Deg Deg : Uk oo yeelatay Ra'isul Wasaare Cusub iyo Fahfaahin Cajiib ah

  Рет қаралды 21,237

Kow Somali Media

Kow Somali Media

Күн бұрын

Deg Deg: Uk oo yeelatay Ra'isul Wasaare Cusub iyo Fahfaahin Cajiib ah

Пікірлер: 66
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 3 ай бұрын
Gaal waa gaal shartooda Allah hana dhaafiyo.
@MohamedJama-bl6eb
@MohamedJama-bl6eb 3 ай бұрын
ALLAAH “ SHAR’KIISA Hanaga Qab’To . آمين يارب العالمين ALLAAH . SW Wanaagiisana …, Ha’nagusoo aadiyo ا
@abdifatahabdullahi1863
@abdifatahabdullahi1863 3 ай бұрын
Labada xizbi siyasad ahan waxba isma dhaman ee waa damer iyo dhegihisa. USA 🇺🇸 xita sida camal Democrat iyo Republican waxba isma dhaman ISLAM necebka
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 3 ай бұрын
MASHAA ALLAAH MARKASTA XAQIIQADA AYAAD KA HADASHAA BAARAKALLAAHU FIIKUM SHEEKH MUSDAFA
@Kowsomalimedia
@Kowsomalimedia 3 ай бұрын
Allah Haku barakeeyo
@Yusuf_Hunter2020
@Yusuf_Hunter2020 3 ай бұрын
Labour kii baa guuleystey 39 ila 40 seats baa so called conservative loga baxiyay 💪💪💪👍👍👍👏👏👏👏
@sadam1318
@sadam1318 3 ай бұрын
yahuud kale ayaa qabsaday uk kud ka guur oo qanjo u guur ilaahay ha na badbaadiyo
@rodahassan929
@rodahassan929 3 ай бұрын
War waku jihaaday wayeelo aan deris nahay oo aan socon karayn gadhigaan ku qaaday si ay ugu codeeyan labour wadankiiba hindibaa qabsatay shaqooyinkii ayagaa lasiinaya.
@Kowsomalimedia
@Kowsomalimedia 3 ай бұрын
Kkkk caadi ma tihid wallah Masha Allah
@abbdll
@abbdll 3 ай бұрын
Rooda maxaa isbadalaya wll
@Muunisa-q6v
@Muunisa-q6v 3 ай бұрын
​@@abbdll waxbadan dabaqada hose iyo tan dhexeba way u ficanyihin
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 3 ай бұрын
Maninikii yiri falastiin biyaha iyo korontada halaga xiro .Hindigaa dhaama ,Unsure kii ugu xumaa waaye.
@abbdll
@abbdll 3 ай бұрын
@@hamsahassan5788 sidaas miyuu yiri caadi maaha markaas
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa maasha allaah
@farahabdi7747
@farahabdi7747 3 ай бұрын
Alxamdulillah kii sanam caabudka aha-Sunak hadduu mesha ka baxay
@Muunisa-q6v
@Muunisa-q6v 3 ай бұрын
Kuwaan alle hana dhaafiyo kawana khayrkoda alle haynagu so aadiyo Niko yaa u codeyey kasan u codeyey anigu
@rodahassan929
@rodahassan929 3 ай бұрын
Waxa isbedrlaya wadnkii hindibuu kasoo buuxiyey 39 kun buu soo geliyey sanadkaan soo dhafnay kembaniyadii ayagaa madax looga dhigay cid aan ayaga ahayna shaqo masiinayan dawladii soose ayaga qabsaday guryii ayaga isasiinaua dadkii qaxoontiga .ninka ruwaanda u tafxiilay waa isaga hindi umad kaxaasidsan majirto..
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 3 ай бұрын
Kheyr Allah hanooga dhigo
@heerqaran580
@heerqaran580 3 ай бұрын
Waa mahdsantahay sidaad noogu sharaxday
@SaidoKarshe-xx2es
@SaidoKarshe-xx2es 3 ай бұрын
Mahadsanid
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 ай бұрын
Ilaahey shartoda hanaga qabto
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g 3 ай бұрын
Wcs shiikh
@ShukriAbdulle-w6u
@ShukriAbdulle-w6u 3 ай бұрын
Labour😮qaxootiga yaa naga saaraya reformkii meeye😮meesha shaqadii,guryihii,mushaarkii xitaa waa ciriiriye
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 ай бұрын
Xoghaye waa wasiir buuxa balse Minister waa wasiir ku xigeen sida looga yaqaan UK.
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 3 ай бұрын
Guul layba
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 ай бұрын
Allah khayr noga dhigo insh Allah
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 ай бұрын
Waxba kuma kla duwana kan soo baxaya iyo kii hore waayo ninka xisbiga shaqaalaha hogaaminayaa waa nin la fikir ah xisbiga Conservative-ka balse in xisbiga Conservative meesha laga leexiyo ayaa guul ah waayo 14sano waa nagu ilmo dhaleen.
@zainababdi781
@zainababdi781 3 ай бұрын
Waa lagaa guulaystay adiga party gii aad wadatay masoo bixin
@caarafmadar6038
@caarafmadar6038 3 ай бұрын
Waa saadaalin weli codka lama tirin 😢
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 3 ай бұрын
Congratulations
@MohamedJama-bl6eb
@MohamedJama-bl6eb 3 ай бұрын
Af-Somali .. SAX AH WAA .. Doorashada …. ( KU HARDAMAYA )
@MohamedJama-bl6eb
@MohamedJama-bl6eb 3 ай бұрын
KU HAR ‘ DAMAYA✅
@ahmedburhancali
@ahmedburhancali 3 ай бұрын
Wacal kan xarka iskadhaqin wa xagjir yuhudu saaid utageera si indho la aan ah
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 3 ай бұрын
Run miya brother
@haldhaa2420
@haldhaa2420 3 ай бұрын
Ilahay sharkoda hanaga qabto santooda allaha naso xijiyo xisbiga cusub kuwii horana ilahay nafiyey ayaa mahadleh
@MahamadUsmaan-yt7uy
@MahamadUsmaan-yt7uy 3 ай бұрын
akhbaarta nadiif ahaa
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
NINKAN CUSUB, AAD IYO AAD AYU MUSLIMIINTA U NACEB YAHAY,
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 3 ай бұрын
Wkii loda caabudahayay ba haduu idindhaafay insha allaah khayr
@sadam1318
@sadam1318 3 ай бұрын
waa xag jir weyn
@muhuboise751
@muhuboise751 3 ай бұрын
Work tax cread waxaa lasiya dadka shaqaya
@maymunali8408
@maymunali8408 3 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 3 ай бұрын
Acwb Walaal waxaad ilowsan tahay dagaalka ( ukrain ) saameynta uu uk iyo yurub oo dhan uu u geystay
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 3 ай бұрын
Hush ninkaa dheh Reer India ga ah
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m 3 ай бұрын
WAR SHIIKHOW WAGULEYSATEEN HINDIGI ILAHEY NIGA DULQAADAY
@AbdulahiÈssa
@AbdulahiÈssa 3 ай бұрын
Ninkii odayga ahaa ee falsatiin u olalayn jiray masoo baxay
@mohamedabdillahi5207
@mohamedabdillahi5207 3 ай бұрын
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 3 ай бұрын
Lalalalalalal
@imaansh1590
@imaansh1590 3 ай бұрын
10 sano codkeyga yagaan siinayay
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 3 ай бұрын
Blz adigu sidaadaada iska ahow
@omhajar69
@omhajar69 3 ай бұрын
Sheekhu ma sii saadaaliyay 😂
@haniahmed7534
@haniahmed7534 3 ай бұрын
Uma maleynayo ceyrta inu waxkabadali dono
@AbuubakarNuur
@AbuubakarNuur 3 ай бұрын
0
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 ай бұрын
😂😂😂😂 down 👎👇 sunak ki taagerayey israel so ma ahan asaga iyo biden weligoda dib lo dooran maayo
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 3 ай бұрын
Been waaye.
@Kowsomalimedia
@Kowsomalimedia 3 ай бұрын
Maxa been ah kkkk
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 3 ай бұрын
@@Kowsomalimedia Haha. Adiga miyaa af-ingiriis yaqaana? Yaa kuu sheegay? Aryaa, bahasha naga goosaar, waa been YAABIS ah! Aniga walaasheey oo Ingiriiska degen aa hada ii sheegtay in ninka HINDIGA ah oow guuleeystay. Marka waa sidaas. Ee naga xasili, bahasha!
@Kowsomalimedia
@Kowsomalimedia 3 ай бұрын
@@MIDNIMOJANAQOOW وَإِذَا خَاطَبَهُمُ ٱلْجَـٰهِلُونَ قَالُوا۟ سَلَـٰمًۭا ٦٣
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 3 ай бұрын
@@Kowsomalimedia Waxaan oo kale waan ku hindhisaa! Ha ishoooooooooow, ha ishoooooow. Mugga, moowduucii waa ka baxday, ee nabadeey. Fal-faliir iyo suu-sac geel. Moxog iyo waanbe. Canbuulada iyo subaga sixinta ah, iga badan. Jaaaaaw.
@abbdll
@abbdll 3 ай бұрын
​@@MIDNIMOJANAQOOW kkkkkkk waa iga qoslisay kk walaashey ayaa iisheegtay kulahaa. Walaashaa warka diriska may ka dhageysatay kkk
@Barbaarta_Maanta_Entertainment
@Barbaarta_Maanta_Entertainment 3 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/jmOvqYeCZ9KUapIsi=uhP_Y695mhYpyVJH Subac Qiiro leh
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 15 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 20 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 53 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 16 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 22 МЛН
Kim Jong Un welcomes Putin with mighty military parade in North Korea
2:36
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 20 МЛН