DEG DEG WERIYE CAAN AH OO CADEEYAY TAAKEEYE INUU SIGAY IYO WARIYE MAHAD WALAALKII OO SHEEGAY DILKA

  Рет қаралды 78,768

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

3 жыл бұрын

Пікірлер: 477
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 3 жыл бұрын
Eray bixin sharci inaan comment kuugu sheego bn jeclaystay wll cimraan maadama aan ahy qof lawyer ah ninkaan markaad magacaabaysid dhagarqabe ma dhahysid ee waxa kaliya ee aad xaqa u leedahy inaad tiraahdo eedaysane hebel markii maxkamad la saaro oo danbiga ku cadaado baa waxaa la oran karaa qofka danbiile. thnk you .
@mohamedabdi4584
@mohamedabdi4584 3 жыл бұрын
Aad iyo aad wa runtaa abayo waa saxday qofka intosan xukun ku dhicin eedaysane waye
@deeqaaden62
@deeqaaden62 3 жыл бұрын
Masha’Allaah cimraan Geesiga Somaliyeed waan idin salaamay Adiga iyo Boqorada Barakaysan ❤️😍👍
@abdikhafarbarre9539
@abdikhafarbarre9539 3 жыл бұрын
Mama weyn Aya kaso hadashay oo shegesa inu dharka wariyaha udilay xirta kenyana isku arken Kuna tiri dadka ad lesay dhigodi kwrn marksu igu yiri dhahday maktoda baxshay kaso hadal mamadas
@amiranuur8915
@amiranuur8915 3 жыл бұрын
Asc allaha u naxaristo C/llaahi maxamed mirsal wuu dhintay ma noolo inaa lillah wa inaa ileyhi raajacuun mareykanka ayuu ku dhintay sanadkii na soo dhaafay allaha u wada naxariisto wariyayaasha intuu gacan tiisa ku dilay iyo inta kalaba insha allah
@gabarbanadir69
@gabarbanadir69 3 жыл бұрын
Libaaax cimraan ducufaada qabiilka ku meeraysta ee abuu rufiyaan taageersan waa dilaayaashii isaga la shaqysan jiray taakeeye Vivo cimraaan qaraaami guul Iyo gobonimo
@ifoong4410
@ifoong4410 3 жыл бұрын
MMJ wariya caan ah ayuu ahaa Allah ha u naxariiso
@bilanmire543
@bilanmire543 3 жыл бұрын
isbadal baa so socda io cadaaladi insha allah somaliyi way heshiin donta wayna kala cadalad bixi
@abdowali463
@abdowali463 3 жыл бұрын
Gacan-kudhiigle Taakeeye 5taas wariye kaliya la dilin, sidoo kale wuxuu xasuuqay kuman-yaal shacab biri-migaydo masaakiin ah oo si isir nacayb ah uu u gumaaday. Habaar qabahaas si deg deg ah halooga jaro dunuubtii uu galay.
@xafsamaxamed9891
@xafsamaxamed9891 3 жыл бұрын
Cimraan waad iga quslisay saad itiri allaa hooyooy
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cossi
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Waa ka qofka marku noqon wariye si fudud ku ma soo galo waxa oo dhaan usheegayo wariyaha ba la mari jiriye taagiye gacan ku dhiigle wuxu rabo no sheeg daad wuxu mooda jahiil asgo kale a ha madeey wuxu ku jiifta wadano kur kuro allow ku dhiig islam galaye saas u kashifi adoonka cabsi aqiro janximo subaxanllaah
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Cabdulqaadir Maxamed Mursal dhowr bilood ka hor ayuu ku geeriyooday dalka Marayaanka.
@foosiyacadaani1499
@foosiyacadaani1499 3 жыл бұрын
Waa dhulbahante illahay ha u naxariisto janadii farfowsa allah ha geeyo aamiin
@jomar1509
@jomar1509 3 жыл бұрын
maxamed maxamuud jaamac [MMJ] waxaan filayaa inuu ahaa majerteen allaha u naxaristee
@ruksana578
@ruksana578 3 жыл бұрын
aniga abahay iyo walalkis niniki dilay laka yaaba manta inu nolyahay 😰😰😰😰😰😰😰😰 yarbi unxariso inti muslimin laxasuqay
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 3 жыл бұрын
Allaah hooyooy macaaneey illaahoow kuu naxariiso Cimraan waan idin salaamay adiga iyo Xaajiyada qiimaha badan
@CafiifaChannel1926
@CafiifaChannel1926 3 жыл бұрын
Xaladii lasomaray walawada sigtay ILAHEEY nomasoceliyo
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cossi
@sucdishmuse5067
@sucdishmuse5067 3 жыл бұрын
Aaamiin maqaan aflibaax galay
@hibaaqabdi9823
@hibaaqabdi9823 3 жыл бұрын
Somaliland male moryaan dadka leysey
@amalmohammed7712
@amalmohammed7712 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto aabahay Abdukadir mohamed Mursal jannatul firdowsa allaha kawaraabiyo
@nimcorashid4871
@nimcorashid4871 3 жыл бұрын
Dalin rabi ma asturo isag iyo siyaad bare rabi nxriisti ha ka fogayee😡😡😡
@rodaabdulle2785
@rodaabdulle2785 3 жыл бұрын
Joojiya wllalayaal cimraan waa dhexdhexaad buu kayahay somalida qaar qurunka io qabyaalada joojiya aakhiro qabiil wax ku tarimaayo wallaahi dhagar qabayaasha soo qabta
@user-oj2po3eq4d
@user-oj2po3eq4d 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin baan leenahay ilaaahayna waa ogyahay aduunkana allaah haku fashilo aamiin
@maxamedxasan3504
@maxamedxasan3504 3 жыл бұрын
Hhhhh taakeeye maykal sufiyaan walee godkiisa biyo ugu soo galeen cadaabtta alla ku gee
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll Subscribe ii saar Chennal Waa iga Cossi
@hodanhassan8361
@hodanhassan8361 3 жыл бұрын
Aamiin jahanama ayaynu ku ognahay
@shamsomursalshamsosharaf4386
@shamsomursalshamsosharaf4386 3 жыл бұрын
Wh waa runta ilahay ha soqabto in uma soomaaliyed xaqdaro ku dile mahadsanid walaal qali bartedi ayad dhitey 👍👍👍👍❤❤♥️💪💪💪💪ku soco
@samsamibrahim3558
@samsamibrahim3558 3 жыл бұрын
Somali.xalala.thanks.bro
@fridasson848
@fridasson848 3 жыл бұрын
Ilaahow soo qabo dadka dadka laayey mida kale somaliyey qabiil qabriga nooma raacaye walalka xataa haduu wax dilay ku cadee please xaqa haloo istaago aduuka waa laga taga
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Farida abayo subscribe isar
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
CIMIRANOW DHIIG IS MA QARIYO KUWA KALE ALLE KEENIN MAR NOQATO SUU ALLLE U KASHIFIYE TAGEEYE AAN U KASHIFIN TAAGIYE WUXU BANKA ISKU KEENAY ALLE WADEY OO KEENAY BAANKA KUWA LE LAN WEYE KU DABA XIGAN ISHALLAAH
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Aamiin amiin ya llaaha
@ciwaankiiaamusnaay
@ciwaankiiaamusnaay 3 жыл бұрын
Sedeex Bil ka hor ayui ku dhinti wadanka America Ilaahey Naxriistii Janno Ha siiyo Rugcadaa Cabduqaadir Maxamed Mursal....
@huunohappy6312
@huunohappy6312 3 жыл бұрын
Cjmraan ninkaaa hanaga soo afjarto dowlada somalia iyo kenya allah idin xafido adiga iyo wariye abdihafiid iyo inta geesiyaasha ah haladaba galo
@yaadam8717
@yaadam8717 3 жыл бұрын
This guy can't stop his voice or his appearance from the screen !, We wanted to hear from The Witness but we can't hear him because of the nonstop interruptions !
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 9 ай бұрын
You are absolutely right. He is very annoying.
@sayidsahal6717
@sayidsahal6717 3 жыл бұрын
Wlly waan qosola 😂😂😂😂😂😂😂
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
Aaamiin yaarabi
@abdirahmanmohamed1264
@abdirahmanmohamed1264 9 ай бұрын
Warey wareysigu waa muhim lakiin is ruxrux iyo qoslka ma haboona masuul iskdhig
@SHMH1020
@SHMH1020 3 жыл бұрын
Markii u horaysay ee aan arko walaalkay maxamed cumer sh Ibrahim reaction laga duubay aan daawado it’s surreal 💝
@munajama9258
@munajama9258 3 жыл бұрын
Well done absolutely
@sabaahxasan4280
@sabaahxasan4280 3 жыл бұрын
asc cimran wan ku salamya dhagarqabayasha soomaaliyeed lama soo koobi karo xasuuqi ka dhacay waqooyiga soomaaliya ragi gayzty way joogaan cidina xariiq nay gaadhsiin waxay xasuuqeen wa maati dumar iyo caruur kuwa ha la soo qabqabto
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 3 жыл бұрын
Good investigation
@aminaomar1882
@aminaomar1882 3 жыл бұрын
Cimraan aad baan kuu salamayaa kusoco hala soo taago kuli kuwa badan baa hada garabaato intay noo soo xirteen nahogaaminaaya dhagar qabayaasha haloo wada kaco dhiiga muslimkaa walahi bilaashbaa loo daadinayaa illaahow soo qabo wixii gacan kudhiigla ah inshallh waxbaa soo ifbaxay yaan laga harin inshallh kheyr
@nasroabdullahi6997
@nasroabdullahi6997 3 жыл бұрын
Asc walaal cabdiqaadir m mursal wuu dhimtay allaha unaxariisto sanadkii 2020 gii
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Allow ha na ceebin dhiig isma qariyo
@abdiali6767
@abdiali6767 9 ай бұрын
Aammiin Alle ha soo ifiyo
@sacadiyoxasan4978
@sacadiyoxasan4978 3 жыл бұрын
Masha allaah wll sax
@farahfarah3604
@farahfarah3604 3 жыл бұрын
Dilaaa taakeeye wuu ka daran yahay. Dilaa macalin ilkacase
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Mustafe wll subscribe isar
@Indhadeeq
@Indhadeeq 9 ай бұрын
Alana I naxariisto aa ibis umada somaaliyeed
@AhmedAlihussen
@AhmedAlihussen 9 ай бұрын
Haddon idling saxo cab/dir m Mursal wuxuu ku dhintay Manispolis.
@kaltunmohamed3661
@kaltunmohamed3661 3 жыл бұрын
Tv imran aad bn ula sodaa wararka suu nogu so gudbiyo caadi maha markasta wan eega bal ino wax so geliyay good job
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Kaltun abayo subscribe isar
@kaltunmohamed3661
@kaltunmohamed3661 3 жыл бұрын
@@nahyancooking442 hye wllo
@falxad9358
@falxad9358 3 жыл бұрын
Masiibada na heysatobo markaa aye na soo gaartey ,Allaha naga badbaadiyo
@sm.5191
@sm.5191 9 ай бұрын
ilaaheey wax u dhahay qofki qofdilo haal diilo waa ku faxsanahay dowlada sideey u fulineso cadalda allow cadalada wadankena ku baadii yaa raabi sharciga halgu qado diila plz xaaqa waa. xaaq
@safiyoseeraar4173
@safiyoseeraar4173 3 жыл бұрын
Dhiigu ma qarsoomo tan allaah ayaa laysugu tagaa maalintaa ayaaa la kala baxaa
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 3 жыл бұрын
please dhexgalka ka JOOJI waraysiga why af Somali ayaa lagu hadlayaye.
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 3 жыл бұрын
cimraan wlh waxaa tahaye maxakamda waan ku doraneynaa walal soo dhawoow
@haniosman2574
@haniosman2574 3 жыл бұрын
Somaliyeey tuugsu badnidiina isaar uunbayeeri😂
@yusrainayoniis9974
@yusrainayoniis9974 3 жыл бұрын
Maila araagtaay maxaay kahelaan sabiskaraabta
@haniosman2574
@haniosman2574 3 жыл бұрын
@@yusrainayoniis9974 haa wankula arkay meelkasto weykagahoreyan calacalkoda baxayo bisinka masidaba hurmar lagugadha waba tuugsicadiya😂
@aminajafar1987
@aminajafar1987 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 Alla hooyooy👍
@aminamohamed6356
@aminamohamed6356 3 жыл бұрын
Wllo lkn farxadaan iyo qosolkaan jooji adigoo mahadsan tani waa dhiilo
@quensamra7989
@quensamra7989 3 жыл бұрын
Alla hooyooy cimraan wuu baqay suaashaa in isaga la waydiiyey buu moodaay
@maryansiyaad2135
@maryansiyaad2135 3 жыл бұрын
Cimraan baraamijyadaada bisaad qisaskaaga cebeskarayb iyo like ayaan kuu saari jirnay aniga iyo in kale oo bada n waa kaadeysaney bishhro dhehwaayoo daalim baad tahahay amaba nacas fiyuus ku raadinaya sumcad dhaan dadka soomaaliyeed
@rayaanabdullahi8799
@rayaanabdullahi8799 3 жыл бұрын
Alle lasoqabto qofkii qof walalkiisa oo soomalia oo Muslim ah qabiil iyo xaqdaro kudiley
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Rayaan abayo subscribe isar
@caaqilsaidbulhan9297
@caaqilsaidbulhan9297 2 жыл бұрын
Mahamuud Maxamed Jamac MMJ, Ayan MM j, Maxamed MMJ,
@zeefarida
@zeefarida 3 жыл бұрын
War heedhe illaah irsaqa meel kale hakaa siyo. Taakeeye ayaa bariis mooday ayantane 🙄🙄🙄
@munamuhammed7240
@munamuhammed7240 3 жыл бұрын
Media maha maxkamad haduu ninkan dambi galay maxa maxkamad so keeni wayay wadanka dawlad kama jirto miyaa dilalka u gaystat ha lagu qaado hadan jirto hadii kalena naga dhaafa ninkan warkiisa
@ahmedyaasiinchanel1910
@ahmedyaasiinchanel1910 3 жыл бұрын
Waaw
@abdirahmanmohamed1264
@abdirahmanmohamed1264 9 ай бұрын
Wa sax adeer
@maryamaali6402
@maryamaali6402 3 жыл бұрын
Gacmadheere muxuu la aamusayahay waar diyihiisa buu ahaa dhaheen wariyaashu
@umiali1785
@umiali1785 3 жыл бұрын
Sidaas bay dadka xalaasha warooda u cadaysanataan , Taakeeye meel walba igakac bay tiri, marka waa in maxkamad la keeno Taakeeye!!!
@maryanahmed3841
@maryanahmed3841 3 жыл бұрын
Ilahay dawlad hana siiyo dad badan baa dadka somaliyeed dilay oo maanta madax ah horayna madax soo noqday maantan raba inay kursiga dalka no fariistaan
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Maryan abayo subscribe isar
@najmamohammoud31
@najmamohammoud31 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh😄😅🤣🤣🤣alla hooyoy cimraan qosol walhy mnsha allh 🤣😅🤣 alle farxadda hakuu siyaadsho taageerahaaga ahy
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 жыл бұрын
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cossi
@gabarbanadir69
@gabarbanadir69 3 жыл бұрын
Cimraanow ABU-RUFIYAAN Dilaaga Manaxaha qarandumiska jaamacada uga soo baxay in uu qaranka flag of Somalia 🇸🇴 dumiyo ee buufi cayayaanka libaaaaaaax guul Iyo gobonimo
@mmshiq9112
@mmshiq9112 3 жыл бұрын
Aamoin caabir hala woco wuxuu tifetire ka ahaa xiligaas 91..shabeele price joornaal
@idk-ff9si
@idk-ff9si 3 жыл бұрын
Walhi waxa lagu qoslo mahan lakiin waad iga qosliisay
@user-cc7mu6sw9s
@user-cc7mu6sw9s 9 ай бұрын
Manta wad faraxsantahay mamid kale bad gursatay
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 3 жыл бұрын
Well done haka haka hadhin
@kaiseadem3236
@kaiseadem3236 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto MMJ AMA MAXAMUUD MAXAMED jAAMAC wuxuu ahaa wariyayaashii ruug cadaga ahaa, wuxuu caan ku ahaay oo uu soo dayn jiray badanaa ,Faalada warka iyo Barnaamijkii Bandhiga Raadyaha
@saidoaden9535
@saidoaden9535 3 жыл бұрын
Xaqa Allaah ha u hiiliyo
@yasmeenahmed3991
@yasmeenahmed3991 3 жыл бұрын
Gadabuursi waa wadaniyeen oo wadan iyo soomaalinimada jecel
@khadraaxmed5405
@khadraaxmed5405 3 жыл бұрын
Alle ha soo qabto dhagar qabayaash meel kasta oo joogaan
@ibrimzahra2982
@ibrimzahra2982 9 ай бұрын
Allah hoyoyo is aayer wah lagokhoslo maahaa
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 жыл бұрын
waarun illaahay hasoo qabto meelay jooganba
@crisaaqaxmed3317
@crisaaqaxmed3317 3 жыл бұрын
Ala hoyoy sxb miyad baqday sidayda
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 9 ай бұрын
Maxamed maxamuud jaamac mmj wariye weyn buu ahaa😢
@leylahassan2386
@leylahassan2386 3 жыл бұрын
Mahad Salaad ka mid ah
@deeqadheymannoor3600
@deeqadheymannoor3600 3 жыл бұрын
Malaso wareysto cali mahdi madaxweeynihii hore iyo reysuulwaasare cumar carta qaliib ehaaladiisii
@xamdakhalifi5167
@xamdakhalifi5167 3 жыл бұрын
Asc wllo
@nastehaxareed970
@nastehaxareed970 3 жыл бұрын
Alla hooyoy cimraan waa iga qosliyey
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Nateho abayo subscribe isar
@mariansaid6369
@mariansaid6369 3 жыл бұрын
Maxamed Maxamuud Jaamac wuxiu ahaa weriyashii Radio Muqdisho
@mariansaid6369
@mariansaid6369 3 жыл бұрын
Maxamed Maxamuud James wuxuu ahaa weriyihii Radio Muqdisho, ragii ugu waaweynaa ee aan xasuusta wuxuu soo jerdinjiray program badan waxaa ka mid ahaa Bandhiga Radio iyo wararka dunida. Wuxuu ahaa nin aqoonta warbaahinta. Wuxuu ka mid ahaa raga aan xasuusto sida Maxamed Adan Teera, Sacid Cali Muuse, Saciid Adan Cali Abteeno, Saciid Soona, Cagmadhige, Axmed Xasan Cawke iyo Ibrahim Xasan Daanduray oo aan deris ku ahayn xaafada Waaberi. Alle dhaantoon ha u naxariisto inta dhimatay ee MMj iyo Cawke aan ka ogahay iyo kuwa ku baxay gacan ku dhiiglaha. Laba ayaan dadka ugu necbahay, mid difaaha denbiilaha, midna waa kan dhaha umadoo dhan ayaa is dishay, taas aanaa beeninaya waayo magaalada Muqdisho maalin ayaa waagu u beryey, laakiin gabalku uguma dhicin sida waagu ugu beryey. Waxaa la beegsaday dad masaakiina oo aan xitaa meesha looga yimi garanaynin. Markaad aragto eheladaadi oo dhegta dhiiga loo daray, adiguna aad ku xigto maxaa kula gudboon, waa inaad cagacadaan ku carartaa, adigoo xitaa ka baqaysa dhirta iyo shinbiraha una aragta cadow ku dabajooga oo aadan meelna kaga badbaadayn. Hadaadan ciirsi bidin badweynta India oo badiina kula diririn, oo kumanyaal aad qaar taqanay, qaarna ku baratay saacadihii aad bada saaray ay hal goob ku qurbaxeen, adigan ay mowjadaha badu marba dhinac kuu qaadanyaan. Dadkaad dunida ugu jeclay ay bada dul heehaabayaan sidii buusho biyo lagu shubay. Hadaad waxyar ka fekerto waxaad isweydiisa tolow maxaa tan ku xigidoona, imasaa laga shaqaynayey shaxdan, dadweynuhuse ilaa intee ayay wax ogaayeen, maxaan sidaa u leeyahay? Qofkasta ee aad taqaanay intaad noolayd ama inta ugu badan noloshaada, wuxuu isu bedelay qof aadan weligaa arkin kaasoo ay tahay inaad iska qariso oo uusan ku helin. Qof aad taqaano wuu ku yaqaanaa, laakiin kan aan ku aqoon waxaad u sheegankartaa reer kale waana ku rumaysankaraa. Hadaba dadka Soomaaliyeed, dhibaatooyinka haysta waxaa ugu weyn, dhiigyacab ayaa lagu abaalmirayey darajo iyo inuu dalka hogaan ka noqdo. Soomaaliya waa meesha kekiya ee dunida laga helo nin gacmihiisa dhiiga innocent umad ahi ka qubanayso isla markaasna isagu dadka wax u yeeriya oo lagu dabafaylo. Waa meesha jekiya ee laga heko nin masaajidka iyo Xajkaba kaaga horaya xoolo uusan wegiis dhaqan eheladiisina ka dhaxlin hantay. Intaan nahay qaade iyo qarshe, hoig iyo halaag ayaan ju jiraynaa, wax inoo hagaagayana ma jiraan. Mark my words.
@shobtosaid177
@shobtosaid177 3 жыл бұрын
War ninyahow maanta qosolkaa iga badisay laakiin comment baalashaa lagaa rifay hhh
@asliegal2683
@asliegal2683 9 ай бұрын
Caaway farxadadu badana ma janadiiba laguugu bishaareyay Imraan😅😅😅
@cabdifataxhanfi2410
@cabdifataxhanfi2410 3 жыл бұрын
Wan sugayey wlhi
@khadrasaleban9088
@khadrasaleban9088 3 жыл бұрын
Xaqa Allah ha cadeeyo
@whome4851
@whome4851 3 жыл бұрын
Xaasha yaa isgaadhay
@ciwaankiiaamusnaay
@ciwaankiiaamusnaay 3 жыл бұрын
Aun C.qadir Maxamed Mursal
@channel-rt7bb
@channel-rt7bb 3 жыл бұрын
Dhagar qabaad tiriye ilaahy ma lahortagaysaa taa soomaliyeey waxhubsada plz xisaabi waydanbaysaye
@abdikhafur1055
@abdikhafur1055 3 жыл бұрын
Walaahi walal saasan oga yaabanaha somalida qofka ayagoonan hubsan oo anan wax cadayn ah u hayn bay sidii inay huban bay uhadlayan ilaahay bilaash qiyaama uma sameyn ilahow na astur
@shukrijama5399
@shukrijama5399 3 жыл бұрын
Cimraan salaan sare 🤣🤣🤣🤩👌
@mmshiq9112
@mmshiq9112 3 жыл бұрын
Waraa hana cayn khabiil cidna ku taageeri maynaa cadayn baa larabaa uma jeedo cadayn ilaa iyo hada wax daran iyo waxbaa isku qastiine qoladiinaan yuutuubar ah
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Marka anagaa taagney indha xumadii iyo fooxumadii xamar ka socotey oo ahayd bilaa naxariista xamar hadaan bada lagu qarqin ayaa yaab leh jamhadna ma arag ee masiibo qabiil ayey ahayd allena waa marqaati
@maryanfarax7263
@maryanfarax7263 3 жыл бұрын
bowe horey usoco
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Maryan abayo subscribe isar
@farhiahirsi1496
@farhiahirsi1496 3 жыл бұрын
Warkaaaan warbaaa kadambeen doono waaadna arki dooontaan inshaaa allaaah.
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 3 жыл бұрын
Hh ninkan u baqsanhy inu kharajiyo war cimranow is ilaaali wllo😂
@user-sm5cp7nk6c
@user-sm5cp7nk6c 3 жыл бұрын
Alla hooyooy Cimaarnow adeer galmudug ma ilowaday Intaasna waa kaftan
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Wll subscribe isar
@hassanmahamed564
@hassanmahamed564 3 жыл бұрын
illaaheyoow inti qalad dad ku diley illaahey banaanka ha soo dhigo
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Hassan wll subscribe isar
@abdisalanalinor
@abdisalanalinor 3 жыл бұрын
Abdiqadir mahemed mursal waa dhinty alaah unaxaristo
@bulshadacusub
@bulshadacusub 3 жыл бұрын
USTAAD CIMRAAN..CABDUQAADIR MAXAMED MURSAL WERIYE CAAN AH BUU AHAA IYO MADAXA IDAACADDA WAA NINKII LAHAA SHEEKADII (OLOL IYO HOOYADII) MAREYKAN BUU KU DHINTAY NOVERMBARTII TAGTAY AHU.
@thesomalifamily
@thesomalifamily 3 жыл бұрын
kkkkk inaans jirin kuye
@ahlaamqueen2687
@ahlaamqueen2687 3 жыл бұрын
Kkkkkkk wlhi cimraan wu iga qosliyay taakeye sufiyaam maikal illhy cadaabta ha geeyo garca
4-XAASLE O QIRTAY IN TAAKEEYE LA DHIHI JIRAY & DILKII WARIYAYAASHA UU Ka hadlay
14:42
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 28 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
DEG DEG TAAKEEYE WUXUU DILAY WALAALKAY MAHAD  AADAM HASAN
27:22
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 38 М.
NINKII SARIIRTA KADIJIN JIRAY XAASKIISA LAYAAB
21:28
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 44 М.
Gabay: Dhaygag - Nageeye Cali Khalif
5:20
Dalsoor
Рет қаралды 65 М.
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
2 Эдит для вас ❤#видео #эдит #мурздей #симба #
0:13
【斗罗大陆】还好唐舞桐没被坏人发现 #斗罗大陆#唐舞桐
0:40
Inside Out 2 Wrong heads #shorts by Leisi_family
0:24
Leisi_family
Рет қаралды 9 МЛН