DEG DEG: SHIR JARAA'ID SHIRKA ANKARA EE SOOMAALIYA & ITOOBIYA - FASHIL & KALA TAG

  Рет қаралды 73,809

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 331
@fadumomaxamud1393
@fadumomaxamud1393 2 ай бұрын
Maasha Allah Wasiir Axmed M. Fiqi Mas'uul Sare Meeqaamkeedaad Marsiiday Mahadsanid 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
GUUL SOMALIYA MNSHA ALLAH ilaahay haku xifdiyo jaale wasiir
@aweysa.1422
@aweysa.1422 2 ай бұрын
Asc , Moowliid iyo Maxamed ,Etiopia ineey bad, heleyn weey ogtahay laakiin hoowshaan waxaa kadanbeeya wadamada carabta qaar ,Imaaraad iyo Sacuudi oo diidan ,heshiiska, Turkiga eey shidaal noogu soo saareyso iyo bada noogu ilaalineeyso ,Abii lagac buu qaatay si soomaaliya qalqal ugaliyo barista shidaalka .thanks walaaleheey
@saacidcaafi1045
@saacidcaafi1045 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 dhul hore ayaa ku maqan uma heeyno bad ethiopia dagaal ayaanka xignaa. Somalia soomaali baa leh
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Mnsha allah wasiirka arimaha dibada, fiqi waa ku mahadsanyahay difaaca dalkiisa ,dib danbena itopia yeynanaan uga wada halin dhulkeena iyo badeenaba insha allah
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 2 ай бұрын
WA XAASI WAA CEEB.WALIBA CEEBBAY KU TAHAY DOWLAADA SOMALIYA OO IS BAHDISHAY WLHI.
@Maxamednuur-z8h
@Maxamednuur-z8h 2 ай бұрын
Guul guul guul Soomaaliya from ogadenia
@muslimislaan
@muslimislaan 2 ай бұрын
❤❤❤
@XasanBashir-t1z
@XasanBashir-t1z 2 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay ustaad mowliid Haji abdi
@Falisjama-x4w
@Falisjama-x4w 2 ай бұрын
Somalia guul inshalah dalken an difacano somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Falisjama-x4w
@Falisjama-x4w 2 ай бұрын
Wan difaacan somalia 🇸🇴 inshalah inta qof nag nolayahay dhulken lam qadan doono
@AQOONT_IFTINSHE
@AQOONT_IFTINSHE 2 ай бұрын
,🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Djibouti Allah guul iyo horumar haa siiyo ❤❤❤❤❤❤ i love my cantre j'aime mon pays Djibouti
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 2 ай бұрын
Jabuuti baa qeyb ka ah in heshiiskaan la diido waayo faaido kuma ay qabto 😂
@abdiosman2676
@abdiosman2676 2 ай бұрын
Freedom somaland
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 2 ай бұрын
Guul soomaaliyeey guul Guul wiligiin guul
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Badba ilaahay idinma siinine ma anagaa idiin hayno
@fadumomaxamud1393
@fadumomaxamud1393 2 ай бұрын
Soomaaliya Soomaali Baa Leh CIR, DHUL IYO BAD 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 2 ай бұрын
Mansha alaah wasiir axmad fiqi mahadsanid guul gobanimo soomaalidii midoowdoo sixirkii baxyoo samaatey
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk 2 ай бұрын
Waziir fiqi waa wadani guuleyso
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 2 ай бұрын
Thank You HBN TV as correct news is shared with us❤❤.
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 guul gobonimo mashallah
@ManSabriye
@ManSabriye 2 ай бұрын
Mashalah guul soomali weyn wasiirka wa nin adag si toos ah ayuna nomatalay Ethiopia waxan dagal aheyn nagama dhaxeeyo🇸🇴🇸🇴
@AbdirahmanMohmmed
@AbdirahmanMohmmed 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 gull inshallah 🙏 ❤️ 🙌 amin amin amin
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 ай бұрын
Guul insha allah umada Soomaaliyeed gumaysiga Ethiopia hadhaco dabadhilifka ushaqeeya shisheeyaha hadhaco mardambe yan wada hadal lala galin
@NajeepYare
@NajeepYare 2 ай бұрын
Guuul guuul somalia
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 2 ай бұрын
Mahadsanid wasiir, meel fiican baa dhigtay.
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 ай бұрын
Mahadsanidin sxp
@CabguCada
@CabguCada 2 ай бұрын
Guul jamhuuriyada Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cismancabdi5317
@cismancabdi5317 2 ай бұрын
Muu yidhaahdo dhulka somalia ee haystaan xabashidu ayaanu soo ceshandoonaa ishaöaah
@AQOONT_IFTINSHE
@AQOONT_IFTINSHE 2 ай бұрын
❤❤ waan kuu qabanay sher iyo like ❤❤❤
@nimcaabdikarin2213
@nimcaabdikarin2213 2 ай бұрын
Eithopia inaan wada hadal kala galno dhulkena ayaaba qalad ah, mahadsanid waziir fiqi sida uu mowqifkaaga u cad yahay, bal arag marqanland ceebtee umada soomaaliyeed usoo jiideen😅
@amalomar860
@amalomar860 2 ай бұрын
Halyey qaran Axmed Macalin Fiqi guuleyso wax mahaysatada Ethiopia weekdays waa qar iska tuurnimo badd ilahayba masiin hadana mahelayso
@Manan604
@Manan604 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉guul insha allaah
@abdulrahmanbaarebaare5902
@abdulrahmanbaarebaare5902 2 ай бұрын
Aslm wanalaga wataa sababtoo ah Ethiopia hakanoqoto walaga tanaasuley 😂😂😂❤ Kheyr inshallah
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 2 ай бұрын
Well done Mr fiqi❤
@maxamuudgurmad3752
@maxamuudgurmad3752 2 ай бұрын
Soomaali land guul
@muslimislaan
@muslimislaan 2 ай бұрын
Guulesta somaliyeyy❤❤
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 ай бұрын
❤❤❤🎉😂😂😂😮😢❤❤Asc ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh ❤❤❤😂😂😢😢😅😅
@islamisthebestreligion1738
@islamisthebestreligion1738 2 ай бұрын
very good badeena boob looma rabbo ❤❤❤ Xasan Shaekh thanks madax weeyne Qaran hadaan kuu qiray
@SakariyeAhmed-oi7of
@SakariyeAhmed-oi7of 2 ай бұрын
Soomaaliya Guul❤
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 ай бұрын
Maashaalaah ilaaheey ayaa noo gargaarey alxmdulilaahi rabil caalamiin fiqi ilaaheey ha barakeeyo
@MedIsaac
@MedIsaac 2 ай бұрын
Ethiopia and Jsl gool
@fadumomaxamud1393
@fadumomaxamud1393 2 ай бұрын
Somaliland,SomaliSky and Somali Ocean is for Somalias "Wake up" 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Turkey 🇹🇷 HELP palestine 🇵🇸
@nimaokibar662
@nimaokibar662 2 ай бұрын
Guul guil guul Somaliland
@burjilibax
@burjilibax 2 ай бұрын
Guul viva somaliland
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 ай бұрын
Guul daro rao
@AQOONT_IFTINSHE
@AQOONT_IFTINSHE 2 ай бұрын
Somaliland wadan mahaa waryaa 😂😂😂😂😂😂
@CumarJamali
@CumarJamali 2 ай бұрын
Habalyo hbn
@jamacadan2200
@jamacadan2200 2 ай бұрын
Guul somaaliya insha allaah , dhulkeena gorgortan ma'ahan gorgortan ma'aha marna hakayeelina in meel ciidan itopia eyso galan bada somaaliyeed waa qalad marka kowad itopia boobka ey wadato wax nogama qadeyso jiljileec eysan idinka helin siyasada dibada wan oga abkaaney itopia ee ha isasiinina somaaliya guul somaaliya insha allaah Aamiin
@Ahmedsharif-g4k
@Ahmedsharif-g4k 2 ай бұрын
Dadka somliyeed from lawyacado kismaayo mogadisho gedo xaradheer garoowe galmudug ssc khaatumo baladwayn hiiraan baydhabo bakool qabri dahar diridhaba jigjiga balcacad jawhar afgooye golwnn marka baraawe marka boorama dila saylac lughaya buuhoodle xargaga somali oo dhan dhulkiina dhacsada❤❤❤❤
@Ahmedsharif-g4k
@Ahmedsharif-g4k 2 ай бұрын
Iidoor waa dhiloobay waa in ethopia loo raro balalanteeno waa taa
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 2 ай бұрын
Dariiqii bada lagu iibin lahaa in la wadaa aamiin sanahay waar soomaliyeey jooga. Reer phalastin ha ka dhiigina jiilkiina dambe
@halbowle0187
@halbowle0187 2 ай бұрын
Masha Allah tabarak waa war wanagsan kuna mahadsan dowlada awalba qalad bay aheyd in aan ethopia lagala hadlin dhul bad iyo hawo ay Somali leedahay hadana burburka shirka waa qalbigeena ee ethopia hadey awood is badeyso hasoo galiso ciidankeeda dhulka somalia hadeysan ka shalaayi wax badso wax beyl bay leedahay waa maahmaahdeena
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 2 ай бұрын
Kolay Ethiopia bada Somaliland ee red sea ⛵ ayaay imanaysaa .maana raabto bad ay somalia ledahay
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 2 ай бұрын
​@@khadramahamed-qn2dqcar wataase ha timaado car .... Ethiopia bad umahayno
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 2 ай бұрын
@@SomaliMaxamed-w9g Somaliland badeda dhashii SNM ayaa wax laga waydiya ee cadawgii somalia failed State of faqashland Malin cad ka dirtay.waxa dhashii Amison ka ahow ee xalane lagu dhalay
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 ай бұрын
​diilo oromo xon tahay snm iyo oromo waan waseyn
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 2 ай бұрын
@@AbuukarMohamed-v4t wasmo hadaa raabto xalane iska xadiri dhashii Amisond sinada ku dhashayey
@maxamudsiciid-k3t
@maxamudsiciid-k3t 2 ай бұрын
Alxamdu lillaah maashaa allaah
@jeimoha3286
@jeimoha3286 2 ай бұрын
Wasiir Fiqi waa geesi aan hadalada la gaban
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 2 ай бұрын
Somaliyeey mid ogaada kuwa wata magaca Somaliland iyo calanka Somaliland Somaliland ma matalaan waa Oromo af somaliga baratay waxayna caayan somalida dhamanteed waxayna so qoraan ethopia iyo Somaliland waa walaalo anaga ethopia manihin walaalo iyo OROMO ba marka waa jawasis ee iska jira
@asha3777
@asha3777 2 ай бұрын
Maxaa na daba dhigay Ethiopia, wadan balaadhsi bay ku jirtaa tan iyo intaan jirnay. Somali. Allaha naga qabto
@rashiidcumar8631
@rashiidcumar8631 2 ай бұрын
❤❤❤❤somaliland guuuuul❤❤❤❤
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 2 ай бұрын
Guuul soomaaliya from galmudug
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 ай бұрын
Somalia government didn't know Somali land before 1960 and again we only enjoy together 20 years only and again we don't know each other
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 2 ай бұрын
@ilhamdahir9915 Hye OROMO after kaan English ka ah ee bac butulugta ah xagee looga hadlaa orod oo iimanso afkaaga amxaarka ah
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 ай бұрын
@jamaalyussuf1826 don't tell me what to do and you don't know me and get a live
@Cumaryusufcali-j7b
@Cumaryusufcali-j7b 2 ай бұрын
Waa.sax.ha.burubo.itobiya.ayaa.saxan.
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Ama Turki u carara ama Masar ayaa na difaacaysa meelahaaa kaga sheekeeya, Somalliland waa maroodi dhulkiisa jooga.
@Naasiribrahim-ky9lj
@Naasiribrahim-ky9lj 2 ай бұрын
Tukigu waa maxbuus 100 sanadood xiidhnaa uraaye
@YaasiinJaamac-kd3su
@YaasiinJaamac-kd3su 2 ай бұрын
Waan.kusaalamy.wll.
@yurub5288
@yurub5288 2 ай бұрын
Guul somalilaan cadowgeedo hajabo No more somali weyn iyo faqash
@AhmedMahad-pv7zk
@AhmedMahad-pv7zk 2 ай бұрын
Smasha Allah wasiir faaqi balse marna sax mahaan in wax wada hadaal lagala gaal ariinta bada iyaago oo aan xaqiijiin madax banaaniida somaaliya radiisaan wadaan kacawiiyo dhanka amaanka oo aan aheyn turkiiga madama u sax la yahay itooboya siida Pakistan oo Kalle ah
@Khadib-l2b
@Khadib-l2b 2 ай бұрын
Aniga waxaan dhihi lahaa let somaliland to be recognized since she want to know every one but giving away our sea is not good for us we gonna be like may Allah help them like our brothers and sisters Palestine. When the enemies sees us we are divided.
@mohamedyusuf9806
@mohamedyusuf9806 2 ай бұрын
Somaliland guul qadaadwayn ha ooyan
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 2 ай бұрын
somaliland uma baahna gumeysiga itoobiya caqligu hashaqeeyo in itoobiyo inaku gor gortanto miyaad ku farax santahey aawey damiirkii dad nimo
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 2 ай бұрын
@mohamedyusuf9806 OROMO Maxa magaceena ka rabta waa ku ognahay ina tahay orom ku hadla luqada somaliga orod oo af amxaarigaga imanso
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 2 ай бұрын
​@@jamaalyussuf1826adbaa maxa cadayn uu haysataa inaa tahay dhashi Amison waa cadahay
@CabdiAliyuusuf
@CabdiAliyuusuf 2 ай бұрын
Utopia ha dhacdo somaliland ha jirto
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 2 ай бұрын
Kkk makuu sheegaa cida idiin bixisay YamYam iyo Qadaadwsyn waa idinka Adeeradaa waydii yaase idiin bixiyey inta aadan qof kale Ku caayin
@abdimohammed7522
@abdimohammed7522 2 ай бұрын
Ethiopia, waali ayey ku socotaa, waxaana u fududeeyey waa kala dadsanaanta Soomaaliya. Geedi wuxuu yiri " Godineey imma goyseen haddaan barkay kugu jirin".
@HassaAli-j8e
@HassaAli-j8e 2 ай бұрын
Xalka ugu wanagsan waxa waye in Ethiopia laga so 50 000 si u dhihkn mar kle 100 m nahy xal ka fcn ma jiro sa qabo
@CaliFarxaan-u2v
@CaliFarxaan-u2v 2 ай бұрын
Somaliland guul
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 2 ай бұрын
Somalia 2nin oo tuugsada ayay gacanta ugashay xasan habralaaye iyo adan digsi
@calaydhchannel2541
@calaydhchannel2541 2 ай бұрын
Guul Somaliland❤❤
@islamisthebestreligion1738
@islamisthebestreligion1738 2 ай бұрын
war farxad leh mudane Axmed Fiqi gees haleey baa tahay
@mijodheere4359
@mijodheere4359 2 ай бұрын
Waa ceeb inay soomaaliya inay ka ogolaato wada hadal badeena inay lafutaba itobiya
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 ай бұрын
Itobiya Somalia Ayaa dhul somaliyed Kaga maqan yahey mnta Iney baddeena Qab ku darsadto ama qadadto Wax dhaceysa mahan mana aqbaleyno Madaxda vila Somalia joogta Xidtaa iney itobiyaa la fariistan ma aheyn ka lana doodan Bad aynu leenahey Si kastaba ahaadtoba Somalia Guul iyo Ineysan u dabcin itobia ayaan u rajeyn
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 2 ай бұрын
Somaliland and Ethiopia guul inshallah cadawgodu ha jaabo xalane lagu isticmaalo
@jamalaraya9038
@jamalaraya9038 2 ай бұрын
Warka xaqiiqda ka sheeg Waxan ku haystay wariye madax Banaan ethiopia waxay rabtaa Bad ay u madax banaan tahy Saldhig military kadhigato Somalian tasi ma ogola
@shaaficiaadam1184
@shaaficiaadam1184 2 ай бұрын
SOOMAALILAND ALLAW AQOONSI SII 😊
@farxaanmaxamed6439
@farxaanmaxamed6439 2 ай бұрын
Soomaaliya wayqaldayta
@muslimislaan
@muslimislaan 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@adanadan1926
@adanadan1926 2 ай бұрын
Hawiye Dawladnimo maistaahisho wallahi Dawlada waadatod farmajo Allah daayo
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 2 ай бұрын
.nacalaa.adiga.iyo.itoobiya.ku.yaal.xayawaan.ruuf.yaan.
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 ай бұрын
Darood laguu caayi maayo ee qaxootigaaga iska joog inta noloshaada ka dhiman
@najeepjabriil5262
@najeepjabriil5262 2 ай бұрын
Itopia dhul iyo dad Aya noga maqan wax kale umaheyno badeyna iyo dhulkeyna uma ogolin manadoneyno in dadkeyna lagu gumafo dhulkoga etopiaya fiyaah haladhaho
@Abdikhalaqahmed112
@Abdikhalaqahmed112 2 ай бұрын
Mzhalha wey somaliland waa la aqoonsanya inshalha dowlda xamarana wey jabaysa
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Ilaaahoow.badeena.noobabaadi.dalkeena
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 2 ай бұрын
Guula.wayo.nin.kuyidhi.sinsamano.adiguna diid sarantiisa ❤❤❤❤❤
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 ай бұрын
♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 2 ай бұрын
Dalkasta sidu rabo no shegey itobiyo waxey wadda ku qabso ku qadi meysid lakiin somalilend maxey rabta itobiyo lacag xagal qalam ma hayan ee ma cabsi
@NuurBarre-lo6fk
@NuurBarre-lo6fk 2 ай бұрын
Waa sax
@CumarJamali
@CumarJamali 2 ай бұрын
Habalgo hbn
@ahlanhussien
@ahlanhussien 2 ай бұрын
Guuuuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤ gardarane ma guulaysto
@MukhtarXasan-hp6cw
@MukhtarXasan-hp6cw 2 ай бұрын
Gobol weeye ee soomaliya dheh
@FaqiHassan-j1t
@FaqiHassan-j1t 2 ай бұрын
Orom af somaliga qasabanaya hadaalin
@cirka4497
@cirka4497 2 ай бұрын
Oohinta reer afweyne
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 2 ай бұрын
Calanka towxiidka leh somaliya ha qaada to
@ayansm7785
@ayansm7785 2 ай бұрын
Ilahayow noga xifdi dhulkeena iyo badeena cadawka dariska ah
@asha3777
@asha3777 2 ай бұрын
Waxay rabtaa Ethiopia ina ay Somali oo dhan ka saxeexdo Badeeddda meel ay joogaanba
@NurGacan
@NurGacan 2 ай бұрын
Mawliid dhaxdhaxaad ka ahaw arintan reer somalind waan ku daawanaa laakin sidaad uga waranto dhaxadhaxaad noqon aniga somliya lanama yidhaa somalilnd nahay dhulkayiga haysnaa somali way kala tagatay ninkasta intii ilahay ha u barkeeyo
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 2 ай бұрын
Adigu maxabashi baa tahey
@Cabdiqani-k5b
@Cabdiqani-k5b 2 ай бұрын
Hhhh waar nio nin kan waa koonfur mana aha wariyihii BBC da aan naqaanay hadda halkan waa maqaaxidiisa suu doono ayuu uga hadlayaa , markaa ma amaan baad ka fili iska illow waxyaabahaas , kaliya kadaawo wixii ku qanciya ? Ani waxaan kula socdaa kaliya akhbaarta Gaza uu soo tobiyo
@kaaha1233
@kaaha1233 2 ай бұрын
Waar waxan wey ciilan yihiin 😂 lkin calooshey ka oyayaan😢
@maxamuudhusseinabdi
@maxamuudhusseinabdi 2 ай бұрын
Ethiopia waxaay daganyihiin qasab wax igu siiya
@istanbulelmi5200
@istanbulelmi5200 2 ай бұрын
Itobiyo waxaa nagadhaxeeyo xabad
@HiilyeAli
@HiilyeAli 2 ай бұрын
Asc waxa aan ttageraya inay itobiya ka noqonin go,Anka ay LA gashay somaliland
@xassanshaqayste3717
@xassanshaqayste3717 2 ай бұрын
Mowliid xaaji sxb waxaa tahy wariye wayne oo caan ah dadka ka aragti dhiibta warbixinadaada maxaaa block usaartaa maxay tahy sababtaas
@hanadsaid4581
@hanadsaid4581 2 ай бұрын
Walaalayal waxa weye turkiga lafti waxu wata tantisa lkn somaliya wanak uma wado wayo asarbijan dhuljedi ayu usoceliyay anagana wuxu raba inu dhulkena ino gorgonian galiyo somaaliyey kaca
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Waxa ceeb inoo ah in Ethiopia ku dhici wayday Eritrea oo ah 4million ah, ayna rabto Somali oo ka badan 25million inay bad ka qaadato, anigu waxan ku talin lahaa yaan la horfadhaysan Ethiopia ee hala sugo inta ay imanayaan bada somaliya dabadeedna halaga qarxiyo 4ta donyood ee ay faransiiska kasoo amaahatay
@AQOONT_IFTINSHE
@AQOONT_IFTINSHE 2 ай бұрын
Somalia maxay uu so saran la'dahay shda'yeda maa maalinta qiyaame ayay so saranaysaa wlhi somalia ma rabto horumar 😂😂😂 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 2 ай бұрын
Wa dowlad jelecsan in ay ankra adan maha
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 2 ай бұрын
Shirkan jaraayid ma fashilmin Mr. Mawliid ee sideed u tidhaa uu wuu fashilmay ?
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Turkiy.waa.in.tisiyaa.inaanan.yeelikaran
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 139 МЛН
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 2,9 МЛН
GANTAALKA CAQLIGA LEH EE MUCJISADA AH EE TURKIGU SOO BANDHIGAY
14:10
HBN Online TV
Рет қаралды 189 М.
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 139 МЛН