Illaahey Hanaga gooyo Afti xitaa looma baahno hadii sool iyo sanaag ee iska reebaan ha goaan.xaa iga galay waa qawiil wareeray.
@kiinali4092 күн бұрын
Soomaaliya guul
@MakoCawaaleMILATARIYO2 күн бұрын
maasha allaah guul somaliya
@Isroayuub.143Isroayuub.142 күн бұрын
مصر 🇪🇬 مرحبًا بكم في الصومال🇸🇴، نحن أيضًا ننتظر إجراء تفاعل اجتماعي لمواصلة حماية سلامنا واستقلال المنطقة والتعاون السلمي، وآمل أن نعمل معًا بأذرع مفتوحة مرة أخرى ونقترب من بلد مزدهر انا احبك مصر 🇪🇬
@jamahussein68602 күн бұрын
😅نحن كصوماليين نرحب بمصر في تحسين الامن في بعض المناطق خاصة في مقديشوا العاصمة ، والدفاع ضد القوات الاثيوبية واخراجهم من الصومال 😅،
@Sinoy-harred2 күн бұрын
Yes Masar for Somalia
@MohammadgimingFCmobaile2 күн бұрын
Masar waan soo dhaweyneynaa ❤
@mohamedyusuf98092 күн бұрын
Cali Xoosh wa wecel dhuuni qaate ah akhirka xarig ayuu ku dambeynaya cali Xoosh haku waso
@Deeqdeeqsiomarmohamed2 күн бұрын
cadawgaada cadawgiis waa saaxibkaa, well done our government Dalxureeye taariikhdaa ku xusi doonta. Ethiopia dhaqaalihi ugu badnaay ayey ka heli jirtay nabad ilaalinta somalia, nabad ma ilaalin jirineee danaheeda ayey fiirsan jirtay. joogista ay somalia joogtay kama ahayn nabad ilaalin ee dhul boob iyo badd istaraajiyad ay raadineesay waana lagu fahmay alhamdullillaah mahadsanid siyaasiyiinteena ee halaga saaro wadanka. xitaa dadkeeda jooga somalia gudaheed waxaan kula talin lahaay laamaha amaanka inay soo qabtaan cidaan si sharci ahayn somalia ku joogta.Ethiopia sidaan ognahay waxay sirdoon ahaan usoo dirsataa dadkeeda oo somalia kusoo gala inay qaxooti yihiin iskana kaa dhigaayaan inay tuugsanaayaan/dawansanaayaan waa been waa jaajuus u shaqeeya ethiopia. midna ogaada Ethiopia waa wadan dhul iyo dadba naga heesta marnaba raali kama ahan inay somalia hagaagto. Ethiopia damaceeda badda ma ahan mid Aby ahmed kaliya ku kooban ee waa mid wiligeed soo jiray oo madaxdii ka horeysay ay ku hami jireen. marka Ethiopia wax faaido ah ee aan ku qabno malahan hadaa somali weyn nahay ee xiriirka diblomaasiyeed haloo jaro. ayadaa ilaalin weysay midnimada iyo wadajirka ummada soomaaliyeed. Asc
@HirsiFarah-h4k2 күн бұрын
Maashaa allaah
@AbdulAden-w1p2 күн бұрын
Soomaali. Waligeed. Kala. Go i mayso. Insha. Allaah
@AhmedMohamuud-ll7mo2 күн бұрын
❤
@abdiciro76102 күн бұрын
ascww maasha allaah nin soomaaliyed ayaa yidhi hadal lagu dawoobiyo war ideeqay ayuu yidhi warkaas baa igu socda
@Isroayuub.143Isroayuub.142 күн бұрын
Itoobiya wlee 77 janno ayey noqonee ogoow in lagu jiro 2025
@maxamedxuseen17402 күн бұрын
Dawladdii Xasan ee Hore waxa caalamku u sheegay in dawladaha deriska ayna ka mid noqon ciidamada nabad ilaalina. Sobobtoo ah way ka faa’iideysanayaan. Doqmaha siyaasiinta Soomaaliyeed qodob kaas ma hirgalin. Soomaaliya waxa haysta nabsigii ay ka galeen qarankooda.
@محمدالصوفي-ب9ظ2 күн бұрын
SOMALILAN MAKA TANAAZUSHAN SOOL SEE AFTIDA LOOGA REEBAA
Somalida kale oo idil buu u yahay dee oo anaga Ogadenka ka mid nahay..Ahmedna manan doran dorana mayno...Puntland soomalida kala ka badan hadey carodan iyi hadi kalan koo dhutin ma ahayo..seen ku iri 😂
@jamahussein68602 күн бұрын
😅There is no what to call somaliland in the north because its devided into three, ssc, khatumo is gone 😅 what usa,and other can do nothing realy nothing,😊
@CabdiqaadirdiinicabdiCabdiqaad2 күн бұрын
🎉😢😮😅😊😂❤
@YFC-lo9nj2 күн бұрын
War dadkan yaa Soomaali ka qabta? Bal Maraykan la garay. War Turkiyoow, dee horumar Turkeye iyo silic Soomaali la iskuma heliyo. So please do your homework. Afti ma Isaaq baa laga qaadayaa, mise dhulka “somailand” dadka qaari u yaqaanaan ama Waqooyiga Soomaaliya. Maaxaase “somaliland” layiraahdaa. Bal “somaliland” baa jirtay 1960 iyo ma jirin halkaa naga dhigin. Waqooyiga Soomaaliya, qabiilo aan shaqo isku lahayn baa daga. Qabiilo oo intuu Ingiriis u yimi kuwana xoog ku qabsaday, kuwana laayay kadibna qabsaday. Qabiiladii, yagoo ku midaysan, Ingiriis iska saareen 1960. Maanta sow ma aha, qabiiladii, oo mid kasta dhulkooda u soocan yahay, baa kuwona Soomaaliya ku qanacsan yihiin, kuwana ku doodayaan waanu ka go’aynaa Soomaaliya. Yaa markaa afti laga qaadayaa? War Isaaqoow, war Waqooyiga Soomaaliya, tii 1991 Koonfur Soomaaliya ka dilaacday, baa ka dilaacaysa, say wax ku socdaan. War marinkaa badeed ee carab iyo geeska Afrika baa dan laga leeyahay. Dagaal Waqooyiga Soomaaliya ka qarxa, idinkaa ku goblami, eedana idinkaa qaadanaya. War Isaaqoow, nimankan madaxa ajinabi u ruxaya, ee siyaasi ku sheega ah, iska qabta. War “somaliland” go’aysa ma jirto, dhiig Muslim unbaa la doonayaa inuu daato. War Isaaqoow, gaal barta.