Xamzow Xisaabta maqan Adeer Xasaney Lajirtaaye iscasil ama carar!

  Рет қаралды 39,907

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@nmohammed5150
@nmohammed5150 11 күн бұрын
That's true well done Jaamac, u gave him a good advice. Thanks.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 11 күн бұрын
Xasan iyo Xamze laydin aragye Umadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa haydinka hor wareejiyo Madax MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba Allaha Subxaanahu Watacaalaa hanoo keeno yaa Rabbil Caalamiin. Allaahumma aamiin yaa dal JALAALI WAL IKRAAM YAA RABBIL CAALAMIIN.
@WiloCusman-uv8ix
@WiloCusman-uv8ix 11 күн бұрын
Xamsa wuxuu ogaadey inla ceyrinaayo sirtiina wuu sheegey wow
@SalebanAbdi-iw5yj
@SalebanAbdi-iw5yj 11 күн бұрын
Mw ayuu ujeedaa isaguba ee fahan
@rahh4137
@rahh4137 11 күн бұрын
Xasan munaafaq naftiisaba ma xishmayn dadka kalena ma xishmaynayo dalkii iyo dadkiiba wuu qardadamsaday.
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 11 күн бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhjjjj Malaha ardayda ayuu u cabanayaa Halkuu wax ka qabanlahaa Ayuu na weeydiyay ama noo sheegay Intaaba waan ognahay Ee ha'iscasilo xamse Sidaa ayaa u fiican Mahadsanid Jamac Gallad
@mohamedali-rz5oi
@mohamedali-rz5oi 11 күн бұрын
Galadow u kaaadi Xamza koomadii ayuu kasoo baxay Waxaa uu dhigo waa layaabi 😅😅😅
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 11 күн бұрын
Gurguurte oo kale walaahi innuu Wali Adduunka la maqlin waa wax jirran
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 11 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 jaamac galad 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadraali9602
@khadraali9602 11 күн бұрын
Asc jamac galadow hawshani 3sano weysocotey markii Isaga la eryey ayuu sheegaya taas ma,aha in uu dalka u hiliyey xamze bariiski ayaa ka daatey oo xasan baa ka dadiyey marka xamze raali hanoqdo somaaliyana allaa kariim
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 11 күн бұрын
MARKAAD XUMAAN KU DHEXJIRTO JANNO KUUMA TAALLO XUMANTA GACANTADA KU QABO HADAY KUU SUUROBI WAYDO AFKAGA KAGA QABO HADAY DHICI WAYDO KA HAAJIR HADII KALE JAHANNAMA KU GALI ISKAGAM DHEXJIRIKARTID WAA XADIIS. HADALADA AADLEEDAHAY KOLLAY ILAAHAY IN UU KAA SOO SAARAY BAAN U MALAYNAYAA
@Nadifa-dq8gy
@Nadifa-dq8gy 11 күн бұрын
Mashallh hesaca
@SalmanHassanHersi
@SalmanHassanHersi 11 күн бұрын
Waxa ii muuqato in xamsa candi bare is casili doono mar daw 😂
@kingmo9457
@kingmo9457 11 күн бұрын
Waa Kaaga xamse😂😂😂😂😂
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 11 күн бұрын
Asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAli-wo1rk
@MohamedAli-wo1rk 11 күн бұрын
😂😂😂😂CAAWA SI NIYAD AH AYAAN U QOSLAY JAMAAC GALAD WAA IGA QOSLIYEY,. MAHADSANID😂
@seed3966
@seed3966 11 күн бұрын
Asc war xaaji indho taaagoow war saaxiibadaa maxaa kugu taagay yaa cajiib how oo hoow
@fadumoali7300
@fadumoali7300 11 күн бұрын
Asc Jaale jama galan
@hodanadan7255
@hodanadan7255 11 күн бұрын
Waarun xamse xassan sheeq ayaa dhulkii boobayo asagana waxba kama qaban karo illaaheey umada haka qabto
@engdaakir9900
@engdaakir9900 11 күн бұрын
Somaliland 🟩⬜️🟥....✌️
@hafsaali4297
@hafsaali4297 11 күн бұрын
Huuno Umadda Soomaaliyeed waa Mid Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waxuu uballanqaaday Cadaab Cadiim ah kuwa kadhaqeeya Tafaraaruqa iyo Iskhilaafka daliilkana waa kan:- قال جل في علاه سبحانه وتعالى:- "وَلَا تَكُونُواْ كَٱلَّذِينَ تَفَرَّقُواْ وَٱخْتَلَفُواْ مِنۢ بَعْدِ مَا جَآءَهُمُ ٱلْبَيِّنَٰتُ ۚ وَأُوْلَٰٓئِكَ لَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ"
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 11 күн бұрын
Asc jaamacow aan ku waydiiye xamze arintan yuu ku eeday nayaa Asaga qalinkisa iyo shabaiisa la,isticmalayaye?
@basheebooshie6415
@basheebooshie6415 11 күн бұрын
Hargeysa oo xafiis dowladda mareykanku leedahay bishan ama safarad laga furayaa oo maanta baarlamaanka mareykanku ka hadlayaan BYEBYE SOMALIA
@burhansalad1701
@burhansalad1701 11 күн бұрын
Asal ma doorshe ahaa Allaa Kariim
@seynabmahdi1820
@seynabmahdi1820 11 күн бұрын
Kkkkkkkkkk. Xasan sheeq. Baa. Soo. Afjaraya. Sharaf ta. Soomaali
@ABDiwahabMohamedOmar
@ABDiwahabMohamedOmar 11 күн бұрын
Inta uu sheegayo asagaa aabe uah hadduu nin rag ah tahay waa in uu iscasilaa una caddeyaa sabtaas ayaan ISU casilay ogaada somaaliyey
@YusufDagane
@YusufDagane 11 күн бұрын
Xamse waa ninkarmed marku arkay xasan tuuug in xamze waxtarkisa cawli umada u adegta aya xasan aya sixir laayay subxanallah
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 11 күн бұрын
Ninku jilicsanaa muu toos barta X ka soo dhigo kadibna istiqaalada qoro iskana baxo
@kingmo9457
@kingmo9457 11 күн бұрын
Xasan daadhama😂😂😂😂
@M.Duran71
@M.Duran71 11 күн бұрын
Kan wax rajo ah lagama ahan Mooryaan culusow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan ayaa mar hore ku adeegtay. Mooryaan culusow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan waa ninka kaliya 4 Sano ku mooday ra'iisal wasaare la'aan asagoo keensaday secratary-kiisa last 17 years.
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 11 күн бұрын
Jihaan xasan ayaa ah wlhy sheekadan horaan u maqlay jamacow Lkn daarood ka uu ku matalayay aya layidhi ha moodan inuu xil hayo asaguna wuu ogyahay inuusan xil haynin
@AbiibColaad
@AbiibColaad 11 күн бұрын
Marxumku waa iska hadalay wxba jiraan warkisa waa jariyada xasan garguutheh weyi
@hassanabdi3266
@hassanabdi3266 11 күн бұрын
Waa inu iscasila
@bashirwarsame4121
@bashirwarsame4121 11 күн бұрын
Xamse xiniinyuu iska baaray. Ilaahay amarkii. Kkkkkk
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 11 күн бұрын
Awoowe ishaalaah haguulaysto xamse
@seadyare6357
@seadyare6357 11 күн бұрын
Asc caawa Ayaad ugu hadal wanaagsantahey sidaas saxda markasta uhadal fadlan
@geelqaad9160
@geelqaad9160 11 күн бұрын
Xamsa qur'aan ha la saaro, ama u adkeysta hadalkiisa meel uu u socdo la aqoon.
@abdulkadiralinoor3112
@abdulkadiralinoor3112 10 күн бұрын
ASC hadda miyuu gartay hadda Haddi uu runjeegayo ma uu Katago maamulka xaraata ah. (We do believe HAMSA and Hassan GURGUURTE are committed A crime you have to leave the Office )
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 11 күн бұрын
Daarood canshuurta Hawiye haduu waayo ma noolaankaroo,yaa wax kuwoodaa heysto?sow dhulkoodii majoogaan?maxaa kamaqan? Jawaabtu adinka lee waaye.
@halimahersi8454
@halimahersi8454 11 күн бұрын
Oo meesha malaaya kaqaraxdee muqdisho
@salaadkariish
@salaadkariish 11 күн бұрын
Waa run waxa wada musuqa waa daarood adiga naga dhaadhicinaayo farmaajo waa wadani xasan waa mooryaan yaa usheegee waxaas xoolo
@AbdiHadji-mg4mn
@AbdiHadji-mg4mn 11 күн бұрын
wariyeh war kiiba waxad ka dhig tay sheeki iyo cashir aad shar xaysid wax mida ayad 100 jeer ku celcelinaysa war naga daah sidaas mise wan iska deyna media haga
@jamahussein6860
@jamahussein6860 11 күн бұрын
😂waa dowlad dabakaroob qabta, oo shabaabna ka tirsanaan jirte hadeynan haddaba la jirin ,😅
@Suleimancali-j6i
@Suleimancali-j6i 11 күн бұрын
Jamac galad sxb wlhi geesi runsheega ayaad tahay hadalka runta ah halkiisa ayaad ugu tagtaa Wana sida aan ugu jecelahy sxb waxan kaso salmaya awdal oo barakaysan
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool 11 күн бұрын
Fashilkoodii bay qiranayaan uun ee dadka haka hor wareegaan! Kulli waxaa Aabe u hh Xasan culusow
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 11 күн бұрын
Cxd somaliyeed waxaa galay musuq maasuq reer ayaa hogaamadii cxds loo dhiibay
@aliabdiali272
@aliabdiali272 11 күн бұрын
Adeer hadusan kursiga ku shaqeyn karin muu is casilo
@amhedshaavi8626
@amhedshaavi8626 11 күн бұрын
Marxuumkii sidee wax yeelay. Ma isagaa soo nooladay oo wax fahmay mise Damjadiid hawiye group ayaa u arkay in uu dantooda fulin karin, sidaa daraadeed raba in ay eryaan oo keensadaan marxuum kale? Looba joogee
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 11 күн бұрын
Daba Qabasho Maleh..Waana Danbiile
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 11 күн бұрын
Micnaha miyuu leeyahay shaqadayda xor uma ihi
@AbddiUhu
@AbddiUhu 11 күн бұрын
Xamza wuxuusan wax u qaban karin waa meeshu waa moqdisho hogaamiyuhu waa Hassan dhiiqo oo ah hogaamiyaha USC ..... USC moqdisho Uma qabsan in dowlad somaliyeed ka shaqayso USC moqdisho waxay u qabsatay inay wax ku kufsato wax ku dhacdo.... xamza riyuu ku jiraa......
@YusufDagane
@YusufDagane 11 күн бұрын
Jaamac galadow kkkkkk bartakagahay wadanka malaha rayasalwasaara waasawir xamse waa maqaarka hasha lagumaalo
@kiinadan6786
@kiinadan6786 11 күн бұрын
Xamzoow iska tag please!😢
@RoodoAbdi-gi8zr
@RoodoAbdi-gi8zr 11 күн бұрын
Adiga galada download maykuutahay muslmka maxaa hogaan uh m
@Roob94
@Roob94 11 күн бұрын
Xamze Munaafiq... maxaa Xasan Xoolo Dameerka u agfadhidaa..? iscasil hadii aad runsheegaysid. 💁
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 11 күн бұрын
Eaaruntii xamse
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 11 күн бұрын
Oo mu is casilo mxa ka qaldan hadusa wxan waxba ka qabin karin somalia gcan wey kabaxde ha iskaga cararo
@IkraanMaxamad-m4j
@IkraanMaxamad-m4j 11 күн бұрын
Hadii daarood xilka hey lahaana waxaad dhihileheedeen daarood ayaa nagu soo duulay hadana hawiyaa nabooby marke meel idiin roon mataqaanaan wariyahana waa beenlow qabyaa liistaa
@SaleebaanMaxamuud-c5j
@SaleebaanMaxamuud-c5j 11 күн бұрын
Jaamac neef
@AbdiwaliAxmwd
@AbdiwaliAxmwd 11 күн бұрын
War jaamac xamse waxaad ula hadashay sidii nin talo qaadanaya war asagaba u haysta in xasan wuxuu leyahay siiyey magaranaayo inuu kursiga uu asagu leeyahay umadna u kumatalo
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 11 күн бұрын
Hamse waa ogtahay meeshaan janno ma yaalee jahanamo ayaa yaalo jaamac waa kuu sheegay laakiin adiguba waad ogtahay iskaga tag Adeerkay oo aan jirin cid iigu dhow Adam madoobe oo aan u bixinay Dibi ama Daayeer madoobe Ama Ansaxiye waaba laga quustay waa eber ha joogo haddii rabbee Hamze adiga iskaga tag walaahi Gurguurte waxaan ceeb aheen ma soo wado
@ubahali783
@ubahali783 11 күн бұрын
Wadan uu madaxweynihii iyo caruurtiisu dhacayaan maa la ilaalinkaraa nacas too late, ma hadaa hadlee adi iyo madoobaba doqmo baa tihiin. Danay baa idin dhaama oo 6ilood buu Hassan ku arkay wuxuu yahay idinkuna waxay idin ku waadatay 3 sano.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 11 күн бұрын
M.sanid .
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 11 күн бұрын
Xazsow iska carar. hore ayaad u dhimatay hadda dhimanaysid.
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 11 күн бұрын
Jaamacow kaas inkaarta qaba ee magaca kumade wata laakin ibnu xalaalka aan aheeyn ,ee raali ka noqdey dulanka musuqa boobka iyo kii shaley duulaanka aadeey dadkiisii dhiigii daadiyey asagaa ka xun ,xamze waa daalin
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 11 күн бұрын
Doqomo Ogaden 1time e noqden Prime Minister marki na Daarood gumad a laga dhadhiciyay. Mj ama Marexan halka hadu jogi laha waxas lagma yelen hawiye haiti moryan
@amhedshaavi8626
@amhedshaavi8626 11 күн бұрын
War tolka nooga leexo neefow MJ ba waxaa soo maray ina cabdirashiid oo lo’ ahaa MR waxaa soo maray shirdoon oo ahaa marxuumkii ugu horeeyey.
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 11 күн бұрын
@amhedshaavi8626 Maya Ina cabdirashid wa ninki Daarood so celiyay X.gargurte ku amray in Jubaland. Ninki Mareexan na wa kan hurdada u diiday hawiye haiti moryan. Marka ogaden wa u samesan tahin wa la gumeysto HISTORY GA Daarood Marxumka Ogaden wax ka xun ma so marin DAAROOD runta u dhimo
@soniamohamed9563
@soniamohamed9563 11 күн бұрын
​@@OG_3-o5h Ogaden makucileen adiga .. gumeysi wxa ladhoho sobaro marka hore
@hafsaali4297
@hafsaali4297 11 күн бұрын
Ciil Ogaadeen baa kuhayaa waad udhimman. Hadaadan afka kala bixin beenta aad qufeyso. Ogaadeen waa Qaran 3 Wadan kataliya mashaa Allaah Tabaarakallaah. Xamze waa Sixran yahay isma oga cidiisana waxba kama oga.
@Kamaal-hy7ql
@Kamaal-hy7ql 11 күн бұрын
Jaamac galad fool xume Qabiiliista aya tahay Najis
@OmarAhmed-tn1vs
@OmarAhmed-tn1vs 11 күн бұрын
Jaamac adeerkaa xamse kasoo kexee meesha
@IkraanMaxamad-m4j
@IkraanMaxamad-m4j 11 күн бұрын
Jaamacow adiga yaa kumaqlaa qabyaaliiste ayaa thy waan kubarane
@burhansalad1701
@burhansalad1701 11 күн бұрын
Asal ma doorshe ahaa Allaa Kariim
@hafsaali4297
@hafsaali4297 11 күн бұрын
Eraygaas waa gef. XAMZE waa Sixran yahay mafiyooba. Xamze waa Ninkii ubareeray in XM uu difaaco oo kutala galay inuu naftiisa kuwaayo
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
DEG DEG Maxaa Kajira In Madaxweynaha Jubaland Nairobi Lagu Xiray?
23:30
DEG DEG Hawlgal Xalay Laga Fuliyay Magaalada Kismayo Iyo Siduu Udhacay
12:16
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 345 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН