Soomaaliya waa xor maaha dhulka ay xooga ku haystaan e DSSta marka bahdil dasye xabad ayaa afka laga gelinaa xabashiga edebta daran ma dalkay nala leeyihiin Badeena anagaa keh mana ogolin badeena baastariinta xabashida ee tuugta ah wa in ka gubas meelay joofaanba qurunka edebta daran haduu yimaado xataa waa lala dagaalaa oo mujaahidiinta weli waa nool yihiin dalkoida inay didaacaan janno u galaya xabashi waa inuu ka fogaadaa dhulkeena iyo badeena alle noo hibeeyay xabashi nama gumaysan karo kuwa u shaqeeya waa in layska qabtaa ee daba dhilifka ku jira dowlada ee bada siinaaya xabashida oo cadaw soo hogaamiya waa in ayaga xabada laga bilaabas.
@luulsharib19 күн бұрын
Soyaasad XUMADA Hassan Sheekh Suurto gal maaha in aad qof walba saaxiib la noqoto
@ناصرمحمد-ي6خ19 күн бұрын
Itoobiya bada casey rabtaa siaay xuutiyinta ,,,
@beryalex179819 күн бұрын
Maser hadaa aragto yuhood na waa aragtay
@MohammedBare-b3h18 күн бұрын
Mr xasan must forget uncertain deal with Ethiopia..Ethiopia wants naval base not excess trade port...
@nimoislawo214319 күн бұрын
🇸🇴🫡🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@alahayowarligeygukiiisraac422519 күн бұрын
Dowlad waalan iga dheh marba meel u boodeysa iga dheh allow noogargaar
@DeeqAli-y1k19 күн бұрын
Hyeeeee
@EidXaaji19 күн бұрын
Xasan shekh marba mid Jilbaha ha qabsado wa Nin wareeray Beenale ah Tuug ah Cid Aaminaysa majirto Ethiopia Waku Masdaysanaysa Aqoon la.aanta Kuwa Somalia joogga Hawiye Wa mooryan Aan Dawladnimo garanayn
MADDA CAS WAXA LES KU DHAHAA SOMALIA SUDAAN YAMAN JIBUUTI ERITERIA MASAR
@guledgled869518 күн бұрын
Guguurte wuxuu bilaabay inuu caruurtiisa ukala diro dawlada adduunka si ay amuuraha dibadda ee soomaaliya.Fiqi waxaa raacay Jiihaan balcadna wiilkiisa
@gullamgullam744219 күн бұрын
Maamul dawladeed Somalia ma yaalo, aqoon maamulna meesha ma yaalo, xasan sh. Wuu ka xishonayaa in uu yirahdo WAR IGA SOO GAARA.
@AxmedNuurcali-i6x18 күн бұрын
Itoobiya bat malasiinayo
@sulamanbakool874718 күн бұрын
Dowlada Somaalida waa wax warqada ku qoran. Somaaliya waa dal mar hore kala tagay.. Xasan yuusan waxba isku daalinin.. waayo somaali hadeyn nahay yeesan ku qaldan... taada ka raaca... Dani waxa uu marar badan sheegay in uu iskaga baxaya shirkada beenta lagu dhisay.. adeer ibad hasoo nonoqon..