😭💔😠💯💔😭🇸🇴 WAA Runta 💯🇸🇴 Xasan Dan iyo Hello Kama Laha Somaliya 💔😭🇸🇴💔😭😭💔
@awiladen78142 күн бұрын
Alle Haw.Sahlo Umada Somaliyed Aamin 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@salebanomar763 күн бұрын
WALAAHI BILAHI TALAHI XASSAN SH WAXAA LOO SOO WAKIISHAY BURBURINTA CIIDANKA DIINTA DALKA DUUNYADA ALL SOMALIA 🇸🇴 DAGAL SOKEYE ISKU DIR KALA DIR UMADA SOMALIA 🇸🇴 TOOSA SOMALIA YEEY 🇸🇴
@IbiEntertainment2 күн бұрын
Sanadkan 2025 waa sanadkii Somaliya ay guulaysanaysay lana midoobayay shicibow u’diyaar’garooba Jihaadka dalka 5ta Somaliya lagaga xoraynayo Cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 Kenya 🇰🇪 iyo Nato iyo Yuhuuda Arsenal maalgaliya InshaAllah Duufaan ayaa soo socda diyaar haloo’noqdo bi’idnillah 🤲🏼 Hassan sheekh waa shar ilaahay Somalida ku cadaabayo dambiyadaan galnay oo Hassan, Geele, Xamza, Dani, Cagjar, Ahmed Madoobe, LaftaGarayn Muuse Biixi Firdhiye waa Ethiopian sidoonkooda aan dhiig Somali lahayn iyo Baarlamaan Oromo iyo Amxaar Somali ku gambanaya ay meelwalba kabuuxaan si ay dalka 5ta Somaliyeed cadowga ugu gacan galiyaan ilaahayse wuu arkaa khiyaanadooda bi’idnillah uma hirgaliyo sharkooda InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Madaxdii kahoreeysay Hassan sahnuuni walahi waa shar isaga oo kale kulligooda oo khiyaano walba ay maleegeen si shicibka loo’jaha wareeriyo ama game been ah loo’ciyaaray shicbka ilaahay wuu ku hungoobiyay oo waxba uma hirgalib Alhamdulillah ilaahaybaa Somalida jecel oo 100% Islaam sunni ah u doortay taariikh fiicanna siiyay iyo geesiyo kulligooda kadhigay alhamdulillah 🤲🏼 Ilaahayse dambi dhaaf ayuu nooga dhigiyaa shicibka 5ta Somali ee xalaasha ah meelwalba aan joogno, wayna iska soo idlaan bi’idnillah 🤲🏼 Cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Kufaarta Xalane fadhiya ee Arsenal maalgaliya walahi way halaagayaan iyo Turkida 🇹🇷👎🏼🗑️ khiyaamada wada & Msaasrida 🇪🇬 👎🏼🇮🇱🇬🇧🇺🇸🇦🇪🇪🇺🤮Yuhuuda gadaal kataagan oo ciidankooda lakeenayo 90% waa Yuhuud Masri ah quraanka lasoo baray luqadda carabigana dhalad ugu hadlaya oo sirsoonka Masaarida 🇪🇬100% waa Yuhuud walahi foojignaada shicibow InshaAllah rabbi ayaa nacalad kuwada ridi oo jab xoogan ku’wada’ridi bakhtigoodana badahaan ku qubaynaa InshaAllah💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼 Guusha waa xagga Somalida Xalaasha ah ee 100% dhiig Somali leh InshaAllahibta kale rabbi nacalad haku’wada rido yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@ciiseadenhassan75912 күн бұрын
Marki hore idhinka lalosh qate doorte xassan idhinko dan aya laidhin soaali qayamo inshalah
IMARAD IYO YAHUUD IYO ETHOPIA IYO KENYA 🇰🇪 IYO UK 🇬🇧 IYO USA 🇺🇸 DOLAR KU SIIYAY XASSAN SH QABRI BOOB DHUL BOOB BILILIQO INUU DAGAL SOKEYE KA ABUURO DALKA CIDANKA LA DAVAR JARO TOOOSA SOMALIA YEEY 🇸🇴
Dawladaha gumeystayaasha ahi soomalida waxay u wakiishaan maamul ahaan shakhsiyaadka ay is yidhaahdaan waa maangaab
@LulMohamedfarah-qn8fs3 күн бұрын
Somali o holcaysa Meel.kasto.aloow ..sahal.. 💔, amuuraha.👀💔😭😭
@mariamsidi32633 күн бұрын
SOMALIYA WAXEY NOQONEYSA SIDA AFGANISTAN
@matan19522 күн бұрын
Qabiil baa ka dhex😢guuxaya.
@rocky40663 күн бұрын
Waa in la casilaa xasan.
@abdikarimabdi96742 күн бұрын
Horta kuwa ninkani walan waraysta mxy Ka wadana isagaba xildhiban alshabab so dirsatay ah imisa xildhiban alshabab Ka socda Ku Jira barlamanka Kani io Kuwo kle o bdn Lana yiqano an rabina in shacabka somaliyed xoroban meelkaste o ay jogan
@mohamedfarah80702 күн бұрын
Asc daacish iyo ashabaab waa wiilasheenii cadaw maaha xaqbay u leeyihiin inay dhahaan diinteena ayaan ku dhaqmaynaa cadawgeenu waa itoobiya iyo kuwa haysta dawlad goboleedyada oo u sheqeeya ajaanib cadaw inoo ah asc
Xildhiban cananuug wuu iska shekeynaya waayo xildhibanadu waxa soo dortay qabaailka dalka ka jiira ee xukumadu ma soo dooran waa nasiib daaro waxa maanta ka dhacaya somaliya xildhibanadu weey arkan marka hadii aaysan xilkaqadis aysan ku sameyn kaaran xukumaada ama labada gudoomiye barlamaan soow kuma haboona xildhibaanada in aay iska daayan meel ka hadal iyo shacab ismaqashiinta been been tah war isku xishooda oo illahay ka baqa oo iska daaya laba caan leeynta waa billahi towfiiq asc wr wb
@keyfmahmud52912 күн бұрын
Runbadana
@somalioutlet2 күн бұрын
mashruuc ajnabi ah iyo daba dhilifnimo ayagaa ah markaas ayay noo sheegayaan qolooyin kale inay mashruuc dibad yihiin walidkiin wasa.
Xasan shiiq ilaahoow nagaabo war aaway siyaasiintii culimadii oday dhaqameedkii war xasan halaqabto war maxaad la aamusantihiin afka alaha idin gooyee
@Mohamedjama-zt7zl2 күн бұрын
Marwalba Afghanistan maxaad ugu Hadal Qabsataan hhhhhh😂😂😂😂😂 dantiis Moog duni kale duleysan baa tihiine. Afghanistan waa dal Xur ah maanta,nabad ah. Dal ay ka socdaan Hor u marro waa weyn mana Yaqaanan qabyaalad anagoo Og in ay kala Qowmiyado yihiin so, adinka dalka allah ha idinka Qabto anoon idin kala qaadyn kulligiin.
@alimuminshere57372 күн бұрын
Wariyow nin walba miyaad warey
@abdirashidhaji16282 күн бұрын
Afkanistaan iyo suriya wax facan ba ka dhaceey. Waa tusaale loo adeegsan Karin wax Somali ka socdo
@AHMEDMIGUILWAISS2 күн бұрын
Waxaa soo socdaa Alle unbaa og ee hadalo horey loo yidhi ha ku weereegin. Aragti siyaasadeed keen meesha ee beer laxawsiga iska daa.
@CumarXasan-p3l2 күн бұрын
Ka hari wayday way idin haysata
@alikofi24692 күн бұрын
Xasan adigu ma u codeysay
@siraajdiin71853 күн бұрын
Soo adiga madan soodooran balaayo ha idin asiibto xildhibaanadadii sodoortey
@elmidini13903 күн бұрын
Maanta mogadisho iyo wadanka nabad baa kajirta waan ogahay nabadu dad au dhibayso baa jira nonkana waa kuwaa nabadu dhibayso askarta kuwa dilay cadow bay u shaqeeyaan mucaadad kusheega bana kadanbeeya kuwiina waa lasoo qaban inshalh
@elmidini13903 күн бұрын
Kani yuu ushaqeeyaa ethopia maa soo dirsatay?
@MaxamuudHirsi-tb6px3 күн бұрын
Tuug tuug dhalay adeer adigaa xasan jidhiif xasan munaafaq xasan tobanwejile kii doortay baadtahay adigoo yaqaan horayna dalka u soo maray khaayinuwadanku inaad marlabaad ku soo celisid Mar labaad maxaad soomaali u sheegaysaa habeenkii waataad baabuurka xasan 60,kun ka qaadanayeysay yaad u sheegaysaa
@AbdirashidElmi-v8gКүн бұрын
Colada dawlad deganka iyo shacabkeda laga alosay xitaa xasan gurgurta qayb ka ah jabuti ismacil omar geelle xasan shikh iyo xukumada cusub e somaliland waxay karkarinayan wax aan macno laheyn alliance irirsamaale iyo dir wax lagu shego la rabo in lagu khalkhal galiyo killinka somalida o ah kan manta ugu nabadgalyada badan mamulada federalka Ethiopia somaliga raba in killinkas nabada ah laga dhex aburo nabadgalyo xumo wa wax aad loga xumado dad walala ah in colad iyo is naceyb qabileysan la dhex dhigo wax lo bahan yahay ma aha dds iyo figure sevenka dad isku mid ah o walalo ah aya wada degan inay calan sidey ku qadan lahayen laga laga cawiyo somaliya somali ba leh
@mohamednoor62482 күн бұрын
Wax aadan aqoon u lagayn haka hadlin , SUURIYA dadkii la gumaadayay ayaa xoreystay
@ahmedousman694510 сағат бұрын
Ethopian buu la shaqeyaa maxaa yelay hadlkiisa u fiiri wuu ka war wareega adiga iyo xassn sheikh waa isku mid laba simskaro ayaad tihiin