DEG DEG: Xildhibaan loo Hanjabay & Xasan Sheekh oo loo soo jeediyay inuu xilka ka tego + Sababta

  Рет қаралды 6,918

DabaGalka Wararka

DabaGalka Wararka

Күн бұрын

Hadii aad ka mid tahay Saaxiibadda jecel inay la socdaan Wararka Soomaaliya gaar ahaan kuwooda Xasaasiga sida Xaaladaha Siyaasadeed ee Dalka, Xogaha qarsoon ee Madaxda, Dabagalka Dhacdooyinka Baaritaanada u baahan iyo Falanqeyn kala soco Channelka DabaGalka Wararka, si aad ugu soo biirto Subscribe, Like, Share iyo Comment, THANKS.
Xasan Sheekh,
War deg deg,
Al shabaab,
Xog qarsoon,
Mahad Salaad,
Hay'adda NISA,
Xiisad,Xiisad culus,
Xaalad kacsan,
deg deg,
qarax,
dil,
dhac,
Khilaaf,
dagaal,
Farmaajo,
Kheyre,
Mursal,
Jawaari,
Sheekh Shariif,
Mukhtaar Roobow,
Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur,
Shariif Xasan,
Gaas,
Siyaasad,
Xog,
Warar,
Warar deg deg ah,
Baarlamaan,
Golaha Shacabka,
Xiisad,
Xiisad culus,
Xaalad kacsan,

Пікірлер: 12
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 ай бұрын
mw xasan sheekh guul guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😘❤️👏👍👏👏👏👏
@bashirjama1835
@bashirjama1835 2 ай бұрын
Insha Allaahu Xassan Shiikh ha iscasilo oo hala casilo oo mar dambe masuuliyad Xassan uma qabto soomaaliya iyo soomaaliba.War ninja na dhaafiya.
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 2 ай бұрын
Wax kale kama gashide iska ooy
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o 2 ай бұрын
Waad riyootey waase hadii ay kuu rumoobeyso.Noloshiisa ayuu haynayaa Mwne Hassan, ciilkaada ku dhimo.
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o 2 ай бұрын
Waa jaahil hadley ,jaahilna hadalkiisana qof ma dhageyso. Nimanka fadhiyo Barlamaanka waa niman u shaqeeyo Cadowga Somaaliya ee Ethiopia 🇪🇹 Somaaliya waxaa u eg inay ka banaan baxaan oo ay eryaan Barlamaankan ku fashilmey masuuliyadey Ummadda u qaadeen ,sidaa darteed waa in la eryaa gabigoodba kuli Ethiopia 🇪🇹 ayey u shaqeeyaan.
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 2 ай бұрын
Is casila madaxweyne
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 2 ай бұрын
Qaaqda keydso
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 2 ай бұрын
Xidhibaanka😂waxa uu wadaa risaala farmaajo usoo dhiibay
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 2 ай бұрын
Maxaa ku diidey in aad sheegtid magaciisa.
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 2 ай бұрын
Waa Aragna in laga dhex hadlayo oo Badrool lagugu soo shubay kaa dhex Holcayey ha daalin waxaad wado mid soconeyso haiku Madadaali Riwayaddaas ,????😂😂😂😂
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 2 ай бұрын
Comments xildhibaanada uma noqonayso mar mar siiyo sababtoo ah maalintii koowaad ay ka soo noqdeen fasaxa sadax bilood ay ku maq naayeen ayey go kaga baarlamaanka ku fureen foodo iyo mooshinja dowlada madaxwayne Xasan Sheekh iyo Raysalwasaare Xamsa in ay xilka ka qaadaayaan. Marka waa qorsho loo soo dhiibay xildhibaanada baarlamaanka dalka Soomaaliya ee foodada waday waa sheeko ka horeyso nar mar siiyahaan u sheegaayo xildhibaan kaan. Waa in xasaabada laga wada qaado haddii ay joojin waayaan foodada ay dalka ku wadaan oo ay soo maal gadhteen dalal shisheeye ee xadow ku ah horu socodka dowlad nimada dalka Soomaaliyeed.
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 ай бұрын
mw xasan sheekh wadhaama lama hayo ee hadalka huhaaga iska dhaafa waa tuugtii gabdhaha daaqadaha katuurijiray baarbta inay nagu soolaabtaan alow hangusoo celin adigaa caadile waa N iyo N iyo iwm
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН