Ujeedada filimka Ilmadii qarsoonayd

  Рет қаралды 210,626

Galaydh Media

Galaydh Media

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 10 ай бұрын
Salaam Alaykuma Ramadan Mubarak hadaad ka mida tahay dadka sida tooska ah ugu xidhan bilaw ilaa xaga la maraayo liketa dhac ku sii😮😊
@Ahmeylash-q6w
@Ahmeylash-q6w 10 ай бұрын
Wayahay wlalo
@ayaan3484
@ayaan3484 9 ай бұрын
Alle haw naxariisto siyaad hooyadii iyo muslimiintaba amiin yaa rabi🤲🤲🤲
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 9 ай бұрын
Siyaad wa qof aad u dhaqan wanagzn masha allah. Alle haw raxmdo hooyadii
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 9 ай бұрын
subxanalaah 😂
@hodanaxmed1234
@hodanaxmed1234 10 ай бұрын
Wllo siyaad alle haku daayo waayo badan waan kusoo ducayaa wll ilaahay dambigaaga hadhaafo waayana ha ku daayo wll siyaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanaxmed1234
@hodanaxmed1234 10 ай бұрын
Asc wlloyaal markasta kusaliya rasuulkeenna muxameda scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ siyaad runtii filmkan waxa aan moodaa run inay waxani yihiin waa kaa xanaxaa in wll lagu dhibaateeyo siyaad keep going
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 10 ай бұрын
Siyaad Astaamaha ka muuqdaa in uu ahaan jiray Arday Akhlaaq badan oo degan.way ka muuqataa in ay soo barbaariyeen.waalid waanaagsan diin ahaan iyo dhaqan ahaanba
@cabdiwahaabjaamac
@cabdiwahaabjaamac 9 ай бұрын
Ninka ka dhamow
@aminahassan6494
@aminahassan6494 10 ай бұрын
AAmin hooyo Allah unaxariisto hooyadaa , anigana hooyaday Allah u naxariisto hooyo iga nimatay.😭😭😭😭😭🤲🤲
@saadosimanfarxaanmuuse279
@saadosimanfarxaanmuuse279 10 ай бұрын
Guuled ambase siyaad alle haku Sharfo wll wan kutagera
@asooalsheikh846
@asooalsheikh846 10 ай бұрын
Habo warag guulayso iil xumo Allah kuma tuuse ❤❤🎉
@nastehoIsmael-u6f
@nastehoIsmael-u6f 9 ай бұрын
Alle ha uu naxristi Hooyo siyad Amin yaarbii🤲
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 9 ай бұрын
This young man is amazing. Actor 👍🏾
@Nagaarofule
@Nagaarofule 9 ай бұрын
He should MAKE all the way, Hollywood. ❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 9 ай бұрын
Siyaad magac kaloo dhaama odku matasho maad weydey kaaģa runta aba maadku Masashi guuleed lakiin intaan filim dawanayey wakii ugu qisad vajiibsana❤❤❤
@QadroXasan-y8c
@QadroXasan-y8c 10 ай бұрын
Ani siyaad lee ukasaa waana taageeraa❤❤❤❤❤
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 10 ай бұрын
Filim wuu dhaafay maanshaa allaah tabaaraka waa taageernaa Guuleed
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 10 ай бұрын
Mashallah reer Somaliland waa wada murti ❤❤
@RuweeydaMuhamuud
@RuweeydaMuhamuud 8 ай бұрын
Ilahey ha unaxaristo hooyo mcn samir ala kasiiyo
@dahir4662
@dahir4662 10 ай бұрын
Siyaad soo badiyo filimka labada waqti kabadiya
@hajiraabdiaziz5016
@hajiraabdiaziz5016 9 ай бұрын
Season two filmki HAYAAN inan dawano jeclan laha
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 10 ай бұрын
Guuleedoow filimkaan ayaaankugu baranay maashaa allaah soo badi caadi maaha team kaagu
@Sirad47
@Sirad47 8 ай бұрын
Siyaad wuxuu metelay wiil barriers u ah waalidkood iyo qoyskoodaba
@AmranNuxAmran
@AmranNuxAmran 10 ай бұрын
wllo guuleeed wuu dhintay ayaan umaleenayay walahi wa yaaab
@hindacabdilahi-dr3fv
@hindacabdilahi-dr3fv 10 ай бұрын
Ma film u ku jilaad run moday wll
@hamdinur9382
@hamdinur9382 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂 yaab wll waligaa filin ladhimaa maadan arag miyaa
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 subhanallah ​@@hamdinur9382
@maxamedcumaraweyz
@maxamedcumaraweyz 9 ай бұрын
Siyaad Masha Allah Amazing Actor
@NASRADEEQA
@NASRADEEQA 9 ай бұрын
Aaamiiin siyaad hooyo. Allaha nunaxariisto😢
@SafaSahal-o5c
@SafaSahal-o5c 9 ай бұрын
Allah u naxarito amin amin 😢
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 9 ай бұрын
Alalh unaxariisto hooyo siyadow
@CaashoMohamed11
@CaashoMohamed11 9 ай бұрын
Cawa masogeleysomiy musasalka❤😊
@hasnawais424
@hasnawais424 10 ай бұрын
Allah u naxarito amin yaa rabi
@abdishaban8074
@abdishaban8074 9 ай бұрын
Kusali habibkena scw
@abdullahimohamed3066
@abdullahimohamed3066 9 ай бұрын
Biladii filimka hodan ayaqaday sxbkay siyad waxan ubixiyey caraysane
@Qurux.channel
@Qurux.channel 10 ай бұрын
Wlh waa run walidka sey ku daremayan cid ku daremayso ma jirto😢😢
@LadnaBaashe
@LadnaBaashe 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ 8:15 8:16
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 10 ай бұрын
Mareykanka ayaa ka daawanaa
@XamdaMukhtaar-v1u
@XamdaMukhtaar-v1u 10 ай бұрын
Amiin amiin yaa rabi alla hawnaxriiisto
@HodanAbdulahi-td3ez
@HodanAbdulahi-td3ez 9 ай бұрын
Filinkan qaybo ikhuseeya ayaa ku jira soomaalida oo dhanna waxaa kujira qaybo shaqsi kasta khuseya kusocda
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk 10 ай бұрын
Guuleed siyaad buu kaha macanyhy
@HaybeAhmed-r3x
@HaybeAhmed-r3x 9 ай бұрын
Ilmadii qarsonayd miyuu dhamaaday maanu siisocon donin
@maryanbashiir3033
@maryanbashiir3033 10 ай бұрын
Guled❤
@OmarIdil
@OmarIdil 9 ай бұрын
❤❤
@mahmoudcaynan5024
@mahmoudcaynan5024 10 ай бұрын
@FartuunAhmedSh_Omar
@FartuunAhmedSh_Omar 9 ай бұрын
Allha unxristo hoyo
@MahatFarahHussein
@MahatFarahHussein 10 ай бұрын
We need 26
@MatharInnocentBlueLake-kz1ns
@MatharInnocentBlueLake-kz1ns 9 ай бұрын
Eesh cala filim hodan ayan halkan ka salamaya
@-Jeegapoi04
@-Jeegapoi04 10 ай бұрын
Siyaad jaajaale ayaa kuu naqaanaaye maxaa waaye😂
@shukriabdalla5071
@shukriabdalla5071 9 ай бұрын
Inantan waraysanaysa magaceed
@suldaanburcaawi
@suldaanburcaawi 9 ай бұрын
Ina buurd
@HodanAbdulahi-td3ez
@HodanAbdulahi-td3ez 9 ай бұрын
Hodan waxay ka xumayd markii hore colaada ilma adeeradeed òo faqiir ah aabeheed iyo walaashed ay ku hayaan lkn markii dambe waxaa uraacay jacayl hantida uu dhecay aabaheed hodan ma oga
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 10 ай бұрын
GUULEED BARASHO WANAAGSAN
@DeeqaKayse-vd8rk
@DeeqaKayse-vd8rk 7 ай бұрын
Hhhhhh🎉❤❤❤❤❤
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi 10 ай бұрын
Guuleed = Siyaad Ahaanta Legend😂
@MaxamuudcxakiinShirwanaaje
@MaxamuudcxakiinShirwanaaje 9 ай бұрын
Sobafiya musasalka asxabey
@the.qaasim-fv9qs
@the.qaasim-fv9qs 10 ай бұрын
😢😢😮😢😮😢😮😮😮
@JamakhAhmed
@JamakhAhmed 10 ай бұрын
26 aaway
@OmarIdil
@OmarIdil 9 ай бұрын
Asc haye
@IidAxmed-h1c
@IidAxmed-h1c 10 ай бұрын
26 away hee 😅😊
@riyaanmohamed3392
@riyaanmohamed3392 9 ай бұрын
Wayso socotaa
@LaylaQaasim-d3e
@LaylaQaasim-d3e 9 ай бұрын
Alaa siyaad waa nin fican ee waxaan anigu nacay odayga xuseen iyo inantiisa dama bor bor waa dad aad u qalqalafsan
@Xaawomuuseciise
@Xaawomuuseciise 10 ай бұрын
Rabadan kariimka
@yasindahiraware6272
@yasindahiraware6272 5 ай бұрын
Hodon cadi maha
@XasanMaxamed-of4gx
@XasanMaxamed-of4gx 9 ай бұрын
Aniga qawo gawadh ina adertey
@nimcodheemanabdilahi3161
@nimcodheemanabdilahi3161 10 ай бұрын
Hooyada iyo soomaliyaba was😮
@NasriBarqadle
@NasriBarqadle 10 ай бұрын
Maxa ucayeysa wilka cayda wa ceb
@nimcodheemanabdilahi3161
@nimcodheemanabdilahi3161 10 ай бұрын
@@NasriBarqadle waa ay ay dhalay mahooyadiiba soomaliya kadhigtay halkan
@asooalsheikh846
@asooalsheikh846 10 ай бұрын
Cafi ban ka ahay inad habayartay iga cayday waa bil ramadane
@halimaali4913
@halimaali4913 10 ай бұрын
Allah unaxariisto walal hooyo janadana allah ugu bishaareyo waxaa tahay inan akhlaakhdiisu wanagsan tahay oo dagan fariid batahay allah ku xafido wall
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 9 ай бұрын
Na mu odhan somalia wuxu yidhi somaali bay kadhaxdhacda ee maytada nabadgali qalbiyey​@@nimcodheemanabdilahi3161
@mohamedyassin8204
@mohamedyassin8204 10 ай бұрын
26 meeday siyadow
@choukriyoussouf2055
@choukriyoussouf2055 10 ай бұрын
Inaderka inad gursato dinta gabta liana waxay kamiid tahay inaderka ama inaderka uku qaaya
@HaybeAhmed-r3x
@HaybeAhmed-r3x 9 ай бұрын
Waxan aad uqiiroday marka hodon ledahay siyaad Waxa marwalba ledahay waxan waxa qabanaya xiligay Ku habontahay mar walba aan Ku waydiiye wa gormah markay habontahay wax walbii way dhamadeene hhhhhhh
@abdinihan90
@abdinihan90 10 ай бұрын
26 awey
@SaynabMaxamed-o6k
@SaynabMaxamed-o6k 9 ай бұрын
Faaskhwgdvdx😂😂😂😂😂😂😂
@HabiCismaan-z7x
@HabiCismaan-z7x 10 ай бұрын
De noo soodaya qaybtii 2026
@adenmuqtarllabdullahi3283
@adenmuqtarllabdullahi3283 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 10 ай бұрын
Siyaad guuleed😂
@leylocismaanmaxamuud4567
@leylocismaanmaxamuud4567 8 ай бұрын
Meel xunbay kudhameyeen aaway dhamaadkeedi intay la aadeen
@garaadcabdalle496
@garaadcabdalle496 10 ай бұрын
Miyuu dhamaaday
@EilmeKhayra
@EilmeKhayra 10 ай бұрын
Heeey wamaxy sidasi sumalidaa neentaaa wamaxy
@DeeqaKayse-vd8rk
@DeeqaKayse-vd8rk 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@saalmiinafaarah
@saalmiinafaarah 9 ай бұрын
@adenmuqtarllabdullahi3283
@adenmuqtarllabdullahi3283 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
GABAR JINI LA NOOL OO MAXKAMADDA DAHIR ALASOW KA YABISAY MAANTA
27:23
II WAD SHEEKADA “ Qeybtii labaad ee ilmada qarsoon “ S3-E2
39:01
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Flimkii Halgan Jacayl
2:13:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,3 МЛН
SOOMAALI WAYN OO WACDARO KA DHIGTAY LONDON | *XEERKA CIISAHA* WOOOW
18:29
Barnaamij gaar ah: Najma Nashaad iyo Maxamed Maame
17:09
VOA Somali
Рет қаралды 150 М.