DEG DEG: WAR LAMA FILAAN AH OO NAGA SOO GAARAY VILLA SOMALIA~RW XAMSE OO LA RIDAYO & MD X/SHEEKH OO.

  Рет қаралды 16,700

WARQABAD NEWS

WARQABAD NEWS

Күн бұрын

Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Пікірлер: 70
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 3 ай бұрын
Xukuma danbi qaran haa dacdoo inshallah mid kafiicaana rabiyow ino sahaal Hassan sheik naftesa halakaa xisabtamo guuuuuuul iyo gobonimo xildibanada manta iss mujiyaye
@cqaadir1139
@cqaadir1139 3 ай бұрын
Maasha allaah
@cqaadir1139
@cqaadir1139 3 ай бұрын
Maashaa maasha maasha
@cqaadir1139
@cqaadir1139 3 ай бұрын
Maasha allaah maasha allaah
@cqaadir1139
@cqaadir1139 3 ай бұрын
Guuuuuuuuul iyo gobonimo
@siatbulle5893
@siatbulle5893 3 ай бұрын
Man shaa Allah hore isocoda
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 3 ай бұрын
Somaliyeey Laba Sano manasoomarey warka . Manta kasooyerey B/maanka Somaliya War Maanta Xaqi baa Feeraha ka dilaacay Somalidu waxayku mah mahdaa Caano Daatey Dabadood la qabey War Xildhibaanoow na daba qabta Waan idiin ducayneynaa Haddii uu Hadalkaas dhab idinka yahay Allaha idinku guuleeyo aamiin Laakiin Haddii aad balan la idinla galey ku kuleyl saneysaan na dhaafa meeldaran ka bexee Allana ha idin soo qabto aamiin
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 3 ай бұрын
Rag aragti dheer ilaahow nagu badbaadi Amiin Amin ❤
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 3 ай бұрын
Masha Allah mudanayaal Waad mahadsantihiin hadaad naga soo garten dowladan tayada xun oo dalkii hooyo hadanta ka tuurtay waa alxamdu lillaah 🙏🇸🇴
@abdillahihussein3544
@abdillahihussein3544 3 ай бұрын
Guul Guul Guul.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 ай бұрын
Mahadsant walaalkey warqabad nzw
@SalaadoMohamed-of3og
@SalaadoMohamed-of3og 3 ай бұрын
Waa masuuliyadiina in aad dawlada ku soo celisaan wadadii saxda ahayd ah
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 3 ай бұрын
Guuleysta hadaad Hadaada baraarygteen❤
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
1 laxibsaabtama Xildhibaan taga gobolada aad matashaan
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 3 ай бұрын
Rabi kacabsada brenta yareeya.
@CabdiqadirCumar-v5x
@CabdiqadirCumar-v5x 3 ай бұрын
ASC WAN IDinsalamay Madaxda Barlamanka Somaliyeed waxan idinku ognahay intakahagagayno inad isku dubnano Wadajir talo Wadag Kalsoni ayan idinka raba Madaxwaynahana Wanlaxisabtamayna inShllh Dhamanten inago isku duuban Somaliya Hanolato Guul iyo Gobonimo 👍
@bby6
@bby6 3 ай бұрын
Hassan dhiqo wu fashilmay ha is casilo runta marka laga hadlo
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Hayeey waxaa soolaatay xildhibaanadii mooshin kushaqeesan jiray
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 3 ай бұрын
Ilaahow Dalka Somaliyeed Iyo dadka Somaliyeed noo badbaadi.Ethopia Madaxweyna Daadcad noqo waalagaa waayey
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 3 ай бұрын
23:00. Waa Xarig. Yaana u tacsiiyay. Lakin Ajanabi walba oo baqtiyay na. Baroor, Iyo Sajuud baa loogu darray. Xasan Waa Dil. Sarciyan. Waa Hadii Doowlad-Xalaal jirto.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Rida dowlad ku sheega gacan ku rimiska ah.hadii aan la ridin dowladan, somaliya ma sii jirayso.
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Gobolada waxa matala xildhibaano ayaa matala ha adaano Hasoo xaliyan
@sour.candly7868
@sour.candly7868 3 ай бұрын
Xildhibaanada waa la afgaran waayay iyaguna Ciil ayey la Qarxiyeen wixi ay hayeen..............🤭🤭🤭
@SaylacDuurow-xw9ud
@SaylacDuurow-xw9ud 3 ай бұрын
اهلا و سهلا يا الصؤ مال
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Shacab waa ogyihiin xildhibaanad xoola soonka ah
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Xildhiban xanaqsan huuh
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k 3 ай бұрын
WAXAAS KUMUSHQUULAY BARAWO IYO BAYDHAWO QUBUURAHA BACAADLAHA DULAAL OSORADINAYO DHUL DANTAGUUD OO LAIIWIYO
@SalaadoMohamed-of3og
@SalaadoMohamed-of3og 3 ай бұрын
Waa mahadsantihii hadii aad hirgelisaan waxa aad ka hadalaysaa waaba yaabanayn oo waxaan u qaadanay in aanay jirin xildhibaan ka danqanaya dhibaata dalka lagu hayo. halkaa ka wada fadlan yaan laydin kala furfuri.
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Xildhiban muqdisho maa kasoojeeda udoid meesha kasoojeedo
@AxmadXuseen-sl7lb
@AxmadXuseen-sl7lb 3 ай бұрын
Nabad waarta janna jinna junna iyo gaashaan waara aamaanma
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 3 ай бұрын
DHEDO ROOB NOQON MEYSO XILDHIBAANOOW XAALQAADO NAGA AAMMUSA !!!
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Xildhibanadan waa in lasooxira fowdada aabaha u ah
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Xildhiba tag deegan kaaga
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Xildhiban muqdisho maxaa kaagalay goholkaaga laxibsaatan
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🙏👍👏👏✌👌🇸🇴❤
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Idinka ayaa masuulka ah dalka iyo dadka waxay kale oo lumay jiritaankii soomaalida badbaado ayaa lobahan yahay
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Mooshin waxa keentan markii deemow daan
@mohamedabdishire4356
@mohamedabdishire4356 3 ай бұрын
Dawlada Xassan iyo xamse iyo si xun wax u maamulayso ila iyo maalinti u horraysay wa lo jeeday baarlamaanow aniga qof ahaan waxa i so baxday Xassan Gurguurte in usan hayn wax lacag ah ama is yiri kuwan waxba ma ahan e lacag iyo waqti ha iskaga dhumin
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Kooxdan dugaaga ah ee Ku habsatay jiritaankii dalkii iyo shacbigii soomaaliyeed idinkuna sobob u ahaydeen balse maanta hadii aadareenteen 3 Nin maxkamadsaara xshm a m x a b
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Waryay xildhin galdagalka hotel hajifin moshin waa ila naqan meeshuu ku dambeeyo waa lacag nasiiya shabku wey idiin ogsoon yihiin
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Waxa kow ka ah xildhiban hotel jiifo ayaa ka dambeeya xildhibanada deenba lagu leeyay
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Macalimuu baadi cade horkac
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
War hoteela kasoobaxa xildhiban xoola doon ah waa. In halad kooda dhag loodhigin
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Madax weynaha yuu dhageysan xildhibn tagikarin meeshuu kasoojeedo
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 3 ай бұрын
FATLAN IGU SHUBO MEEQAAD RABTIIN ??? !!!
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Qabriyada. Oorkacsi yeeynoqon
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Raganow ciidamada qaranka waxaa ladilay 1700 oo Kunogaada farmaajo ayaa lahaa ciidamda
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Shacabku waa idiin fahmay xildhiban waxa laguugu leyhay lacagti laguugo soodootay mooshin inaad kudhawado shacabka kaa dhaeeysan maayan raali ahaw
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 3 ай бұрын
war xildhibaanada hada hurdada kakacayow godkii waan ku dhacney ee naga soo bixiya meel aan ka noolnahay ma jiro meyd socda ayaan wada nahey idinkaa noo sabab ah maxaad la xisaabtameysaan sood iyo suura ayuu xasan usameeyey markhaati looma baahna hadal iyo arag waan baareynaa rajo nooma aha
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 3 ай бұрын
Waa baarlamaankii ugu xumaa ebad uuna madax u yahay tuuga aadan madoobe dalkii musuq, dulinimo, boob, dilal, fuquuq iyo dalkii oo kala tagay, dagaalo qabiil, ethiopia oo dalkii intiisa badan qaadatay .
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Banaadir maxa idiika galay matagi kartiin muqdisho iska daaya taga goboladiina
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Shacabka marqaati kah wax qabadka
@CaamirWarfa
@CaamirWarfa 3 ай бұрын
Walleee waaa yaab waaa khaldantihiin haddiii aad aad wax rideysaan ama aad wax ka qaadeysanaaa maxaad u Kala reebeysaaan madaxweynaha iyo ra.iisalwadaaraha😂😂😂😂😂😂
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Aabay xildhibaanka gobola matala matagigi kartan goboboladiina
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Xildhiban adiga qaata 10:0000kun mushaar ahan deegankaga matagi katid oor kacsiga wmxildhibaanada
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 ай бұрын
Kkkkkkkk 😄 😄 😄 inaalilaahi wainaa ileehi rajucuun walaahi somaliya makuwaan maa xildhibaan u ahaayeen somaliya ajaaib
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Igu sawir been ah,oo aad wasiiro ku wada rabtaan ayaan u arknaa anigu sidaasna madaxweeyne wax looguma sheegee si loo wada hadlaa jirta saaxiibayaal
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Xildhiban mushaarka markaa badsaneeyseen maxa ugu damqaneysen
@AbdallaHersi-hj6ln
@AbdallaHersi-hj6ln 3 ай бұрын
Guusha ugu weyn ee labada sanno ee Xasan Sh.: 1. Dhoofka badan ee diyaaradaha loo raaco; 2. Qorshaha la dagaalanka Somaliland 😅😅😅😅😅😅
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Xildhiban ayaga mushaarka badsaday ayaa manta ciidan unaxayo macalimuu Hasuu waxtaraa hatago meesha uuka soojeedo baadica magalay dalka shabab ra iisul wasaraha orta tag deegaanadaada
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Xildhiba umatala haduu tagi karin madax weyne kaladir
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Aabay xil dhiban koodi
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Madax weynaha hakala diro barlan iku sheega maya qaano wasa loodoortay
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Somaliland hala aqoonsado
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 ай бұрын
Kkkkkkkk 😄 😄 😄 😄 yaa idiin gaaray😂😂😂😂 huuuuu haaaa juujiga oohint badan aabay lacagtii ladiin sii oo mudene xasan anyax aat ka qaadateen kkkk
@kiinali409
@kiinali409 3 ай бұрын
Waad habaaramaysaa dulli cuqdadaysan ayaa tahay meeqa sanaad kuhaysay waalaridayaa xasan iyo xasan tuugaad tihiin kulligiin ushaqeeya ethopia tuugxbaad tihiin beenaalayaal ah
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Beenaale deen ayaa laguugu yeeshay hunguri doon baatahay hhadad run sheegeeyso xildhibaan horkac dagaalka
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 3 ай бұрын
Waa beenta
@kiinali409
@kiinali409 3 ай бұрын
Bacaacoohin ayaad wadaa tuugyahow beenaalaha ah
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 5 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
SIRTA SARE VILLA SOMALIA 3 January 2024
18:08
SHANTA TV
Рет қаралды 21 М.
Kaftanka Siyaasada 527 oo aad u xiisa badan
42:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 51 М.