DEG DEG WIILKII MAXAMED SIYAAD BARE OO DIL LOOGU HANJABAY, ISAGOO AFKA FURTAY

  Рет қаралды 9,590

Zaki honest Official

Zaki honest Official

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 5 сағат бұрын
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 5 сағат бұрын
From zaki
@turbshit
@turbshit 42 минут бұрын
waa run allaah u naxariisto waa loo darsadey lagama raysan 🙏🏾✅🐅
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 сағат бұрын
Masha Allah tabrikallah Guul Guul
@AliHoudeidiIsmailHusseinIsmail
@AliHoudeidiIsmailHusseinIsmail 4 сағат бұрын
Aabe Siyaad ina Siyaad ha guulaystaan.
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 Сағат бұрын
Ree siyaad bare waan dooranaynaa
@Naaladun
@Naaladun 3 сағат бұрын
Abdirisaaq guul waa codkar nin sade mashallah
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 2 сағат бұрын
Wiilasha siyaad bare xaq bay uleeyihiin xilka madaxwaynaha wan dooranaynaa
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 4 сағат бұрын
Waa Awoowgay buu yiri Siyaad bare
@hanad6666
@hanad6666 4 сағат бұрын
Wilka siyad bare mahan ee wa wiilkii (awowga ahaa DhEh duliyahow wax khaldana kumajiran wuxu shegay wa run )🦁🔥🤷🏽‍♂️
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 6 минут бұрын
Dhuuxii Siyad Bare ilahay caqli iyo wadaniyad buu ka abuuray Mashallah cadowgiin jab. Dalka ubaahan markale. Guuleyso waa ku dooraneynaa markale.
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 2 сағат бұрын
aniga waa soo dhaweynayaa arinkaas hanoo so noqdo aabe siyaad.
@zeinabs678
@zeinabs678 2 сағат бұрын
Siyad bare Allaah ha u naxaristo siyad bare xiligiisi dunidaan la tartamaynay Ee hada maxaa lahayaa Hada dadki somaaliyeed cudur qabiil la yiraahdo ayaa maskaxda kagalay oo boqol calan u samaystay inta qabiilka laga dawoobayana wanaag ma imaanayo Allaah ha naga madoobeeyo Qabiilka qaran baan rabnaa ee
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze Сағат бұрын
REER MAXMED SIYAS WAX DANBI MA LAHA
@AbaganaYabaroow-nf4qk
@AbaganaYabaroow-nf4qk Сағат бұрын
Wlh. Xasan Max'ed Siyaad bare. (Xasan Rubeti) Aan.baa usoo ShaQeeyay. WaxuubMas'uul ka ahaa: Warshadda birta Soomaaliyeed Ee (Ver Somalia). Waxay ku tiil Waddada Nasiib buundo. Waxuu Ahaa: Nin karmeed Libaax Libaax dhalay.
@sahaladan6495
@sahaladan6495 4 сағат бұрын
WALAAHI QABRIBAA NA SUGAYEE DOWLADI MAXAMAD SIYAAD AYAA DOWLAD AHAYD NABAD BARWAAQO IYO NOLOLBA NOOGU DANBEYSAY FROM GURACEEL
@sarahaden8314
@sarahaden8314 3 сағат бұрын
Yahuuuu
@MaryamDirieAli
@MaryamDirieAli 4 сағат бұрын
Illahay hadii laga baqo oo aan runta laga biqin Tuuradii barakeysneyd makii ay dalka xukumeysey nabad iyo barwaaqaan ku nooleyn beledka Xamarna sida ubax carfoon bey aheyd
@sarahaden8314
@sarahaden8314 3 сағат бұрын
Yahuuuu
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 2 сағат бұрын
Siyaad bare dhashiisa dawladaa ubaahan. Waan dooranaynaa
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 5 сағат бұрын
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Сағат бұрын
Sabab
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 2 сағат бұрын
Aabe siyad dabadaii dawlad majirto
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 5 сағат бұрын
Viva❤zaki yarisow i am the first❤
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 2 сағат бұрын
Wiilqsha silma siyaadbare iyagaa xaquleh wdanka
@NimcoMuse-m6s
@NimcoMuse-m6s 52 минут бұрын
Waa runtii siyaad bare waxaa dadka ku direy oo nacsiiyey darood doofaar geesi buu ahaa hantina ma boobin muwaa Di buu ahaa darkiisa jecel lakiin darood doofaar baa siyaad qabyaalad ku abuuray madex weyne dabadii ma jirin waa hoo darsaday form isaaq
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 7 минут бұрын
बेइंतिहा मालेगांव Ayuuwaliwadaa Waabeenalayaa Ayagoodhan Waxeykabilabi Waxmaheysano मार्केट Xukunkadhaaf!!!
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 4 сағат бұрын
Dad basyirahda siyad bare xaga diinka buu ku xuma dadka culimadu necba. Wiilkisa10 buuyiri axsab baan dhiganayey masha alaah
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 Минут бұрын
Ma adaa qalbigiisa ogaa mise ilaahbaad isku sheegi rabtaa kuwa maanta ISIS iyo Alshabab taagersan ee umada qaraxa ku baa bi iyey nooga sheeke
@AsliSharaf
@AsliSharaf 4 сағат бұрын
Khalad muxu ogu hadlay wax run ah ayu sheegaye. Maxamed siyad barre wax kadan beyay majiran. Allag haa uu naxariisto amiin yaa rabi.
@sarahaden8314
@sarahaden8314 3 сағат бұрын
Yahuuu islanka aamus
@AsliSharaf
@AsliSharaf 3 сағат бұрын
@sarahaden8314 oo maxan islamka oga amusi oo danbi ah ongalay fikirkayga ayan dhibtay oon xor uahaye .what
@sarahaden8314
@sarahaden8314 3 сағат бұрын
@@AsliSharaf iga raali noqo fahmi waa ayaa dhacay
@MayowAweys
@MayowAweys 2 сағат бұрын
Siyadbaree wacabee somaliyd wiilashisana wawiilsomaliyeed
@saedasmith6558
@saedasmith6558 38 минут бұрын
Wali ayaa kadanbaysey isna kheyr malahayn
@اممحمد-ي8ز2خ
@اممحمد-ي8ز2خ 14 минут бұрын
Adiga aa qaldan asaga wareysi sax uu bixiyay wariyaha iyo adigaaadba ila qaldan
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 4 сағат бұрын
Kan Abgaal miyaa dhalay?? U luuqad ekaa??
@XiinFaniin-h6w
@XiinFaniin-h6w 14 минут бұрын
Laga BILAABO 1991 ilaa IMINKA somaliya maxaa KAJIDHO 1969 ilaa 1991 somaliya maxay AHAYD farqiga udhaxeya xaqiiqada aan kahadalno
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 5 минут бұрын
Ninkalamamuusayo Ayaakasharafbadan Eediidey Dadkiis Inuuxashuuqo!!!!
@FaisaMusse-s7r
@FaisaMusse-s7r 5 сағат бұрын
4:24 so this guy in muqdisho now 🤔🤔🤔
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 3 сағат бұрын
Ninka Somalia san ugale ee babiyey waa Siyad Mu si sharaf leh uga degto sida Aden Abdulla h Osman Illahey ha u naxaristo
@FartunK
@FartunK 2 сағат бұрын
siyaad bare somaliya wuu dhisay dadka burburiyay EE bililiqeystay waa la yaqaan
@MaryamJaamac-y8e
@MaryamJaamac-y8e 4 сағат бұрын
Masha Allah
@habbibaahmed8367
@habbibaahmed8367 3 сағат бұрын
Waxaa.xaqiiq.ah.jabahadwaxeey Rabeenwaxaye.rabeen.bobaan.wey.boben
@bashirgaryare83
@bashirgaryare83 3 сағат бұрын
Siwanaagsan buu u hadlay
@AliHoudeidiIsmailHusseinIsmail
@AliHoudeidiIsmailHusseinIsmail 4 сағат бұрын
Anoo ah fanaankii Cali Xudaydi Ismaaciil Xuseen Wiilashan wax waraysanaya ee noo soo sheegay in la hanjabay aabeeheen Siyaad iyo ubadkiisa waa geesiyaal fariido ah horta qofka markaad waraysanaysoo salaanta kadib waa caafimaadkaaga ka waran caafiimaadkuna kharash farmasiga ah buu ku xiranyahay markaa hadii wax la siinayo ina Siyaad ama aynu wax siinayno waa ninka shilin Soomaaliga iska leh ama dhaxalka u leh ama marka lacagta shilin Soomaaliga la samaynayo uu saxeexiisa ku xirnaan karo ee ina Siyaad shilin Soomaaliguu leeyehee wixiisa siiya.Una qaaraàma.
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 4 сағат бұрын
Adin kuba 33 sano xukumayseen xaa la idin ka faiidey
@CumerAbdi-g9m
@CumerAbdi-g9m 4 сағат бұрын
Waalawsaa reer siyaad bare
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 4 сағат бұрын
siilkii hooyada baa lawasaa. Aasiyad bare waa daarood is.ilali
@SaSa-vh5fo
@SaSa-vh5fo 2 сағат бұрын
Labadiinaba iskucaqli baa tihiin cayda joojiya
@AbdisalanIsmail-f3b
@AbdisalanIsmail-f3b 2 сағат бұрын
Caruurtii siyaad bare iyo ehelkoodu midna xaq uma leh in uu dunidan ku noolado . Waa in la so afjara family siyaad bare elehu naarkii somalia gud ku riday
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Сағат бұрын
Subxaana laah ninyahow ilaahay ka baq cina wax mayeeli kartid ilaahay ba dunida leh
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 15 минут бұрын
danyeer mujrim meqa Somali Muslim aa dhiigooda qabtaa , Adiga Alaha ku soo af jaro dulli Allaha ku bado ay Muslim dambe aad dhibaateen Inshaa Allah
@cali3422
@cali3422 4 сағат бұрын
Masha allah
@XiinFaniin-h6w
@XiinFaniin-h6w 13 минут бұрын
Laga BILAABO 1991 ilaa IMINKA somaliya maxaa KAJIDHO 1969 ilaa 1991 somaliya maxay AHAYD farqiga udhaxeya xaqiiqada aan kahadalno
@MaryamJaamac-y8e
@MaryamJaamac-y8e 2 сағат бұрын
Masha Allah
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
DEG DEG WIILKII GAALKA NOQDAY IYO SH UMAL OO NAIROBI DOOD LOOGU QABTAY
20:05
Zaki honest Official
Рет қаралды 2,1 М.
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
Zelensky is ready to talk with Putin / Border closure
13:18
NEXTA Live
Рет қаралды 819 М.
DEG DEG NAAG AFLAGADEESAY WIILKA MAXAMED SIYAAD BARE & DADKII OO WEERARAY
20:04