SOMALILAND WAA WADDAN AAD U YAR MARKAA MA WADA DEEQI KARO QABIILADA OO DHAN
@ShucaypSiciid18 сағат бұрын
Xaqiiq jamal wAA NIN ADAG
@u.j73322 күн бұрын
Abdirahman qalinkiisu cidna ma ilaawi karo lkn xulalku way kooban yihiin inta rabtaana way badan yihiin
@MaaxDheeg2 күн бұрын
Labada nin bayle ayaa muhiim ah
@karimhasan89678 сағат бұрын
Bayle yaa huba wixi u aaminsanan jiray
@abdiahmed8992Күн бұрын
Bayle aya habon
@nadiamohammed53302 күн бұрын
KUDAROO DR BEYLE 40 SANOO KHIBRADA OO BAANANKA AFRIKA IYO KA ADUUNKA KA SOO SHAQEEYBAYEY WEEYE NIN LA KHIBRADA MAJIRO INUU U SHAQEEYO MAAMUL GOBOLEED WAXEEY U TAHAY NUSQAAN PROF BEYLE HEEYKA DIIDO HADII SHAQO KOOGU YEEDHO
@Farahjama-r3d2 күн бұрын
Maamul gobo leedkaas buu isagu leeyahay,blse taad dawlada u taqaan ,wuu ka shaqay sanayay
@nadiamohammed53302 күн бұрын
@Farahjama-r3d maamul goboleed waxaa lacagtu usoo martaa dawlada soomaaliyeed😎 dowlada dhexe iyo banka dhexer soomaaliya waxaa soo quudiya baanka aduunka halkaas ayuu u shaqeeynayey mudo 40 sana ka badan isgoo ku takhasusay cimiga baayacmushtarka iyo dhaqaalaha kana qaatay shahaadada ugu sareeyso ee PHD maanshaa alaah markaa isaaqan aqoontoodu iska yartay ee faanka meedha la fadhiya ha kashaqeeystaan maamul goboledka anigu sidaasaan aaminsa nahay
HUUBO FAQASH TOBO SANO CAAYAY HABAR AWAL INUU JAMAAL LA HADLO XOOLAHAN MAAHA ISKA BA DAA INUU LA SHAQEEYO SUBEER AWAL HABLIHIINI AYAY YUSRA HARTI CAAAYAYEEN OO FAQASH U SOO RAACEEN EE DULINIMADA ISKA DAAYA OO KOOXDII CIIDAMADA DHABARKA KA JABIYAY HALA SHAQAYNIN
@mohamedhassanhoussein86272 күн бұрын
Hoyada huwant ka was muxuu ku falayaa jamaal bayle sii iyo cukusr iyo baabulaahi daaduun ilaa daaduun maantana hertge ayaa jabuuti idinku yeedhay
@MouhiyadinahmedOsman2 күн бұрын
Mee Maxamad abib
@sismail1202 күн бұрын
Beenta jooji doqoniimadu wajigaagay ka muuqataaye
@IsmaaciilCabdi-t4q2 күн бұрын
Hanoo sheegin waxba nagumuu matalo
@jamuuriyadasomalilandhanoo45912 күн бұрын
😂😂😂😂 CIRO WAA NIN LIITA XUKUMADIISA SIDII SILAANYO AYUUNBAY CID KALE ISGA SHAQAYSAN DOONTAA ISAGUNA SIDII CAADADA U AHAYD HURDO DHEER AYUU ISGA GALI DOONAA.
@Aw88-c1r2 күн бұрын
Xirsi iyo ina Xaashi waxay u leeyihiin waayo aragnimo wayn sida sawir la doortay magiciisa loogu shaqaysto
@mahamedaden4919Күн бұрын
Sacad Muuse reerki 1988 sigaarka lagu bakhtiin jirey
@Aw88-c1rКүн бұрын
@@mahamedaden4919 Sacad Muuse, tafiirtii nabiga, waa reerkii SNM sameeyey ee dalka xoreeyay ee ay ka dhasheen 3dii hoggaamiye ee ugu horreeyey SNM. Sababtoo ah tafiirta nabigu ma aqbalaan dulmi. Waa reerkii 19ka guuto lahaa, tusaale Garxajis wuxuu lahaa hal guuto, HJ laba Guutp. Waa reerka degaankooda ayay fadhiyeen ciidamada dalka Somalia oo dhan 80%. Waa reerkii dalka xoreeyey. Subeer Awal hoggaankooda toosan (Cigaal) iyo lacagtooda ayaa Somaliland ku samaysantay.
@amranaden3059Күн бұрын
Beenta iska daaya
@rhawd95342 күн бұрын
Iska hadle
@FadumoAbdi-b5j2 күн бұрын
Waar ma Ciro ayaa Ciro hoos tegay Jamaal Cali Hussein oo ma homeless buu noqotay maxaa ku qasbay in uu hoos fadhiis to humaaga ay ciladu ka buuxdo Allaehe maggan maxa ladhintay.
@bilana28919 сағат бұрын
Naaya hush cuqdadi adigey kaa buuxdaaye
@shabeel74672 күн бұрын
Waxaad tahay basaasiin tea cadowga Somaliland ee Somalia markaad nijaas kii mujrimka ahaa ee Mohamed Omar oo god ku riday Somaliland aad leedahay wasiir khaaraji ayaa laga dhigayaa hadii uu kaa asraarta Somaliland ka qayb gel iyo Ciro aakhiro ayaa loo diri isaga naftiisana waa laga takhalusi Corona mucaaridad hubaysan oo tii sii ka coogweyn ayaa ku kici.