DEG DEG XILIGA LA TOOGAN RABO SAYID CALI OO LA OGAADAY OGOOW MAALINTA

  Рет қаралды 51,795

Zaki honest Official

Zaki honest Official

Күн бұрын

Пікірлер: 165
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial Ай бұрын
WAXAAN KUSOO BIIRAY BARTA LOO YAQAANO KICK OO AAN LIVE KASOO GALI DOONO FOLLOW ISOO DHAHA 👉 ZAKIHONEST88 iigu qoran 50K i gaarsiiya 🙏🙏
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Ай бұрын
Asc rerxaji salebanoow illahey ka baqa sayidcali WA gacan kudhigle mujrim ah xaskisa gubay xaqii illahey nafaray aya laga jasinaya botada jojiya salebanoow ok
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 Ай бұрын
Habar gidirey Alle ka baqa. Qofkii qof mumin ah si xaqdara ku dila in la dilo. Siid Cali kuwa ka fiican ayaa hore loo toogtay. Kuwa booteeynaya. Xabsiga ha tagaane haka soo daayeen. Alle ka baqa
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Qadaad Weyen Waa Dad Mooryaan Dil iyo Biliqo ku Waashay
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 Ай бұрын
Dhamantiin inta ka soo horjedo dillaga in xaqiisa lamariyo uu Allaah sw ka Raaliga yahay dhamantiin cadawga Allaah sw Ayaad tihiin Nicmada Allaah sw Ayaad ku kibirteen iimaan yarna idinkuma jiro ❤Alxamdullillaah ❤
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 Ай бұрын
Wallaahi dhamantiin cawan bad tihiin xabada cadabka Allaah sw baa tihiin ❤Alxamdullillaah ❤
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 Ай бұрын
Uraaye Abtigaa wa gacan ku dhiigle Awooda wa tan Allaah sw Adiga Ayaana ku dulloobaya Adonkadan kalana heeg wa lagugu hegeyna diina waxba kama taqanan ❤Wallaahi ❤
@NuurMadaxeey
@NuurMadaxeey Ай бұрын
Aalkoleyste kii ugu dambeeyey waasoo direen. Loomakala harin.
@blackmumb6267
@blackmumb6267 Ай бұрын
Habartaa. Usheeg. Waa ladilaa. Doofaar. Insha allaah. Waa laydin. Wada. Dilaa. Dhiigya can.
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Ай бұрын
inlatogto wadantisa nin raga haduyahay isagaba raali kunoqon laha tolkisa washayna runtuu usheegi lahaa isagaba tiirka isgen lahaa war toogta kuligob luul tobanbaa udhigantee👍👍👍❤️❤️❤️🙏
@osmanibrahimmuse36
@osmanibrahimmuse36 Ай бұрын
يقول الله-سبحانه وتعالي-(ولا تكن خصيما للمجرمين)
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 Ай бұрын
Shiikhaal waligid xad gudub kama imaannin marka reer xaaji saleban dhibka iyo xad gudubka Allaah sw joojiya
@DaauudJaamac-eh4uf
@DaauudJaamac-eh4uf Ай бұрын
Luul cadaalad hahesho allaah haunaxristo
@hassanmohamudosman1408
@hassanmohamudosman1408 Ай бұрын
Waa ladilaa sayid cali noyoow
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh Ай бұрын
Soomaali hadey isdili jireen barta hada in laisku had gudbin ok dadka qaldan oo qabiilka aaminsan😢
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
WAR SEYD CALI WAA GACANKU DHIIGLE HOOYA XAAMILO AH AYU DILEY 2 QOF AYU DILEY WAANA LA DILAYA DEG DEG
@FartuunCabdulahiyaris
@FartuunCabdulahiyaris Ай бұрын
Ilahayow umadada hanuuni yarabi adigaa awootleh adiigana mudan inlagaa cabsado ilahayow noo denbi dhaaf cadaladana adiga ayan kaarabna yarabi noo denbi dhaaf amin yarabi
@AHMEDMIGUILWAISS
@AHMEDMIGUILWAISS Ай бұрын
Hadaan garsoor sameeyoo waxaan dhihii laahaa xukunkan qaata : 1. Diiyo 3 nin ha bixiyaan 2. 3 gabdhood oo bila dhaban ah ha u dhisaan ehelkeedi
@SomaliPeaceAssociation
@SomaliPeaceAssociation Ай бұрын
فمن عفى وأصلح فأجره على الله. شكرا.
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi Ай бұрын
Sax waye lkn dhibka kaso baxayo kasi weyn marka wa in la dilo dilagas
@bashiryussuf6468
@bashiryussuf6468 Ай бұрын
In ladilo ayaa uwanaagsan isaga iyo cadliga uu Allah raali kayahy
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy Ай бұрын
Cadalad maaha saan 💔😭😭😭
@User_19567
@User_19567 Ай бұрын
war cidan maqustan miya war musiibo amu Allaha idinku rogi donin mad ka jogta kibirka ad ku hadlesan cid idin necban majirte war Alleh kabaqa Subxanallah
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 Ай бұрын
Anigaba waryaa horey aniga dhib saleban ii garsiiyey Wallaahi wana lacafiyey sodon sano ka hor waliba eydan Qadaten waxa igaarey ee caqli isu yeella
@xamda185
@xamda185 Ай бұрын
Gabarey gaabso madax weynaha somali maxamed ayoo masool ka yahey ee meesha ha keeynin qabiil AG iyo HG ha keenin mesha.
@ahmedhusein9276
@ahmedhusein9276 Ай бұрын
Hoyada siiilkina beeenta dhaaf nacasnimo ıska dhaf dadka facbook beenta ka dhafaa❤
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Ай бұрын
war maa galeey noqonaa
@kismayo612
@kismayo612 Ай бұрын
Haadi hawargidir awoodan leh why the just go to jail and take him out there period u don’t need booto gang
@fathiamarie8228
@fathiamarie8228 Ай бұрын
Waa inaan yaar aa laa cafiyooooo
@fathiyayusuf2655
@fathiyayusuf2655 Ай бұрын
War wax lagucafiyo maydan samaynin oo waxd tirahden iyada ayaa isgubtay cadaw badtihin xarka ceshada
@JawahirAbdi-gj8xq
@JawahirAbdi-gj8xq Ай бұрын
Subxaanallah war ma alla ka cabsigii baa yaraaday war ninka xaqqa ha lagu oofiyo ka daba hara aduunyo qiimo ma laha awooda aad sheeganaysaan diinta ku difaaca yaa ehelka wiilka
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 Ай бұрын
Waa culumo oo dumatka uurka kuu leh baa la gubaaa yahuuu allah idinka wayn
@Fardawsacc
@Fardawsacc Ай бұрын
Ninka dhiig daadiyy baa qabiil lagu hiilinayaa hadu aduunka uu ku bad baado Aakhiro ayy wx u yaalan 😢
@CabdifitaxGutaale
@CabdifitaxGutaale Ай бұрын
Nagaso gabagabeye boto ayayba nagu dilen dadkan
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
😅😂😅😂😅😂😅😂 ma ila aragtay horta bootey kaw noogasiiyeen
@Jamadjano
@Jamadjano Ай бұрын
Gaalada 100sano ku xiro lahayee
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
Kkkkkk kuwaan waa waasheen walaahi reerdhan dulmiga iskuraacsan dhulka alaha idinlajaro ayaga hadey dhiig daadiyaan ayagana dhiigoodaa ladaadinaayaa cid faraha soorkulajirto malaha
@fxcooking9677
@fxcooking9677 Ай бұрын
Ninkaas baa cagli badan sifiican uhadlay kuwa caytamaya waa cadaw taas waa qornayd waa run cayda iyo bootada daaya Hadakaan ninka ugu caqliga badan
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Ай бұрын
aduunka way kadanbeyan aqli iyo alla kacabsi kumajiro waa aakharo moog kuwan uf👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Ай бұрын
Hada maxay usiyaadin nolash.ay larabaa umadaan jahli ba haya
@SuadaDahir-l7u
@SuadaDahir-l7u Ай бұрын
Habar gidirta xagga diinta maaneey waxba kala Socon yaab
@maryanruun8670
@maryanruun8670 Ай бұрын
Somaliyey wadqandhantihin hadii aad seyd cali dil kasugeysan wayo somaali cadaaladasba kamajirto wabeen xukunjaas qof inteey indhaha kaxiraan o ay tooktan beyrabaan sida horayba loosameyay cadalada alle ayu sugaya
@haania2495
@haania2495 Ай бұрын
Waa la dilaaa Insha allah
@Jamadjano
@Jamadjano Ай бұрын
Somaalida ilaahay haka baqaan ninkii arantaan ka hadlo hala xiro
@MaryanJames-ve5dc
@MaryanJames-ve5dc Ай бұрын
Habargidir habaar ayeey qabaan waayo dad badan dhoigoda ayaa ka hadlinaya
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 Ай бұрын
Kuwa difacaya Qaatilkasi waa Ahlu Naar oo Amarka Allaah sw beeniyey oo iimankana ka maranyahay
@EgallSamsam
@EgallSamsam Ай бұрын
Feel iyo hog bay lashenganeyan
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 Ай бұрын
DILAAGA GABADHII KAS U GUBEY WAA IN LATOOGTAA SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN. KUWA MEELAHA KA BAQBAQLEEYA IYAGOO INDHAHOODA FURAN AYAA LA TOOGANAYAA. WAXAAN MAQLEY IN LA TOOGAN DOONO JIMCAHA SOO SOCDA.
@MadinoNor
@MadinoNor Ай бұрын
Qofan.waqtigisa.dhamaan.madhinte.ilahey.dartis.kucafiya
@xamda185
@xamda185 Ай бұрын
NINka 1. Sheekada qabiil ayaa ubadashey maxad weynihi somaliyed waa u gaftey sxb burasha wasaqda hana dolmarin.
@xamda185
@xamda185 Ай бұрын
Ninka2 ma MAXKAMADA DEN HAAG ayaa waqti ku heeso. Aduunyo
@IlyasWarsame-e1y
@IlyasWarsame-e1y Ай бұрын
Saleeban Wiilal Cad Cadna waad rabtaan gabdhahana waad gubeysaan Siid Cali waala dilaa waadna arki doon taan
@abdirahmanyussuf-c4l
@abdirahmanyussuf-c4l Ай бұрын
War Sheikhal iskama celin kartan e mad jogtan hadi kale. Wad yaran dontan
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin Ай бұрын
Hadda halatoogto dhagar qabaha Munaafiqiinta u hadlaysana ku dara
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql Ай бұрын
War dadoow dilmiga daaya Allena kabaqa midna ogaada dulmi alle majeclo yaan dunidaan laidinku halaagin sidaan waa gaf alle amarkiisuu ladiidana cuquba alle ayay leedahay awood tan allekaweyna majirto meeqa qoon ayaa awoodooda ku arkay cuqubo rabi
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Ай бұрын
Subxanallah😢
@NuurCabdullahi-zo2yi
@NuurCabdullahi-zo2yi Ай бұрын
Subxanallah😂😂😂😂
@abdirahmanyussuf-c4l
@abdirahmanyussuf-c4l Ай бұрын
Hada nabad qabtan e Mel fadhista hadi kale. Qabilkina yaran dono.
@abdirahmanyussuf-c4l
@abdirahmanyussuf-c4l Ай бұрын
Walsha in. Ladilo aya fcn kadib aya ogan lehed xanunka
@Vibemoulid
@Vibemoulid Ай бұрын
Saji maxd uu dadajisay ilhay baa sacada og inkasta uu dhgar galaxy
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Haduu ka sameysan yahay dil waa la dilayaa naagahan baqbaqdan joojiya
@zeynabhassan2935
@zeynabhassan2935 Ай бұрын
Hg illahy mee isku malesaa dad ee dilen iygana in la dilo ma raban dulmi cad wadiin ee is qabta
@JamalKhalid-x3v
@JamalKhalid-x3v Ай бұрын
Cawaan waaye qofkaan
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare Ай бұрын
Ethiopia ka in cadaalad loo doonto maxaa diidaayo….. habargaidir cadaalad ma rabaan
@zackchris2795
@zackchris2795 Ай бұрын
Nice ❤❤❤❤ bro
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
War ninkan meqa naf buu leeyahay waan yaabaye
@Simranadan
@Simranadan Ай бұрын
Culimada ku faraxsan in diga qof Muslim ah labaneysto culuma noce war ilahay kacbada
@SahraJimal
@SahraJimal Ай бұрын
Hadu dhintana taariiq diisey aheen qof kastana dhimna mana arkin ilaa hada cadeen buuxa hadii xaqdaro lagu dilyo haduu wax dilay lambada a I a waa jana gala
@BashirhayanSalah
@BashirhayanSalah Ай бұрын
Haday diin leyihiin may gabadha xaqeda siiyan diintu meday
@nasromohammed4202
@nasromohammed4202 Ай бұрын
Waa la dilaa waxbo ha is daalinina saleebanow
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 Ай бұрын
Réveil toi .. quand tu sera s’fai moi signe quand tu sera 😂
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Ай бұрын
Walaahi afkii baa juqda gabay 😢
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Waa qaasb inlaa diilo ninkas diilaga ah
@DahirAbdulahi-n1v
@DahirAbdulahi-n1v Ай бұрын
Hadila dhihilahaa wiilkina wafasax why Ambani lahaayen
@FilsanAbdillahi-c5n
@FilsanAbdillahi-c5n Ай бұрын
Waar baryotama lkn dolda iskadhafa kaa hada edantan waladilaya 😢😂🎉
@sacdiyaabdulla9478
@sacdiyaabdulla9478 Ай бұрын
Ninka qofbudilay isagana inxaqa lagaofiyo waxaq...
@mohamedibrahim-ns3mk
@mohamedibrahim-ns3mk Ай бұрын
foolxumadaan muxu ka booteenaa asaga waa lagu daraa saleebaan booteenaayo yaab waaye
@cashoshariif9585
@cashoshariif9585 Ай бұрын
Dadka qof qof dilay u doodaayo islaam ma aha miyaa??? Waa yaabaye
@kismayo612
@kismayo612 Ай бұрын
Sidan ayaa shiqal kaa xaanajiyo boodadhan ayaa kaa xanajiyo
@Pochacco857
@Pochacco857 Ай бұрын
hawargidir maxey tahay hawargidir maxaa waaye ku waan war waa latooganaa kaaliya kaceliya
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 Ай бұрын
Somalie Land merci fR
@cashoshariif9585
@cashoshariif9585 Ай бұрын
Allaha dad waalan badanaa
@Saciidobashir
@Saciidobashir Ай бұрын
Marka.lagusooweydiiyaa.ma.ajashiisiyaad.heysaa
@DahirAbdulahi-n1v
@DahirAbdulahi-n1v Ай бұрын
Hadey side ogyiin maaxey tahay sabatier usoqabteen iyo cadaaladeraben
@cadaviecadavie6971
@cadaviecadavie6971 Ай бұрын
Wa run i dana
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 Ай бұрын
Hdi aad cadaalad u keenten wiilkina maxa u diidantihiin xaqa lagu Rido asagana Dan ugu jirto ahlo diinbaan nahay bad leedihiin waa la toogan
@User_19567
@User_19567 Ай бұрын
wow 😮maxkamada weyn 😂😂😂 baqbaq hada mey bilabatey Casa lad daro
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Taas farqad vey ku shaqeysaa wax saleebaan waa waasheen
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Ай бұрын
Waa la dilaa foolxumada meesha aad la imaadeen meel fariista muxu yahay isaga yaa reer x salaben ku laha 😂😂😂😂waa la dila ader uf
@fatuufiifii8575
@fatuufiifii8575 Ай бұрын
Hadiila fasaxi lahaa xaq ayeey ahaa laheed soo maaha
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
ICJ bal latag Naag ayuu gubay! Tan kaa racdo Haaji Salemaan wa iska badalee Haaji xaaraan ayaa dakada ku qoranee! War maheysid! Shuute aa kuu dhaamo Tramadol in la gaa dharjiyo aa gofanaha lagu jabaa! Tiirka aa noo balan ah!
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 Ай бұрын
Femme Somalie arrête de dire tu n’es pas Arabes je t’empire évite de de blanchîtes la peau 😂❤
@CabdiKariin-uh3oq
@CabdiKariin-uh3oq Ай бұрын
😮😮😮😮😮
@HasanAbduqaadir-q2e
@HasanAbduqaadir-q2e Ай бұрын
Wadankaan cadaaladiisa kala, dambeentiisa iyo in sinaan lahelo waxaa loo baahanyahay gacan adag oo aan ka xishoon wixii xaq ah xaqdaradana kasoo hor joogsado
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Ordaha itobiyanka ku soo qadeeya
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
Maxey Ethiopian ku qadeeyaan haljufo mareexaan baa baalasha karifaye , bootadooda waa nadhibtay kuwaan in ciyoow tiirka lasoosaaraan rajeynaaya
@ZahraAli-p2q
@ZahraAli-p2q Ай бұрын
Ilahey xaqaanatusiya
@Akarabdi-t2l
@Akarabdi-t2l Ай бұрын
Hedhe godiska bilaa awooda ahi naga daaya lkn wilka haloodoodo
@rodaabdillahi4206
@rodaabdillahi4206 Ай бұрын
Halkay iniijoogaan dadka moqorlaanta ahi allah ayaan boqor ah cuqubadii umada aad kagasheen baa qoorta idoine sudhan oo gabdhihii'oo. Balade kufaar. Khamrada ku dhamayaan. Wiilashiiniina ay wada khaniisiin yihiin ee loyahay aan qawdaarka lahayn dhulkà fadhiista dadka réer magaalka'ih nin iyo non bay isu laayaan ee baadiye yoho orad duurkaagii kulazbo,
@halimoyusuf8537
@halimoyusuf8537 Ай бұрын
War xaqii aaway akharo Maleh miyaa Racfaan maleh Qof wax dilay oo Sidaa logu dagalamayo islanimo majirto aad bay idinka Fogtahay
@aliosman8874
@aliosman8874 Ай бұрын
Ware ninkaan horey alo dilo wa billahi tawfiiq
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh Ай бұрын
Acj adey kugu daree😂😂😂😂😂gaalada. Waa weyn kulaha balaaayo war aamus 😮
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Ай бұрын
Ala reerkan maxaa duli nimo haysata qof xaskiisii oo agon haysata oo xamilo ah gubay oo nolosha ku silciyey ayay intay lalush soqaten nacnan laso istagayan derbiyada ay jiifan duli aan xaq iyo badil kala aqoon.
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 Ай бұрын
Luul dhawaan faraskeeda ayaa u tagaayo
@FilsanAbdillahi-c5n
@FilsanAbdillahi-c5n Ай бұрын
Baal caar karita karita hadad raagtihi marka adunka waniliqiri lkn itakaleh cabadka iskadaya awod awod ilahay baa awod leh lkn maxad qabaneysa mini iyo magalad kasohesesi waa xabsiga kaosarta dee
@BashkaLibaax
@BashkaLibaax Ай бұрын
Habargidiray.wadanka.sharcibakajira.fowdadi.waydhamatay.samir.iyo.iIman.ale.haydinka.siyo.dhimay
@AbdirashidOmarAli
@AbdirashidOmarAli Ай бұрын
Xeer jajab😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xamda185
@xamda185 Ай бұрын
War ma xawadla dhaley gabarta?
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 41 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,9 МЛН
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 5 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 74 МЛН
YAABKA ADUUNKA: KIISKI OGU ADKA OO MAXKAMADA JAHAWAREER KU RIDAY
49:21
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 23 М.
DEG DEG SAYID CALI OO U SOO DIRAY LUUL AABEHEED NIMAN KHATAR KU AH
12:57
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 14 М.
DEG DEG WIIL SOMALI AH OO NAIROBI LAGU DILAY & DADKII OO KACAY
14:41
Zaki honest Official
Рет қаралды 5 М.
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 41 МЛН