Deg Deg waxa shirqool lagu dilay Taliyihii Sirdoonka Iran ee laristan| Jaxiimo Qasa kasocota| Askari

  Рет қаралды 105,532

Dulmi Diid

Dulmi Diid

29 күн бұрын

Deg Deg Taliyihii Sirdoonka Iran ee laristan O La shirqoolay| Jaxiimo Qasa kasocota| Askari Israil Muslim iska dhigaya
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 221
@DulmiDiid
@DulmiDiid 27 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@abdikariim2482
@abdikariim2482 27 күн бұрын
Wll sirdoonka ladilay magaciis?
@user-mt3ph4nn9z
@user-mt3ph4nn9z 27 күн бұрын
Waxaan ka yaabay xanuunka inagu dhacay magacii?????😮 hadaad ka fikir duwanaato waa lagu nacayaa ma waxaad aragtay safiir dhan oo wadan matalaya oo kuwaydiinaya qabiilkeed tahay kawaran ninkaasi dhalasho American ayuu hastaa waana safiir fadhiya UAE anigii ayaa walaahi khajilay oo garan waayay albaabkii xaga uu iga xigo sheikh maxaad ula yaabi mid wadankii joogo lagu ababiyay adigaa dadka ugu sareeya sorry wllkay qoraalka dheer
@abdulqadirali5419
@abdulqadirali5419 27 күн бұрын
Daarsalaam waa magac dagmada lagu boobasyo
@caadilcade
@caadilcade 26 күн бұрын
Nadamka wax ku sharaxdo iska badalay Nadam kale la Imaaw ader thnx
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 26 күн бұрын
Wallo course kii mee
@sertemple
@sertemple 27 күн бұрын
May Allah bless you all. It was an honor taking part in this session with my teachers, Shaykh Abdullah and Shaykh Omar. May Allah accept from them, the Yaqeen team and all of us.
@mayk06
@mayk06 27 күн бұрын
Inshallah as the world crisis progresses the smartest thing people do lately is building a strong investment that isn't controlled by the government. Like digital currencies.📌
@dasiec
@dasiec 27 күн бұрын
That is very true, thanks brother for that kindly advice I was having a tough time until I started.
@acoxambramos
@acoxambramos 27 күн бұрын
I started back in 2019 then I had to sell off some landed properties No one's depends on salaries this days
@megzworld1
@megzworld1 27 күн бұрын
That's really interesting! I've been thinking about investing in digital currencies lately but wondering how to do it, do anyone have any thought on that?♥️
@sick586
@sick586 27 күн бұрын
To avoid losses as a and enhance profits as a newbie you'll need to consult a professional
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 27 күн бұрын
Waa Runtaa Sheikh Dulmidiid in Anaga Somali Ah Quruxdii Magaalooyinkena Aan Burburineeno Aduunkina Dhalinyaradooda horumar leesar iyo Kaluun basaas ah ay sameenayan
@AftaxPoi
@AftaxPoi 26 күн бұрын
I love my prophet Muhammad SAW
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 27 күн бұрын
Soomalia waxaa kasocdo iyo xisaabtan la'anta ka jirta waa kaaf iyo kala dheeri...ummaddaan Allah hasoo hadeeyo...waddankooda Allah ha jecleysiiyo.
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 27 күн бұрын
Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 27 күн бұрын
Muslim.maha wa shiico lasoco
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 26 күн бұрын
​@@Nsead-pu1swnadiaMasiibo alle kugu rid😢!. Kuwi yuhudu so diratay oo umada galaysinaya tahay!. Ana hada gaal run eh hadana sa isu geleysin qalbiga igubto. Meel xun aase ku dambayheysin xusuuso.
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 26 күн бұрын
@@user-wn9ez3mw9v na maxad iguhabari xaran yahay masiibo adi kugudhaciye na shico wagaal shiicadi batay afkaaga habar kaaga iguqaban mayside walidkay matihide shiico wagaalo ama diid ama dod shiiciyad batahay nacdalyahay tag
@Fatima-vp5fm
@Fatima-vp5fm 26 күн бұрын
Makuwii yaa xuseen lahaa baa muslimiina war ilahay halaga baqo shiico waa mushrikiiin gaala ah
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 26 күн бұрын
@@Nsead-pu1swnadia car masiibo aadan meel u dhafi karini gaka harto. Sababto ah shikho inta lagugu mashquliyay a yuhud qayd ku suda. Car xasil oo xorow. Aniga folxumadina dayi la'ahay oo jirkayga tihin lakin car nasta.
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 27 күн бұрын
🇳🇴 Norway 🇳🇴 waxay isticmaali jirtay malaay jaajuus ah Ama nibiri ah jaajuus Sh mohamed brother anaa jiifnee Caalamka ma jiifo
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 27 күн бұрын
Soo dhawoow sheikhmohamed
@felisabdi3794
@felisabdi3794 27 күн бұрын
Dulmiga ay wadaan baa Illaahey ku ciqaabaya, Allaah guuleeyo, Walaaha Falastiin
@aashamahamud5935
@aashamahamud5935 27 күн бұрын
Waa jaahiliin ama waa xaasidiin ilaahey Baan qabnaa
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 27 күн бұрын
Allaah akber guul xamaas muqawinda falastiin Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j 27 күн бұрын
Geeisiyiinta dunidu waa falastiin ❤ allaah haguuleyo ❤insha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sidramrk
@sidramrk 27 күн бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin dhamantin walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️
@LeoMuxudiin
@LeoMuxudiin 26 күн бұрын
Waan Kuu riixay Sub
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u 27 күн бұрын
Subxaana Allaah waa yaab caalamka meeshii uu maraaya iyo meesha aan taaganahay .
@user-xt2rr5hp7d
@user-xt2rr5hp7d 27 күн бұрын
Rajadaada ayaa weyn mooye sheekhygii somali wey dhimtey 😢😢😢😢nin xaaskiisa &cungisa gubey ayaa sharaf lo yelayaaa
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 26 күн бұрын
Tabelaaha Dar es salaam iyaga iska Leh macnaha wadaniyaada ma yaqanan, Waa in wadaniyaada la bara skulaada iyo meelaha dadka isugu yimadaan
@macthanaftae8305
@macthanaftae8305 27 күн бұрын
Wa Caleykum Asalaam
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 26 күн бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@issakabdimamo7717
@issakabdimamo7717 27 күн бұрын
ماشاءالله يا شيخنا جزاك الله خيرا الجزاء
@hibowehliye1316
@hibowehliye1316 26 күн бұрын
Maasha allah sheekh qeyr allaha kusiiyo
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 26 күн бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 27 күн бұрын
Waa mahadsantahay yaa ustaad
@fatoumadaher859
@fatoumadaher859 27 күн бұрын
لا حولة ولا قوة إلا بالله العلي العظيم اللهم انصر اخواننا المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في كل مكان يا حي يا قيوم أمين أمين اللهم دمر أعدائنا واعداء الدين يا حي يا قيوم أمين أمين
@badr3628
@badr3628 27 күн бұрын
jazakAllahu kheyr
@KINGSO880
@KINGSO880 26 күн бұрын
❤❤❤. Love you sheikh for the sake of Allah
@niimaneur4842
@niimaneur4842 27 күн бұрын
Ilaahey a ku barakeyo Sheekh
@user-nm6lp8zf4j
@user-nm6lp8zf4j 27 күн бұрын
Ilahay ha u naxariisto ibrahim
@hashimaliahmed3675
@hashimaliahmed3675 26 күн бұрын
Your news makes us keen and attentive.remarkable
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 27 күн бұрын
subxaanlaah subxaanlaah walaahi wa runtaa jzk dadka qaar waa hormareen somaali waa saas subxaanlaah
@deqaabukar7761
@deqaabukar7761 27 күн бұрын
Asc, kheyr ayaan idiin rajeynayaa
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 27 күн бұрын
ASC Masha Allah🙏🏼🙏🏼 💯 Walalo I feel the same is very ugly wtat is happening VIVA Somaliya👍🙏🏼🙏🏼🇸🇴🇸🇴 💯
@mohamedabdullahi333
@mohamedabdullahi333 26 күн бұрын
Dulmidiid ,thanks 4 the news , somali hadii aa nahnay meel umasocono wlh
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 27 күн бұрын
اللهم انصراخواننا في غزة يارب
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 27 күн бұрын
Sheikha koor halooqado youtubekisa fadlaan wadmahsantiihen
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt 27 күн бұрын
Jizaka Allah!
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 27 күн бұрын
Hjjhjhhhhhhhhhhhhhhh Tabeele fujiska ayaan ku qoslayaa
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 27 күн бұрын
subxaanlaah subxaanlaah so sad weeye
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 27 күн бұрын
Allaha u naxariisto mx Ibrahim raizi iyo ragii la socday .
@aarboy2305
@aarboy2305 26 күн бұрын
SHIIKHOOW KOORSADA NALA SOO DHAQSO KHEYR ALLAHA KUSIIYEE.
@user-gd7uw9bg1m
@user-gd7uw9bg1m 27 күн бұрын
Mahadsanid gulayso balse afkeen hooyo ku sheeg tuneel god ba ku haboon iyo wixii kale ee la mida ah afka qalaad
@apdyrahmanmohamed6172
@apdyrahmanmohamed6172 27 күн бұрын
Legama horeeyo
@cismaanguure927
@cismaanguure927 26 күн бұрын
Raximullaah sheekh Cumar faaruuq ayaa nooga tegay dardaaran ah yuhuudda wey isasoo urursandoonaan markaa ayaan ciribtiridoonnaa hadda waxaa la moodaa waqtigii la ciribtirilahaa la joogo insha allaah,
@user-dj9pl5ic7j
@user-dj9pl5ic7j 26 күн бұрын
احبك يا روحي وياحبي محمد صلي الله عليه وسلم
@faadumaibrahim3335
@faadumaibrahim3335 26 күн бұрын
Subanallah subanallah
@roodoadan3189
@roodoadan3189 27 күн бұрын
وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 26 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw ♥️💯💯♥️💯💯♥️♥️♥️♥️♥️♥️ sheikh wacaleiku salam Free Palestine Free Palestine Free Palestine Free Palestine hamas victoire Iran gull gobonimo
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 26 күн бұрын
Subaxanalah ilahow dhagaratoda nagabadabadi 😢😢😢😢😢😢
@RidwaanCabdiwaaxid
@RidwaanCabdiwaaxid 26 күн бұрын
اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤
@Football-fans327
@Football-fans327 27 күн бұрын
Wcs ustaad
@adammohamed5339
@adammohamed5339 27 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@afrahap4406
@afrahap4406 26 күн бұрын
Waa cajiib
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 26 күн бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@halalpolice7544
@halalpolice7544 27 күн бұрын
6:38 😂😂 qosol baan udhintay
@user-fd8by9zz4p
@user-fd8by9zz4p 27 күн бұрын
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@TOL_AKRAM
@TOL_AKRAM 27 күн бұрын
Isoo following gareeya🎉
@IkhyaarMaxamad
@IkhyaarMaxamad 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mShalh
@Waayaabay
@Waayaabay 27 күн бұрын
Kkkkkk shekh maxamed waadna riftaye bas Naga dheh
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 26 күн бұрын
Scw
@ZakariyeAbdihamiid
@ZakariyeAbdihamiid 26 күн бұрын
Sheikhow wan daalnay san kusugaynay ee lasoo dhaqso courseska adigo mahadsan 🙏
@hibowehliye1316
@hibowehliye1316 26 күн бұрын
Iney wadanka leeyihiin mamoodid dhalinyaro iyo masuuliyiin waa isku mid allaha saqiro
@RidwaanCabdiwaaxid
@RidwaanCabdiwaaxid 26 күн бұрын
اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهلا اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهلا اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهلا اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهلا اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهلا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ashamohamed689
@ashamohamed689 27 күн бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn dalkeena iyo dadkeena
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 27 күн бұрын
somali wa dadka calamka ugu aqlga xun wax soo saar maraban in yar ayuu rabi tosiyay 100.5
@umxasan7407
@umxasan7407 26 күн бұрын
Aslamu caleykum walaal dulmi diid adoo raali ah naga daa wararka shiicada iyo iran waxba nagama galin balse waxaan rabnaa wararka qaza inaan ogaano ka war qabno xaalkooda
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 26 күн бұрын
Shiikh fadlan iskadaa shigida cebaha somaliya iyo dadkeda umadwaliba dhinacxun iyo dhinacficanba waledahay dhibato garina nodhertahay umadaha ad,amantidba dhinacxunwaleyihin hadiad waxgaraqabto nosheg
@hashimaliahmed3675
@hashimaliahmed3675 26 күн бұрын
Palestinians are brave.unmatched facing a merkava tank is suicidal
@user-zs1ms3gc6j
@user-zs1ms3gc6j 27 күн бұрын
Qaza rabi aya joogo rabi kasogowna rag ayaa joogo
@abbdll
@abbdll 27 күн бұрын
Sheekh xisaabta mid ku darso. Soomaalida kaliya maaha umadkastaa oo dagaal ahli ka dhacaa Fiiri suuriya, suudaan, ciraaq yamen, liibiya, Kongo. Haka reebin itoobiya gudaha ka holceysa. Wadama kalaa iska dhex dagan wixii ladoono ayaa laga sameystaa
@diiriyecali15
@diiriyecali15 26 күн бұрын
Waku salamayaa shekh marka hore een shek waxan kugula yaabay isma moodit inad kaamiro lahadleysid yacnii anagaa si caadi nala hadleysaa sidi ado nahortaagan marbaa horteyda fiiriyay oo talefonka katagay sidi adoo ihortaagan wllhi waa cajiib marki talefonka kaa dhacayay
@Xabiilyussuf
@Xabiilyussuf 27 күн бұрын
Sheikh Mohamed... programka aawi??
@AzZa-in8et
@AzZa-in8et 27 күн бұрын
🎉🎉🎉
@kma3545
@kma3545 27 күн бұрын
Sheikh bahdilka nagadaa
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 26 күн бұрын
Allah maxay bootaysay eyraan Balheerka ay. Gaadhay dowladu in masuuliyiintii wadnka lalaaayo ayaaa lagadhay .khaliijka ya u booteeeyey . Waa afjarkii shiicada lakiin iagu wax is leeyahiin xamaas soxidh .
@Waris668
@Waris668 27 күн бұрын
Mashacabkaa waa Maxey sidani
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 26 күн бұрын
Rabbiga cirka iyo dhulka taagay ee ibnu Aadam abbuuray ka yeelimaayo in koox aan iimaan lahayn aduunyada fasaadiyaan. Aan ku dadaalno inan Rabbi ku xidhnaano.
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 26 күн бұрын
Iiraan way burbureesa
@Ayaanle-xb4fg
@Ayaanle-xb4fg 26 күн бұрын
Ok
@MdsahidurSahidur
@MdsahidurSahidur 26 күн бұрын
😮😢😢😢❤❤❤❤❤
@cabdicali8952
@cabdicali8952 27 күн бұрын
Asc dulmi diid waxan ka mid ahay. Bulshada aad kuu dawada jecel muqaaladada aad soo bandhigto ee gogoska ah. .. waxan kaa codsanaya. Mobilka aad isticmasho. Inad. Qiimaha iso sheegto. . Si aan kugu soo dirsadp. Halka aad joogto uk ayaa laga helaa. Iga soo jawaab fadlan. .... isha allah
@cabdicali8952
@cabdicali8952 27 күн бұрын
Fadlan.fadlan fadlan.
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 27 күн бұрын
Horta waxaan aniga isweydiiyay mararbadan gaaladu iyo yuhuuddu maxeey isksgadhigaan Qof annaga ah oo eey ugeystaan falal fooxumo ah?. Islaamku weligeey kumamaqlin ineey mushabah gaal ama yuhuud iskafhigaane uba sameeyaan siloodhaleeceeyo gaslada ama yuhuudda. Macbuudkooooooooooooooow
@muhiyadinhasanmuhiyadin4858
@muhiyadinhasanmuhiyadin4858 26 күн бұрын
Asc
@jubaahmedhussein2248
@jubaahmedhussein2248 26 күн бұрын
@ASC, hore waxaa usoo bandigey Turkey, weli youtube-ka waa laga heli karaa
@NuraOmer-ek9zm
@NuraOmer-ek9zm 26 күн бұрын
Sheikhow soomaaliya masoo dhowa
@user-qx9mt9gl3x
@user-qx9mt9gl3x 27 күн бұрын
Īlaahey ha u gargaarro, Shiiccoba ha'ahaattee.
@user-yg2mm1sw9l
@user-yg2mm1sw9l 26 күн бұрын
Kkkk walahi waa qoslay anagana tabelayasha an fuqsano😅
@kma3545
@kma3545 27 күн бұрын
Sheikh lazerka waa hore bilaabmay UK waxaa aga horeyay US iyo Turkey
@abshiracdulahi3061
@abshiracdulahi3061 25 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊
@user-rt1mf9oi2j
@user-rt1mf9oi2j 27 күн бұрын
Huurudow toos❤❤
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 26 күн бұрын
Cid kasta oo Runts sheegto waa loo dhaaranas madaxwanihii IRaan waxaa Lagu dilay shirqool ay maleegeen. Macslinka Wayne iyo sxbkiisa yahuuda
@user-ju2ee8cu1q
@user-ju2ee8cu1q 26 күн бұрын
Sh mobayka ma Ka jabay oh sorry ❤❤❤❤❤❤
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 27 күн бұрын
Waa waxii la,oranjiray la,digaalamka argagaxisada
@user-rv7th4mf9x
@user-rv7th4mf9x 26 күн бұрын
🤲🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪😢😢
@CqaadirSiidii-my3nu
@CqaadirSiidii-my3nu 27 күн бұрын
Wll waxan layabnhy iiraan oo dowld ween lagu tilmamo Hadana sirdonkedii daciifka ahi oo marwalibo masuliyinteda muhiimka ahi marwalibo loogu laayo maxa usawab ah wale mafahmi karayo
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 27 күн бұрын
Jaahiliin waaye daarosalaam qurux badan 🇸🇴👀😇
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 25 күн бұрын
Ninki soo jag laga waayo soo jiif laga helaa Iran joogso waa laga waayay
@maryandere9422
@maryandere9422 26 күн бұрын
Quraan online oo free hada rabto sodhawow
@user-ci3nd5jk8g
@user-ci3nd5jk8g 27 күн бұрын
Midakale wali wax fiqfiqsii ayaan ku jirna aduunkan hore ayuu usocda
@user-yg2mm1sw9l
@user-yg2mm1sw9l 26 күн бұрын
Way fahansanyihiin ee qabiil baa uga wayn inay wadaniyiin noqdaan
@N.A.M1234
@N.A.M1234 27 күн бұрын
Coursadi maad bilawday sheikhow ki faidada social mediaha
@WAAYAHADUNIDA252
@WAAYAHADUNIDA252 26 күн бұрын
Sheeka waa iga quslise anagan tabeloyinka aan fuqsano😂😂😂
Китайка и Пчелка 4 серия😂😆
00:19
KITAYKA
Рет қаралды 3,7 МЛН
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 35 МЛН
Climbing to 18M Subscribers 🎉
00:32
Matt Larose
Рет қаралды 26 МЛН
tagesschau 20:00 Uhr, 15.06.2024
14:52
tagesschau
Рет қаралды 131 М.
tagesschau 20:00 Uhr, 16.06.2024
16:13
tagesschau
Рет қаралды 166 М.
PBS News Weekend full episode, June 15, 2024
26:45
PBS NewsHour
Рет қаралды 88 М.
[SUB]美元霸權崩解中?陸對歐盟下重手 新聞大白話 20240615 (字幕版)
50:06
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55
tagesthemen 21:50 Uhr, 15.06.2024
7:16
tagesschau
Рет қаралды 30 М.
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
0:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Эдуарда сырғалым атанды!
1:24:11
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 319 М.
GET DIRTY ON ONE’S CARDBOARD POTATO CHIPS!#asmr
0:28
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 20 МЛН
elim yara olduğunda benim haller #shorts
0:16
Mert Sarı
Рет қаралды 3,4 МЛН
GET DIRTY ON ONE’S CARDBOARD POTATO CHIPS!#asmr
0:28
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 20 МЛН