Allow isku halaag oo isku baa bi i munaafiqiinta. Waa qoon amxaara ay kala wadata kan ka socda gurguur te iyo kan ka socda madoobe amxaar waa isku mid allow is ku jebi shacab ka somaliyeed na ka bad baadi munaafiqiin taan aamiin aamiin
@abdidiiryeКүн бұрын
ANIGU MATAAGEERSANI AHMED IYO XUKUMADIISA BALSE GARDARADA CAD EE HASSAN IYO HAMZE AAY KUSOOQAADEEN JUBALAND WAANU GARABTAAGANAHAY MADAXWEEYNE AHMED IYO XUKUMADIISA.QOFKAST REER JUBALAND AH WAXAA KUWAAJIB AH IN AAY DOOWLADOODA GARAB ISTAAGAAN.
@FarxiyaMMcКүн бұрын
war bardhere bujogaa fartag xalay balcersadey itobiyanku iskudhiibey
@hassanKenedidКүн бұрын
Mashallah inchallah guulaystay midnimo soomaaliyeed wayne