Maxaa sugeseen Markii aad Dooraten Xasan Xaraash Qaran Dan iyo Hello Kama Laha Somali 😠😭🇸🇴💔😭😭💔 ILAAHOW ka Qabo Masakiinta Xasan Xaraash Qaran 😭
@Shaamil-Basayev2 күн бұрын
AAMIN YARABI
@AïchaJi2 күн бұрын
SUBXANAALLAH
@maryami22992 күн бұрын
Hayska difaaceen
@maryami22992 күн бұрын
40 sano dhul daganaa Waa xaaraam waa ha layslaayo
@maryami22992 күн бұрын
Maalinwalba hooyo dhul laga duminayo baa taagan and xasan ma xishoode
@daamaabdoulkader36132 күн бұрын
Shalay haddaad eex iyo qabyaalad ku taageerteen xasan maanta sharci darro miyaad uga hor imaaneysaan maya sharcga raaca oo banneeya meesha ama ka mid noqda dadka sida sharcigu qabo haatan ku iibsan doona guuleysta.
@AbdiRage-xq6wm2 күн бұрын
Nin xabaalaha qodaya ayaad leedihiin dhul noo dhici waa isaga ninka ku dhacayaa ninkii ilka dhigay u dacwootoy
@jamahussein68602 күн бұрын
😂Isagaaba tuug ahe😂, waa isaga waa xasan ,ilaahay ha idiin gargaaro😅, dhulkii siyaad siiyey buu ka dhacayaa,😅 اعطاهم الريس السابق محمد زياد بري ياخذ منهم بدون تعويض لهم ، الله اكبر الله اكبر الله اكبرهذا حسن ظالم وسارق ولا يخلي اي حاجه ويهدم بيوتهم وكل سنه يدفعوا ضرايب للحكومه وا لان امرهم بتهديم البيوت حالا😮 الله اكبر الله اكبر الامر منه جاء منه ولا احد غيره يعمل كذا يارب انصرهم من هذا الظالم ،
War Ninkan Hanti dhowrihii Hore Yahay Mar Hadii loo Ogolaaday Mudo 20sano kunoolasho Ah Uu Dhistay Shirkadii Uu kala heshiiyey Ilnaxariisle Halagu Eego Fadlan fadlan pls and pls Ama Wixii lacag ka Galey hala Siiyo
@XuseinmaangeCusmaaniidle2 күн бұрын
kuwa kula dhashay ee hor Boodaayo dila hadaad rabtaan in dhulkiina nabadgalo yaahuu alle magan
@awiladen78142 күн бұрын
Alle Haydin Sahlo Aamin 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maryami22992 күн бұрын
Dhul dawladii hore la dajiyay see loo kicinaa
@SiidcaliSiidcaliabdi-h2v2 күн бұрын
Jaabkaaga ayey ku jirtaaa cadaalada
@Axmedfaaraxibraahin-c3n2 күн бұрын
War waxani kantar soomaali miyaa
@moallim10002 күн бұрын
Qaylo iyo Cabasho maxay idiin taraysaa maanta. Shalay waxaad u soo bixi jirteen Qabiil dartiis iyo Qurun. Hawiye illinta ceshada. Waa Abaalkiinna in sidaas la idiin galaa. Illaa aad iska daysaan Qabiil-Qabiil weligiin waa Ooyi doontaan. Dawladnimo iyo Qarannimo waxaad ka doorateen Qabiil. Nonsense. Magaca ilaahay waxaan ahay H/W from Hobyo.