Deg-Deg Sheekh Maxamed Ismaaciil ayaa yidhi :- " Badhan- baad Tagtay ayaa Layggu Haystaa".

  Рет қаралды 90,266

SAHAN TV

SAHAN TV

Күн бұрын

Deg-Deg Sheekh Maxamed Ismaaciil ayaa yidhi :-
" Badhan- baad Tagtay ayaa Layggu Haystaa".

Пікірлер: 284
@fadmocali5509
@fadmocali5509 3 жыл бұрын
Shekhan walhi illhy ay cafimad igusodhibay dawadisa waku fcnaday
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Daawadiisa maxay eheyd wllshy
@bilkhayrchannel8924
@bilkhayrchannel8924 3 жыл бұрын
Maxay dawada nalawadaag walaalleey adoomahadsan
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 жыл бұрын
Jij buu kasaaray
@hodancumar8150
@hodancumar8150 2 жыл бұрын
Wll xagee laga helaa shekhn
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 жыл бұрын
Garxajis gumeysi ayey ku jiraan . Habar Awal yaa umadda ka qabta, waa Reerka kaliya ee doonaya in somaliland ithiobia la hoos geeyo.
@badriyaosman797
@badriyaosman797 3 жыл бұрын
Subxaanallah hada kahor codkiisa ma maqal Wllhi codkiisana waa mid qiiro leh waana qof iimaan iyo dhawrsani ay kamuuqato Allaha raxmaanka ah hakuu hiiliyo Dulmiga laguu gaystay Jannatull firdaws alk aclaa Allaha kugu abaal mariyo
@saidhersi1516
@saidhersi1516 3 жыл бұрын
Sheikha dulmi baaa kaguhaysaa Badhan lama tegi karo miyaa Muuse. Meeshii ugu xumayd bay ka maraysaa Wlhi. Ceeb caleeg culimada lagu degdedo Ama la caburiyo Wlhi Ama laxidho Wlhi waqaacibxumo laga mutaa
@maryamisse6494
@maryamisse6494 3 жыл бұрын
😥😥😥😥 Allaah ha ugargaaro dhib oo dhana haka xifdiyo
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 жыл бұрын
Dad waynoow wax hala hubsado yaan la deg degin
@abdilahiyousuf2705
@abdilahiyousuf2705 3 жыл бұрын
Wax no sheeg adu mxd ogty
@aminashiek6226
@aminashiek6226 3 жыл бұрын
Maxaa la hubin, hadii culumadii sidaa loo galo iyagoo dalkooda jooga, kuwa sidaa u galay Ilaahay aakhiro iyo aduunba haka gooyo, waa civil iyo calool xumo,
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 жыл бұрын
Anigu danbi gaara oo uu galay shiikhu ma ogi markaan leeyahay wax hubsado waxaa uga jeedaa qofka hadii dawladu xidho kolay.waxbaa jira qofna macno la,aan looma xidho
@nafisaomer8955
@nafisaomer8955 3 жыл бұрын
Ceeb iyo fadeexad ayey nagu tahay in aan culimada dalkeena ugu waaweyn sidaa ugalno 😪😭😭
@Nuuryare10000
@Nuuryare10000 3 жыл бұрын
Dowlad miya tihiin
@daalib486
@daalib486 4 ай бұрын
Wallhi hadalka aadbu itaabty runti
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 3 жыл бұрын
Ceeb ayey inagu tahay in aynu culimadeeni iyo dadkii sharafta lahaa Sidaa Loo bahdilo Markii horena sidan oo kale ayaa laysaga xidhay oo uu 10 sano ku xidhnaa Bilaa sabab Iyo bilaa xuquuuq
@MrShiimaa
@MrShiimaa 3 жыл бұрын
Oo walaal 10 sana yuu u xirnaa?
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 3 жыл бұрын
Iska hubso sheekhu waligii 10sano xabsi kuma jirin umada waxaan jirin ha usheegin waqtigii riyaale ayay ahayd muddo kooban bay ahayd
@yaqubburhan7858
@yaqubburhan7858 3 жыл бұрын
@@liibanmumin6582 xataa hadduusan 10 sano xidhnayn waxaa cadho ilaahay ugu filan ciddii fulisay iyo ciddii u doodaysaba "Wadaad ilaahay dartiis isaga shaqaysta, oo kaliya wixii ilaahay iyo rasuulkiisu inooga digeen inooga digaya gaaladu waxay tahayna inoo sheegaya loo dilo oo loo xidho Maxaad maraykan iyo Ethiopia uga hadashay iwm "...
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 3 жыл бұрын
@@yaqubburhan7858 waa khalad in culimada tacadi iyo xadhig lagula kaco waa dhab taasi balse hadalka runta in laga sheego ayaa wacan oo waa layidhi iyo mala awaal iyo cajalad beena aad rumaysato berigii culimada hargiesa oo dhan ayaa utagtay oo waydiisay hadalkaasi sheekha wuuna sheegay in wxaasi laga duubay oo lawaydiiyay cajalad beena oo lasameeyay ayay ahayd waagii maxaakiimtu shidnaayeen ayay ahayd oo culimada dadka iyo dawlada laysku dhufto larabay
@yaqubburhan7858
@yaqubburhan7858 3 жыл бұрын
@@liibanmumin6582 Waad mahadsantahay walaallo, laakiin indhaheenna ayaa inoo macallin ah. Shiikha waad aragtaa su'aalaha la waydiiyo isagoo katiinadaysan, sida loo jir dilayo korontadana loogu qabanayo waad aragtaa. نحن نحكم بالظواهر، والله يحكمبالخفايا ...
@abdullahiabdikadir7182
@abdullahiabdikadir7182 3 жыл бұрын
Sheikh iska Sibir Nabigaagaba Muxamed SCW Sidaa iyo Si kadaran baa Loogula Dhaqmi Jiray
@daalib486
@daalib486 4 ай бұрын
Salalaahu calehi wasalam 😭
@faskachannel2236
@faskachannel2236 3 жыл бұрын
اللهُمَ إني أعُوذُ بِكَ أن أَضِلَّ أوْ أُضَلَّ أَوْ أزِلَّ، أو أُزَلَّ، أوْ أظلِم أوْ أُظْلَم، أوْ أَجْهَلَ أوْ يُجْهَلَ عَلَيَّ}
@rodaarab4122
@rodaarab4122 3 жыл бұрын
Sheekh maxamed waa laf dhabarka culida reer soomaaliland xukumada deg deg ha ka soo jawaabto dhacdadan foosha xun Hana saarto maxkabad ruxi samayey
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 3 жыл бұрын
Waa dad gacantooda isku halaagaya markay culimada dulmiyaan ha iska sugteen cadaab aduunka ugu yimaada subxaanallaah
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
Wixii ay siyaad barre ku eedaynayeen snm ayay iyagii samaynayaan.
@miskihersi8003
@miskihersi8003 3 жыл бұрын
My heart Is heavy. It’s so painful. From what I heard The same thing was happened in Mogadishu. 7 sheikhs were killed n now we see the results. War umada maxaa ka Qaldan. I hope and pray that he comes home back to his family. War culimada nabad galsha.
@ilyesibrahim787
@ilyesibrahim787 3 жыл бұрын
Without the sharia of Islam expect the infidel's little helpers to destroy the nation. Tuugo qabyaalad iyo laaluush kunool aya Somalia meelkasta kuhabsatay. Laakiin xiligeena unbay noolyihiin. ALLAH aya caawindoona kacaanka somaliyeed ee imaandoona. Jabuuti somali galbeed ila NFD waa laxorayn. In sha ALLAH. Qabyaalad iyo musuq wuudhamaan. Somaliwayn way sonoqon markii ay dhamaanaato somali hurdowayn.
@nimcomohamed5602
@nimcomohamed5602 3 жыл бұрын
@@ilyesibrahim787 ppn0p
@nimcomohamed5602
@nimcomohamed5602 3 жыл бұрын
Oo0
@RushdiMedia
@RushdiMedia 3 жыл бұрын
فاصبر صبرا جميلا 😭😭😭🫀
@siciidali4034
@siciidali4034 3 жыл бұрын
Wadankan markaan naco waa markaa somaliland ha xishooto oo ceebtan ay noo soo jiidayso ha naga daayaan dadkan yar ee nuxuusta ah ee culimada ka xishoonayn magaciina naga dilay
@beerlulanoor5887
@beerlulanoor5887 3 жыл бұрын
Shiikaas wlhi si xun asoo loo dilaayo ayaan daawaday 2003 subxaanallaah walhi somalilland waligeed gaari meeyso meesheey rabto
@sultanlife5385
@sultanlife5385 3 жыл бұрын
soomaliland culumadi ayey dagaal kulajirta wlhi waa layaab
@mursal164
@mursal164 3 жыл бұрын
الله ينصرك وينصر المؤمين رب فلاتجعلنا مع القوم الظالمين
@VEllaa-e9i
@VEllaa-e9i 3 жыл бұрын
Aad iyo aad baan uga xumahay ugna jidhidhicooday uga murugooday shiikhan ilaahoow u hiili oo mujrimiintan uga hiili aamiiin aamiiin aamiiin 😭😭
@Habsame
@Habsame 3 жыл бұрын
Sheikh waanu ka xunahay waxa ku gaadhay
@salmayaxye7130
@salmayaxye7130 3 жыл бұрын
Sheikh.waanu.ka.xunahay.waxa.ku.gaadhay
@amaaracadey3358
@amaaracadey3358 3 жыл бұрын
shiikh allaha ku saacido waxaa ii muuqda in lagu dulmaayo talada illaah saaro waad ka bixi inshaa allaah
@saleebanali2905
@saleebanali2905 3 жыл бұрын
SHEEKH DHIBKA A KU GAADHAY WIXII KUU GEYSTAY ALLE HA KA ABAAL MARIYO. SHEEKH ADIGUNA U SAMIR WEY EEDI WIXII SOO ABAABULAY BEEN ABUUR KAN.
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 3 жыл бұрын
Iiddoor baa dawlad ah hayga hadho.
@zuhaylaadem1644
@zuhaylaadem1644 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 😭😭😭 wax naf ah yaan lasugin hadii culimada afaarahooda lagaley
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 3 жыл бұрын
Horta culimada somaliyed mad tirahdan Markad dhaheysan culimada Somaliland Dhaha culimada somliyed culimada cidna gooni uma lahan waa culima kadhaxeysa Somali Guulban idin rajeynayaa sheikhena
@abdinasirmohamud4156
@abdinasirmohamud4156 3 жыл бұрын
Wlhi waa ayaan daro in shiekha sidaa loo la dhaqmo. Waa ta kallee inuun hadii ay dawladu ku shaqo leedahay saw kuwa idhaahda Badhani waa Slland maxaa dadka taga loogu haystaa. Wllhi inuu sheekhu Burhaantiisa lasoo baxi oo Qolo hoose idin soo gali saa layskiin weydiin doonaa.
@Mrguuto1
@Mrguuto1 3 жыл бұрын
ariinta hoos hoos u dhame wll burhaantiina iska haysta dawladuna haka jawaabto ninkan waxay ku haysto
@abdinasirmohamud4156
@abdinasirmohamud4156 3 жыл бұрын
Abdirisaq wxn u jeedaa sheekhu wuu af gaaban yahay ee iska ilaasha cuqubadiisa cidii ku lug lahey
@mahamedsalmaan8986
@mahamedsalmaan8986 3 жыл бұрын
Wadadii Siyaad Barre uu ku hoobtay ayaynu cagta saarnayn. Culimada hadii aan la ixtiraamin iga walla in meel daran laynooga yeedhi.
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
War ixtiraamkiii culimada xaguu kulumay subxanallah
@rodaarab4122
@rodaarab4122 3 жыл бұрын
😭😭ax ax sheekh maxamed raali noqo hooy an culimada k ducaysano meesha laynaga haysto waa culimda la dulminayo
@abuuayuubibnuismaaciil1372
@abuuayuubibnuismaaciil1372 3 жыл бұрын
فصبر جميل والله المستعان علي ماتصفون
@xiyomohamed5355
@xiyomohamed5355 3 жыл бұрын
😪🤭 aad iyo aad bn uga xumahy arinkn soo gaadhay sheekaygii sh maxamed sh ismacil sirdoonka waxaan leeyahay wax hubsada intaydaan dadka uyedhin
@aaminamahdi762
@aaminamahdi762 3 жыл бұрын
Gobaaad ahyde guunba ku hezhay shiikh 👊😓
@daudiali8294
@daudiali8294 3 жыл бұрын
Walaahi wan Ka xumahay,, wan ooyay markaan Maqqlay,, ALLAH T.W HAXIFDIYO SH. MAXAMED ISMACIIL IYO CULIMADA DAMAAN MEEL KASTOY JOOGAAN,, ALLAHUMA AAMIIN...
@roodacabdi3341
@roodacabdi3341 3 жыл бұрын
Shkh maxamd ismaaciil alle haku barakeeyo
@cabdiraxmaan7014
@cabdiraxmaan7014 3 жыл бұрын
Ilaahay inkaar ha ku rido cida sheekha sharaf dhaca iyo bahdilka u gaysatay
@hamzehassan8184
@hamzehassan8184 3 жыл бұрын
runtii wa inagu nusqaan inaynu culimadii marjaca ino ahayd Inaynu ka ciil hadlino
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 3 жыл бұрын
Culumada ayaa hadana baxsanlaan SubxanaAllah Allah ha xifdiyo sheekha
@queensalwiita5469
@queensalwiita5469 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan uga xumahay walhi sidan in shelh yada lo galo maaha😭😭😭 walhi aduunyo akhiro sabaan ku jirana
@hirsimohoo4437
@hirsimohoo4437 3 жыл бұрын
Sh. Dadkaan hadaad habaarto waa aqbal ee arintaada allah u bandhigo kuwaan ma ahan kuwa allah kacabsada e
@ardoaxmed2193
@ardoaxmed2193 3 жыл бұрын
Insha allah xaqa aya guuleesan doona
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 3 жыл бұрын
War wadaad mar hore ayaa loo xidhay marka sirdoonka somaliland dushay kale socdaa marka xagaa u tegay wax ku dhaw malaha al shabab joogto marka wayka shakiyeen wax porsonaal ah maha ama siyasad wa shaki wax wayn wadaad qudhiiisu hadu ogtahay in laga shakisan yahay Wa inu dalwada la socodsiyaa marku meeaha tegayo si shaki u iman ila sirdoonka qudhiisa masuulad baa saran
@Libaan99
@Libaan99 3 жыл бұрын
Aad iyo aad cid walba masuuliyad baa saaran.
@saidhersi1516
@saidhersi1516 3 жыл бұрын
Siilkii Hooyadaa. Ayaa kala socodsiin iyi alshabaab Nacalaa. Guntii idin dhashay kuyaal nacalad nacalad dhashay. Idoor afqarmuune bal Waxaad ka heshaan Aan aragno culimada iska xirxirta
@farhanyare4332
@farhanyare4332 Жыл бұрын
Subxanallah
@nimcomohameddahir3689
@nimcomohameddahir3689 3 жыл бұрын
Siyaad bare markuu dawladiisiii burburaysay waxay ka biloowday culimada markaa halanabad geliyo shheekha yaan la idinka raacine
@muslimmideeye9820
@muslimmideeye9820 3 жыл бұрын
Culimadu wxy sidaan dhaxalkii ambiyada cida dhibaataysana dhibaato iyo balaayaa ku habsanaysa niyada ku haya taa
@crahmanshiine4743
@crahmanshiine4743 3 жыл бұрын
Sheikhan allh xafido
@aishamohamed5469
@aishamohamed5469 3 жыл бұрын
heee ceeb caleeyka ceeb caleeyk manta culmadii miyaad kudaydeen
@hindaciise4601
@hindaciise4601 3 жыл бұрын
Wlhy Somaliland Askarteedu wey Khaldan Yihiin
@Koronto-w6k
@Koronto-w6k 3 жыл бұрын
Illahay baynu waydiisnay cid waxa xunwadaa inuuu inga qabto ee inagu dhex jira alllow jahliga nagaa saar amiin amiin
@farhiyoabdisharif2258
@farhiyoabdisharif2258 3 жыл бұрын
S.LAND WALEE CULUMADA AYAY U SO DHIGTEEN O KU QARIYAAN QOOMO LUDKA .WALEE WAD BABIDONTAAN AQOSI DINTA AD KU BADALAYSAN SOMALIA WA💯 MUSLIM IN YAR O HADA HUNGURI QADAY MOYEE KUWASNA XIDDADODA LASIBAYA E TOOSA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
wllhi waa calool xumo
@wabaricali1380
@wabaricali1380 3 жыл бұрын
Asc sh maxamed allaha xidiyo... Somaliland waxaan leeyahay waxa aad lagoosany saan ma in culima ladulaystaa waxaan kuxumahay in shiikha saas loola dhaqmo waxaan sidaas sila eg ugaxumahay xasuuqii loogays Tay beesha dhexe ee somaliland ogaada gardaradu waa mugdi ....mida kale sh maxamed dadka soomaaliyeed oo dhan ayaa ubaahan
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 Ай бұрын
Waa dhaalim ka saas kuu dulmi yey gor dhaqa leh Allah haqabto
@quicknessinc7654
@quicknessinc7654 3 жыл бұрын
Sheekh aad iyo aad uga xunahay xaq darada geedna loogu soo gaban sheekh dartiis ayaan dad xanuusan uga soo wadnaa dhulka gaalada ubad cadho i qabatay walaahi tigthkii wuu noo goanyay subxanalaah islaax ayuu ku maqnaa raali gelin buuxda siiya sheekh
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 3 жыл бұрын
Sheekhan waa sheekh dulman Allaha haka so badbadiyo kuwa afduubta horaya waa lodulmiyay shakha u duceya 🥺😥😭🤲
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Aad iyo aad, Ilaahy shartooda iyo dhagartooda hagarab mariyo
@daudiali8294
@daudiali8294 3 жыл бұрын
WALLAAHI THUMMA WALAAHI,,, HADII ANLAGA HORTAGIN MAANTA SAADANBE AAD UGAANDOONTAAN
@ZainabEsseArabeeto
@ZainabEsseArabeeto 3 жыл бұрын
صبر شيخ محمد إن الله مع الصابرين
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 жыл бұрын
wlle waa duni aakhur sabaan hadiiba culimadii la siyaasadaynayo
@hamzahamed4334
@hamzahamed4334 3 жыл бұрын
Ummadda mustaqbalkoodii iyo Danyartii iyo jiilkii cusubaa qaad ayaa lagu sumeeyay Culumadiina RRU iyo sirdoonka Ingiriiska ayaa loo adeegsanayaa. Alloow tuugta naga qabo
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 3 жыл бұрын
SHEIKH MOHAMED ISMACIL ALLAH BAA KULA JIRO CADAWGA ALLAH KA HAAYO WAA MAYL BAHAL GALAYN AH SOMALILAND HDANE CULIMADII BAAY XIRAYAN SUBHANLLAH🥺
@fadumoaxmed4192
@fadumoaxmed4192 Жыл бұрын
Sorry and sorry 😭😭😭😭😭😭😭😭
@hamarihoreeye4882
@hamarihoreeye4882 3 жыл бұрын
Hello daaya sheikha waa harti waqooyi waa anagee
@faizaahmed5729
@faizaahmed5729 3 жыл бұрын
Allh ku xifdiyo sheekhow walhi waan ma murugeysanhy lakiin Allh ku ilaaliyo
@farxiyacabdile4801
@farxiyacabdile4801 3 жыл бұрын
Walahi wa ayan daro in shekha sida lola dhaqmo
@MaxamedCismaan-p9y
@MaxamedCismaan-p9y 2 ай бұрын
Inalaaha yuxubu saabiriin❤❤❤
@قناةالأخأبوشجاع
@قناةالأخأبوشجاع 2 жыл бұрын
5:20
@sagalmohamed4316
@sagalmohamed4316 3 жыл бұрын
Badhan batagtay madarki makugubay
@Muzamil701
@Muzamil701 3 жыл бұрын
Muuse Biixi Najis Najis Dhalay
@mubaarigdaauud6460
@mubaarigdaauud6460 3 жыл бұрын
Miyaad isku dhigaysa culimo mise waad tahay
@c.raxmaanxuseen1640
@c.raxmaanxuseen1640 3 жыл бұрын
Hada haka hadlaan sirdoonku waxay uugu yeedheen waana arin cadaalad xuma ah iyo sharrrrrraf baabiin ah
@اسماءاحمد-د4ت5س
@اسماءاحمد-د4ت5س 3 жыл бұрын
Subaxan allh aad baan u gaxan ahy wlhi 😭😭😭😭😭😭
@nuuranmuse2672
@nuuranmuse2672 3 жыл бұрын
Wlhy ciilka iga qaptaY zidaY udhaqmayan dawalda somalilnad izku zheega wxni dalkaY na nacziinyzan mrkaY culimadyadii zidaz ugaleen😡😡😡😡
@abdirahmansomalichanal1682
@abdirahmansomalichanal1682 3 жыл бұрын
Sorry culimada ka xishooda
@maryanhusseingaranemaryan3335
@maryanhusseingaranemaryan3335 2 жыл бұрын
والعاقبة للمتقين
@naimoh3796
@naimoh3796 3 жыл бұрын
War sida halasi kudhamo ee culamada hala ixitiram
@ilhanabshir1690
@ilhanabshir1690 3 жыл бұрын
Somaliland san maa nabad kuu hayastin
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 3 жыл бұрын
Maxamad kaloo aad soomaalilan ka sugeysiin oo aan qabyaalad iyo faquuq aheyn Mana ahan marki koowaad
@hindaabdirahman1180
@hindaabdirahman1180 3 жыл бұрын
Alle khyr badan hasiiyo
@queenaraweelo5915
@queenaraweelo5915 3 жыл бұрын
Dadkaas baa leh waan goeynaa oo wax baan nowoneynaa. Dadka dhan xsbsi bey ku jiraan. Xagee aduunka loogs dhaqmaa qof meeshuu rabo ma tagit karo. Kaliya maxasbiista baa SaaS loola dhaqmas
@osman6879
@osman6879 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 allow u gargaar culimadeena
@kalihaid4878
@kalihaid4878 3 жыл бұрын
Halaga xishoodo oo hala sharfo
@MARAbdi-oy9zz
@MARAbdi-oy9zz 3 жыл бұрын
Waan kahumahey walahi
@salmaansamaan1603
@salmaansamaan1603 3 жыл бұрын
Mouse mahad iska qabataan
@adnohiimaan5316
@adnohiimaan5316 Жыл бұрын
Aad bn uga xumhy 🥺🥺🥺
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Badhan waa jahuuriyada Somaliland ee sheekha faraha halaga qaado
@degandawlo8704
@degandawlo8704 3 жыл бұрын
Sheikha kuso laabo goboladada iyaga laga cisayn ceergaabo wa la wada dega sheekha hala garab istaagto uma qalmo in sida logalo
@shibbingoala6407
@shibbingoala6407 2 жыл бұрын
Shikha ifka ayaa looga abaamarinayaa khaladka laga galay. Mangaabyadii falkaa sameeyeyna habaar baan udiraynaa ah. xaqqa llaahay haku soo de dejiyo. Somaliland Saad doonaysaan inaad kayeeshaan waa maalmo kooban, from Somaliland Man.
@HassanMohamed-pw9jg
@HassanMohamed-pw9jg 3 жыл бұрын
Mouse biaxial tuug
@fatumali4500
@fatumali4500 3 жыл бұрын
Sheekh maxamed ilaahay inta kugu maqan alle hakaa caabiyo 😭😭😭
@suberyare8645
@suberyare8645 Жыл бұрын
Ninkan ma daaroodbaa
@maryanadan2152
@maryanadan2152 3 жыл бұрын
Intan culimada iyo masakinta dulunkaan lagu waado meel gaari meyno walahi
@hamze8948
@hamze8948 3 жыл бұрын
Sheekh Maxamed sh.Ismaciil waa mid kamida culumada dabiibtay dad badan oo xanuusanaya allh dartiina caafimaad ka helay lkn sidaan xasuus mar hore loo xidhay arima alshabaab ahaa isagoo in muddo ah soo dhamaystay laga yaaba in wali sidii looga shakisanyahay
@handabilanbeautyofficial9348
@handabilanbeautyofficial9348 3 жыл бұрын
Waxaas dadhka haku sasabin sheydan yahow oo dhawo dilifka ah lkn anaga mayeleno culumadena oo dhan calamkasto hakaso jedane in ladibateyo wayo diintena ayee fairyland allaah dhowre culimakadhena oo dhan melkasto ee jogaan 🥰🥰🥰amiin yarabi
@hodankarshe9441
@hodankarshe9441 Жыл бұрын
Ma kaso carartid maxa u aaday adiga
@hindaciise4601
@hindaciise4601 3 жыл бұрын
Ilaahey Ha wada Rogo dhamaan
@halimahassan657
@halimahassan657 3 жыл бұрын
Asc maansha allaah sheeq illaahey ha ku xafido dalkaadii Hooyo ayaa la isku xukumayaa subxaana allaah Soomaaliweyn oo dhan ayaa kuu daqnatay .halkaad ku dhalatay ayaa laguugu hanjabayaa taasi waa kaa xoog badnahay weeye laakiin illaahey ha ku dhowero.dhamaan reer kada iyo.caruurtaada
@ayanabdi8499
@ayanabdi8499 3 жыл бұрын
ربي يحفظك شيخينا العزيز ❤🌹
@sahammasri6391
@sahammasri6391 3 жыл бұрын
Noolow
@manaishasaid2203
@manaishasaid2203 3 жыл бұрын
Subxaana allaah war dadkan weey waasheen hadana maculimada ayeey udhaceen.haduu tagay mawaxuu tagay dhulshisheeye
@abdirahmanismaciilshyusuf4024
@abdirahmanismaciilshyusuf4024 3 жыл бұрын
Waa ceeb wadaadka halaga xishoodo haddi la rabo argagixisada lala dagaalo wadaado dadka gaaleeya ayaa jidha ee hala soo xidho
@cabdihaashi9254
@cabdihaashi9254 3 жыл бұрын
Shiika anagaa umarkhatiya wàa indiinle oo wanagaan from burco
@saroail3279
@saroail3279 2 жыл бұрын
9p9
@abdalahali6808
@abdalahali6808 3 жыл бұрын
Cadaalada ilaahay ayeynu kuwaas u dhaafaynaa
@abdulqanimohamed1651
@abdulqanimohamed1651 3 жыл бұрын
Umadi culimadooda dibeysa halaagsantay …
@xaragosiciid6416
@xaragosiciid6416 3 жыл бұрын
Sorry sheekh maxamed wkhi waan ka xumay lkn dulmiga hadaan laga hadal waynu halgsamaynaa
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 12 МЛН
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 72 М.
Dawro: Dhibta Macaasida Sh.Maxamed Ismaaciil Xassan
31:54
True Cable Tv
Рет қаралды 20 М.
Casharkii 92aad Suuratul Anfaal 1 - 40 Sh. Maxamed Ismaaciil Xassan
1:10:47
Waa Kuma Dr Sh.Maxamed Sh.Ismail Waxan Dugsiga Ku Iibin Jiray Bur Saliid
28:34
Anbiyada Iyo Qisooyinkooda "Sheekh Maxamed Ismaaciil"
38:38