DEG DEG: QAZA DAGAALKA OO MARXAD ADAG GALAY + QASAAM OO LA SOO BAXDAY GANTAAL

  Рет қаралды 53,825

HBN Online TV

HBN Online TV

Ай бұрын

DEG DEG: QAZA DAGAALKA OO MARXAD ADAG GALAY + QASAAM OO LA SOO BAXDAY GANTAAL
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/

Пікірлер: 103
@user-mg5jh9nk5u
@user-mg5jh9nk5u Ай бұрын
جزاك الله خيرا
@degaghedi1738
@degaghedi1738 Ай бұрын
Alxamdullillaah alxamdullillaah illaahow raxmaanoow raxiimoow guuleeh kuli rer Palestine
@SafiaMohamed-pg7rs
@SafiaMohamed-pg7rs Ай бұрын
Alxamdulillaah guul falastiin insha Allah 👍
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 Ай бұрын
Mahsanidiin All wan idin salamey
@cabdizamad370
@cabdizamad370 Ай бұрын
Iam from. Qatar free plastine
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Mansha allaah Guul falastin
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Ай бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@user-bq7zs8jg2o
@user-bq7zs8jg2o Ай бұрын
As Mowliid waanoo kala dhig dhigtey warkii wax farxad lehna waad ii sheegtey haddii Falastiin la aqoonsadey Waa Alhamdulilah ,adiga kheyr Allah haku siiyo Allahuma Ameen Ameen Ameen Jazakalahu Kheyr.
@musamahamed856
@musamahamed856 Ай бұрын
Mashallh Mashallh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumo2199
@fadumo2199 Ай бұрын
Si gaara ayaan u raadiyaa wararkaada
@user-fk2pz3sd5s
@user-fk2pz3sd5s Ай бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
@dayibshcumar
@dayibshcumar Ай бұрын
Maraykanku muxuu yeelay mawliid
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y Ай бұрын
allaahu akbar allah jabiyo kufaarta aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Ай бұрын
YAA RABBI CIQAAB OO JEBI CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA AAMIIN YAA RABBI
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 Ай бұрын
Ilaahey jahnama,Jaxiima,Naarta Saciira haku rido beydhan iyo Netanyahu
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
Habeen wanagsan
@Alfaatix.media200
@Alfaatix.media200 Ай бұрын
Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y Ай бұрын
ballaayo waa mareykan burbur iyo masiibo allah ku rido aamiin illaahow uhiili falastiin xuuti aamiin carabeey madiibo inku dhacday aamiin aamiin
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
YUHUD TIRI 10 ASKARI AYEY XAMAAS NAGA DISHAY, WAXAA CAD, IN BOQOLLAAL LAGA DILAY, NIN GARDARAN MA GUULEYSTO.
@hasnahaji6991
@hasnahaji6991 Ай бұрын
Mashallah Mashallah aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay warka tafaftirin eed soo gudbiso. Jazakalaahu khayr I am so glad you’re knowledge for your job as well as not turning pages when you’re reporting the news. Good job🙏
@faismaeltallan6770
@faismaeltallan6770 Ай бұрын
Mahadsanid mawliid
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e Ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@degaghedi1738
@degaghedi1738 Ай бұрын
Illaahow illaahow illaahow illaahow illaahow illaahow yaa raxmaan yaa raxiim yaa raxmaan yaa raxiim farxad is dabajoogta sii rer Palestine illaahow halaaji oo hooji oo baabi isreal iyo inta lajirta Aamiin Aamiin
@mohamedabdinur4176
@mohamedabdinur4176 Ай бұрын
ماشاء الله
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Ай бұрын
Nacdalada illahay ayaan Ku dhacday yuhuuda maraykan ingirid faransiis iyo yurub oo dhan waxay ciidamo iyo hublahaayeen waxa dhulka lasimay geesiyada xamaas jahaad islam rabooy adiga ayaa garab iyo gashaan u ah guul iyo gobonimo
@mahadguray4241
@mahadguray4241 Ай бұрын
Asc mudanayaal Waxaanu joognaa new hargaysa waxaanu leenahay xamaas iyo iska caabinta falastiin alleha guuleeyo waliba guulo lagu farxo hasiiyo Ilaahay ayaa macooda ah
@a-auslim-girl-from-yemen.
@a-auslim-girl-from-yemen. Ай бұрын
انَا اختكمَ مَن اليمَن وّالَلَه ماتكلمتَ الَا من جوّع وًّمَنَ ضَيَقَ الَحَالَ انَا وًّامَيَ وًّاخَوًّاّتَيَ تَشَرَدَنَا مَنَ بَيَوًّتَنَا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ 💔💔وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' My brother, my first words are that I swear to الله that I will not lie to you or deceive you, that I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I have a monthly rent of 20,000 Yemeni pounds, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy. By الله, my brother, he comes every day, insulting us, talking about us, and wanting to... The house is on the street because we were unable to pay the rent. The neighbors saw us crying and came back to talk to the neighbors and gave us the end of the week. We paid him an oath by الله. This is taking us out to the street without mercy. I am your sister in الله from Yemen and we are displaced from. Our country is because of this war, and we cannot find food for our day, and my sisters and I are living on a embassy. Our father has passed away, may الله have mercy on him, and we have no one in this world who has been with us in these harsh circumstances. My younger sisters went out to the street and saw the neighbors eating, and they stood at their door to give them bread even if they broke it. By الله, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them. And they came back crying. They were dying of hunger. No one had mercy on them. I gave them a holiday. I would have made a living. And now, blame one of us. Help us with a kilo of flour. I swear to الله. I am dying of hunger. For me, my brother, I am an outsider to God and then to you, and I want your help for the sake of الله. I implore you to love goodness and help me, even if only for a ||| You can't do that by messaging me on WhatsApp on this number 00967716649494 and requesting the name of my card and sending it. Don't be late. May الله reward you with all the best. My sisters are young. Look at how they are and help us and save us before they throw us out in the street. We will perish or die of hunger. My family and I ask you by الله if you are able to help us. Don't be late for us and may الله reward you well. 🤲🏻 `/~«:☽💔💔💔Ππ≋Π-↑♣}˛[{↑،،،::;;;;😢😢😢
@user-sy7pm9iw3y
@user-sy7pm9iw3y Ай бұрын
Masvha Allah
@waabarijama8389
@waabarijama8389 Ай бұрын
Mowliid&cadde fantastic tv
@faisalduale2503
@faisalduale2503 Ай бұрын
Thanks bro
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade ❤❤❤
@user-of7oq7xu7l
@user-of7oq7xu7l Ай бұрын
Amiin amiin amiin
@Horyaal123.
@Horyaal123. Ай бұрын
War farxad leh guul falastin
@halimahassan6493
@halimahassan6493 Ай бұрын
Ilaahow ukalmeey Reerkasa iyo Palastiin
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Walaahi waa guul
@freegym7265
@freegym7265 Ай бұрын
Masha allah xamaas Waa farhad Guul guul amin amin Alhamdulillah Allahu Akbar
@nadifamohamed9397
@nadifamohamed9397 Ай бұрын
Falistiin guul insha Allah
@RachidAbdi-rl1bl
@RachidAbdi-rl1bl Ай бұрын
Asc forr Djibouti
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Ай бұрын
allaha u gargaaro falastiin.
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@caashamuminmumin6372
@caashamuminmumin6372 Ай бұрын
ManshAhall guul inchAhall palestian will be free free free.
@aminamoussa1173
@aminamoussa1173 Ай бұрын
Bravo
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Ilahow guusha usiyaadi muqaawimada dhamantod
@fadumo2199
@fadumo2199 Ай бұрын
Asc liibaan aaway qaramada midoobay iyo codaynta maxa noogu soo turjimi waysay?????????
@musamahamed856
@musamahamed856 Ай бұрын
Guuuuil sohoyadi
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 Ай бұрын
Guuleysya.
@maxamuudiman7907
@maxamuudiman7907 Ай бұрын
Mudane mowliid wararksgu caawa waa uu yaraa
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu Ай бұрын
Alle ayaa mahad u sugnaatay reer falastiin guusha idinka ayaa leh alle Wayne ayaa idin garab taagan insha Allah
@Hamdiabdi5575
@Hamdiabdi5575 Ай бұрын
ALLOW TIRTIR ISRAIIL DUKUM DAAKUM ALLOW KA YEEL
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
wlc Brother
@user-bc3xf8ql2g
@user-bc3xf8ql2g Ай бұрын
Falastiin guuul
@Teacherdaauud
@Teacherdaauud Ай бұрын
M.a mar ba hadii falastiin loo aqoonsaday dawlad madaxbanaan
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Waxaan Arki jirey waagii hore Dadka - Markay waawaynaadaan oo inay isku - Dar darmaan!! Asaasaq ! Camal !!- Kan naxukumana waa la mid hadalkiisu Qabad malahan !! Doorashada bay nootaal !! insha Allah!
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Israil waxay dooni in la aqoonsada lkn madooneysa in falastiin la aqoonsada taas wa aqli doonfaar
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Safiirka wa kibir badanyahi
@asha3777
@asha3777 Ай бұрын
Allaha u gargaaro ummadda reer Falstiin, Allaha ka qabto cadawga lagu wado
@noorafarahvy9953
@noorafarahvy9953 Ай бұрын
Free Free Falastiin
@Abdinoor_Adam_jaama71
@Abdinoor_Adam_jaama71 Ай бұрын
Macbuudow yuhuudu waxbay is moodeene jabi oo waxaan horay loo arag ku rid, rabiyow ku rid oo ku rid ciqaabkaagu waa mid xanuun badane🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Worldwide24hrs
@Worldwide24hrs Ай бұрын
Ok wa guul ay helen Palestine.
@fadumo2199
@fadumo2199 Ай бұрын
Waa ku mahdssntahay tebintaada waearka
@CadarFaarax-qo6tg
@CadarFaarax-qo6tg Ай бұрын
Awalba maraykan bay ufurnayd qaran majiro
@Mohamed99993
@Mohamed99993 Ай бұрын
Ceebta yahuuda kama xishoodaan
@axmedjamac1481
@axmedjamac1481 Ай бұрын
Ku HBN Falanqayn ka samee Sababta golaha amaanku ugu codaynayaan in falastiin ka mid noqoto qaramada midiibay Maxaa ku kalifay na falastiin ayaan dalbatay
@calicabd.717
@calicabd.717 Ай бұрын
Guul Guuleysta Palestine weligiin Hambalyo Hambalyo citirafka UNka goo'anka xubanimadina
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Adduunyada Ninkii nool wax walba - uu ‘Arkin!! Wuuna maqline!! Yaab !!!
@cabdallaruuxaani3651
@cabdallaruuxaani3651 Ай бұрын
Yaa hala hala asc wllyaaal waxaa kala socdaa warka hada puthland gaar ahaa karkaar QARDHO
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu Ай бұрын
In ilkaha laga daadiyo ayay ahayd nacalad haku dhacdo
@kaalaynoo
@kaalaynoo Ай бұрын
Ar Yuhuudaanaa, anagoo u jeedno uu sharcigii jeejeexay, hadana wuxuu kuleeyahay idinkaa jeexjeedeen🤔
@OmarOmar-mi9dt
@OmarOmar-mi9dt Ай бұрын
Asc
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 Ай бұрын
mawliidow bi, iwaa ayaa udhan meesha iy gaalo samsatay uun weeye
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Israil waatii lagu yiri rafax dalxiis uma imaanaysaan😂😂😂
@asiliboorle998
@asiliboorle998 Ай бұрын
Biqf walalkisa
@faisalduale2503
@faisalduale2503 Ай бұрын
Waxaan codsan lahaa in mawliid loo magacaabo wariyaha sanaddka.
@SakiHashi
@SakiHashi Ай бұрын
axdiga hadu israel favor u yahay maxuma
@Hayd42
@Hayd42 Ай бұрын
100
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Israel wey kudhamatey cawa wixii kadanbeyo mugdibaa uso galey haa Waa run reer galbeed iyo Mareykan ka calankoda wuu dhacay
@mohmedosman1895
@mohmedosman1895 Ай бұрын
Warka madaxiisa waxaa ku jiray in aad dulmar ku samanaysay wax dal ahna kuma soo qaadan
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 Ай бұрын
Yaa dhegeysanayo gumeystaha wadankoda ku haysta maba xishoodan ha jaban
@cakaarayuotubr7787
@cakaarayuotubr7787 Ай бұрын
Sxb mowliid awe khbiirkii dawaleha somaliya cawo kale ad banu u sugaynay zxb odayga u yeedh oo arimah mata dhavay ha ka faaloodo oo noo sherg marka anu jirin ad ayn uga naxnay cawa oo xiasbadan lahas
@user-nk3zg2xl4v
@user-nk3zg2xl4v Ай бұрын
Maashaa allaah maashaa allaah maashaa allaah maashaa allaah
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 Ай бұрын
SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه
@user-ry3fy8wh8l
@user-ry3fy8wh8l Ай бұрын
Maxay xabaal ka raadinayaan way u jeedaan dhibaatada iyo xasuuqaka aan loo aaba yeelin ee ka socda gassa ilaahoow u gargaar reer qasa
@umuraxma7268
@umuraxma7268 Ай бұрын
1
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Ай бұрын
Natiijadan taariikhigaa waxay muujineysa in dagaalkii qaza ISRAEL looga adkaaday. Hanbalyo falastiin
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x Ай бұрын
FALASTIIN WAXAY DHAAMEYSAA SIDII HORE WAXAY NOKHOTAY TAYWAN OO KALE WAXAN ILAASHAN DONA RUUSH IYO XULAFADIISA
@Xasancadde-us6ht
@Xasancadde-us6ht Ай бұрын
Hhhh yahuud yahuud dhaly wasaq garab waayy hdii aad argtid natanyaahu io xulafadiisa weeyn
@NourAli-sg4nn
@NourAli-sg4nn Ай бұрын
13 wadan ayaa u codeeyay Uk waa ka aamuustay US veto ayuu isticmaalay.adiga waxaad noo sheegtay 12 wadan ayaa u codeeyay,ma ah 12 ee waa 13 wadan ayaa u codeeyay.
@fadumo2199
@fadumo2199 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 Ай бұрын
Allah idin qabay gaalo dadka maxay moodayaaan ma xayawan
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Ай бұрын
Israiil markey shegan iney dhinten 10 ku darso 0 wa boqol markey 1 inu dhintey ku darso 0 wa 10 wa dabecadoda ay isticmalan beentoda la ogadey
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Biden u assaasakey hadalkissa wa isdaaf xassuuqa mareykaka iya caabaqaca
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Ай бұрын
Adiga Ayaa mar hore hooray u jeexay waxaa uu yahay Nin waalan. Waxaa uu yahay Nin Ku Soo koray dhiiga dadka Bini aadamka ah
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Israel waxay u arakta in maxaabiista lagusodaaya wadahadal in ay jabti o duli ay kutahi
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Ай бұрын
Dalalkii ruushka ka tirsanaa ee u badnaa reer bariga maxay uga aamuseen kuwa diiday waaba garanay waa karaankuro jasiiradoo u badan
@Hamdiabdi5575
@Hamdiabdi5575 Ай бұрын
WAA GALAB JIMCAADE OO DUCADA LA AQBALEE RABOW IYAGA IYO DABAABAADKOODABA QASA XABADI AYNA KA FIRXANIN DHAMEE DUKUM DAAKUM KA YEEL AMIIN
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
Cadowga waa uu jabay,Allaha weyn ayaana xaqa u hilinayaa,Kibir iyo Awoodi Xulufada Rabiga ayaa tusay in isaga waa Rabiga weyn uu xaqdaro guusha eeysan gareyn.
@JiijaCali-yy3tf
@JiijaCali-yy3tf 13 күн бұрын
No
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Kibirka xamas aya idinka bixini inshlh
@Hamdiabdi5575
@Hamdiabdi5575 Ай бұрын
ALLAHA UTIRTIRO ISAGA IYO DAWLADIISABA SAAS ALLAHA U SHIRDID GAREEYO ISAGA IYO DAWladiisa dhakhso AMIIN
@leylagarmela5034
@leylagarmela5034 Ай бұрын
Free Free Palestine 🇵🇸 🇵🇸🇵🇸
Шокирующая Речь Выпускника 😳📽️@CarrolltonTexas
00:43
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 11 МЛН
The delivery rescued them
00:52
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
DELETE TOXICITY = 5 LEGENDARY STARR DROPS!
02:20
Brawl Stars
Рет қаралды 15 МЛН
l am here to score goals 😀 #football #shorts
0:18
ıFlash Born
Рет қаралды 4,9 М.
حدث في مستشفى غ,* ز ة  النبي يأتي في الرؤيا إلى جريح وهذا ماقاله
21:25
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 125 М.
HONG KONG | China's Stolen Democracy?
14:06
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 23 М.
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 15 М.
小女孩把路人当成离世的妈妈,太感人了.#short #angel #clown
0:53
Озвучка @patrickzeinali  Тюремная еда  Часть 2 @ChefRush
0:52
BigXep. Канал озвучки
Рет қаралды 4,7 МЛН
Kitten Party After Exhausted Mother Cat Meltdown #funny #catlover #cuteanimals #cartoon
0:32