinayaa mooryaan waxaa yaa wax layeelan kara xamar waa laga tashanayaa walee
@DiiriyeFaarax-ff3gd11 күн бұрын
WARUNTIISA WAYSE UBDHEEDHEN
@wigorsougueh767811 күн бұрын
R W XAMZEE waa magac uu yaal uun. Wax uu hayo ma jirto.
@aadanaxmadmaxmuud195711 күн бұрын
GOLAHA WASIIRRADA WAXAA KA AMAR WEYN MADAXWEYNAHA MUSUQA IYO ISLA XISAAB TAN LA AANTA UU SHEEGAY WAXAY KU WAJAHAN TAHAY XASAN MAXAMUUD CULUSOOW XAMSE WAATUU YIRI XILKAAN WAXAAN U IMID IN AAN KU CIBAADEYSTO HADDA TALADA AAN SIINLAHAA WAA IN UU XILKA ISATAGO.
Wixii. Uurka ku Jira. Afkaa. Kaaxada. Rasal. Wasaruhu. Wuxuu. Shegay. Waxaynu. Wada ognahay. Waad og tahay makuu. Shegaa.
@osmanguled659111 күн бұрын
Asalanba waxa uu muujiyey inaanu u madax banaanayn wax ka qabashadda arimaha uu sheegay
@AbubakerAbubaker-u9e11 күн бұрын
Xasan shiiq ninka laqayaa waa nin dhiiqo dhezda ka taagan
@giijecaarale251411 күн бұрын
Marxuunku ruuxdii buu isku afuufay kkkkk
@abdifarah416212 күн бұрын
If the somali government official high rank leaders emphasize that the prime minister speech out that the government there is high corruption and zero accountability in the our government system or governing strategic policy . He also touched out that the government security is very weak he also added that our security is the in the hand of others that means the very huge trained somali military has shown zero input in terms security and protection of the Somalis civilian’s then, that means what we are telling the international community was false and every things turn off to the wrong direction which has no relation the so called law and oder. So, the prime minister and his cabinets must be resign as they failed doing the given responsibility to lead the people in a very constructive and leadership rather than they all stand together to loot the Somalis asset for their own duty legislation that cover nothing but only looting the budget of the people. Therefore, the Hassan shiek government is not standing the need of the Somalis people but only stand for their interest game. And we all know that from the beginning Somalis people never think the dignity and way get out the long political illness that has covered for 37 good year without realistic political road map that brings people together the difference and way we go together as one unity family who hold hand to hand as one nation regardless of who and who we called if that not happen all we talk is like laughing stone.
@xamarey814312 күн бұрын
yuu u sheegaayaa soo isaga dowladii reysawasaare ma aha inuu xasan u sheego haduu ka diido inuu sameeyo inuu istiqaalo dhiibo ayey aheyd wuu cabsanayaa inuu istiqaalo dhiibo oo waxuu rabaa inuu xasan cayriyo in ladilo ayuu ka baqayaa ee ogaadeenow inta xasan u imaataan xasanow waad mahadsan tahay inankayaga nasii oo idinkoo gacanta haya kala baxa xamar
@Idiris-t2t12 күн бұрын
Guul somaliland
@MaxamedXuseen-x4p11 күн бұрын
Raali.ahaw.xamsaw.gurigiinii.ka.aad
@alfanaanmacaanineymar11 күн бұрын
Wow
@aweysxuseen404011 күн бұрын
Maxaa naga quseeyo hee
@bulohus854811 күн бұрын
Waad Ogtihiin inuusan Xamze - Awood u lahayn Xamar iyo Dawlada iyo Xasanba !!! Xamze - Ha dulminina! Waa miskiin!! Musaqa Xamar iyo waxa dhexyaal Muxuu ka Qaban karaa !!? Daraadna!! Ilma ciyaar jecel oo - Ka damqaday Dhibka Shacabka - Lagu hayo’Ayaad ka hadlay seen!’ Qabiil Ahaan ! Stop!’
R/Wasaaruhu Xamze Abdi Barre, waa sax markii u oggaaday nadaamka Somalia, loo dageyay inuu yahay haliis ku soo wajahan dalka Somaliyeed, sabaabto ah waxkaasta khalad ayey ku socdan. Haddii si degdeg wax looga qaban haadan ayaan ku dhici doona, sidan maaha dowladnimo dal lagu hoogaaminkaro.