Mayer Abdikarim ahmed Mooge Isaaga hargaysa haysanaya waligiba Reer hargaysow mayerka caga uga fuuqa wa mishiin ilhy hargaysa u so diraye From Arab iyo Ayuub Gulayso mayer ABDIKARIM AHMED MOOGE💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@sssdddf850813 сағат бұрын
Kkkkk waar waligii waxba hayn maaye miskiinka been haw sheegiin
@KhadarIsmail-sw2ue11 сағат бұрын
Anigu moogaan la dhacsanahay kii hore jajabanta iyo dilaaliinta dhulka ayuu ku xidhnaa.
@KhadarIsmail-sw2ue11 сағат бұрын
Xalku waa in 1.khaatumo laga noqdo ay aaminaan soomaalilaand 2.cirro u dabcin wadana u furin illaa ay soomaalilaand ku soo biiraan.3.soomaalilaand waxay jiri kartaa iyadoo fulisa itoobiya waxay kala saxeedeen ee aqoonsiga.
@YasminAhmed-v7y11 сағат бұрын
Waa reer tolkey is ka rida Ciro ino doratay cabdillha dahab maxay yelay waa niin inaka celin kar
@IlhanMohammed-yj3iz21 сағат бұрын
Arinta lascano wanaag bay Ku dhamanaysa shaydanka iyo inta la shurt wa laiska narayaa
@abdullahiahmed377421 сағат бұрын
Òday Alì Wuxuu TAGEERAY Maayir Mooge Cadaaladda Sidaas Maha
Waar wa been waxaado wado ha ood sheegtay wa ku wii solteko dhisay ina mooge ciyaal bu dira inuu buxbuxiyan lakiin wado tooso ladhisay jirto anatag wa boholo
@SalebaanJamacCumar12 сағат бұрын
Thankis
@sidrasirad947518 сағат бұрын
horta waxan layabay somalidan walaan ciromaaha dhulmahnte ciday gardaraysteen wa hj dadkaygardardaladoonteen iyo edeb daradaa heshiis dhacayanamajiro beenyaanla isugu sheekayn waxan arkayay midlaha dastuurkalafuraya pmma samayn taasina dhimasho ayanau ka xigana cirona maha ka xaliilaya waxan dadkay denbiga ka galeen cafis hawydiistan somaliland ha ogoladaan bilashuudhadii kale been baalasoo shegaya tan kale naagnoomasoo diri karan
Warya beenaale manakaad noga waramaysa magaalada anu ku noolahay illahay ayaad been u sheegtay
@osmanibrahim347020 сағат бұрын
BEENAALE TAAR TV 😂😂😂😂😂😂 INTAA WADDO EE SOO TIRISAY WAA WADA BURBUR MR QIIRO INA NIIKO WUU KU LAALUUSHAY
@MulxMaydMM17 сағат бұрын
DABACAN, AF WAXA CUNEY XISHOOD
@maxamudmaxamed158611 сағат бұрын
Mooge waa nin shaqaynayee ma waxa lagu haystaa uun maxaad cirro utaageertay Reer kulmiye si kasta way isugu dhadhajiyeen ilaa shirwaynihii udambeeyeee kulmiye burco uga qabsoomay ay magaciisa kusoo qoreen xubnaha kolaha dhexe. Hadduu kulmiye uf yidhi ma qasabaa warkiinu
Qoladi habar AWAL way washen reerka is dejiya dheh bakhtin maysane habar jeclo Iyo garxajis 50 sano EE so socda iyaga ISU dhiibdhiibaya idunkuna waad noolan dintane
@Aw88-c1r20 сағат бұрын
Laba laba boqol oo mitir ayaad waddooyin ku tilmaamaysaa?
waar kani wuu xanuunsan yahay waana dhinac waar qabyaaladii way dhamaatay dadka u cadaalad samee daciif yohow
@hassanalinour881221 сағат бұрын
Ma lacag hoyadi ledahay a yu ku sameye
@IbraahinMuuse-g7h6 сағат бұрын
Colaada halagkaaftoomo oo nabad halabaadidoono
@maxamedabwaan267321 сағат бұрын
Qadiyadii sland waala xaraashay saacadaa laga bilaabo dalka waxa masuul ka ah ciidanka milateryga muusena waa inuu hada saxeexo mou
@MaxamedCismaan-gn7gb20 сағат бұрын
Asc somaliland waxa ku guulaystay xisbi u janjeedha soomaaliwayn
@Abdul253dj18 сағат бұрын
Samir iyo imaan sadiqa adeerka muse judaan 😂😂😂 Qadadi xaran ahayd ee qoyskinu way dhamatay!!
@baalgoraychanel911616 сағат бұрын
Muuse Wuu Ku Daayaye Ka Samir, Moogena Wuu Joogayaa Waanu Ku Xukumayaa ilaa 3da Sanno ee Soo Socota hadaanay Ka badnaanba Sidii aanu Muuse Cod Dadweyne ugu Bedelnay ayuun baad ku badali Kartaan Markaa Doorashada Dambe iska Suga isna Doorashada Dambe ee Deegaanka isma soo Sharaxayo, Madaxweynaha Soo Socdana Waa Maxamuud Xaashi, Ka Ku Sii Xigaana Waa C/Kariim Axmed Mooge, Ka Ku Sii Xigaana Waa Samaroon ka Ku sii Xigaana Waa Arab ka Ku sii Xigaana Waa Ciise Muuse Nimankii Gobta ahaa Markaa 20 ka Sanno ee Soo Socda Ka Samra Madaxweynanimo Sacad Muusoow Waayo Waa la idin Bartay Halkaad Dalkii Dhigteen Berigii hore Ganacsiga ayaa la idin diri Jiray Markii Koowaad ee Madaxweynanimadii la idiin Dhiibay Waa la Wada arkay sidaad Wax u Maamusheen Digreeto kastoo Magacaabis ah oo Soo Baxday 7dii Sanno eed Xilka Hayseen Waxay u badnaayeen reerkiina oo Kaliya Markaa Waxaad ka Dhigteen Somaliland aad gaar u leedihiin Dalkii iyo Dadkii Qaybiyoo Xukun inba Meel Ku Xaree inba Magac u Bixi, imika Somaliland La Wada Leeyahay ayaa Dib la isugu soo Ururinayaa Markaa Buuqa yaraysta Maanta idinka Maaha Kuwii hadli Lahaa Waxaad tihiin Kuwii iska Aamusi Lahaa ileen 7dii Sanno ee Muuse uu Dalka Walaaqayay Maalin Maydaan Odhan ka Daaye, Marka Laga Reebo Suldaankiina Guud Suldaan Xasan iyo Alle Ha u Naxariisto oo Janadiisa Fardowsa ha Geeyee Sheekhii Qaaliga ahaa ee Dal Jacaylka Badnaa Sheekh Aadan Siiro ee Odhan Jiray Adeer Dalka Sidan Ka Daa Waliba intii Sheekhu Mootanaa ayuu Dalkii Kala Gooyay oo Ciidamadii Jabiyay oo Lacagtii Somaliland Qiimo beeshay oo Sixir Bararku Shan Jibbaarmay Markaa Runta Ha Laysku Sheego oo Beentan Cad Ha Laga Xishoodo