Deg Deg || Waziir Puntland ah oo sheikh Maxamed Umal ku been abuurtay

  Рет қаралды 27,444

Salafmedia

Salafmedia

Ай бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 167
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 Ай бұрын
Ninkaan hadalkiisa raqiiska ah cid rumeysaneysaa majirto sheekhana waan ku kalsoonahay diinta ilaahey hano xafido.
@hqaali9525
@hqaali9525 Ай бұрын
skeekh umal raali ahow kun jeer anigoo ah reer puntland anaga nalama khaldaayo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@SafiyaAbdulle
@SafiyaAbdulle Ай бұрын
Allah ha inoo xafido sh Maxamed CABDI UMAL, iyo cullumada ❤
@ABDIRAHMANADEM
@ABDIRAHMANADEM Ай бұрын
Sheekhayga sheekh Maxamad Cabdi Umal, Alle haku barakeeyo, caameygaa iska hadlay waxba yeeli maayo hadalkiisa raqiiska ah.
@CaliFarax-qz8nc
@CaliFarax-qz8nc 29 күн бұрын
Ma ictisam baa tahya
@Queenkhatra12044
@Queenkhatra12044 Ай бұрын
Allaah xafido sheikh umal ❤
@basraismail3856
@basraismail3856 Ай бұрын
Subxaan Allah. War dadow dadka ilaahay oo culumadu ugu horeysa ka xishooda. Shiikh Maxammad Cabdi Umul Rabbi subxaana wa tacaalaa ha ku xifdiyo 🤲🤲🤲
@abdirizaksheikhadanabdiriz12
@abdirizaksheikhadanabdiriz12 Ай бұрын
Allah yaxfaduka Yaa ustaad
@user-tz7de2gl3p
@user-tz7de2gl3p Ай бұрын
Allaha noo xafido dhaman culumadena ❤
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Ай бұрын
Jazaakallaah sheekh
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac Ай бұрын
Allaha kubarakeeyo shiekh umal
@Fadumogele1533
@Fadumogele1533 Ай бұрын
Allaha noxafiido culimadeena ❤❤❤🎉🎉
@user-ug6ef1rr8g
@user-ug6ef1rr8g Ай бұрын
Maasha Allah, Alle ha xifdiyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal.
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z Ай бұрын
War culimada iyo dadka diinta xambaarsan ha laga xishoodo
@abdifatahmuhumed9089
@abdifatahmuhumed9089 28 күн бұрын
Allah ku barakeeyo shekhow umada soomaliyeed boos muhiim baad ugu jirtaa
@nurdinabdirahman2776
@nurdinabdirahman2776 11 күн бұрын
Sheekhuna waxaa okole looma soojawaabo ...we love u sheikh uma
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 Ай бұрын
Allah hanooxafido sheekhana aan jecelnahay sh umal. Waziirka waa inuu raalin galin kabixiyo sida ugu dhaqsiyaha badan qaladka uu kasheegay sheekha.
@highflyer215
@highflyer215 Ай бұрын
Sheikh maxamed cabdi umal Puntland imow aan kugusoo dhaweynee adigaa uga taageero badan dowladee
@khada917
@khada917 Ай бұрын
Wahaabi shaydaana cidna ma rabtee ha lugoyn Remember 1993⚔️
@anasmohamed5191
@anasmohamed5191 Ай бұрын
@@khada917 athi yaa kurbo mrka oo kuyaqan xasadnimo iyo cill lee my kaa thy wxn cidi lasoo dhwenyo mxa kaagly athi ma athuu shekha kuleyhy isoo dhaweso ama ijeclow war anga jcle ee inoo dhf mxd hdlkisa udhgysane hdathn rbin oo coment ooga bixine wr edeb yelo
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 Ай бұрын
@@khada917madusha 😂 yaa salman baa sheikh kuu ah
@hadafabdi
@hadafabdi Ай бұрын
Wasiirku Waa inuu ka garbaxaa skeekha.
@HousseindararAwaleh
@HousseindararAwaleh 29 күн бұрын
Allaha xafido cheikh oumal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XamdiXaabsey-rl2ok
@XamdiXaabsey-rl2ok 29 күн бұрын
Sh. Umal allaha xifdiyo waa shiikh aynu wada jecel nahay allaha sharfo . Beenta kuwa la wareegayana allaha dulleeyo .
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Ай бұрын
Sheekheni wanagsana sheekh umal alle ha ino dhowro waligiisa wax uusan ka hdlin aye kunaben heer waxey gaarsiyen in uu soo jawabo waligii qof siyaasi ah asigo ujawabayo manan arag’ Sheekh mohamed abdi umal alle haku dhowro
@user-uc9zk3tr1i
@user-uc9zk3tr1i 29 күн бұрын
Supxaanallah , shiekhuna Maxamed umal xafuhullah anaga iyo alleh kuu og wanaagaaga , iyo inaysaan wxan kaa suuroopin , ee waa hadal siyaasadeed iyaga maleegteen
@wardoonacademy
@wardoonacademy Ай бұрын
Wasiirku waa nin fudud oo ah wax ma hubsade, weliba qof ayaa gadaal uga sheegay cidda hadalka tiri, wuxuuse ku adkeeystay mala awaalkiisa, markii hore ayuu sheikha cuqdad u qabey. Allah swt ha dhowro Sheikh Umal hadalada nuucaas ah laguma yaqaan, mudadii dheereeyd ee uu diinta faafinayey.
@usaamemahamuud
@usaamemahamuud Ай бұрын
يريدون ليطفئوا نور الله بأفواههم والله متم نوره
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
Waa waasheen kuwaan kursigu dhinac marey war culimada kaleexda
@fadumofiy5793
@fadumofiy5793 26 күн бұрын
sheekhn alla ah ku daayo ❤❤❤❤❤
@xamdicabdulaahi8872
@xamdicabdulaahi8872 28 күн бұрын
Wr culimda halaga xishood subxanllh
@ahmedyussufibrahim
@ahmedyussufibrahim 29 күн бұрын
Allah haku ilaaliyo sh Mohamed Abdi
@hiboilix2104
@hiboilix2104 Ай бұрын
alle yaa ku sharfay bin aadamna waxba kuma yeeligaro sheekhana sharkoda allaha kabadbadiy umadaan sharkabadan ❤
@DuunyoJacayl
@DuunyoJacayl Ай бұрын
Sheekh umal anaa kaa raali galiyey waxaana ka soo qaadaa doqonkii nabi muuse ku yiri انك لغوى مبين
@faizaboos7933
@faizaboos7933 28 күн бұрын
Sheekh Umu Raali noqo Anagana Xaal ku siinay . Illah ka ku Xafdiyo❤
@jeyowinaomar1360
@jeyowinaomar1360 Ай бұрын
Culumadha halahushmeya fadlan
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Ай бұрын
Waa caaliim jaliil ah Saahid cilmigu biyo Dhigay culimada Somaliyed kow ah Hadusan labo ahayn Walina xaggebalaqada ilaahay siiyay sheikh mohamed mohamed macalin abdi umal
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Ай бұрын
ALLAH ha ku barakeyo sheik umal
@hiboilix2104
@hiboilix2104 Ай бұрын
sheekh umal allaha kubarakeyo kuxiftiyo waxba kumayelikaraan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-im1gj9nf1k
@user-im1gj9nf1k Ай бұрын
ماشاءالله يا شيخ هااولا قوم يقولون ما لا يعلمون واعرض عن جاهلين
@user-zs6lq7oc6s
@user-zs6lq7oc6s Ай бұрын
Sax,walee waa runtaa Sheekh Umal!!!!
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok Ай бұрын
Hadana madaxdi somaliyed ma waxay ka dhigteen agenda Hoda in ay u isticmalan sheikh yadi somaliyed very sad 😔 sorry sheikh mahamed umal.
@user-gr3kq5vc5u
@user-gr3kq5vc5u Ай бұрын
Masha'Allah Tabaraka'Allah sheikh shukran Jaziilah
@xamdiislam9551
@xamdiislam9551 25 күн бұрын
سبحان الله 😢
@soulehassan
@soulehassan Ай бұрын
Kolba soomaali ishii baxasa ha istirto, somali dowlad mahayso se wali Diintii islamka way haysaa 'Alhamdoulillah
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke Ай бұрын
فضيلة الوالد الشيخ محمد عبد أمل ❤❤❤❤
@abdirizakhassan1204
@abdirizakhassan1204 Ай бұрын
Culimada yaan shaatiga Laga wasakhenin.
@faafintadiintaislaamka
@faafintadiintaislaamka Ай бұрын
War caamadan maxaa culimada faraha u galiyay
@caligidhow4712
@caligidhow4712 Ай бұрын
Sheekh umul allaah ku xafido
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Ай бұрын
Waa in uu ka karbaxo Sheikh Umal waa sheikh Somaliyeed oo Sharfleh ee ha ka garbaxo
@exhibit1011
@exhibit1011 Ай бұрын
Shame on you that wazir.... Culumada noo amaan geliya fadlan dalka waaba nugu rafaadideene
@usaamemahamuud
@usaamemahamuud Ай бұрын
M.a shiikhunaa
@faisalabdiali2073
@faisalabdiali2073 Ай бұрын
Sh maxamed cabdi umal Ilaah haa ku dhowro aduun iyo aqiraba iska sabar ❤❤❤ ayaantaan waxaa batay dadka ku been abuurto culumada iyo dad waxeey donaan soo qoraayo aan waxbo hubsanaynin hadey arkaan qof lacaynaayo ama amaanayo wax uun soo qoraayo aan hubsanaynin hadalka ❤❤ ilaah haa nagu sugo xaqa
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon 25 күн бұрын
Wallahi I heard hadalka wasiirka mana rumeysan in Sh. Mohamed hadalkaa kasoo yeeri karo. Wasiir Caydiid hadduu raganimo leeyahay sheekha raali galin hasiiyo. Reer Puntland oo dhan waxay ka jecelyihiin madaxdooda Sheikh Mohamed Umal.
@ahmadmahamuud3440
@ahmadmahamuud3440 Ай бұрын
Shek ilahey haku xafido
@siradm
@siradm Ай бұрын
Maxaa marwalba sh Umal loogu dhagaa laakiin? Subxaanallaah
@xamdijamac3083
@xamdijamac3083 Ай бұрын
Sh alaah hanookaaxafido
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Sheekh umul wa
@Xaajimohamed-fh4ds
@Xaajimohamed-fh4ds Ай бұрын
Sheeq mahamed abdi umal iska sabar wayo sabar mel ba lgugara
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Ай бұрын
Waa arin masibo ah Culimada in lagu been Abuurto qudbadoda La,badalo ama culimada shacabka lagu soofeeyo waa arin xun
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Ай бұрын
Masha Allah Sheikh umal❤😂😂❤
@user-ow6st7hs2t
@user-ow6st7hs2t Ай бұрын
Alah haxafido sheq umal munaafiqintane shartoda Rabi haku celiyo
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 Ай бұрын
Alle halaga baqo oo aqyaar tiisa haloo daayo
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 Ай бұрын
Culumada in lagu been Abuurto wax sahlan ma ahan Anugu dhar jeer baan ku Qaldamay Culumada Ilaahay ayaan uga Toobad keenay Ayagana Cafis baan ka dalbanaa Waxaan ku Talinayaa War Culumada hala Ixtiraamo
@CabdiwaliXashi
@CabdiwaliXashi Ай бұрын
Waa been abuur waxu shegay wasirku waa inu rali galin kabixiya
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Sh umul waa sheekayga waxaan jeclaa lahaa in soshaalka dhan in uu iska xiro 😮 cibaadadiis ay ka mashquulin😢
@mohameda7585
@mohameda7585 29 күн бұрын
Europe iyo here America, wa sheikh aad loogu xiran yahay, asaga iyo sheikh Mustafe
@maadiyomadadaallo4381
@maadiyomadadaallo4381 29 күн бұрын
Kkkkkkkkkk
@fatimaabdi7898
@fatimaabdi7898 Ай бұрын
Ma Sh Umal oo soomali illahay indho uga dhigay oo maanta ah kaliya iftiinka aan haysano ee noo baxaya ayaa loso dhigtay War wasiir laynine qofka waalan sh af qadhmuunka hakala tago
@user-xp3cc1qs4g
@user-xp3cc1qs4g Ай бұрын
Asc she umal
@AbdirahimMohammed-dn7pk
@AbdirahimMohammed-dn7pk Ай бұрын
Itaqu laah war ladhimanayaa ee hadalka ad dhahayso ka fiirso inta aad dhihin
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 Ай бұрын
ILLAAHAY HAKU XIFDIYO SHIIKHEENA SHIIKH UMA ILLAAHAY. AJAR IYO XASANAAD HA KAA SIIYO WAXAAN U MALAYNAYAA IN UU KUGU. KHALDAAYO SHIIKH CALI WAJIIS OO MAALI DHOWEYD. FADWO JEEDINAAYEY TAASOO. U EKAYD HALAGU DUULO PUNTILAND
@yuusufcabdiraman4808
@yuusufcabdiraman4808 Ай бұрын
waar jaa hilnima kakeentay sh raali ahaw
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye Ай бұрын
Wasiirka hadalkìsa kama fiirsan shiikh raali ahoow
@maryamliban
@maryamliban Ай бұрын
Shiikh nagaraali ahow
@user-gq4go5dp4c
@user-gq4go5dp4c 23 күн бұрын
Wankujclahy ilahy dartiisa sh umal
@lali3344
@lali3344 27 күн бұрын
Siyaasadii hadii sidii ladoono laga yeelo culimada ilahay amaan siiya ilahayna ka xishooda
@user-ll1zm4nx4y
@user-ll1zm4nx4y Ай бұрын
Sheekh umal waa sheekh weyn waxaas ku kaca maaha
@khada917
@khada917 Ай бұрын
Sheekh video gii baraha bulshada la wareejinayay muxuu ahaa markaa ??
@cismangurey5733
@cismangurey5733 Ай бұрын
Sheekh maxamed umal ilaahay haku sharfo waxaa tahaye sheekheena abaalkaaga ma gudi karo wakhtiga aqoonta iyo juhdiga aad umada somaliyed iyo islaamkaba aad gelineyso anagaa kaa raali gelinayna sheekh hadalka beenta ah ee kasoo yeeray jaahilka
@alinoormohamed-uu8sm
@alinoormohamed-uu8sm Ай бұрын
لحم العلماء مسموم
@abdirahmanjibril8671
@abdirahmanjibril8671 Ай бұрын
Ina caydiidow, kaba qaadow anigu waan ku aqaan, soomaaliyey maanta ayey ku baratey. "Nin dir xumi in uu dib UGA soo reeyo Oo uu dalaco, waa mid aan loo dareen qabin"
@zahraA-pe9ii
@zahraA-pe9ii Ай бұрын
Sheekh jasakalaahu inaad cadeeysay arinkaas waxaa social media lagu dhex waday clip yar oo lasoo jaray inuu wakhi hore ahaa kolay way ma muuqatay lkn mawduucu waxuu ahaa lagaran maayo kaasuu arkay waxayse ahayd inuu iska hubiyo saxnimadiisa
@shahad2629
@shahad2629 Ай бұрын
sheekheena alaha noo xafido ninkaane waa nin hawla aan kabadatay
@JamaMohamud
@JamaMohamud Ай бұрын
Kuwii puntland dhibaatada u gaystay team Deni miyaa sheekhana maagayaa iimaan laawayaal.
@abdalleali354
@abdalleali354 Ай бұрын
War culimada faraha ka qaada, sheekh anagaa reer puntland ah ka raali ahow dadka jaahiliinta sidooda u dhaqmaya.
@katarmohamed8479
@katarmohamed8479 29 күн бұрын
V
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 Ай бұрын
Waa wasiir uu madaxmaray siciid dani oo marba darbi jiiraya
@Iyeypost
@Iyeypost Ай бұрын
Culimadu waa iftiinka umada yaanan ladaminin
@Nimcoibarhim
@Nimcoibarhim Ай бұрын
Soon kAtagY kawarn
@maryanl804
@maryanl804 Ай бұрын
Oo goormaa loo badalay shiikh umul cali wajiisbuu ahaaye
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 Ай бұрын
Wasiir kusheega maamooyinka dhextaagan culimada iska daa
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica Ай бұрын
Siyaasiinta damiir maleh ... Waxay rabaan way Iska sheegaan.
@TechSiyaad
@TechSiyaad Ай бұрын
Ninka wasiirka ee Caydiid la leeyahay waaba wareersan yahay, hadalkiisa qaybta hore ayaa dhegaystay waxaana ogaa asaga oo ka hadlaya hadal uu jeediey Shiikh Calii Wajiis ee goorma ayuu ku daray tan Ummal ee uu shiikha ku been abuurtay..
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 Ай бұрын
Wasiirku wawareersanyahay
@zanko6317
@zanko6317 Ай бұрын
War isku xishooda culumadeena ka leeda
@halanenuur128
@halanenuur128 Ай бұрын
Warkan waa war culus ciyaarna ma,aha ee waxaan sugnaaba wa ninkaa waa waziir la yidhi. Waxa kaliya ee soomaali u hadhay soo diinta ma,ahayn iyo culimada inoo xambaarsan Haday halkaa mareyso maxa inoo hadhay? War shacabow aan tashano.
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Ай бұрын
masuuliyiintii umada hadii ay sidaa fudeeykaa culimadii umasabidanayaan sidee urumeysanaa qudbadahii iyo wixii aynoo sheegi jireen
@isxaaqibrahimali6061
@isxaaqibrahimali6061 27 күн бұрын
Sh cali wajiis waye ayaaba loo sheegooya muu Break qabsado wasiirka🤣🤣, anagaaba inta ka maqleyno
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Warkaa Sh Cali Wajiis ayaa warkaa sheegay ee wasiirku wuu ku khaldamay Sh Umal
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Wuu ku qalday cali wajiis kkjjjjjjjj😂😂😂
@dakirsheikh7459
@dakirsheikh7459 Ай бұрын
Culumada halaga hishodo
@MohamedMohamedd-wp3yi
@MohamedMohamedd-wp3yi Ай бұрын
Sheekhow ninku waa ku riyooday ee xaqiiqo ma ahan
@SiciidAbdi8196
@SiciidAbdi8196 Ай бұрын
Shekh Aniga waxaan daawayday adiga oo leh maamul waa lagu duuli karaa waana lala diriri karaa Tan kale waan ku naqaanaa Abdullahi yuusuf baad u fadwon jirtay In la dilo marka dee miyaad wax naga qaati kartaa
@maryamliban
@maryamliban Ай бұрын
Sh wax qaldan masheegin marnaba anoo reer putland ah baa saas kuleh
@SiciidAbdi8196
@SiciidAbdi8196 Ай бұрын
@@maryamliban Seebuusan u sheegin dad haa lagu duulu buu yiri masana waa inkirsanyahah Aniga hadaalkaas waan daawaday maalin dhow baan meel ku arkay lkn meeshii hada ma garanayo
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l Ай бұрын
Wll waana inta uu sheekhu rabo in cadayn la keeno eee away 🤔 tan kale sheemada fahan waa khilaafka hada u dhexeeya dawlada iyo putlaand ​@@SiciidAbdi8196
@akabdi9732
@akabdi9732 Ай бұрын
Kkķkkkkkkkk siyaasadii ayaa idnka halaawday waad jah wareerten sh umal maxaad u haysataa ma xamza idinku filaan waayay abdulaahi yusuf alaha u naxariistee soo itoopiyan wadan ma keenin hadan maydan u galin .brush xaar leh ayaad la wareegeysaan ninka hadala kaa yiri sh aki wajiis buu ahaa
@akabdi9732
@akabdi9732 Ай бұрын
Adiga ma muslim baa tahay horta mise anaga iyo culumadaa rabtaa inaad isku kaaya balimisay
@yakubabdow961
@yakubabdow961 Ай бұрын
ألذي قال ذاك الكلام هو علي وجيز
DEG DEG ABUUKAATIHII LUUL CABDI CASIIS  OO LAGU WEERARAY GURIGISA HADA OO LA GARAACAY
10:11
Эта Мама Испортила Гендер-Пати 😂
00:40
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 10 МЛН
Мы играли всей семьей
00:27
Даша Боровик
Рет қаралды 5 МЛН
Зу-зу Күлпәш.Курс (6 бөлім)
40:48
ASTANATV Movie
Рет қаралды 506 М.
Calaacalkii Cali Wajiis Iyo Jawaabtii Sh Xassaan Ee Kusabsaneed Kitaabka Rabigey Maxa Loso Dajiyey
13:09
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 38 М.
24 su aalood oo wada furriin ah || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:25:06
Salafmedia
Рет қаралды 214 М.
Xamse Cabdi Bare Iyo Kuwa Lamidka Ah Diintina Ayey Badali Rabaan Sh Xassaan Abu Salmaan
21:00
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 51 М.
Qiso Ka Dhacdey Wadanka Finland Oo Kusabsan Guurka Sh Xassaan Abu Salmaan
9:08
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 10 М.
Qaabkii Sheekh Cali Wajiis uu Uga Badbaaday Dilkii Kooxda Ashbb.
50:42
Fadhigii 20 aad || Su Aalo & Jawaabo || Sh Maxamed Cabdi Umal
59:52
XUQUUDA IYO XAQA AY ISKU LEEYIHIIN LAMAANAHA IS QABA || Sh Maxamed Umal
33:01
Кешірім сұрамаймын
3:22
Дариға Бадықова - Topic
Рет қаралды 305 М.
Sadraddin & IL’HAN - Aman bolşy suigenim | Official Visualizer
3:09
Голоса Животных - Кукутики и Любаша Зебра в клеточку
3:51
КУКУТИКИ - Детские песенки и мультики
Рет қаралды 1,3 МЛН
Stray Kids "Lose My Breath (Feat. Charlie Puth)" M/V
2:53
JYP Entertainment
Рет қаралды 26 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - ПАЦАН (MV)
6:08
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 344 М.
Body
2:38
Asik - Topic
Рет қаралды 107 М.
Coco Chanel
1:54
Asik - Topic
Рет қаралды 1,4 МЛН