Waxani Sir maaha Cirrona maaha nin sir laga duubi Karo isagaa Sir doon ah, Hal Kelmad oo Khalad aha Muu odhan.😅😅
@abraQolkisa5 сағат бұрын
Wa runta balse MD Ciro wuu yaqanay waxa u donayo dofarkani in u donayo in u isku diro Xirsi iyo Ciro o ay sidaya markay donayo balse nin adag Ciro weyaan hadal kama tagin
@Suusuumo4 сағат бұрын
Ciro haduu diplomisiayad leeyhay miyuu la hesheen laha Gala dagaalka iyo ina geele.
@HardTalk16 сағат бұрын
Walahay Cirro marka la leeyahay waa Diplomacy waa run.
@IsmailIsmail-on3pb3 сағат бұрын
Cirro waa siyaasi weyn. Sidii inan yar buu u hogatusaaleeyey
@abdilahiayuu43623 сағат бұрын
Sheekadani Waxay Kashifaysaa Dadkii Meesha Joogay In Aanay Ahay Dad Masuul ah Waxaa Suurtagal Ah In Uu Muse biixina Cod Ka duubay
@mohamednur169639 минут бұрын
WAA WIIL YAR OO ODAY KA WEYN U WARRAMAYA HALKII UU ISAGA U WARAYSAN LAHAA
@assadabdillahi146139 минут бұрын
Ciro waa libaax aan la gaadikarin ❤
@SaidYusuf-d7z7 сағат бұрын
Sirdoonimada khalad buu ka fahmey wuxuu u haystaa in dadka cod laga duubo
@NasirOsman-y9e7 сағат бұрын
Ceebwayn bay ku tahay ninkaa sirdoonka iska dhigaya . lkn waxay ku tahay foolxumo aan ka hadhi doonin .
@mohamednur169649 минут бұрын
WAX SIR AH MAAHA CABDURAXMAAN WUXUU YIDHI WAR QALADA GO'AAN QALAD AH HAKU QAADAN WAA HADAL WEYN LAAKIIN MAXAMUUD XAASHI WUU QABYAALAD HADLAY CABDURAXMAAN SIR LAGAMA HAYO
please codadka sirta ah, ha faafinina, sirdoonku waa adoo fashilinaya sirta dawlada, waaayo shaqo dawladeed, waa iga talo iyo ra'yigayga uun, waxba islaaxin mayso sir laga duubay nin madax ah ama laba nin oo madax ah. anigu maddax weynihii aan doortay waa laga guulaystay, ee waxaan ila fiicnayn inaad banaanka soo dhigtaan hababka dawladu u shaqayso .
@abdirahman-b9l5 сағат бұрын
Ciro waa dublamaaso Waakaa kalmad lawaayey Waa khalad in cod Laga duubo Waa dublamaaso Cirro geesi❤❤❤
@aliosman96095 сағат бұрын
Codadka wx duuba ninkan SIRDOON ka loo dhiibay qudhun buu ah
@mohamednur169643 минут бұрын
SEASONED INTELLIGENCE OFFICER AND YOUNG NOVICE AGENT,THEY ATE TOO FAR APART
Madaxwayne cirro nin la Malaysan karo maaha. Cirology ✍️ "War khalad ah, go'aan khalad ah haku qaadan" “Xaggeynu isku aragnay bal i xasuusi”. 😂 Isagiisibu dib u waaniyayba!😁
@Giirre5 сағат бұрын
cashar wanaagsan oo talooyin u badan ayaaba asagii la siiyay.
@MaxfuudMohamed-tk3fl4 сағат бұрын
Cirro waa nin soo jeeda oo caqli badan
@AbdiJamac-d1w7 сағат бұрын
Wlh lkn madaxweynuhu cashar ayuu u dhigey kan yar xirro dadku wali may baran wuu u qosley waxna iska hubso socod barad ayaad tahee ka yar lkn gab-gab badan ayaa ka muuqata hadalkiisa iyo atenion seeking
@mohamednur169639 минут бұрын
WAXBA MEESHA KUMA HAYSAAN SIRNA LAGAMA QABAN EE BEEN BAAD LA WAREEGEYSAAN
@mohamednur169651 минут бұрын
DURBA MA CEEB AYAA LOO RAADINAYAA,WAA SARKAAL SARE CABDURAXMAAN OO SIRDOON AHAAN JIREY,CIYAAR CIYAAR LAGU WANJALI MAAYO
@maryanmohamed66887 сағат бұрын
Madaxweyne Mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro Talo Wacan Ayuu Siiyey, Laakiin Ninkani Sirdoonka Maba Noqon Karo Waa Nin Ciil U Qaba Xirsi!!!
@ahmednaasir6 сағат бұрын
Xirsi ma malaa'ig ba miyanu ahayn bashar loo cadhoon karo
@somalilandigabadan75883 сағат бұрын
Haaa wallhi inader qali waa ciil qabe wayn
@cabdiqanixuseen99976 сағат бұрын
Isagiibaa Cashar lasiiyay wlhi nio Ciro Waa nin Aad u Dagan oo Aqoonsi buuxisay .
@carafadcabdi93265 сағат бұрын
Thanks
@hadafiyohiigsi28307 сағат бұрын
Taliye ka xishood ummadda ha ku meeraysan xirsi iyo xaashi oo tolkaa ah,ta adiga mustaqbalkaaga uma fiicna sidaasi khaayin ayaa laguu aqoonsanayaa sir tuna sidaa Macha war joog.
Ina bacaluul waa jilicsan aan waligii shaqo sirdoon aan baran
@SalamXuseen5 сағат бұрын
Nin adag dheh ciro waxan waraysanaya ciro waa maati
@IsmailIsmail-on3pb3 сағат бұрын
Ninkan sirdoonka haystaa aad buu u dhaqan xun yahay. War wuxu maanu dammiir lahayn.
@subxaanyoalbu7749Сағат бұрын
Adeer u diyaar garaw liintii muuse jideeyey
@IdilCabdi1074 сағат бұрын
Sidaasi ma sirdoonimaa waxa fiican in madaxda laga xishoodo. Waa heeryadiisa cune
@abraQolkisa5 сағат бұрын
Walahi cashar ayuu u dhigay dilaal sirdoon ismooday
@Amiinadam103 сағат бұрын
Cirro waa siyaasi wlhy 😂
@macrufhis74395 сағат бұрын
Wlleh inaan midh laga helay odaygu wa diplomacy
@mahamoudwerah8975Сағат бұрын
Sxb waxba meesha kuma haysid. Mustafa bacaluulna waa badow. Intaas-na wax sir ah oo ku jirtaa ma-jirto
@mohamednur169645 минут бұрын
WAA WIIL YAR OO MARAYKAN DABADHILIF U AHAAN JIREY OO AY SOO CARBIYEEN CIA IYO NIN RUUG CADDAA AH OO AY KGB SOO TABABARTAY MIYIU U KHUURIN KARAYAA WAA MAYA,WUXUU YIDHI WAX ISKA HUBSO,WAA RUN DAFDAFI MA FIICNA
@Jannah-m4o5 сағат бұрын
Sirna maaha waa hadal iska caadiya
@waddanidhaba91755 сағат бұрын
Cirro libaax ...wa madaxwayene kan eyga Mustafe waa badal
@xuseenaskar46405 сағат бұрын
Weriye ujeedada aad leedahay waannu ku fahanay laakiin tan aad iskaga kaaya dhigta in aad sir heshay waxani sir maaha ee waa sheeko caadiya oo ay laba masuul is weydaarsadeene Gees kale ka haaneed
@MindfulMedia077 сағат бұрын
thank you
@cabdixuseen18395 сағат бұрын
Ninkan wariyuhu horta xaguu ka socda maanu cadawga somaliland ahayn waar reer sheekh isaxaaq dhexdoodu Kuma qaado madaxwaynaha ka xishooda waxaso kale sir maaha lkn Ciro waxano kale lamaso dhigo
@yurub52887 сағат бұрын
War halga duubo maxad Adigu ka fa ideysaa war xishood qaranka waa wala ilalinayaa guul somalilaan cadowgeedo hajabo
@HassannuurCilmi4 сағат бұрын
Xisbiga wadani telfonadodo waxa ku xidhan qalab ay ku dhagaysato dawlada qadar iyo kaah
@RoobleAbdillahiMaaweel4 сағат бұрын
Halkan wax qalad ah kuma aragno, mana garan karo waxad hadalkan meeasha keentay!!!
@mubarikabdi65884 сағат бұрын
Wax sir ah ba maanaan maqal wariye cirro waa digtoon yahay
@munasagal24967 сағат бұрын
Cirro dadku siday moodayaan maaha, wa nin dhegayste ah oo isla msrkaaba fahmaaya hadalkaagu halkuu ku wajehenyahahy
@somalilandigabadan75883 сағат бұрын
NACDALKA DHAQANKA XUN DALKA HALAGA QABO CID WALBA DOOBAAYA NACAALA KUYAA HANA LAXIDHO maxakamadna hala geeyo
@maxamedabwaan26736 сағат бұрын
Kaasi waa wasakh meesha halaga eryo
@user-mk1ux6uu1p3 сағат бұрын
Wax khalada labaduba Kumaa hadlayaan Waa waxan maalin kasta kaa hadalno Oo ah dalkaa aan ilaashano Lakin kan weriyaha iska dhigayaa waa stupid.
@mowlidabdi92097 сағат бұрын
Cirro waa dublamaasi ka horeeya isaga, muxuu ka duubi munaafaqani!!
@mohamedyusuf656Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂adeer ciro iska ka horayaa yaa miskiin ciyaalka xaafada mr jack of,all trade fathe of none mustafe .
@MukhtarIbrahim35 сағат бұрын
Dictor maahe Subxanalah
@maxamuudmaxamed90895 сағат бұрын
Anigu waxaan qabaa ninkani inaanu maskixiyan caadiba ahayn, waa fashilaad fool xun qofkuu la hadlaba ma wax ka duubaa sirdoonku
@HRU21006 сағат бұрын
XIRSI WAA NINKII ASKARINIMADA QORAY INA BACALUUL...
@Cadde-Mohamed4 сағат бұрын
Tabin xumidaa madaannu ku dhagaysanna mantoo dhan
@SaidYusuf-d7z7 сағат бұрын
Waa nin dubjirah waa in lagu ciqaabaa
@maxamuudaxmed9845Сағат бұрын
Adiga yaa kuu fasaxay dhaqan xumadan
@shakumar47Сағат бұрын
Nin KGB iyo warso la so shaqeyey ayu don tay ciro wale wa adke
@ramsiosman83257 сағат бұрын
Jabuuti baa dubaysa halaga digtoona telefoonada. Ismaciil cidiyaha bu kudagaalamaya
@AadanAbdi-e1d3 сағат бұрын
Cirro talo ayuu siiyey, Balse waa nin maqiiqan, Uma qudh-qudhsana. Kkkkkk
@AbubakarAbdilahi-w3b9 минут бұрын
😂😂😂waar waxn nacskaa ee macasha weyn ee nin walba record lada cararaya ee hadana leh professional investigator baan ahy hala eryo sirteenana sidaa uunbu cadwga usiiniye
@AhmedZakiibrahim55348 сағат бұрын
Qaybta labaad waxaad la socon doonta Maalinta Barriya. Waa codka sirta ee Mustafe Bacaluul uu ka duubay madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro.
@abdifatahmusse49575 сағат бұрын
waar sir lahane ummada waxaa hala hor iman, waar kani muxu ahaa .
Waxani sir maha ee hadal cadiiya oo laba mawadiin ay is dhahaan
@naeemajama2674 сағат бұрын
Ciro nin adag weeye ciyaraha ma inay wax kaga helayan bay mooden
@MaxamedAbdiaadam5 сағат бұрын
Yaad weriye is leedahay Xukumad ku sheegtu ha ka cad goosato ? Cid baa u jeedaa madaxa isu galinayso thanks
@ZaynabMuxumud5 сағат бұрын
Waar dadka haysku dirin ciro ma taageersani hadana midkoodna imika ceeb ma odhan si wacanbay usheegaysanayaanb الله اكبر سبحان الله ilaahay halaga baqo
@cambaro1224 сағат бұрын
Ceebiba ha danbaysee yaa ufasaxay inuu wax ka duubo sow wax xun kamuu rabin daacadi ma hungowdaa hore loo yidhi alle ha ka shifo isagaan wax duubaaya
@abdikareemhassan27356 сағат бұрын
Wax sira oo meesha kuma jiraan niyoow kan sirdoonka sneeganaya waa laga horeeya isagii baa wax loo sheegaya maantana wadanka kama bixi karo
@rahmaabdirahman16705 сағат бұрын
Nin Somaliland jiritankeda lagala dardarmyo ayey codki ku dorten 😂 reer Somaliland Ilahay bay leyihin wlhi
@aminaabdi13676 сағат бұрын
Asc
@safiaibrahim85136 сағат бұрын
WAAR SHAAO KAALE DOONO WAXAS WAR HAA KAA DHIIINE
@zainababdi-salam30157 сағат бұрын
War wa laga duubaya , waxa iyo wax kabadan ayaa laga hayaa.😂😂
@sahnim74815 сағат бұрын
Adigu Codka halkeed ka keentay.😂😂😂😂
@MohamedBade-i5jСағат бұрын
wax xunba.ismay dhihin ila shaqeya amniga iyo wayahay waxkujira malahan