Deg Deg Xasan Sheekh oo dhaxda ka galay Shirqoole Damujadiid u dhigeen Xaalad kacikran iyo sharaf xu

  Рет қаралды 6,525

Xidigaha Tube

Xidigaha Tube

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 ай бұрын
Warya xidigaha tube horgal yaho xunka ma anaga u ducano ilahay waxa ka bariney ma sibo alla ku rid xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisada damajid
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 ай бұрын
xasan sheekh marku kala direy reer waqooyigii daacada ahaa kii bolisaka kii maaliyada kii war faainta kii bada wax ka soo celi resawasaare ku xigeenkii uu badlkoodii keensadey kuwa uu qabiil ku geeney hal khirad u leh aan ku jiren kuligoodna lacag uruursi ku jira isagaa is toogtey ama ha badlo ama ha is casilo dalkii god ku ridiy
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 ай бұрын
allaha kasoo hadeeyo wixii xuman ama bulsho kalafageyan
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 2 ай бұрын
Ha difaacin. Hassan dareen kama qabo
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 2 ай бұрын
Hassan hanti badan ayuu gaystay Ugandha , Tanzania, kenya iyo Turkiga. Warrabr wax cunaya kuwa kale ma daawanayaan.
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 2 ай бұрын
Xasan dhiiqo manmo qof latageero
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 ай бұрын
Xasan gorgurde in gar ha ku dhacdo
@faadumocali5574
@faadumocali5574 2 ай бұрын
Mw Farmajo Mw qaran ayuu ahaa Maafiyo MA ehren xasan io koox Diisa dalka io dadka somaliya Allah ka qabto
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 2 ай бұрын
Xassan maafiyo madaxweyne xitaa in la dhaho ma ahan waayo wa mooriyaan shaati dowlad xiran iyo maafiyo la shaqey sata soomaalia dowlad kama jirto Ee mooriyaan shaati dowlad wata haysta muqdisho Alle ha no keeno madaxweyne daacad ah
@WiloCusman-uv8ix
@WiloCusman-uv8ix 2 ай бұрын
Dhiibku waa tastuurkii labadaley😮
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 ай бұрын
Dawladaas dadka allaha dhaafsho
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Wali taacaa maad wadaa
@Maxamedgadweeyne
@Maxamedgadweeyne 2 ай бұрын
Xasan shiiq oo ucadaalad faliwaayay abgaal miyaah somaali ucadaalad falaayo
@AbdiqadirMacalim
@AbdiqadirMacalim 2 ай бұрын
Shiiqu kuli
@MaxamedDaahir-eo7lc
@MaxamedDaahir-eo7lc 2 ай бұрын
Waryaa ilaah kabaq adigu marka uhoraysa xasan sheekh ha uqiilsamayn tuugkaxun majiro meel uu ka fiican yahay majirto
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 2 ай бұрын
Hassan iska ayaa la og. Hadi faaciin
@MalabGulled
@MalabGulled 2 ай бұрын
Arhery igaarku waa tuug tuugna tuug ma kaalneeyo ee nsgala har dhibane weet isgaaba kasbeheer u ah musuqa tuuga nimda.
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 2 ай бұрын
Haduunu wax ka ogayn muu ka joogiyo. Way is ogyihiin.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 ай бұрын
Waxaa mas,uul ka ah kuwii doortay ninkaan xasan sheikh oo aan waxba ka aqoon siyaasad iyo hogaamin dal waa shaqsi ka shaqaysanayo dalka waa madaxwayne ka shaqeeya darooga iyo hub sharci daro ah cajiib.
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 ай бұрын
dad baahan celmi diineed iyo celmi aduunyo midna aan leheyn ileen labadaas ayaa kuugeeneysa inaad xishooto inaan dalka jeclaato inaad dalka wax u qabato xasanow waad fashlantey
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 2 ай бұрын
Xasan 💀 tuug 👎
@CabdirashiidCismaan-nd9lg
@CabdirashiidCismaan-nd9lg 2 ай бұрын
Beenloow
Riwayadii Dab Jacayl Kari Waa | oo Dhan |
1:36:42
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 191 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,8 МЛН
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 11 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 26 МЛН
Khatarta Xalane ka socota & Sida caruurta loo isticmaalayo!!
6:25
Hussein Jama
Рет қаралды 31 М.
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,8 МЛН