DEG DEG XADHIGA UGBAAD ARAGSAN IYO WIIL SHEEGEY IN CIIDAN KII…MAXAA KA SOO KOR DHEY

  Рет қаралды 20,336

HAl-ABUUR CAWIL Bile

HAl-ABUUR CAWIL Bile

Күн бұрын

Пікірлер: 71
@MumtaasMustafe-rf4dh
@MumtaasMustafe-rf4dh 9 ай бұрын
Gartida iyo hadalka adag nin garxajisabad utahay indeer jiro joo waligaa🫡🫡🫡🫡🫡😊
@khadraaadan3191
@khadraaadan3191 9 ай бұрын
Masha allah ilaaahy haku xifitiyo wllll sifiican bada u hadashay soomaliland ilaa darafa ilaa darafa waa iskumida guul guul ban idina rajanayaa
@Aziiza_A
@Aziiza_A 9 ай бұрын
Sowtad shalay laheed lama xirin ana la hadlay😮😮😮
@Aziiza_A
@Aziiza_A 9 ай бұрын
Dhaqan xumada looma xirin laakiin siyaasad aya loo xiray subxanallah waa dad aan diin u damqaneen laakiin dalka u damqanaayo😭
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 9 ай бұрын
Dhaqan xun hadaad samasey wa lago xiidheya😂😂😂
@bilana289
@bilana289 9 ай бұрын
@@ubahyusuf1064 Islanta hido dhawr maxaa loo xidhi waayey Iyadu ma muxaadaro ayay akhri daa
@Aziiza_A
@Aziiza_A 9 ай бұрын
@@ubahyusuf1064 Waan so dhaweyna hadey dhaqan xumo tahay waxa lo xiray
@dulmar9139
@dulmar9139 9 ай бұрын
Dadkaga ree somaliland naw kalabarta shqadiina iyo shaqada dawladayda
@munaomer8597
@munaomer8597 9 ай бұрын
Was in arintan Uganda and looga dhiidhiyaa .
@khadragelle7801
@khadragelle7801 9 ай бұрын
Naagta kilaabka leh sahra halgan ee caruurta daroogada iyo habeenkii laga niikiyo maa la qabto wax wal oo xunba waxay kasoo baxaan xaafad ku taal hargeisa inantan waxaa lagu haystaa heetaa ciro iyo xafladii siciid dani
@iissa7685
@iissa7685 9 ай бұрын
Boolisku shaqadooda ha qabsadeen...
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 9 ай бұрын
Heego cadhooley fulay dumar ayuun baad jiidjiidataan 🤣🤣🤣🤣✅💯📢📢
@amaladan5579
@amaladan5579 9 ай бұрын
So adigii lahaa lama xirin 😮😢
@saharamuse1965
@saharamuse1965 9 ай бұрын
Ugbaad waxay noqotay Saadi Cali warsame dii Somalia xarig fanaanada
@Borama1960
@Borama1960 9 ай бұрын
You are baised, brother. The young lady's behavior is unacceptable. I saw her disrespecting Somaliland and siding with our enemies. Also, her Eid show was unislamic. We could see her bra, and men were carrying her around on their shoulders. That is not the Muslim way adeer. Shame on her.
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 9 ай бұрын
Sorry I’m my half of my family is from somaliland and the other half is khaatumo , I agree with you that’s is haram for her to I disagree that’s they went about it if they arrest her based on that then arrest everyone in general for music , chewing khat , band weddings band everyone if that’s the case ban music ban weddings band patriotic music on May 18th band everything, it’s hypocrisy if the government said that they shouldn’t do that based by law and Islamic rule then you should follow by example not because it’s viral or you had to, or you disagree or qabil that’s dumb this isn’t the first time they did it , they did it with nasteexo indho, years ago based because she a different tribe and government and Islamic leaders have a concert maxamed ciro, nimcaan hilaac , Xamda queen , abdirahman oday because they went to muqdisho, back in 2015 im sorry this is stupid, I love somaliland as the next person but over the last decade politicians and leader are basically doing this based on public image press relations nonsense
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 9 ай бұрын
Alle kacabso dawladdu shaydaanbay qabatay Alle ha barakeeyo madaxadena
@dulmar9139
@dulmar9139 9 ай бұрын
Ree somaliland naw waan idila yaabaa maxaad waxwayn uga dhigtaan ama udaba yaacdaan hadii qof laxidho aduun koodhan baa dadka xidha qofkay dembi kuwaa yaana siidaaya ee udaaya askarta shaqadooda
@Maan3416
@Maan3416 9 ай бұрын
Wlhi baga shaydaamada sida xun u ilbaxdy
@randomin8390
@randomin8390 9 ай бұрын
diishooka iyo diinta iyo dhaqanka hawgu soo nooqto ugbaad wayka badad badiisay adeer caliwo 😮😮😮😮😮😮
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 9 ай бұрын
War heedhe garxajisow is dajiya waa ladin soo daynayaa haday wax tareysee ma janey idiin waday naagtu xuni😂😂😂
@abdirahmanabdilleh8776
@abdirahmanabdilleh8776 9 ай бұрын
Diktatarku wuu ka hinaasay fanaanadaa Soomaali oo dhan caan ka noqotay iyo Cabdiraxman Cirro u heestay.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 9 ай бұрын
UGBAAD WAXAA KU SGAQEYSANYAA CADAWGA SOMALILAND OO XATAA BADDEY KA HADLAYSEY
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 9 ай бұрын
Heego cadhooley jeegaan marya.alool cataab iyo qeylo badanaa kkkkkk dumarka bay kusoo hoosnoqdaan kkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣✅💯📢📢
@HilaaHilaac
@HilaaHilaac 9 ай бұрын
REERKAN QABYAALAD AYAA KOOGIYSAY NAAGTU CODOBA MA LAHEE HY MAY FADHIISIYAAN WAABAY CEEBAYSAY NAGTANI. UGBAAD WAA NAAG FUDUD OO AAN CODNA LAHAYEN MARKAA SI AY BULSHADA SOMALIDA ISAGA DHAADHICISO ILEEN COD MAHAYSEE WAA IN AY NAASAHA RUXDAA 😂😂😂😂 WAXANAY SAMAYSAA WAXA DHAQANKA SOMALIDA IYO DIINTA KU XUN.
@dulmar9139
@dulmar9139 9 ай бұрын
Cadu maaha wax wanaagsan laakiin waa xaqiiqa ah qof denbi lagu haysto inaanu ciro iyo Musse biixi toona waxba uqaba nayn ee caadi islka dhiga😂😂
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 9 ай бұрын
Heego cadhooley jeegaan marya.alool xaawaladay kusoo hoosnoqdaan 🤣🤣🤣🤣✅💯📢📢
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 9 ай бұрын
Sagal mustage maha loo xiiri waaye ileen iyadba way taagtay putland because she is SM lakin ugbaad ayu xaarigu qaabta GX war gabadha iska soo daaya dhaqanka somalida way maamnucday wa biir ma gaydo gabadhuxu
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 9 ай бұрын
Free assister🙏🙏🙏🙏🙏😢😢😢
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 9 ай бұрын
From alshabaab 😂😂
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 9 ай бұрын
Heego cadhooley jeegaan marya.alool ogow fulay baad tahay kkkkkkk dumar uun kusoojeestay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣✅💯📢📢​@@SuhaybCabdi-ku3re
@Degaliah
@Degaliah 9 ай бұрын
Dawlada somaliland ilahay habarakeyo naag dhaqan xunbay ahayd wlahi yahuu shaydaamad
@farahmahdi4626
@farahmahdi4626 9 ай бұрын
Asc awil bile wan ku salamey salam kadib waxan furtey KZbin marka ishergare murtile officlal mahsanid wllo awil
@XamseDucaale-p5t
@XamseDucaale-p5t 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@Kooshin7065Nuur
@Kooshin7065Nuur 9 ай бұрын
Halaxidho Waa Eyad
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 9 ай бұрын
Ha ka xidho dhaqan xumadeeda
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 9 ай бұрын
Free ugbaad
@Cabdihakimofficial
@Cabdihakimofficial 9 ай бұрын
Wllhi haday zii xidhanaato wa lasku ya ayaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 9 ай бұрын
QOF QAWAN BAAD U DOODEYSAA
@roodanuur461
@roodanuur461 9 ай бұрын
Waaryahe Europa yaan ku dhaalanay kunna dhaalay weeligey saay u leebiisatay uma leebiisan somali dhaaqan kiini diide kuu kaalee gaadhii wiide
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 9 ай бұрын
Qabyaalada iska ilow. Ugbaad in cadawga ku shaqaysto waa la ogyahay maxaa heesta badda keenay. Cirro. wax haku taro caddayn ka keen ninka yidhi. Ugbaad waa too much
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 9 ай бұрын
Heego cadhooley fulay kkkkkk dumarka ayuun baad kusoo hoosnoqttaan 🤣🤣🤣✅✅💯📢📢
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 9 ай бұрын
xalayuun zawdigi nalaha waa been nio imnka de baraha bulshada kusaameeyay o madaxa beenta lagaa dhigay run sheegba ahaanjirtay awale
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 9 ай бұрын
Ugbad waa huwan oo maxkamada halakeno
@SahraAhmed-n9u
@SahraAhmed-n9u 9 ай бұрын
Walahay dadkii somaliland joogey iyagii baa anshax xumadii iyo xumaantii u doododya war dowlada iyo hawlaheeda haloo daayo jeelsha in wax lagu xidho ayaa loo sameyey runtii anigu ugbaad iyo naago kale oo hargysa ka heesa in la xidho arin fiican baan u arkaa bmaba modeynin iney hooyo iyo aabo u nool yihiiin
@HanniMohamed-i2g
@HanniMohamed-i2g 9 ай бұрын
Cawilow sow tii aad habeen hore aad lahayd waa been oo Ugbaad lama xiran oo anigaba hadda la hadley dhegtaada iyo afkaagu ha is maqlaan
@AragsanAragsanfaarah
@AragsanAragsanfaarah 9 ай бұрын
Ogor war naga daa benta hanag cebenin daka
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 9 ай бұрын
Stop made qabil bif deal.
@hiboahmed4819
@hiboahmed4819 9 ай бұрын
Shaqaabadan belaa aqlaaqda ah ee waxay tahay la garanay ee huwan meelahaa la meeranay miyaanay Hooyo iyo abo lahayn maxaa loo qabsan wayay magacayagii ayay sheeganasaa fanaanintiina way ceebaysay bagaa la jidh
@guled669
@guled669 9 ай бұрын
Ugbaadow, ka soo caraar magaaladaas
@aminafarahAmina-kg3mb
@aminafarahAmina-kg3mb 9 ай бұрын
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 9 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏😢😢😢😢💞💞
@IfrahIsmail-d6x
@IfrahIsmail-d6x 9 ай бұрын
Liinta Connor yawn loogu Darin
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 9 ай бұрын
hadalkaga ilahay uga baq cawilow qabyalada hoosena jooji
@fadumaabdiaden3030
@fadumaabdiaden3030 9 ай бұрын
Kkkkk Kkkkk
@ruunabdi7363
@ruunabdi7363 9 ай бұрын
Sowdigii lahaa waa been cawiloow
@faizahassen4725
@faizahassen4725 9 ай бұрын
Free Ugabaad aragsan iyo bahdilka dhalinyarada Somaliland
@Kooshin7065Nuur
@Kooshin7065Nuur 9 ай бұрын
Sax
@abdijama6081
@abdijama6081 9 ай бұрын
ugbaaad qawaan wa huwan hala xidho dhilada siilka weyn 2sanno wa dhan xumo
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 9 ай бұрын
Maha tahay isku jiir miiya tahay kalab waxiid gabadha ka leexo nadal fii calam
@mohamudmohamed1211
@mohamudmohamed1211 9 ай бұрын
Hala toogto
@omarnur7845
@omarnur7845 9 ай бұрын
Been ayaad shegeysi markii hore
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 9 ай бұрын
He is lie
@mounamohamoud81
@mounamohamoud81 9 ай бұрын
Qabyalad qabyalad
@ZaynabMoh-s2z
@ZaynabMoh-s2z 9 ай бұрын
Waaruntaa
@Kooshin7065Nuur
@Kooshin7065Nuur 9 ай бұрын
Halaxidho Waa Eyad
@milkacazeilkacase1177
@milkacazeilkacase1177 9 ай бұрын
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Waxan ahay Hooyo caruurteedi laga qaatay Qisada …Sagal
23:02
Cadceed channel
Рет қаралды 47 М.
Sheeko xiiso badan Ninkii guursaday saddexda Xaas
27:50
SAAB TV
Рет қаралды 3,5 М.
Ujeedada filimka Ilmadii qarsoonayd
21:03
Galaydh Media
Рет қаралды 210 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 56
20:38
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 147 М.
DEGDEG: Faadumo ibraahim oo Habeenkii u Wareegtay
18:59
HORYAAL TV
Рет қаралды 42 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН