Dagaal Ceerigabo ka dhacay saaxiib ma jiraan , dagaalka dhacay wuxu ka dhacay Masagan ,labogardaye weylo xidh ilaa tuulo la yidhaahdo Dibqarax oo u jirta 45_48km, ma jirto khatar Ceerigaabo ku wajahan , dableydii magaalada guryo dhawr ah ka dagaalamayey waa la soo afjaray
@CabdifataxSiyaad2 сағат бұрын
❤😊 12
@QAASIMFARTAAG2 сағат бұрын
Hadal kuuma yaal malaha caawa
@CabdicigeCabdi2 сағат бұрын
Xasan gar gurte iyo fila somaliya Ayaga dagaalka ceeri gaabo ka danbeya O xasan shiikh isaga ila dagaalkii laas canood iyo dagaalka ceeri gaabo intaba waxa so qorsheyay o dabada ka riixayay Wana kii wasirkiisa Arimaha gudaha ninka lagu magacabo Fiqi wakii Asago la waresanayo Afkiisa ka shega inay isaga iyo xasan shiikh Ay ka danbeyen dagaalkii laas canood iyo dagaalka ceeri gaabo lagu so qaday Wlhi shacabka iyo dawlada somaliland waxan u shegaya cadowgena ugu xun waa somaliya wlhi Waxayna ka xuntahay O waxaso dhan Ay inogu samaynesa waxay ka xuntahay Nabada iyo noloshay Aynu ku nol nahay iyo Aqon sigeena Wlhi marka shacab iyo dawlada somaliland ba waxan kula talinaya waa inad sharaftina iyo jiritanka qaranimadena Waa inaynu si dhaba o Adag u difacano o Aynu Cid kasta o inagu so xad gudubta Waa in Aynu Holac ka warabino wlhi