DEG DEG: RW XAMSE OO GUDBIYEY WARQADA IS CASILAADA~XAALKA CAAWA VILLA SOMALIA & KHEYRE OO LA...

  Рет қаралды 13,878

WARQABAD NEWS

WARQABAD NEWS

Күн бұрын

Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Пікірлер: 23
@MamaFoos-tu1kj
@MamaFoos-tu1kj 3 ай бұрын
Asc warqabad!!! I very very and very much support the speech of Hassan Ali kheire.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 ай бұрын
Alaha isku diro kuwaan mooriyaanta ah 🎉🎉🎉🎉🎉mahadsant walaalkey warqabad Nuz
@cqaadir1139
@cqaadir1139 2 ай бұрын
Maasha allaah waxaa saa hadal kaa ah
@cqaadir1139
@cqaadir1139 2 ай бұрын
Sidaan ayaa loo hadlaa maasha allaah!!!!!!!!!!!!!
@cqaadir1139
@cqaadir1139 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂 in iaga soo gaaro dalkeenna hooyo god dheer ayuu ku socdaa!!!!!!
@abobasement346
@abobasement346 3 ай бұрын
in shah Allah ilahay run ha kah dhigoh warkah
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 3 ай бұрын
Xamsow imisanku digay imisanku idhi kabtada iyo tolka dhexda loga jira😢eber😊
@sour.candly7868
@sour.candly7868 3 ай бұрын
Kheyrow Xilka Qabo adigaa u Qalmee ............❤❤❤............💙💙💙................
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 3 ай бұрын
Maweerari Karoo xasan shekh Waa isgaa kahundaaa beentaaaaaa I Walal kee kheyre isgaa diidey doonimaaya dadkeena soomaaliweeyn
@GhJop-k5f
@GhJop-k5f 3 ай бұрын
Illaaheey Ha Iskudiro Nacalada Illaaheey haku Dhacdo
@Cirsankayeere
@Cirsankayeere 3 ай бұрын
Waa iska hadlaysaa Khayroow! Xamar waa in Caasimada laga bedelaa, reerka aad ka Soo jeedana laga mamnuucaa Madaxweynanimada, RaiisulbWasaare, iyo Golaha Parliament oo aad shacab noqotaan. Haddii kale jugjug meeshaadii joog waaye. Maalinkasta mid muranka yaqaan OO hoosta ka maaraystay Kari ma karno!
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g 3 ай бұрын
Khayre Xassan ayuu si dadban ula hadlayaa
@cqaadir1139
@cqaadir1139 2 ай бұрын
Rw xasan kheyre hadal yar iyo howl bada hooshaan ayaan u baahan nahay 😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤
@sour.candly7868
@sour.candly7868 3 ай бұрын
Kheyre waa Wadani Hami iyo Tiigsi leh Wxu qabtay Soomaali waa kuwada Qanacsanahay Musuqmaasuqa iyo Boobka Karti Xumada ka Muuqato Dowladan Fadhiidka ah Alle ha inaga kor Qaado waa waxa Xabashi ay u Damaacisay kala Qoqobadka Calooshood u Shaqeystayaasha uu Shisheeyuhu Soo laaluusho ......Sorry and Double Sorry waa Dhulkooda waxa ay Jaajuusayaan iyagoo Fiirinaya Shilin ay Maalintaas Qaadanayaan ..............❗❗❗
@AJYahye
@AJYahye 3 ай бұрын
Yaa huba war kaas ?? Maxaase sababay ?.
@Saciya306
@Saciya306 2 ай бұрын
Asc adiga ma dhiicikarta ina sidasii u shaqeysa hadhalkasiii misee iska dheh wyee
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 3 ай бұрын
Khayre waa kha,ain wararka kala gudbiya.khayre waa qabyaaladiiste oo khaa,imay dawladii iyo xisbigii uu ka tirsanaa soomaalida oo dhan waa la ogyahay.
@ifraaxmaxamedCabdale
@ifraaxmaxamedCabdale 3 ай бұрын
3sano iyo bar maxaa qabatay? maxaadse u tagi weysay ceelbuur oo aad dadkaga Malin un ugu tagi weysay xiligaagii lama seexan jirin false hada anaga waxaan ku seexana nabad dowladan waxay qabatay lama xaqi karo.
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 3 ай бұрын
Markaad ahayad hoggaamiyihii dawladda soomaaliyeed maxaad u qaban weydey waxaas aad sheegeysid oo dhan?
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 2 ай бұрын
Adigu ma illowday Wixi aad sameysay qain yahow. Waxaad qayantay Madaxweyne jagada ku keenay. Ma hadda aad dooneysa INAAN KU AMIINO??? SOMALIA ADAA U HORSEDAY DHIBKA MAANTA U WADDANKA U KU JIRO WEEY KUSOO MARTAY FURSADADA WAXAN OGANAY IN AAD TAHAY QABILISTE QURUN AH NO CHANCE GO TO PRODUCE (BURJUKO) CEELBUR
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 3 ай бұрын
Xasan macafacayooo soomaali isoo 8 sano reysal wasaare kadibna madax weyn ne soomaali jecashahay banana ka keliahaa isagaa burburiryey kana doortey qabiil marabno doniyeynoo qaa cin wadani gumeysi doonimeynoo dabadhilifka doonomeynoo maahi daarood ama haawiye but’s waxan jecelahay soomaali waxa jecelahay wadaniinta soomaali wada jir ka soomaali xasan isgaa doortey dantiisa Waa nin kii diidey 1 vote soomaaliweeyn farmaajo guul yaarab dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn hadhaco adowga soomaali hadhaco qabiil hadhaco adowga uhiili dalkeena dadkeena ma American kuu karaadinayoo isaara kusiga soomaali Allaha umaqan iinoo maaqaaaaan maadax deenaaa waataas guul soomaaliweeyn guul yaarab Amiin yaarab yaarab yaarab
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 107 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 171 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 107 МЛН