DEG__mw muse bixi o jiidaha hore wacdaro kadhigaya &cidamo gaashaman &itobiya o cidan cusub kentay d

  Рет қаралды 27,599

SO24TV

SO24TV

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@SO24TV
@SO24TV 2 ай бұрын
fadlan__SUBSCRIBE haka iloobin inta nagu cusub waxaad heli doontan xogaha ugu danbeeya e caalamka &geeska
@Maxamed-h6y
@Maxamed-h6y 2 ай бұрын
1😊😊😊😊😊
@hiboahmed4819
@hiboahmed4819 2 ай бұрын
Muuse waa nin geesiya oo aan ka haybaysan kuwa naaca ka daba haya ee xisbiga buura fulka ee wadani magacaya garxajis ceeb u soo jiiday nolow muse bixi iyo ciidamada qaran guul ❤❤❤❤
@TaaroAli
@TaaroAli 2 ай бұрын
Waar madaxwaynaha warkiisu waa cadaan oo waa sarkaal waxaana ka horeeya ciidamadii qaranka j.somaliland oo maamulkan somalia ayaa bilawday inay kolba dal iyo dawlad aanay lahayn inay ciidan kale ay kasiiso xerooyin ciidan oo ay doonayso inay soo dejiso ciidamo masar laga keenidoono taasina waa xad gudub ay maamulka somalia ku dhawaaqday markaa waa in laga jawaabo oo la soo xidho xuduudka qaranka j.somaliland?guul iyo gobonimo madaxwayne muuse biixi cabdi iyo xukuumadiisaba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 2 ай бұрын
MAASHA ALLAH TABAARAKALLAH SOMALILAND ALLOW DHOWR AAMIIN AAMIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 2 ай бұрын
Mansha allah allah cimriga iyo caafimadkaba hawdhereyo insha allah guul somaliland🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 2 ай бұрын
Ilahay baa wax yeli kara cid kalo wax yeli karta ma jirto kuwa melaha carcararaya Insha alah waa la soo qabqabanayaa
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 ай бұрын
SO24TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ciidanka qaranka Somaliland 💚🤍❤️ Guul Madaxweyne Muuse biixi cabdi xildiid Rooble geesi qaran ❤❤❤ cidna waxba Ka qadimayan
@januarySl2024
@januarySl2024 2 ай бұрын
Madaxweyne Muuse Biixi waa geesi dalkiisii, dadkiisii iyo Ciidankiisii dhexjooga ! Illaah mooyaane qof Bani Aadam ah ka cabsoon maayo ! Baqdini waxay haysaa kuwa dalkiisa ku soo duuley ee degaano Somalilaand xaaraan ku haysta iyakoo og in aan laysaga hadhayn ee dhakhso looga saari doono !
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 2 ай бұрын
Ilaahay.mooyane cid waxyeeli kartaa.ma.jirtokkkkklll
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 2 ай бұрын
Ha u biqin biixi.milyan baa u dhiman doona.car taabta.
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 ай бұрын
Madaxweynaha qaranku wa geesi geesi dhallay xabadna ways yaqanin huwaney xabalihina sii qota
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 2 ай бұрын
Calooshaa idin wada socota markaad maqasheen inuu Muuse geesi idinku soo dhawaada Alloow Carabkiina iyo Ishiina ka nabad gel aamiin
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@maxamedcqaadir8787
@maxamedcqaadir8787 2 ай бұрын
Mara muuse hawbiqina waajabhad ruugcadaaya madaxweyne nooloow inbadan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismacil9022
@ismacil9022 2 ай бұрын
Muuse wa maarshaal 16jibu dirays kuqaaday wana ragii 77ki marashuudka goosanayay
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 2 ай бұрын
Khaatumo seeg waa wada sarkhaan wada garac ah waxba ma sheegayan, anakaa waxayna hooyadood baa sharmuuto aheyd..
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 2 ай бұрын
Waa dhul isaaq meshuu taggaya cidi soo donating iyaga wax kale isku og
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 2 ай бұрын
Muse biixi is a fearless hero and patriotic leader. This is the only resilient and no nonsense total man that can get somaliland out of the current situation. He is a hard nut to crack.@Concerned kenyan born and patriotic somalilander. Who loves and support all heroes regardless of their their colours, faith, ethnicity, all around the world !!! 😂
@SaleebaanCabdi-z7o
@SaleebaanCabdi-z7o 2 ай бұрын
Nin ka horeeyaa ma marin
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 2 ай бұрын
Maxay Tahay Markaa Meeday Dawlada Lagu Magacaabo Somaliya Dawladao Shisheeyaha Faraha Badan ,Ciidamada Adhis maxay Ilsalinayaan Maye Dawladii Somaliya ciidankeedii ,Waxay Nagu sheeganaysaa Annaga Ma Dawlad Ayaaa
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
Hooyada ba kugu tiri buhoodle ayuu joga beenta iyo khiyaliga wa wixii aad ku sheegan jirteen Qarankii pranki aha an ku xasuuqnay buhoodle oromka muuse ma iman kare beenta iska daaya kalaya imada 😮😅
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 2 ай бұрын
Buhoodle wuxuu u jiraa wax Ka yar 20 km😂😂😂😂
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 2 ай бұрын
Shiinbiroo yahaaw hessa intaad dantaa araabka danta garxajiiska danta awalka iyo danta cidagalaha waligiin Qaran ma Noqonaysiin ee somaliya isaga biira wa taantiina kana madaxwaynee mahaa ee mw issaq
@yaasir1936
@yaasir1936 2 ай бұрын
Faqash makhnuud makhnuudh dhalay ,
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 2 ай бұрын
@@yaasir1936 naac naac isku maweeli somaliya wa somaliya adiga waad caaytamaysa lkn waxad tahay iyaad igu sheegaysa raga nimada caaydu kuma jiirto sxb
@yaasir1936
@yaasir1936 2 ай бұрын
@@Abdihoussein1990 aduu ma quraan baa akhriyaysaa , ciil qabe aanu gumaysan san jirany maya mid kale magaald walba reer reer loo dagayaay maxaa taayda kaliya ku tusay
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 2 ай бұрын
@@yaasir1936 kkkkkk warya somali matahay hadad tahay ogolaw inaad rer somaliya tahay talaabad sii cilmiyaysan uu hadal wyo daganantu wa dantaada
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 2 ай бұрын
Muuse waa geesi geesi dhalay oon haliil lahayn Maxay caydu kuu tari Cadow giise ha jabo
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 ай бұрын
Wax Helisi ma jiro waa degaankayagii meeshuba dhulkayagii weeye car wax haka dhacaan waa kaase.
@mohamadkaariye7437
@mohamadkaariye7437 2 ай бұрын
Somaliya intay ka hadlayso xidhiidhka itobiya iyo somaliland maxay ugu hadli wayday ciidamada itoobiya ee gudaha u galay somaliya.
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 2 ай бұрын
adeer cayni waa caynaba miyigeeda
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 ай бұрын
KKK hahaha Beenawaas Beenale munaafaqa waa Beentii Heego EE cadayd Bixii fuleh xaarweyn Ma isaga seexan kara yaa kadaab 😅😅😅
@AsmCali
@AsmCali 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@husuinalsalmy368
@husuinalsalmy368 2 ай бұрын
Goormju noqday geesi markuu ka soo carary ciidamadii goojacade..beenta ka daaya .use iyo geesinimo kala dheer.
@RaxmaAadan-r8l
@RaxmaAadan-r8l 2 ай бұрын
❤😂🎉🎉😢😢
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 ай бұрын
Hartiga ayaa jilicsan oo dhilaba isheeda ayaa lagu dhabaa oo hartiga ayaa cabanaya oo leh; war iska kaaya daaya iidoorow oo war dhiiggii ma rabno iidoorow oo war na daaya oo iudoirow oo war deegaamadyada inaan iska joognaan rabaa ee iidoorow na daa oo hartigu sidaas oo kale ayuu u bacaac leeyahay oo taas ayaa iidoortu hartiga ku barteen oo iidoorta hadda waa eey albaabkuu ilaalinayey intuu cagaha hore soo saartay wah wah wah laynaya oo hartigu wuxuu u muuqdaa sidii bisad baqatay oo miyaaw miyaaw miyaaw oo war dagaal ma rabno iidoorow oo war caruurta ha iska leeynina iidoorow oo war na daaya iidoorow oo war magaalooyinka aynu wada degno dhankiina ka daga iidoorow oo anaguna waxaan rabnaa inaan dhankayaga degno oo ka maamulano iidoorow oo miyaaw miyaaw miyaaw oo war hartiyo muuse biixi cabdi waa qof kaliya oo waayeela oo xitaa codkiisii iyo socodkiisii iyo garashadii iyo fikirkiisii uu sii baaba'ayo oo waa waayeel sii hoobanaya oo waxar aan ceejin karin oo aadamina haba sheegin laakiin waxaa maskaxdiisa ka hadlaya waa cududa iidoor oo badankeedii iyo xooggeediiba ayidsan yahay muuse biixi cabdi oo maskaxda muuse biixi cabdi ku gaartayso si uu u dagaal galiyo oo mukulaashaan harti ee sool iyo sanaag ka miyaaw leh u soo dhaaranaya inay cagta mariyaan iidoortu waayo hartigu iidoor cag ma marin karo waayo horuu cagta u marin lahaa markii ilaa buuloxaar cid ka hor joogtay aysan jirin oo daarood oo dhanna diyaar la ahaa maal iyo murugba ee hartiyow dagaal dhamaystiran ma gasheen oo muuse biixii cabdi iyo elite iidoor gacanta ma ku soo dhigteen oo laascaanood maxkamad ma ku saarteen oo halkaas for good ma uga fara xalateen iidoorv oo war xunow lagu waa iidoor iyo somali kala jariddiisii ma ku aasteen for good oo haddii kale hartiyow talow mataga ceshada iidoor maalintiisa waa haystaaye ilma adeerayaalow ha isku doobiyee u daaya kolay caynabo iyo og dhaafimayee oo gooni goosi markii iidoor ku daalo iyagaa ku kala tahi doonee.
@ibrahimmoussa6947
@ibrahimmoussa6947 2 ай бұрын
Hahaha oooaaaaa
@AsmaMoge
@AsmaMoge 2 ай бұрын
.😅😅
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 2 ай бұрын
Nacaskani ujeedadiisu waa in uu doorashada iidoorka ku umiyo oo uu yidhaahdo dagaal baan ku jirnaaye xagay doorasho soo mari tankalle nabadii geesku way luntay
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 60 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,1 МЛН
Wait for it 😂
00:32
ILYA BORZOV
Рет қаралды 6 МЛН
ሕቶታት ብዛዕባ ፍልልያት ኣወዳትን ኣዋልድን!
21:29
Hbri Vodcast | ሕብሪ ቮድካስት
Рет қаралды 762
DegDeg | Sh Umal Oo Ka Hadlay Dilkii Gabdhaha Soomaliyeed Ee Islii
26:29
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 60 МЛН