Riwayadii Dab Jacayl Kari Waa | oo Dhan |

  Рет қаралды 190,930

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 82
@shaqallechannel629
@shaqallechannel629 3 жыл бұрын
Heesaha riwaayada uguwanaagsan 1.sida ubax gudoogsaday 2.qalanjo 3. Wajigaagu inantii waahore aan caashaqay 4.fooxlaha islaamaha faraqoodabaadhee 5.shafka kaalay iguqabo 6.aragtaye maxaad odhan ma ishaadwaxkaga guri 7.arooryada hore cir onkoday iyo ufada roobku way udgoontahay 8.laqanyada jacaylka iyo lurta caashaqbadanaa
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Waxaa kaloo ka tagtay sida mooda galabtii bacalwan iyo sahro
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 11 ай бұрын
Laqayada jacaylka Lurta Caashaq Badanaa
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 11 ай бұрын
Cashaqu Wadaad Maleh
@ronny7suii3
@ronny7suii3 Жыл бұрын
Battary si cajiibka u dhawaaqaya waxaa garaacayaa waa Aweys Goobe Allah u naxariisto Aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Sideed ku ogatay riwayad 1974 la dhigay cida drums garacaysa. Meelo badan baa laga dhigay ay ku jirto beerta xoriyada Hargeysa live baan u daawada ma odhan karo cida muusiga garscaysay iwm. Ahun Goobe waan ku arkay xaafadii Waa waaberi goljano Hargeysa isaga nin la odhan jiray Tiifow guitar tumi jiray iyo ninkale la odhan Muuse Yare wuxuu aha saxophonist Waxaan maqlay inuu joogi jirey Norway, Sweden ama Finland. Marbuu Jubba u tumayey Islo Norway. Intii dhimatay Ilaahay ha u naxariisto Aamin
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 жыл бұрын
Dadka metelaya riwaayadda: 1.Axmed cali cigaal,aamina cabdillaahi, 2. Bacalwaan, sahra axmed. 3.maxamed cumar HURYO, Basbaas. 4.Dacar, xasan ganey abwaanka riwaayadda.
@oubahwarda4286
@oubahwarda4286 3 жыл бұрын
Maxamed yusuf kudar
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 3 жыл бұрын
Ayaamihii wacnaa dadkii wacnaa dawladii wacnayd niyadii wecnayd somalidii wacnayd
@AAhmad-hi4pg
@AAhmad-hi4pg 3 жыл бұрын
Doowladaada qurunkaa nagala tag halkeed joogtaa hadaad caqli leedahay doowladaas kacaan ku sheegtu waa mida halkaan ku keenta markaasaad u xisstay miyaa kkkkkk walee doqonnu dibir kama dheregto waase laga yaaba inaad dhiigyacabyadiii ka mid tahay.
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 4 ай бұрын
Beri samaadki allaha dib noogu soo celiyo
@AbdulrezakSayid-hh1br
@AbdulrezakSayid-hh1br 5 ай бұрын
Nice I WAS intermediate school in Borame I remember was nice
@johnhennery5780
@johnhennery5780 4 ай бұрын
Which school in Borama? Day ga or night ka or. Xaawo taako?
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 4 ай бұрын
We are same age bro
@hassanmaxamed4059
@hassanmaxamed4059 7 ай бұрын
Waa abwaan xasan ganay Abwaan dacar Abwaan basbaas Abwan M.c.xusen horyo Axmed cali cigal Maxamed cabdi yuusuf Bacalwan Aamina c/laahi Sahra axmed jamac Guduudo carwo Alle hawnaxariisto intii dhimatay
@mahadyt4979
@mahadyt4979 6 ай бұрын
Alle haw naxariisto intii dhimatay
@fm385
@fm385 3 жыл бұрын
Mahadsanid wayo wayo lakin ma dhameys tirna rieayadu inti kale meday. ❤❤❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waxaan umalayn inay dhan tahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Adiga muddan Walaal
@fm385
@fm385 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar madhama walalo ninki debada qabtey miyanu inanti ujecla kuso noqoneyn.
@jawahashirwa3800
@jawahashirwa3800 3 жыл бұрын
Zeynab cige, Sahra Axmed, aamina cabdillahi, Qamar harrawo, iyo axmed cali cigaal, khadiijo qalanjo, iyo cumar shooli baan ka garanayaa riwaayadan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Ilama ah inuu ku jiray Ahun Cumar Shooli riwayadan. Waxaan umalaynaa inaad ku qaldayso Ahun Bacalwan
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Riwaayada Dabjacal Kariwaa Waxa Matalayey Ahmed Ali Cigaal Amina Abdillahi Xirsi Abdi Ali Bacalwaan Sahra Axmed Jamac Mohamed Cumar Huryo Ahmed Ismaciil Basbaas Shamis Abokor Guduudo Carwo Mohamed Yusuf Abdi Mohamed Adan Dacar Cismaan Adan Askari Qamar Cabdilaahi Harwo
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 6 ай бұрын
Walee fanku waa kii hore Intii dhimatay Alle ha u naxariisto
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah 3 жыл бұрын
Riwaayadahaan waa in dib loo cusbooneysiiyaa
@raniyajama9630
@raniyajama9630 2 жыл бұрын
Mahamed Adan Dacar waa funny xafadullah
@xasancabdi1267
@xasancabdi1267 Жыл бұрын
Eesh Calaa Ruwaayad intii dhimatay illaahay Hawnaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@AhmedOsman-xk1gj
@AhmedOsman-xk1gj 2 жыл бұрын
Waawoow waa Riwaayadii Dab Jacayl 😍 kariwaayey♥️♥️♥️♥️♥️
@cabdicali1696
@cabdicali1696 2 жыл бұрын
cgpla
@cabdicali1696
@cabdicali1696 2 жыл бұрын
asc
@saidismail2854
@saidismail2854 3 ай бұрын
Ax waa riwaayad aad u cajiiba oo aad u wanaagsan
@amo6188
@amo6188 2 жыл бұрын
Heestii waligeed aduuunyadu miyaaanay tan ku jirin awal
@HaashimAhmedali-fe5yi
@HaashimAhmedali-fe5yi 10 ай бұрын
Axsan
@shiinsiin
@shiinsiin 3 жыл бұрын
Wabigaa "Sandar Caal" xaguu kuyaalay? Soomaalidu labi uun baan ku ogaaye?
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 Жыл бұрын
Allay CesakA Ragg egu qalIYA
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Nio dalmar riwaayadan oo muuqaal ah maan la helayn ilaa 2014 ayaan raadinayaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Walaal riwayadan Waa 1974. Somalia 1982 baan umalayn in tv loo sameeyey. Tv vcrs iyo camcorders waxay soo galeen wadanka dhamaadkii 1970s. Riwayadaha ugu ugu horeyey jabuuti baa duubtay, heeso lagu duubay Susan. Markaas inaba ha ka filin inaad hesho iyada oo video ah.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Anigu nasiib baan u yeeshay inaan live ku dawaaday beerta xoriyada Hargeysa 1974 anaga oo yar. Tan iyo qabrigii jaceylka isku wakhti bay ahaayeen.
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
@@caweyskadalmar tollaay oo tollaay nasiiib badanidaa wakhti fog ayey ahayd 74kii hadday ahayd macquul maaha inay muuqaal leeday
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Waa runtaa 1974 waan yaraa, ciyaalku deerka beerta xoriyada baanu ka dhici jirney. Waxay ahayd meel madow oo geedo badan leh, wali waa sidaa geedihi badnaa.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Waaya waayo
@cabdiqaadirmaygagali7254
@cabdiqaadirmaygagali7254 Жыл бұрын
Wahwaah
@CabdiFaais-rm3gj
@CabdiFaais-rm3gj Жыл бұрын
26:38 26:43 26:49 26:51
@shaqallechannel629
@shaqallechannel629 3 жыл бұрын
Qalbigaaga sow guri qalanjooy kumaan lihi qalabkiinamaandhigan
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Abwaan Hassan Ganey 1974
@oubahwarda4286
@oubahwarda4286 3 жыл бұрын
The best qaybta udambeysa..Waalagu..
@cabdilahishugri2132
@cabdilahishugri2132 3 жыл бұрын
U
@cabdilahishugri2132
@cabdilahishugri2132 3 жыл бұрын
Me all it
@xuseenaadan3751
@xuseenaadan3751 3 жыл бұрын
Waabari iyo bar samaadakii
@shaqallechannel629
@shaqallechannel629 3 жыл бұрын
Cigaal legand iyo abwaan dacar
@DathClax-y7f
@DathClax-y7f 23 күн бұрын
Satterfield Curve
@saidismail2854
@saidismail2854 2 жыл бұрын
Bacalwaan iyo Sahra ahmed heesta fooraha jilaal firdhadiisu badantahay
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Bilis Dadka Qaar Waxay ku Khaldyaan Sawirada Aad Soo Dhigtay Ee Riwaayada Dadki Matalyey Sawiradooda Soo Dhig Si dadka Aan Riwaayada Marki Hore Dawan U ogadaan dadki jilayey
@maxamedcalibulaybulay8292
@maxamedcalibulaybulay8292 3 жыл бұрын
Kabar xikamka
@gurxankooshin9614
@gurxankooshin9614 Жыл бұрын
Riwaayadan iyo riwaayada shabeel naagood ee xasan shiikh muumin allifay labo riwaayadood oon ka jeclahay ma jiraan. Jilayaasha;- Axmed cali cigaal, aamina cabdilaahi, bacalwaan sahro axmed, xasan ganey, dacar, Maxamed yuusuf. EEbbe ha janeeyo intii dhimatay.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@shaqallechannel629
@shaqallechannel629 3 жыл бұрын
Fanaankayga axmed cali cigaal
@Farhaan114
@Farhaan114 11 ай бұрын
Eeboow intii Dhimatay U Naxriiso Riwaayadii isku Hesha Huryo iyo Basbaas Wax Walba U Dhan Oo Wlaahi Ah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Aamin
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 жыл бұрын
Ruwaayadaha ugu caansan bay ku jirtaa! Wqxaase isku kay qaban waayay; magaca ‘Dab Jacayl Kari Waa’ mise ‘Dab, Jacayl Karin waa?’ Ka dambe ayaan maanta ogaaday inuu sax yahay. Kan hore macne uu ii samayn waayay. Dadkuse kaasay waayibeen. Sida uu uu ninka naadinayaa u leeyahay baa sax ah. Cigaal Raaxeeye ku fiicanaa! 👂😆
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Anba waxaan u haystay karin waa, waayo dhamaadka riwayad biyo ayey disti ku jira dadka daawanaya ku rusheenayey beerta xoriyada Hargeysa 1972-4. Markaas waxaan u qaatey biyaha iyo distudu macna ku jirtay oo jaceylkii dab karin waa. Ka dib waxaan maqlay dadka oo leh Kari waa.
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar waa sidaa. Soo wad rieaayadaha, boowe.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waa tahay Walaal
@mohamedmohamoud3238
@mohamedmohamoud3238 3 жыл бұрын
Waa DAB JACAYAL KARIN WAA MA AHA KARI WAA
@raniyajama9630
@raniyajama9630 2 жыл бұрын
Dadkii hore cid gadhay ma jirto. Intii dhimtay Allahow u naxriisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@shiinsiin
@shiinsiin 3 жыл бұрын
"Jacayl Dab kari waa" Xikmada Lais weedaarsanayo aad beey ii cajabisay. Dadku mamadhneene waxay sheegaan beey hayeen. Sanadkan lagumow Lana soo godlan waa
@tntxubijama7352
@tntxubijama7352 11 ай бұрын
Niyow Riwaydii jihad iyo jacayl sooqabo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Waliga ma maqlin goormaa la dhigay ama la sameeyey
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Eeshcalaa riwaaya
@jawahashirwa3800
@jawahashirwa3800 3 жыл бұрын
Maxamed suleyman tubeec
@mahadali6676
@mahadali6676 Жыл бұрын
Maxa qaaartan kusaaray 😂😂😂
@mustafeaxmed4966
@mustafeaxmed4966 4 жыл бұрын
DaDka=metelaya=magac=yadooda=sodaa=iyagoo=Qoraal=Ah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Waan raadin magacayada
@abdikarimsamatar7226
@abdikarimsamatar7226 4 жыл бұрын
waa ruwayada aan ka xiiso goyn wayey
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 4 жыл бұрын
waxaa jilaya Cigaal Aamino cabdulaahi Sahro axmed Huryo Basbaas Dacar Bacalwaan Qamar cabdulaahi iyo fanaaniin kale
@sahra6853
@sahra6853 3 жыл бұрын
Magacyadu waa Aamina cabdillaahi xirsi Sahra axmed jamac Axmed cali cigal Cabdi cali bacalwaa Wa intan ka garanayo aamina iyo sahrina walaalo ayay ku matalayan
@LouiseCarol
@LouiseCarol Ай бұрын
57859 Lockman Loaf
Riwaayadii Shabeel Nagood🔥majaajilo iyo heeso
56:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 255 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Majaajilo Xishood Iyo Jaceyl Qosol 2015 HD
41:44
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 1 МЛН
Qofkii Hoo da Bartaa... Part 2
23:15
BUuTI Television
Рет қаралды 758 М.
Ruwaayadii Xoriyo
54:17
LBchannel
Рет қаралды 270 М.
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 858 М.
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 315 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.