DEG DEG:-Sayid Macalin Daa'uud oo mar kale lagu riday Xukun Dil Toogasho ah--Daawo:-Go'aanka --

  Рет қаралды 141,358

Somali cable

Somali cable

21 күн бұрын

DEG DEG:-Sayid Macalin Daa'uud oo mar kale lagu riday Xukun Dil Toogasho ah--Daawo:-Go'aanka Maxkamada racfaanka Gobolka Banaadir.

Пікірлер: 244
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 19 күн бұрын
Allahu Akabara cadalada baya heeshaya Allah ha unaxariisto
@casalasal6466
@casalasal6466 19 күн бұрын
DILAAGU IYO QA,IINKA QAREENKA U AH EE XALE MUJRIM HADEY OGOLAADAN WAAYE OO AY MAXKAMADA SARE SII AADIN
@ab.d2536
@ab.d2536 19 күн бұрын
5TA. SoMLYEDEY. DAgAI. NOgOUL. gABADAAD Fountain. WAXD. AOEBESE N OUDAYAA
@ab.d2536
@ab.d2536 19 күн бұрын
WDKALATAgTEN. WEXECQLK YAL. EYADA LE. HADEKALE. WADEDEYSEN
@XaliimoAxmed-xk9ld
@XaliimoAxmed-xk9ld 19 күн бұрын
Aamiin
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v 19 күн бұрын
Waxaan ka codsanaya Maxkamadda Sharafta leh in marka la dilya Sid Cali ❤la tusaa Aabaha dhalay Marxuumada Wajiga Qofka loo dilaya Gabadhisa aan loo dilin Nin Raxaweeyn ama Jareer ama Oroma ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amalabdirisakhussein8680
@amalabdirisakhussein8680 19 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@haniya_5600
@haniya_5600 19 күн бұрын
Axx i hope too 😮
@user-tx5wy6tc2s
@user-tx5wy6tc2s 19 күн бұрын
Raxanweyn iyo jareer iyo aroma ma la iska dila maysan Muslim. Binaadam. Ahayn. 😢😢 Waxaaas run miyaa madadba xaqdaro lagu dilaa
@user-cd8pu8qp6x
@user-cd8pu8qp6x 19 күн бұрын
​@@user-tx5wy6tc2s Aad iyo aad sida lasheegay maskiin bajaajla ah inta lasooqabto bacmadaxa loogeliyo ayaa latoogta 😮
@user-tx5wy6tc2s
@user-tx5wy6tc2s 19 күн бұрын
@@user-cd8pu8qp6x sorry wlhi hor illahayba xaqyaala
@BintibeellaOfficial
@BintibeellaOfficial 19 күн бұрын
Wan ogaa maxkamada iney san wax qaldan ku Dhawaaqeyn masha allah qofkii dad diilo halaa diilo asna
@MahadMahad-el1eq
@MahadMahad-el1eq 19 күн бұрын
00
@MahadMahad-el1eq
@MahadMahad-el1eq 19 күн бұрын
😅😅p
@safiabdilahi
@safiabdilahi 19 күн бұрын
HAA wan intan isweydinayey hadii uuna gubin isagu xaaskisa ma baxsadeen u caawin lahaa
@HalilAbrahman
@HalilAbrahman 19 күн бұрын
qaxbabo aamuus
@user-oy1kf5yl2h
@user-oy1kf5yl2h 16 күн бұрын
Qaniis aamus waryaa laga roone😂😂😂
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 19 күн бұрын
وَلَكُمْ فِى ٱلْقِصَاصِ حَيَوٰةٌۭ يَـٰٓأُو۟لِى ٱلْأَلْبَـٰبِ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ (١٧٩) Suratu Al Baqarah
@maslah345
@maslah345 19 күн бұрын
NABIYU LAAHI MUXAMED SCW
@Cabdiqani144-gp8qx
@Cabdiqani144-gp8qx 19 күн бұрын
yeeeeees
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 19 күн бұрын
SCW SCW SCW❤❤❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 19 күн бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@haniya_5600
@haniya_5600 19 күн бұрын
Scw
@user-xz3lm7ge5y
@user-xz3lm7ge5y 19 күн бұрын
W123wr
@adammanur9012
@adammanur9012 19 күн бұрын
اللهم ارنا الحق حقا وارزقنا اتباعه و أرنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه ،ابن منور محمد في كينيا 🤲🇰🇪
@qaansoroobeedmedia2549
@qaansoroobeedmedia2549 19 күн бұрын
Maaansha allah cadaalada ha waaarto familika reerka hambalyo maaanta ayaaad hesheeen.labada maxkamadoood waxaaan leeyahay cadaaalada sidaaa ku wada.si dalkeena iyo dadkeena ay uga baxaaan naf jacleysiga qaraabo qaraabeysiga❤❤❤❤❤
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 19 күн бұрын
Ma iyagaa heli lahaa kiiskaan aduunkoo dhan isha ku haya waxayna heysten reer CCASIIS careen fiiican olibaax ah Cadaalad ma aragno laakiin said cali wala toganaya Haday cadaalad jirto TALIYE qoslaaye hala toogto
@husseinaden7560
@husseinaden7560 19 күн бұрын
Alahu akbar mnsha allah ilaahow adigaa mahad leh ,wlahi yurub baan joogaa si somalinimo iyo islaanimo ah ayaan u murugaysnaa lkn maanta waan seexan karaa,waayo cadaaladii way shaqaysay guul insha allah, somaaliya ha noolaato
@adammohamed5339
@adammohamed5339 19 күн бұрын
Cadaaladaa nadeeqdo Insha Allah guul cadaalada lahelay maanta
@nimcojama7045
@nimcojama7045 19 күн бұрын
Mash allaah Raabi baa Naga aqbaalay ducaadi manta farxad ayaan la ilmeeyay dhagar qabuuhu xaqaa hamaro marxuumadan alle ha unaaxaristo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 yaaa raabi
@user-si6of8tb2d
@user-si6of8tb2d 19 күн бұрын
Qofka qof Muslims Ah dila Hala dilo Allah Akbar ❤
@adammohamed5339
@adammohamed5339 19 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@Ibrahimmaxamuud-yv3nk
@Ibrahimmaxamuud-yv3nk 19 күн бұрын
Caddaalad Caddaalad Caddaaalad Caddaalad Viva team caddaalad
@rashidsheq6480
@rashidsheq6480 19 күн бұрын
Justice served MashaAllah.
@HukunAbdi-gr6wx
@HukunAbdi-gr6wx 19 күн бұрын
Mash allaha wan farxay
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 19 күн бұрын
allaahu akbar marxumad luul cadalad ayay heshay ilahay aya banaanka keynay gudomiye xaq ayaad raacday ilahay aya kuxiftiyi insha allaah
@cqadirxayle6428
@cqadirxayle6428 19 күн бұрын
Mashallah maxa lo laha dowladdu sharciga Islamka wax kuma xukunto. Caddalad bu helay Sayid Cali, sido kalena marxumad Lul. Waan so dhoweynaya xukunkaas wafaqsan sharciga Islamka. الله اكبر
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v 19 күн бұрын
Masha Allah, waxaan ahaa in 50 sana ah Faqiih; waxay ii tahay farxad in aan arko maanta oo Diinta Islaamka arin aad xasaasi u ah kuna saabsan Dil Nin kas u geeystay lagu xukuma? Waa Guul bilaawatay ❤❤❤ Ragga Maxkamadaha jooga waa in aynan ka baqin hadadaada uga imaneysa Ragga Diinta haysan afkana ka sheeganaya; wixii maanta ka bilaawda xoog looga qaada Ninki Hanti uusan lahayn xoog ku haysta la waafajiyaa Diinta Islaamka? Waxaan ka codsanaya Maxkamadda Sharafta leh in Dadka Madaxda Safarada ay Waddanka Fibadda uga imanayaan ee lagu keeno Dragga noocyadiisa kala duwan la wada dilaa inta bulshada aynan wada fashaadin? ❤❤❤❤❤❤
@abdirahimaliadow234
@abdirahimaliadow234 19 күн бұрын
Soomaaliya way guuleysatey . Allahu Akbar
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 19 күн бұрын
Alahu akbar Ilah mahad leh iyo inti garab siso kiska dilka gabar ta wa cad yahay afkisa ka shegay maxkamada hor teda family wey jogen mawlayen xaqa guleystay manta garsorka umada somaliyed ka farxiya sakay wa oynayo quran ilah baryay
@user-rg8mh5xw4d
@user-rg8mh5xw4d 19 күн бұрын
Masha allah wan farxay
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 19 күн бұрын
ANIGA WAANBA DHAMEYSAN LA AHAY LAAKIIN RER COMENTLAND KA OGADAY NATIJADA ALX ALX
@user-rw4vo4ye8d
@user-rw4vo4ye8d 19 күн бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
@SacdiyoIbrahim-ni4zm
@SacdiyoIbrahim-ni4zm 19 күн бұрын
Aay alxamdulilaah ilaahow adaa mahadleh🤲🤲🤲🤲
@yumna4675
@yumna4675 19 күн бұрын
Alhamdulilah cala dinul islam our diin perfect and progres ❤❤❤❤
@AlleeliChannel20
@AlleeliChannel20 18 күн бұрын
Masha allah Garswoor kaliyee adegsaday qur aan iyo sunnada nebiga Scw
@user-od4cg8lj6f
@user-od4cg8lj6f 19 күн бұрын
Waa maxkamd cadaalad ah MashaAlahh
@AnimaSaida
@AnimaSaida 19 күн бұрын
Waxan umaleynaya iney gabadaas aheyd qof ilhay xariir adag laleh maxayeley dacwadeda wa mid layaaableh
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 19 күн бұрын
Maashaalah alxmdulilaahi rabil caalimiin cadaalada ayaa na deeqdo dulmiga waa mugdi lagu dhumo
@MohamedCaydiid-if1jy
@MohamedCaydiid-if1jy 19 күн бұрын
Caddaaladda oo sugnaataa waa nolosheenna oo hagaagta. Hambalyo, XUKUNKA MAXMADDA.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 19 күн бұрын
ILLAAHAYOOW SAID CALI LATOOGTAA AAMIIIN KUSO KALMEYA
@wayraxali2944
@wayraxali2944 19 күн бұрын
Ma sh Allah Aakhiradadad u tudhey o xaqi bad raacdey Rabbi ha ku xafido if &Aakhiraba.
@hodanomar9395
@hodanomar9395 19 күн бұрын
Ilaaahay haku ilaaliyo aakhira iyo iyo adduunyo carabkana naar laga ilaaliyo ilaahay ha ku ilaaliyo.
@LiibanAhmed-ll9yu
@LiibanAhmed-ll9yu 19 күн бұрын
Weey ku mahad sanyihiin sida wacan ee loo waafijeyey xaqeeda Allah u naxariisee
@user-vc2bu5dt7h
@user-vc2bu5dt7h 19 күн бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@sahroosman2092
@sahroosman2092 19 күн бұрын
Nunkan hala dilo waayo gabar maskin buu dilay ayadoo ur ulleh yaa allah ninkan kadaba gee maskinta
@user-ml3mx7wg4c
@user-ml3mx7wg4c 19 күн бұрын
Maan shaa alaah ilaahay baa mahad le cadaalada muujiyay
@SamiiraHasan-be5xg
@SamiiraHasan-be5xg 19 күн бұрын
Allaahu akbar cadaaladu ha guulaysato
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 19 күн бұрын
Mansha allah mansha allah gadomiyaha m racfanka waa cullumo agon madi iyo dinile
@housseinali6471
@housseinali6471 19 күн бұрын
Cadaalad.sax.ah.oo.run.ah.ayaa.dhacday.maanta.waa.guul.aygaadhay.cadaaladu
@mahamedqadar631
@mahamedqadar631 19 күн бұрын
Maxkamadda way mahadsantahay waxaan sugnaaba waa fulinta dawladda ❤
@anababib8402
@anababib8402 19 күн бұрын
Masha Allah
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 19 күн бұрын
Alxmdu illahay ba mhd lehe 🎉🎉🎉🎉
@user-zy1gc4ee3g
@user-zy1gc4ee3g 19 күн бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آله ابراهيم إنك حميد مجيد
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 19 күн бұрын
MUQDISHO CADAALAD MAR WALIBA HA KA SHAQEEYSO
@user-ey5ib2bt3b
@user-ey5ib2bt3b 19 күн бұрын
Markaan sidaa yeelo ALLAH ayaa inoo naxariisan
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 19 күн бұрын
Allaah haku xifdiyo guddoomiye Qisaasta ayaa isagana u fican
@siciidocabdi-fm9qh
@siciidocabdi-fm9qh 19 күн бұрын
Ilaahay baa xaqa cadeeyey xaqna ma qarsoomo alaahu akbar
@user-wq9yi1rb2t
@user-wq9yi1rb2t 19 күн бұрын
Salaahu caleehi wasalama
@sahroosman2092
@sahroosman2092 19 күн бұрын
Mashaalah mashaalah mashaalah guul
@OmarOmarow-vc2wq
@OmarOmarow-vc2wq 18 күн бұрын
Allah hau naxaxariisto cadaalad in ayhesho aa rajeenaa
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 19 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi 19 күн бұрын
Yes ❤❤❤❤
@SharefiballySss
@SharefiballySss 19 күн бұрын
Maasha alaah alaha ku xafido
@maalimsaney4100
@maalimsaney4100 19 күн бұрын
Wacadaaaloo tan manta ah allah ayagaranayo
@WarariyoWarbixinno
@WarariyoWarbixinno 19 күн бұрын
Aar kolay maalintiisa dhaafi maayo, xukun dil ah iyo mid dayn ah. Lkn waxa u wanaagsan qisaaasta, naftii naf disha, intii uu dhiigga la tegi lahaa qiyaanaha😢
@somaenglish4623
@somaenglish4623 19 күн бұрын
Taasaan been ahayn
@afbile1
@afbile1 19 күн бұрын
Mxkamadi waa ku mahadsantahay cadaalada ay heshay gabadhu
@Umuanzal-tl6fo
@Umuanzal-tl6fo 18 күн бұрын
Man Sha Allah ilahow cadalad sii luul❤❤
@faadumo3754
@faadumo3754 19 күн бұрын
DILKAA KALA XUNE WALIBA WUU GUBAY IN ISNA LAGUBAA WEEYE CADAALADA ALLAAH WAA SIDAAS
@alisamatar1605
@alisamatar1605 19 күн бұрын
Maashaa Allaah guul baa ka dhacday waxaan joogaa America awaxaana ka soo jeedaa golka sanaag waana ku faraxsanahay cadaalada waayo gabdhaanu leenahay qofkii qof dila hala dilo
@user-dx5lt2js3x
@user-dx5lt2js3x 19 күн бұрын
Masha Allah war farxadle
@qadaraligooni
@qadaraligooni 19 күн бұрын
Waa maxmed calad ah Mansha'Allah
@abuabdull-3389
@abuabdull-3389 19 күн бұрын
La illah ila allah
@riyanriyaney5055
@riyanriyaney5055 19 күн бұрын
Alxmdllh ❤️🌹😘❤❤❤❤
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 19 күн бұрын
Cadaalad bay heshy luul. Masha Allah
@faadumo3754
@faadumo3754 19 күн бұрын
ALLAHU AKBAR WALLAAHY ALLAH XAQII WAA CADEEYAY
@almisofficial3705
@almisofficial3705 19 күн бұрын
Ilhay asiga ku mahadsan kadib na maxkamada o ku xukmisay sida sharciga wafaqsan. Alxm alxm maliyin jeer luul na iguma rer ahan ,sayidna sdkle cadalad Bay heshey asigane xdkisa halgu oofiyo ,WTQ
@zola2487
@zola2487 19 күн бұрын
Markasta waa in cadaalada lataageeraa hadii kale qof waliba wuxuu sameynaya wuxu rabo
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 19 күн бұрын
Anafsu bi nafsi ayuu yiri Allaah subxaanahu wa tacaalaa,qofki qof dilo waa in la dilaa,waana in sida ugu dhaqsaha badan loogu fuliyaa qisaasta labada naf,marxuumada iyo canugay uurka ku sidayba
@Nimco_3321
@Nimco_3321 19 күн бұрын
Allahu akbar ❤🎉
@Alinurrush
@Alinurrush 19 күн бұрын
Allaah haudanbi dhaafo dhammaantood Amiin
@nasromumin7651
@nasromumin7651 19 күн бұрын
Masha Allah Iloohoow wadanka nabad nooga dhig
@saadhussein5466
@saadhussein5466 19 күн бұрын
Justice is served alhamdulilah
@farhanabdi8293
@farhanabdi8293 19 күн бұрын
Masha alah
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 19 күн бұрын
MashaAllah maanta waad cadaalad fasheen adba cadaalad darro badan xunkuntaane
@odayjama1829
@odayjama1829 19 күн бұрын
Ninkan inuu shidaal soo gatay oo aqal hooyo iyo 6 caruur ah inuu dabku shidoh oo yiraahdoh xaaskayga waan jeclahay taasi waa wacadahay inuu dilka gaystay wiilku iyo ehelkiisu inay dilka qirtaan markaa inay diyiyo ama dilka ku qancaan inuu buxsaday ayaa cadayn ugu filan
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 16 күн бұрын
JUSTICE HAS BEEN DONE
@Ilyaas_Totti
@Ilyaas_Totti 19 күн бұрын
Cadaaladu ha sarayso Guul🎉
@NAJMA668
@NAJMA668 19 күн бұрын
Alhamdulilaah xagii ayaa guulaystay🎉
@axmadcomedy
@axmadcomedy 19 күн бұрын
man sha alh
@ayanahmed915
@ayanahmed915 19 күн бұрын
Alxamdullilah Allah yaa mahad iska leh qofki qof dilo haladilo sas ayaa fican mantaa wankufarhe inee cadaladii shaqese alxamdullilah
@MohamedAli-dk5cx
@MohamedAli-dk5cx 19 күн бұрын
Waxey ilaa muuqataa in qaaliga maxkamada uu ku xukumaayo shareecada Islaamka. Waxaa soo qaatay aayado iyo axaadiista.
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 19 күн бұрын
Ilaahow xaqqa u hiili Baadilkana suuli
@user-dx5lt2js3x
@user-dx5lt2js3x 19 күн бұрын
Scw scw Scw scw Scw
@AbdirisaqAbdullhi-kc8cp
@AbdirisaqAbdullhi-kc8cp 19 күн бұрын
Ilahayow xaqa nawafaji
@hankoriyechanal6844
@hankoriyechanal6844 19 күн бұрын
Xaqii waa yimi alle haku janeeyo xakimoow
@nuursheeqqmaxamed6755
@nuursheeqqmaxamed6755 19 күн бұрын
Alahu akbar cadaadaladu waa soo dhacday guul
@HasanAli-zj5cg
@HasanAli-zj5cg 19 күн бұрын
Oo luul ya gubay ku lahaa beel madax adag
@hothocabdi2046
@hothocabdi2046 19 күн бұрын
Masha allah qaadigu waa ehlu diin
@halimamahamed6957
@halimamahamed6957 19 күн бұрын
Maashaa Allah Qareenka Racfaanka ah ee Gobolka Banadir waxeey ku Xumeeyn si cadaalad oo Sharciyeeysan waxaan Illahey gaaga Baryeeynaa in uu ku siiyoAjir iyo Xasanaad si wacaan ee CADDALA WAAFAQSAN aad ugu XUKUNTEEN XUKUNKII HORE EE KU HORE EE MAXKAMADA SARE KU XUKUN TAY DIL TOOGASHE AH. Waxaan leenahay Maxkada Frderaalka iyo Racfaankaba waxey ka soo baxeen sida waafaqsan ee CADDALADA ah waxaan leenahay si Caddala waafaqsan ayey ku Xukumeen Maxkamad Federaalka Somaliya waxaad ka soo baxdeen sida ey Caddala iyo Shiruuca idin waafajiyee Illaheha u Naxariisto LUUL oo ka dhimatay 7Caruur oo Agoon ahaa ayey u Korsaneysay Markaaso Guursaday markaasoow hadanah GUBAY
@goldensilver210
@goldensilver210 19 күн бұрын
Xaakim walbo wu xukumaaa mudo kadib hadane wa cidii hadal ka qabto kiiska wu furanyahay oo ma hadal ayaa dhamado?
@omarabukar568
@omarabukar568 19 күн бұрын
Maxkamada gobolka banaadir iyo maxkamada racfaanka wey xukumeen hada waxaa kaliya oo u haray maxkamada sare. Maxkamada sare hadeey ku xukunto markaas waala dilaa
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 19 күн бұрын
ilaahey iyo xunkiisa ayaaa laandheere ah been bad isku sheegaysaan allahu akbar
@IbrahimSalat-ps4ko
@IbrahimSalat-ps4ko 19 күн бұрын
Good haladila
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 19 күн бұрын
Good justice
@saidaalijimaali6218
@saidaalijimaali6218 19 күн бұрын
Alaha akabar🤲🤲🤲🤲👍🏾👍🏾❤
@najma8198
@najma8198 18 күн бұрын
Hadi la dilo sid cali waxa imaan diinto muqdisho ina nin dabi ama odey dabi ama wiil dabi ama gabar dabi shiikhaal magalada cadi ku marin
@muuminbarkhadle3915
@muuminbarkhadle3915 19 күн бұрын
mcha allh illhow cidkasto cadaalada haysa khayrka garansii somaali meelkastoy jogto taasaa lguwada qanac,sanyhy ila inta qabiilka jecel mahine wnso dhaweynaya qodobka mxkamadu kiska gabadha muslinka ah logeystey allhu akbar aad ayn ugu faraxnay dilka sayid ali nafti naf disha halodilo allhu akbar allhu akbar
@iqbal98
@iqbal98 19 күн бұрын
Mashaaallah wax wanaag san
@CabdilahiAwil
@CabdilahiAwil 19 күн бұрын
Waa sax xukunka garsoorehu wa cadaalad dhab ah allaahu agbar
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 19 күн бұрын
Masha Allah ❤️💓❤️
@rahmoahmed6756
@rahmoahmed6756 18 күн бұрын
Masha allah cadaalada ha waarto
@user-hk5qs4dn8w
@user-hk5qs4dn8w 19 күн бұрын
allahu akbar allahu akbar dowlada allaha noodaayo
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 6 СЕРИЯ
21:57
Inter Production
Рет қаралды 462 М.
SU'AALO:-Wariyeyaasha iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
10:44
Dil loo adeegsaday 46 xabadood iyo laba Walaalo ah oo loo heysto - Garmaqalka Maanta.
16:13
Sayid-Cali Macalin Daa’uud ayaa maanta mar kale lagu xukumay dil toogasho ah.
3:12
Somali National Television
Рет қаралды 13 М.
زکری بەیانیان لە دەنگی قورئانەوە
23:32
Dangi Quran صوتيات القرآن
Рет қаралды 262 М.
Kaftankii Dhalashada Tasneem Ka Dhashay!
13:21
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 9 М.
Kooxda Kalamaan Caleema saarka  Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargedir
14:14