4-XAASLE O QIRTAY IN TAAKEEYE LA DHIHI JIRAY & DILKII WARIYAYAASHA UU Ka hadlay

  Рет қаралды 23,240

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

3 жыл бұрын

Пікірлер: 123
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 3 жыл бұрын
16-jir Somali ah Ma naqan karaa wariyaha khaaska ah ee Ra'sal wazaaraha Somaliya?? Aniga macquul ilama aha
@samawadechannel6376
@samawadechannel6376 3 жыл бұрын
Walalkey buzukd codkaga dheer io wajigaga ku caaawi qosykan suuriyanka ah ee baahi la oynaya kuna sugan somalia waa codsi Ku dhufo link hose ka daawo garsi walalaha somalia kzbin.info/www/bejne/bIbYaGyrbdCAbsU
@amatallahbintuabdallah9900
@amatallahbintuabdallah9900 3 жыл бұрын
Buskudo wll 16 kiir laguma shaqo tago mel dowladed lkn anu ma garanayo qanunka dalka somaalia Lkn dunida kalleh waa inu qofku ugu yaran 18 jiir ahaado
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 3 жыл бұрын
Mr buskut salan sare bro aniga ilama ahan waxa laga yaba inu jire 22/25 jir xasuusnow somalida da doda lama fahmi karo cimrigoodan wayconsan yihiin bro 👍👍👍👍
@qulex9844
@qulex9844 3 жыл бұрын
Macquul maaha.
@qulex9844
@qulex9844 3 жыл бұрын
Subscribe kiina waan kuu saarnay aniga iyo xaaskayguba. Balse su, aal? Ma reer Sweden baad tahay? Waayo laba qof oo ku murmayaan arkay markaa waxaan rabaa inaan u garqaado.
@ayanhirsi211
@ayanhirsi211 3 жыл бұрын
Wallahi been meeldheer ma gaarto 😱 afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan kan dad wa so laqay 😂🤣Somali Mashallah wa wada fbi wallahi 😂😂
@captainlahmkaali3637
@captainlahmkaali3637 3 жыл бұрын
Var wlxi walahayaa hajigan wiiskufureee🤣🤣🤣
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 3 жыл бұрын
Wax an qarsomeen aduunka wa dhiiga dadka lkn wax waliba ilahay ba og 🤲🤲🤲🤲🤲
@sadiiqnuur8618
@sadiiqnuur8618 3 жыл бұрын
Inata neceb manfiqnta Liketa hasan
@nimcakitchen6903
@nimcakitchen6903 3 жыл бұрын
Isoo boqda SUBSCRIBE isaar alle qeyr haidn siiyo
@nimcamohamed6858
@nimcamohamed6858 3 жыл бұрын
Dhiiga muslimka ah maqarsoomo in sha allah ilah waxan ka baryeyna hadad ka loglaheeyd ino ku soo saro dhiiig walakaga muslimka aha wa sida hada ka muqate
@inahassan4357
@inahassan4357 3 жыл бұрын
Subxanaallh wale wax kalena way so bixi donaan hada si sugno 16 jir goormo bartay war baahin iyo culuumta wa ba dugsi sare inu ku jire
@abdelazizabdirahman8831
@abdelazizabdirahman8831 3 жыл бұрын
Wa ku salamay sxb maasha allah meel dheer aya wax ka aragtaa
@saafiali3547
@saafiali3547 3 жыл бұрын
Asaga caanimo ayuu raadinayay lkn wax uusan fileyn ayaa ku imaaday
@rukiyaali2383
@rukiyaali2383 3 жыл бұрын
Walalayal waxan ahay KZbin cusub balis layka i sara mahadsanid walalayal ilaha ha idin xafido walalayal dhamantina Amin 😍💞♥️😍🙏🙏🙏💯😭😭😭😭😭😭😭😭😭💯👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@user-mv1sf3xj9c
@user-mv1sf3xj9c 3 жыл бұрын
اسلام
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 жыл бұрын
Bisinka. Aniga. KhayaaNooLe. U. ARkaa. Nabadoon. Sare ❤️💚❤️💚
@qaalimohamed5595
@qaalimohamed5595 3 жыл бұрын
Wariyuhu su,aalaha uu waydinyo waa jilicsan yihiin ninkan wariYe adag su,aalo adag la waydiyo u baahan yahay Fashiluuu😂😂😂😂😂😂😂
@umuwagrisabdo1650
@umuwagrisabdo1650 3 жыл бұрын
See thé interviews with abdihafid
@sumayoabdullahi2116
@sumayoabdullahi2116 3 жыл бұрын
Wixii jiro allaa og keep going my brother
@umasusuusiham2516
@umasusuusiham2516 3 жыл бұрын
Walalheyga somaliyeedow kheyr Alle ha idiin siiye subscribe iyo like isaar 😍❤❤🙏
@galeefofficialchannel1751
@galeefofficialchannel1751 3 жыл бұрын
Hye wlshy waan ku saaray
@OmarAhmed-yh3ci
@OmarAhmed-yh3ci 3 жыл бұрын
Afar naaglow amar ayaa kuheysto ayaa maqli jiray
@amiirabiin7054
@amiirabiin7054 3 жыл бұрын
Wariye Cabdihaafid m jama a cawa malka kakeenay
@ashaabdiali8582
@ashaabdiali8582 3 жыл бұрын
This man has blood in his hands waxa so walayo waa diga binaadanka galaqabto please.
@qarnaynzone
@qarnaynzone 3 жыл бұрын
He said probably he was 16 to 17 years which mean he can't remember his age. Which is fine sometimes especially during civil war. A lot of people can't remember their age. When you born in rural area.
@macalimaadxaliiso2192
@macalimaadxaliiso2192 3 жыл бұрын
Hé said 1991 he was probably 16 to 17 that means he was young and again he saying 1991 he was classified journalist of the vise president???? The man is already contradicting himself!!!!!
@fardowsahaaji1433
@fardowsahaaji1433 3 жыл бұрын
Wajikiisa aya kabaqaa afar xaasle wiji cabcabsiyuu leyahy
@maryaniidle4170
@maryaniidle4170 3 жыл бұрын
Warkaan waa lasaari karaa xaqiiq Allah ayaa og
@bella-xb1ug
@bella-xb1ug 3 жыл бұрын
Wlhi wuu istoogtay... bal wuuba qarsanaaye maxaa fadhiiso looga kari waayay😅 Waa sheekada inta badan raga caankaa lugu yaqaano oo ah inay 30 sano iyo 40 sano kohor danbiyo waa wayn soo galeen kadibna ay shaashadaha kasoo muuqdaan si ay jiilka cusub isaga gadaan😏
@kalay9083
@kalay9083 3 жыл бұрын
Keep going on brother
@qulex9844
@qulex9844 3 жыл бұрын
Program fiican oo bilaa aflagaado ah baad soo bandhigtay oo waliba ninkan banaanka is keenay maad xukumin ee hadaladiisii kala duwanaa baad is barbardhigtay. Suldaan mahadsanid mar 2aad. Subscribe kiina waan kuu laba dhignay aniga iyo xaaskayguba.
@nasraducgicrchyglcirxhcnyg7248
@nasraducgicrchyglcirxhcnyg7248 3 жыл бұрын
Waa hadal isburinaaya
@khadarofficiall8001
@khadarofficiall8001 3 жыл бұрын
Wixi u sameyeyba ilahay ayaney ka qarsoneyn marka ilahay ayaa kajariidona
@allaaaminadoonalla1237
@allaaaminadoonalla1237 3 жыл бұрын
Asc. ALLAAHU ACLAM WIXII JIRO.
@xafsacadeey3482
@xafsacadeey3482 3 жыл бұрын
2021 hadale bilowday ninkan ma in soo canbaxo mu raba maro dhaho calaan ku dhago iyo maru dhaho wariyan ahan ani hata waxan ahan jiray madax waynaha south africa
@abdirahmanmahamud4880
@abdirahmanmahamud4880 3 жыл бұрын
kkkk wr odygaan waad wareeriseene iska dhaafa
@caashacaasha3418
@caashacaasha3418 3 жыл бұрын
Asc nabadon
@captainlahmkaali3637
@captainlahmkaali3637 3 жыл бұрын
Wcs cashooy qurux🥰🤣
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 жыл бұрын
Asc👍👍
@hdjhhdh41
@hdjhhdh41 3 жыл бұрын
Wcs
@xaalidheeman
@xaalidheeman 3 жыл бұрын
Maxamed waaa noqon karaa. Waayo waaa nin weyn 17year weriye wuu noqon karaa
@nasramuhiedin6495
@nasramuhiedin6495 3 жыл бұрын
Waa lagalay 4xaasle iga dheh
@MohamedHassan-fp9zu
@MohamedHassan-fp9zu 3 жыл бұрын
Buskud yare in the building
@Maxkamada145
@Maxkamada145 3 жыл бұрын
Wagar wixii lasheego waxaa kajiro
@aaaAaaa-yy6vq
@aaaAaaa-yy6vq 3 жыл бұрын
Amina muse wehliye iyo cabdi asis africa sadkas been kuguma edeynayaan
@farahfarah3604
@farahfarah3604 3 жыл бұрын
Dilaaa taakeeye 30 sano ayuu dhuumanayay illaah. Ayaa xaqa soo saaray dhiig muslim qarsoomo
@deqaabdi7328
@deqaabdi7328 3 жыл бұрын
Asc
@bilanbeauty8208
@bilanbeauty8208 3 жыл бұрын
Kan wuu diley hadalkiisa ayaaba laga dareema
@naciimoidirisytr3340
@naciimoidirisytr3340 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk 😂 maxakenay badan ween sirtisa woba uqarsanayay
@bella-xb1ug
@bella-xb1ug 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mstpartgames2659
@mstpartgames2659 3 жыл бұрын
Waa bee n😃😃😃😃😃😃😃
@naimasiyad3286
@naimasiyad3286 3 жыл бұрын
Bisinkow wukala hadla se lo amina 4 xaasle
@deeqocali7081
@deeqocali7081 3 жыл бұрын
🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 3 жыл бұрын
Mucjiso ma ada jiray 16.1991 Mucjiso waa tan o kale
@ruunahmed5944
@ruunahmed5944 3 жыл бұрын
Walee waa yaab afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan
@ijaapoosmaan2757
@ijaapoosmaan2757 3 жыл бұрын
wali baakujirta hadalkiisa ninka wax qari wax qiro kkk abow abow
@Mama-rt3lz
@Mama-rt3lz 3 жыл бұрын
Ninyar oon ninwayn dilay maaragteen Dabagaale aardilay maaragteen
@nimcom9464
@nimcom9464 3 жыл бұрын
Hhhh
@Mama-rt3lz
@Mama-rt3lz 3 жыл бұрын
Nimco M waan kufahansanahay kkkkkk
@nimcom9464
@nimcom9464 3 жыл бұрын
Xasus ba galay marka yara maqli jiray ninyar oo ninwayn dilay maaragteen danagaale aardilay maragten 😂😂😂😂
@Mama-rt3lz
@Mama-rt3lz 3 жыл бұрын
Nimco M dadkaan ma fahmaayaan kuligood gadaal kagaar kkkkkkkkkkk
@nimcom9464
@nimcom9464 3 жыл бұрын
Ha sx isku mel ka imaanay markas hada isla naqaan
@ceynicumar9562
@ceynicumar9562 3 жыл бұрын
Wali magaca masixin cabdulahi tageya
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 жыл бұрын
Wuu kala hadlayaa 😳
@saadiyaabdulla943
@saadiyaabdulla943 3 жыл бұрын
Maxamed buskud waan ku nacay waayo nin somaliyeed baad bahdilee dilkiisana ka qayb galaysid hadii ninkaas la dilo ogow in aad ka qayb qaadatay taasna laguma heli karo fiyos ceeb
@captainlahmkaali3637
@captainlahmkaali3637 3 жыл бұрын
Ninkan wlxi faar baa ulawan walaxayaa dambila weyn ayu kujiraaa ee mohomed byskut waxba umagezanin
@mardiyagardad8304
@mardiyagardad8304 3 жыл бұрын
No hard evidence he said she said!🙏
@batulamahad449
@batulamahad449 3 жыл бұрын
Maya ka xiisaabi maskaxdaa ma jiiro 16 jir wariiya ayuu ahaan daas wax ma ka jiiro warkaan waa war ladhoodhoobey
@somaalivideo5732
@somaalivideo5732 3 жыл бұрын
😁
@losblancoz7513
@losblancoz7513 3 жыл бұрын
WArku waa cadyahay
@zahramohamed8002
@zahramohamed8002 3 жыл бұрын
Ninkaan maa kasi ah wan layabay wlhi
@hannaha188
@hannaha188 3 жыл бұрын
First he attempted to denied the facts Now he is telling us half the truth 😂😂😂 He said 1991 he was about 16 to 17yrs old But he was working at the Radio station after arriving from Baadiye?? With what skill and education qualified him?
@ilhaanitaqaali3512
@ilhaanitaqaali3512 3 жыл бұрын
2qof mawaaye oo subscribe isaarto ilaah baan nii ku dharshe walalahey muslimiinta ..
@khaalidsuleimanosman2947
@khaalidsuleimanosman2947 3 жыл бұрын
Hortan aragtiday 1991 malin kaliya ma ah 12 billod wa macqul hada hadalkiss
@farahfarah3604
@farahfarah3604 3 жыл бұрын
Taakeeye. Wardhiigleey 1991 caan ayuu kahaa dad badan ayuu dilay xitaa wariyaasha iska dhaaf malin waxuu dilay hooyo beesha jareer Wayne u dhalatay miiis sugar ku gadi jirtay ayuu lacag Baada waydistay markeey tiri lacag ma haayo wuu dilay
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Mar hore kuu sheegay inuu tuug yahay
@jiibziinkhaan3003
@jiibziinkhaan3003 3 жыл бұрын
Maxamed sxp ninkan waaba cadahay maxa tiirka loo taagi waayay
@bishaarosuleemaan5742
@bishaarosuleemaan5742 3 жыл бұрын
Hadal kiisa woo is qiilaafaya
@mahirmohamed9923
@mahirmohamed9923 3 жыл бұрын
Asxaabey subscribe ii saara adinkoo mahdasan Waxaan sogudbiyaa qisas
@deeqocali7081
@deeqocali7081 3 жыл бұрын
😎😎😎😆😆😆😆😆😆😂😂😂😂
@nuuraadan9166
@nuuraadan9166 3 жыл бұрын
Yab 🤔😏
@shshariif3931
@shshariif3931 3 жыл бұрын
Waxaa ladhahay buskudow ninkaan waxaa America looga yaqanaa abuu rufyaan hhhhh wuxuu ubadashay sufyaan naga cilmi badan ninkaan🤣🤣
@najmajama8059
@najmajama8059 3 жыл бұрын
Waa beenloow siyad baro marku baxay hadu muqdisho imaday Gormo wariyaha qaaska noqday oo rasalwasaraha video hala soo radiyo
@deqaabdi7328
@deqaabdi7328 3 жыл бұрын
Somalidu waada FBI 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@saadiyaabdulla943
@saadiyaabdulla943 3 жыл бұрын
Waan ku daawan jiray balse hada waan kaa jeestay si fiican maaha nin soomaliyeed in aad ka qayb qaadatid
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 3 жыл бұрын
Adi mu ku hitina Hadu wax jira ku so bandhigaye mise 4 oo qabo aya kamid tahy
@sucadonursucadonur3142
@sucadonursucadonur3142 3 жыл бұрын
wuu jiran yahy kan saam laguma fiyoobo
@hodanabdi7614
@hodanabdi7614 3 жыл бұрын
Yab 🤔🤔🤐🤐
@munahaji7753
@munahaji7753 3 жыл бұрын
kan soomaalida bunbunisa waxba ma ahan kan
@marialaki9415
@marialaki9415 3 жыл бұрын
Buskudow wxkla thy wlhi hhhhhhhhh ninka kaxishood cimamada hakala bixine
@deqaabdi7328
@deqaabdi7328 3 жыл бұрын
Waa beenle
@hamdiwarsame5297
@hamdiwarsame5297 3 жыл бұрын
Hadii u dad dilay maxaa loo soo qaban wayey away famlka uu ka dilay
@najmajama8059
@najmajama8059 3 жыл бұрын
Ninkaan waa nin isku dardarsan oo maskaxda ka galay waali naagood ah Nabsiga naagaha ka galay aya kaso baxay
@abshiroomar5864
@abshiroomar5864 3 жыл бұрын
Waxan is is iri ninkan malaha wawalyahay
@sahralovely3042
@sahralovely3042 3 жыл бұрын
Markuu laha calanka halabadalo waxan islaha waxa idin soduray kuwi waqoyiga dagana rer wajiyo badane
@aminaa3363
@aminaa3363 3 жыл бұрын
Abdihafid ayaa edebtiisa tuusay
@zalabala5176
@zalabala5176 3 жыл бұрын
Beeni Raad male
@ummuramlamohamed6062
@ummuramlamohamed6062 3 жыл бұрын
Somali tuhun iyo been abuur ayeey cadaab ku galayaan
@saadiyaabdulla943
@saadiyaabdulla943 3 жыл бұрын
Ceeb calayk waa nin soomaaliyeed cadow haku noqonina soomaali waxaad taqaaniin in aad qof soomaali ah dhiigiisa kuraadisaan fiyuus
@captainlahmkaali3637
@captainlahmkaali3637 3 жыл бұрын
4 xasle waudamate🤣🤣
@ijaapoosmaan2757
@ijaapoosmaan2757 3 жыл бұрын
wali baakujirta hadalkiisa ninka wax qari wax qiro kkk abow abow
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 22 МЛН
Ka Falcelin, Taakeeye; (Dumarku Waa Galmo Doon)🤣 #beenaale
24:40
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 21 М.
SUFYAAN TAAKEEYE l CULUMAA,UDIINKA   WAA DIIMUQURAADI & KUWA MAREYKANKA
15:10
NIMCO HAPPY OO SIXUN U KARBAASHTAY MOHAMED BUSKUT
21:19
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 16 М.
Sufyaan Sheikh Axmed Taakeeye Taariikhda ereyga somali xagee ka yimid
25:15
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 22 МЛН