DEGDEG FARMAAJO GAROWE KUWAJAHAN SOO DHAWAYN CAJIIB AH ISBAHAYSI MAREEXAAN IYO MAJEERTEEN

  Рет қаралды 11,441

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p Ай бұрын
Wadani qaran guuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Ай бұрын
VIVA DAADROOD ISMAACIIL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@siciidaadan5338
@siciidaadan5338 Ай бұрын
Daaroodku waa inay dhisaan musharax kali dooorashada soo socota😊
@JaamacsacidmaxamadGood33
@JaamacsacidmaxamadGood33 Ай бұрын
Kabtanka beelaha drood kabtan caduun
@hodanmume8498
@hodanmume8498 Ай бұрын
Dadkeenoo israacy daawadee💙🎉
@JaamacsacidmaxamadGood33
@JaamacsacidmaxamadGood33 Ай бұрын
Thanks you
@nafisohussein3403
@nafisohussein3403 Ай бұрын
Farmaajo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@lulm6983
@lulm6983 Ай бұрын
Ragan waa dad walaale ah oo mar hore heshiiyeye. Wixiii hore ha ka hadline, wax cusub noo sheeg.
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p Ай бұрын
Xaniinulmalaaayiin❤❤❤❤❤
@OmarMoussaadem
@OmarMoussaadem Ай бұрын
Soomaali hadal baa ka soo hadhay e. Xaqiiqda biyo kama dhibcaanka ahi, waxay tahay: - Mudulloodi waa soomaali Caqliga ka Oromaysan, waxan taa uga socdaa, Qarankii soomaaliyeed Mudulloodi maba dhisi karaan...! - Habar Gidirna ummaba darbano, waxan ka ahay:.Boob dhul soomaaliyeed, Dhac, budhcadnimo dagaag ah oo an dan ka lahayn qaran soomaaliyeed oo dib u hana qaada. والله مستعان
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Ciilane ciiludhimo.
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Farmaajo inkaartiisii baa ku dhacday nin walaalkii hog u Wodans hoog Allas baday
@aragsan5690
@aragsan5690 Ай бұрын
Yaa huui
@HussenCadani
@HussenCadani Ай бұрын
❤🎉
@husseinalio2437
@husseinalio2437 Ай бұрын
Farmajo gulll
@obimaan6269
@obimaan6269 Ай бұрын
Mj awalba meel uroon magaranayaan
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Mareexaan in ay hada u teel aan ma aha butlaan side da ha ku socoto
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 Ай бұрын
Asc, mar haddii uusan soo baxi doonin Deni , punthland ma taageereen spontanFarma. Waa coelom caaf lahayn in Deni ku soo baxo , kursiga Madaxweyne iyo Raysalwasaare.tack
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Habargidir raysalwasaarohoodii baa farmaajo dhabad jabshay yaa mardanbe aaminaya
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Ай бұрын
Dhammaan xildhibaanadu waa inay muqdisho ka baxaan, Goboladoodii ku laabtaan. # kadibna laga wada hadlo Magaala-madax aan reerna oran Unnukaa leh. Soomaaliyi kala sheegan, Meesha laga dhigayo. Magaala-madaxda waa in muqdisho laga raro.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
WAR MAXAAD U TIRI FROMAAJAA IMANAYA PUNTLAND ?😂 WARKAAGABA KUMA UU JIRE ? ISKA DAA TITLE KA BEENTA AH
@AxmednuurMacalim
@AxmednuurMacalim Ай бұрын
Waa abaalkood waxa.soomaalida hayta alliylehe baga
@JaamacsacidmaxamadGood33
@JaamacsacidmaxamadGood33 Ай бұрын
Welcome back
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p Ай бұрын
Hanoolaato ❤❤❤❤❤
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa Ай бұрын
Adeer laascaanood iyo maamulkiina iimaan sada dhulbahante dane u niikinaya meel aan lagaa rabin indhaha laguma siifiiqo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Farmaajo warkiisa ma dhamaan miyaa ,qabyaalada intaad naga daysaan Farmaajo waa ninkii abii iyo itopia ku wareejin rabay 4 dekadood,lkn ilaahay baa somali Farmaajo dhaafiyey,hadana ILAAHAY UMADA SOMAALIYEED KUMA SOO CELIYO FARMAAJO INSHA ALLAH
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Ай бұрын
Habar kintir Habaar kugu dhac
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Meeye dekeadaha uu ku wareejiyay itoobiya ? Maxayse itoobiya u doonaysaa dhul iyi bad Somaliyeed? Xasan se maahan miyaa ninkii shalay la safanaa Kenya 🇰🇪 isaga iyo Rooble baahane oo guntiga Uhur Kenyata xidhayay ?? Farmaajo hadda ma itoobiya ayuu la saftay sow mute kagama jiro sida qaabka daran ee Xasan wax u wado.
@MohamedYusuf-v3j
@MohamedYusuf-v3j Ай бұрын
Aad baad u hooseeysaa falanqayntaada waxaad KU haysaa beesha majeerteen maxaa kuu diidaya beesha Harti.
@lulm6983
@lulm6983 Ай бұрын
Waa sax. Afkaaga caano lagu qabay. Viva Harti ❤
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Mj nagama hilin ee Dani Aya naga hiliyoy
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Ай бұрын
Faarmaajo waliigis kurisga Xamar ku fadhiisan maayo. anaguna ceebtii xiligiisa ku laaban meeyno. MW Punland ha noqdo. Go'a hadaad rabtiin. Daarood waa cadow cuqdad Hawiye darteed Itoobiya la saftay, Dhaq 5 waligeey MW ii noqon meeyso.
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Kismaanyo butland baa axmad iyo kinya u gacangalisay ayagii dhulkoodii kismaanyo Waa laga dhacay maxaa laga helay
@maryanali9871
@maryanali9871 Ай бұрын
Tastuurka kani wuxuu ahaa ku meel gaar qabyo qoraal Haddii la’dhameystiro qayada la’ga daarop wixii aan Anfac landen la’ga daarop waa QARAN dumis miyaa? 270 xildhibaan iyo 50 kale waxay sameeyeen waa qalad adiga sax Sam miyaa?
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 Ай бұрын
Shabaabka koonfureed waa wiilal qabaylaysan oo hassan uruuriyey.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Xasan dhiiqo waxa uu rebaya ma jirito 😏
@maryanali9871
@maryanali9871 Ай бұрын
Hawiye Haley’s Dillon’s wuu yaqaan hala heshiiyana wuu yaqaan dadka aan Daahir ee xaq islaameed raba good na ciidan waa oday gaan oo muur n is Ana ceshataan horumarna ma’lihidii qabiil baa idin dilay xataa kiinaan Darwin isku bixiyay eewaryaha Hakka qabiil ah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
War farmaajo maxuu naga rabaa
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Ай бұрын
Odaygii Mareexaan ahaa ayaa ku aasan aaga Dangoroyo ee Nugaal😂
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr Ай бұрын
Farmajo waa qaainmul wadan dakadaha dalka gatay
@maryanali9871
@maryanali9871 Ай бұрын
Dani damjadiid baa soo saratay putland asaga baan balans ka baxay oo madexw isku soo Sharaxada markii uu wax waayay buu gat Aya xildhibaanadiisa qaar ‘s sidaad bio ra’isul wasaare uu ku waayay ilaahadana sidii caruurtii buu caroonayas
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
WAR WAX LA QARIYABA XOOSH BAA DAAHA KA QAADAY DAMACA HESHIISKII 3 GE3SOOD KA AHAA EE SHURUN SHUUR SAMAALE KU KALA SAXEEXDEEN 😂. QAYBTII 1KOWAAD WAATII MUSE BIIXI U SOCON WAYDET. PAGE KII 2 LABAAD BAA BILOWDEY OO AHAA IN DALKU KA BAXO FEDERAL OO GALO CONFÉDÉRAL. WUXUU XOOSH ISLASOO BIKAACIYEY IN XASAN SHEEKH DICTATOR YAHAY OO TIISU SOCOTO. WAA NASIIBDARO IYO BEEN AY ISU SHEEGEEN😂. SOOMALIYA DASTUUR AAN HESHIIS LAGU AHAY MID SOCONAAYA MAHA. DAGAALNA DAMULJADIID CIDNA KAGAMA ADKAANAYSO EE WAA WAALI WAXA AY KU SOCDAAN😂.
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr Ай бұрын
Dalka hal madaxweyne leeyahay waana xasan
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
@@AlaaleAlaale-kq1qrmaahan ee wa nabadoonka beeshiisa ileen isagaa dadkiisii ukala eexday oo qabyaaladayste shisheeye kalkaal baahan isku badalay.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
Alaake alarme, waxaad ilowsantahay in madaxweynaha cida dooratay tahay Madaxweyne gobaleedyo sida ku qornayd dastuurkii xasan lugusoo doortay oo heshiiska lugu ahaa. Dalku waa fédéral dimuqraadiyad baaba ka jirta. Xasan sheekh haduu isku deyo in uu confédéral u bedelo si uu dictatoor u noqdo si keligii taliye uu u noqdo, hadee horta ayaa ku raacsan baa la rabaa ? Ogow in Madaxgoboleedyadu diidi karaan waxay raali ka ahayn. Waana ta taagan maanta. Lama hayo gobol Xasan qabyaaladayste uu gacanta ku hayo. Dalka soomaliyeed n'a maaha mid uu qabiil qurihi leeyahay. Hawiye unukale haku maamulaan muqdisho oo keliya
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
Alaale alaale Xasan Sheekh in dhaweeyd dalkoo dhan madaxweyne uma aha. Dawlada Puntland oo dhulka u weyn ee soomalia degan iyaa ku dhawaaqday in ay xukuumada Xasan Sheekh aqoonsaneyn iyagoo cuskanaya dastuurkii ay dhiseen ee heshiiska lagu wada ahaa. Xasan waa gobolada kale wuxuu war ula imankaro. Hada uu qabyaalad iyo dagaal gobol kasta ka shiday n'a waataa uu arkayo in wax u soconeyn. Waa uu ku fashilmay xilkii loo doortay. MA uu aha nin haykal dawladeed leh.
Sooyaal nololeedka Musharax Cirro oo kooban.
18:10
MM Somali TV
Рет қаралды 17 М.
Al Jazeera Arabic Live قناة الجزيرة | البث الحي | البث المباشر
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 29 М.
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 40 МЛН
Who's spending her birthday with Harley Quinn on halloween?#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 20 МЛН
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 73 МЛН
Deg Deg ah Dagalka Laascanood   9 November 2024
25:16
XOGTA SOMALIYA
Рет қаралды 408
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 128 М.
منهج القرآن للصف الثاني الابتدائي
30:24
فيديوهات مفيدة
Рет қаралды 4,3 МЛН
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 40 МЛН