No video

“DEG DEG SULDAAN HABAR AWAL OO LA SAFTAY MAXAMAAD ABIIB IYO SAMAROON OO SOOMALI LAND KA TASHANAAYA.

  Рет қаралды 25,831

Dhigaal News

Dhigaal News

Күн бұрын

“DEG DEG SULDAAN HABAR AWAL OO LA SAFTAY MAXAMAAD ABIIB IYO SAMAROON OO SOOMALI LAND KA TASHANAAYA.

Пікірлер: 89
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o Ай бұрын
Awguuryo sudaan sharaf baad mudantahay caqlisaliim wakaa Habar Awal maant Rajayleeddahay suldaanjira❤❤❤❤❤
@MohamedAden-hz5wt
@MohamedAden-hz5wt Ай бұрын
asc.haa.waantaageesabahay.suldaanka
@daallonetwork8486
@daallonetwork8486 Ай бұрын
Suldaaka waa sax hadalkiisu Suldaan Xassan ❤Guuul❤ Somaliland ❤
@mohjama399
@mohjama399 Ай бұрын
Suldanka iyo Ooyaaye is ma dhamaan
@xanaanfayr3939
@xanaanfayr3939 Ай бұрын
Asc haa waa sax
@MaxamudIbrahim-k9b
@MaxamudIbrahim-k9b Ай бұрын
Suldaanka ee beesha sbeer awal ha jiro oo ha joogo geesi geesi dhalay
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 Ай бұрын
Muuse iyo Bidenba ha ka hadhaan tartanka, way ku ceeboobayan 13 November 2024.
@iidaxmaad-bh5lq
@iidaxmaad-bh5lq Ай бұрын
Suldaan dalkiisa utudhaya iyodadkiisa weeye 😂❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤
@user-yz6cf1gt2u
@user-yz6cf1gt2u Ай бұрын
Suldaan ku uusaxsanyahay
@shukriibrahim194
@shukriibrahim194 Ай бұрын
Haa suldan hassan wadani
@iidaxmaad-bh5lq
@iidaxmaad-bh5lq Ай бұрын
Hadii aanusidaa yeelin somalilaan mayjoogteen. Rajona maylahateen
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 Ай бұрын
Wa.ha Suldaanku waxa uu sheegay wa ruun.Muusse.B.wa nin waalan wa madax taag aan aqoon lahayn siyaasina ma aha
@user-ln6wf3ce8v
@user-ln6wf3ce8v Ай бұрын
KAAS. WAA LA. WASAAN. MAAHA. SULDAAN. KAASI
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 Ай бұрын
Muusaw sharaftaada u tanaasul, maanta cidkale ha xaalayn.
@KadarAhmed-be4vd
@KadarAhmed-be4vd Ай бұрын
Waayo madaxda dalka Aya ah kuwo geed fuushan oo hoostaka jaraaya. Madax Wayne muuse waa Nin Geed fuushan oo goynaayA
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Dhigaal iyo fajida wariye lamood
@ibraahimcabdi6426
@ibraahimcabdi6426 Ай бұрын
Haa haa suldaanku wuu quman yahay
@ahmedwarsame4782
@ahmedwarsame4782 Ай бұрын
Suldaan xasan cabdilaahi waa suldaan cadeyay suldaan qabil kadoortay qaranimo iga digay rajao laanta kulmiye
@KadarAhmed-be4vd
@KadarAhmed-be4vd Ай бұрын
Soomalilan indho ina daayay ayay ii LA MuuqTaa
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Kursiga ilaahay baa saaray ashqaash ficiladaa waxa wada mucaarid lamood
@aimarmu9442
@aimarmu9442 Ай бұрын
Abtigay Faysal Cabdi Bootaan xaguu ku ogyahay.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Dhadiga isaaq baroor
@FawsiAbdi-ee7yn
@FawsiAbdi-ee7yn Ай бұрын
Haa Suldano Xasan hanoolaado
@samoc5405
@samoc5405 Ай бұрын
Anoo ah h awal ayaa leh suldaanku xor buu uyahay inuu taageero xusbiga oo doono. Laakiin kumasaxsana inuu sharciga iyo dastuurka muranka maxkamada iyo golaha wakiilada inoo faraha lagalo maaha. Isagu maaha xeer dejiye ama xeer ilaaliye dawladeed.
@user-kq3vf4hx1m
@user-kq3vf4hx1m Ай бұрын
waa saldanadii layaqaanay isaga ayuunbaa marjaca loonoqdo ee. habaraeal
@AdanAbdillahi
@AdanAbdillahi Ай бұрын
Suldaan xasan wuu ku saxanyahay inuu tusaale unoqdo madaxdhaqameedka s oomaalilan ee isbedel doonka ah
@mawliidyaasiinsiciid8372
@mawliidyaasiinsiciid8372 Ай бұрын
Asc haa waa sax wll
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Ай бұрын
Abaalkii suldaanka ayuu iska insha tiray muuse cid kasta wuu fara galiyey
@samoc5405
@samoc5405 Ай бұрын
Haddii uu muuse diido inuu lacag umadeed umiiso suldaankiisa. Anigu qalad uma arko ninkii diida laaluush xaaraan ah. Waxaa loo wada qaylinayaa waa dhaqaale 15 wasiir hore ka ahaa kulmiye oo ugu danbeeyey wasiirkii beeraha aawey. Wasiirka labadelaaba waxa uu dhakhso galaa xisbiyada mucaaradka isagoo reer hebel adeegsanayaa. Somaliland waxay siyaasiyuuntu ka dhigteen warehouse loo shaqo tago. Haddii uu xil laakiin waayana mucaaradaya😂😂😂
@ahamedmuhammed4099
@ahamedmuhammed4099 Ай бұрын
Guul ilahay ha ku xafiido suldaan xassan
@KadarAhmed-be4vd
@KadarAhmed-be4vd Ай бұрын
Doorashada suldaan aqal ukirayso
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 Ай бұрын
Muse matagayo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Sidiis bùu baxsan like 1994 kii tuugaa ina biixi waa fulay
@AbdulRahman-ce8hc
@AbdulRahman-ce8hc Ай бұрын
Ah yees
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 Ай бұрын
Suldaanku waa saxan yahay
@mohamedqiyaas8510
@mohamedqiyaas8510 Ай бұрын
Anigu ma aaminsa in jaahil hunguri Ku eryanaya Mudane MUSE Bixi. Beentii weeye cadowga SL. Waanu ogtahey in ay Huwanta u furtey face bookan, xagee lagu arkey idey dhaqameed sheganaya, arindow ladeed Ka aheekeynaya Waa cajuub,kuwa uu u ololoonayo ma is weydiiyet halka ay u socdaan, jaahilhimo weeye.
@saleban7461
@saleban7461 Ай бұрын
Haa
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Ай бұрын
Waar bal dadkan eega maydinkaa noo dooraya madaxdayada waynu eegnaa ciro ma rabnee miyaad nagu qasbaysaan muusaan ugu celinaynaaye intiina baaqiga ah hanaga sifiiyo faqshta iyo cayayaanka
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Yaa kuu donayaa laa cun xarantaa tuugaa ina biixi
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Ай бұрын
Suldaan lexejeclo uleh qaranimada somaliland kana badbaadinaya burburka muuse kuwado suldaan allahaku karaameeyo
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Maya maya
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Has.waankuraacsanahay..muse.waala.eeday.waxan.kuxasuusandona.mdw.busarada.sikhirbararka.qabyalada.musuqmasiqa..cadaladarada.iyo.utuberka.asqada
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 Ай бұрын
Somaliland waa mid insha alaahu dhawaan cadowga somaliland mar qudha ayay dhiman doonaaan muse aya mar labaad loogu celinaya madaamo cadowgi somalia iyo jabuuti ka qayliyeeb dhamaantood ninka aya mar labaad logu ridaya nin naca iyo jeclaystoba waayo waa ninka qudha ey an nagadan karin amba la iibsan k a rin ey wafanka boqolkiiba boqol daacada uu ah weeyi asc
@user-bo4yh8ky8t
@user-bo4yh8ky8t Ай бұрын
Alaaah khayr haynooga dhigo
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 Ай бұрын
Suldaanka wuu iimaan laa yahay waa cadho hunguri
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Hooydaa kuu nool xaran sidaa tuuga biixi family
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 Ай бұрын
Waar sakhraankani awal suldaan.uma aha.daba dhilif biidhi qaate
@Yasmin-ub2tv
@Yasmin-ub2tv Ай бұрын
Xasan yare ninkii cumaamadda lla lumay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Dhillo habar awale baroor
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 Ай бұрын
Haaa suidaanka waaxaqiiq
@CaydaruusAxmed-x4r
@CaydaruusAxmed-x4r Ай бұрын
Haha sanabta ayaa ah muuse iyo sland waxa waynu badbaadada sland suldaankuna wuxuu qaatay qaran iyo qabiil qarankuu doortay
@CabdilaahiKayse-o2l
@CabdilaahiKayse-o2l Ай бұрын
Waa suldaan dhiibts badheedhihiisa waana suldaan garanaya masuuliyada saar issga iyo cida uusuldaanka uyahay waalaf dhabarka qaranka waxa ay hormuud kayihiin isbedalka dalka laashuka calalwasjib
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 Ай бұрын
Wuu qaldan yahay suldanku siyaasad waa ka mamnuuc wixii suldaani mida kale habar awal suldaan maaha ee suldaanka hagar awal waa suldaan maxamed suldaan caraxmaan bari hore xasan wanagii xilka qaadnay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Munafaaq dhadiga isaaq tahay waa tuu burco kuu barooranay
@SiciidIkacase-if4od
@SiciidIkacase-if4od Ай бұрын
Haaaaaahaaaa.yes.yes
@iidaxmaad-bh5lq
@iidaxmaad-bh5lq Ай бұрын
Wusaxan yahay
@aliedan5548
@aliedan5548 Ай бұрын
Sultan Hassan is right and I agree with all those against Musa Bixi We need new face and new management in Somaliland 5:50
@foosiyaelmi5274
@foosiyaelmi5274 Ай бұрын
Kaani suldan mahaa waa suldan dibjire walee 😂😂
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Habar awale uu daa dhillo iyo makhnuud
@MucaawiyeahmedAhmed
@MucaawiyeahmedAhmed Ай бұрын
Hhhhhhh waa runta muuse waa duli
@user-he8nu4uo6t
@user-he8nu4uo6t Ай бұрын
Muse.xantid.34.sano.xalxiabiyo
@user-he8nu4uo6t
@user-he8nu4uo6t Ай бұрын
a
@abdihussein9554
@abdihussein9554 Ай бұрын
Waar beenta iska daaya oo xishooda
@MahdimaxamadMahdi
@MahdimaxamadMahdi Ай бұрын
Waa sudan subeer awal subeer awalna xibiwalba wayikujiran lakin cumamada iyo siyasada kalasara
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Waa ninkii tuuga Ina biixi soo saray
@user-kx6ev6qk1r
@user-kx6ev6qk1r Ай бұрын
Haa wasax
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Waxba muu saarin ee xilka ku meel gaadh buu ahaa xasan
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Dhadiga isaaq baroor
@user-yz6cf1gt2u
@user-yz6cf1gt2u Ай бұрын
Mouse biixi way udhamaatay
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Muusaa soo diray uuun bay odhan
@maxmudshariif
@maxmudshariif Ай бұрын
Haa waa.sax
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 Ай бұрын
Ay ay dhalay ayaad tahay adigiyo suldan ku sheekuba
@SaakirSuhayb
@SaakirSuhayb Ай бұрын
Haaa
@HamdaAbdi-sl7qo
@HamdaAbdi-sl7qo Ай бұрын
Muuse ootaga iyo somalilaan oolawayo
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
KKKKKKKKKKK ASHQAASH COD MALAHA
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj Ай бұрын
Waar kani sulx
@CaaliAmarekaahin-gx2ce
@CaaliAmarekaahin-gx2ce Ай бұрын
Haa wuu saaxsaya suldanka xasan wuu tageray wadani
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Muuse fircoon waa in dadka iyo dalka laga qabtaa hadii kale isaaq waa lawaayayaa Iyo kooxdiisa wasakhaysan Intaanay dadka kale wasakhayn. Hadii aad iska qaban waydaan umada hargeysa oo dhan way nijaasaynayaan
@user-br8nj2wr9v
@user-br8nj2wr9v Ай бұрын
Asc wa sax inu tagero
@Ismael-ku9tc
@Ismael-ku9tc Ай бұрын
Haaaaaa Haaaaa O haaaaa
@abdihussein9554
@abdihussein9554 Ай бұрын
Beenaale Beenaale wareysanaya
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
beenale beenta jooji faqasha
@arahmanhuseinkahin8033
@arahmanhuseinkahin8033 Ай бұрын
Haa waa suldaan abaal ku lahaa muuse laakiin Allaah ayaa xaq tusay Muuse waa ninka aan u mahad celin dadkii la soo halgamay ee abaalkooda ka dhigay Fartayda eedayay ciil qabe
@aliedan5548
@aliedan5548 Ай бұрын
Musa’s departure is immensely important
@FardowsaGas-rb3cu
@FardowsaGas-rb3cu Ай бұрын
Mamudna..muse..kucelin
@AdanAbdillahi
@AdanAbdillahi Ай бұрын
Suldaan xasan wuu ku saxanyahay inuu tusaale unoqdo madaxdhaqameedka s oomaalilan ee isbedel doonka ah
@user-ui5ym7ov6h
@user-ui5ym7ov6h Ай бұрын
Haa
@Discofaçal
@Discofaçal Ай бұрын
Haa
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 10 AAD
23:04
Xogmaal Media
Рет қаралды 5 М.
Testing Our Swords In The Sand
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 10 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 4,3 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
Dood adag Isaaq daarood iyo samaroon
7:27
Baaz Tv
Рет қаралды 48 М.
Aduunyadu waa qurux dhamaanaysa Sh.Cabdilaahi Sh.Cali Jawhar
45:55
Baraarug Media
Рет қаралды 20 М.
BIXIN DUULE SOMALILAND 2021A HIDDEN PALM TREE OASIS
17:20
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 57 М.
Kala Dhaqaaqa Farmaajo & Fahad!
9:06
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 105 М.