❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah will lay bolis geesi guul
@farduusmohmud97518 күн бұрын
Iyagaa fadhiisan waayaye Snm ha adkysato
@OmarFarah-x4l18 күн бұрын
Jaamacw ma hargaysaa dawlad ah mise jamhuuriyad ah mise qoys ayad xayasis usamaynaysaa
@MuhiyadiinOsman18 күн бұрын
That's true somaliland/ìdoor waxba kama quseeyaan waxa kadhacay DDS
@MohamedBarrrow-mh5gg18 күн бұрын
Inta la xasuuqay Allaha u naxariisto. Inta wax xasuuqdayna waa in la kala diraa aan dib dambe wax ciidan ah looga qorin, laakiin dhibaatada waa Madaxda Ethiopia khaas ahaan Ogaadeen & Beesha Arab.
@IbrahimFarah-gh5cf12 күн бұрын
Niyuu police arab ayaa xasuuqay midgaha midguhu dhaleen
@IbrahimFarah-gh5cf12 күн бұрын
Ogaadeen xabashi ayaa gumaysta
@massmass830018 күн бұрын
Wax somaalilaand la yidhaaho Ma jirto waa snm qaawan Jaamacw sxb
WASARADA ARIMAHA GUDAHA MAAMULKA SSLL WAXAY CADAYSTEEN INAY SOO DUULEEN OO ARGAGIXISADA DABADA KA WADEEN WAANA DAMBI WEYN.
@_Khaalid18 күн бұрын
Waa in lasoo xidhaa dameerka
@axmedaden165518 күн бұрын
Caqliga cagdheertu waa kaa dadka deegaanka dacawalay saw kumay daan cunsuriyeyn inay somaliland kasoo jeedaan,ma dad cidlo ka beermay baa shaadhka dawladeed ee aad uxidhateen kiisa ayaa laydiin xidhanayaa,mida kale dawlad deegaanka aad leedahay iyaga ayey ka tirsan yihiin saw kuwa laynaya maaha,anagaa caqliga ogaadeenka hanoola imanin asqo yahay
@shamsoabdul618518 күн бұрын
Qaayin tuug jamac tuug
@CabdiXaashi-gy6fv18 күн бұрын
Jaac qabyalad kuqaaday kuma dhigto
@Ahmedsomali7718 күн бұрын
Xasuuqaa Shacabka Isir nacaybka Side loga aamusi karaa Dulmiga wuu guuldaraysan
@بريدالدراسةالجامعية18 күн бұрын
Waar isku xiishod daad ba deegaankooda lagu dhex xasoqayaa oo aad waliba aad ka sheekeynisa dawladnimo.
@Jabrillq-z3u18 күн бұрын
Dadkan waa dadkeenii ha lajoojiyo dagaalka si sharuud la aan
@DaboLibaax18 күн бұрын
Afdheere dad somalilander ah ayaa degen dhulka waxa laga hadlayaana way cadahay shuruucda iyo sharciga baro
@ShadiaAli-l9b18 күн бұрын
Nacasow wa ayo dadka dageni
@fifisaid647018 күн бұрын
Jamaac waxaan qaaba in runtu in kasta oo ay dadka qaar u qadhaadh tahay ay tahay mida keliya ee Ragg ku kala badbaadaan. Waa in Dadkan Suldaan iyo Shacaab toona loo kala sariin oo dembiga dhacay dhabarka loo saaro laguna wada qaado, si ay kuwaa dhambee uga dhigtoonadaan.
@khadija-zy3zc18 күн бұрын
Wallee iidoor cidi kama xaasid sana waxaa kufilan in ay dib u eegaan sida xun ee ay ula dhaqmayaan ciidamada New polce, kadib markii ay dileen youtupeka! Nimankan iidoor waxay si aan caadi ahayn uga dabqaataan Natanyaahu iyo dadkiisa, xag kasta
Jamacaw wxba dawladi ahi kamajirtee DDSi waxad cadaynaya in maryo calastii duli new Police cagjar dadka ku xasuuqay sawa af Reer ah kumay hadalayn marki ay guryayaha gubayeen wliba maatada iyo caruurta ay xasuuqayeen wliba adna reernimo kutaageraysa adoo wariye Wasirka arimaha abniga Somaliland waa kusaxsanyhy talabada uuqaaday in Ethiopia uu kala hadli arimaha uu cagjar walwaalaqay
@sharmakemukhtar776918 күн бұрын
Hadaa ma dawlad deganka sool xukumaysay
@cabdiraxman248418 күн бұрын
Sool dee Dhulbahante ayaa degan oo somalia 🇸🇴 katirsan. Hargaysa Burco iyo Berbera ayaa yiri Somalia waan ka go'nay xaqiiqdu waa intaas
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv18 күн бұрын
Hargeysa wey cadeysatey werarka ay kuqaadey dowlad deganka somalida Ethiopia tan waxay cadey neysan iney somaliland iyo Al shabab ka khawarij ta ah ay wada shaqeyan oo ay argagixisada lashaqeyso somaliland
@سلامأدم-س9م18 күн бұрын
Dagaalka isaq lagu qaday isaq waxaa kaficnaa in laguqado gumeystaha
Jaamac galadoow. Waxaad tidhaahda Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland dheh.
@AadanWarsame-v5l18 күн бұрын
Dadka wax laynayaa waa ogaadeen dirays ga shaday oo damaaci ah dhul doon ah laakiin dadka lalaayay waa dad isaaq ah deggan dhulkoodii deggan, teeda kale adigu xormatihid addoomaduna go aan malaha, wixii somaliland uga baahato Ethiopia ayaa lagala xidhiidhaya waayo iyadaa masuul kaa ,ah sidaa ula soco jaamac galladoow
@Axmed-he4oz18 күн бұрын
Qabyaaladayste qaawan
@ahmednur292218 күн бұрын
Isaaqu banankaa ayuu huwanta iyo faqashta ugu baxaa marba tuulo maato joogto ma gubaan. War sidii rag u dagalama oo banankaa dega caruurta iyo dumarka aad laynaysaan iska daaya
@MahamedCismaan-t2k18 күн бұрын
Wa lugwasya
@muniiraaxmed477218 күн бұрын
Iska,qosol,adigu
@MustafeGeedi-qj3ll18 күн бұрын
Kani wasiir isku sheega waxbaba magaranayo sxb
@MohamedAbi-x4e18 күн бұрын
Warqadan qabiil ayaa qoray ee ma aho warqad maamul ama dowlnimo midna ma aho. Balse waa qof mirqaanso oo garaneynin meesha uu ku qayilayay iyo gurigiisa. Dawacleey waxeey ku taalaa DDS ee. S/land ma aho. Taasina waa in aay DDS talaabo ka qaado maamulka SNM
@muusemaxamuud782618 күн бұрын
Beenaa laa tee ilaahay ka ba
@DaboLibaax18 күн бұрын
Adiguna kama talisid dhulka waxa ka talisa itobiya markaad xoroowdo ayaanu kala tashan doonaa
Dawlada degaanka ku yee? Adeer Arab ayaa wasee midhba kama hadhin dibjirintii ogaaden Somaland waxay la hadli fadaraalka maxay badhasaab kala hadli jaamac dibjiroow Adeer waa la idin wasayaa Walhi Dumarka ayaa u xoog wayntiin e Reer miyi ayaa idin kufsaday
@NimcoArtan18 күн бұрын
Cawanyow cawanku dhalay miyanay dadkedi ahayn hadan ku raco tada ad leday say uga hadasha maraykanku muxu uga hadla ta somaliya ka dhacda ma somaliba jahilyow somaliland waa dadki udhashay dadka ad ku xasuqayso mesha
@mohamedjibrill250818 күн бұрын
Nijaas wuxu iska dhigaa nin soomAli isugu mid tahay
@ahmednur292218 күн бұрын
War iska aamus waxba garan mayside. Waar anagu xabashi ilaa xayla salaase ayaanan ka yeelin in xariiqdan beenta ee dadkayaga la dhexmariyay in lagu laayo oo dawdle ayaad ka tirsantahay. Ogaadeen dress looso xidhayna iska ilow inaanu dhegaysano
@IstaahilAli-uy1tv18 күн бұрын
Caqli indoor waa ka
@ahmedmedissa776718 күн бұрын
Waa cidan beled
@Mussa_faysal135718 күн бұрын
Weriye markii hore dhexdhexaad ayaad ahaan jirtay, laakiin iminka dhinac ayaad u xaglisay, ma waxaad ka raali tahay in ciidanka dawlad degaanku xasuuqaan dadkii ay xukumayeen oo isir ahaan ka soo jeeda soomaaliland iyagoo aan u aabayeen una kala soocin dumar, caruur iyo waayeel toona. Ma sidaasaa Cadaaladdaadu ?
@ahmedmedissa776718 күн бұрын
Adigu dagaalki laascanood qaybaad ka ahayde maxa kagalay