DEGDEG JABHADII AMXAARADA 5 KUN CIIDANKII OROMADA ABY AXMED QABTEEN,WEERARKA ADDIS ABABA AFGAMBI

  Рет қаралды 31,850

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

DEGDEG JABHADII AMXAARADA 5 KUN CIIDANKII OROMADA ABY AXMED QABTEEN,WEERARKA ADDIS ABABA AFGAMBI

Пікірлер: 101
@Yusufxasann
@Yusufxasann 9 күн бұрын
FANO VIVA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maden7818
@maden7818 9 күн бұрын
GUUL SOOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
soomaalida deegaanka haxorowdo ilaahay idanki
@saciidomire6372
@saciidomire6372 9 күн бұрын
Ku soco maqashiisoomaaliya guul amxssrooy jaba
@amij4447
@amij4447 9 күн бұрын
Abi waa isla kala baxay waana dhacayaa inshallah
@user-zr1kg8sq8s
@user-zr1kg8sq8s 9 күн бұрын
Fano 👏 Abiy Ahmad waa beenlow..waa qof waalan. 🇸🇴🌍 United Soomaali Lands is the Key to African Unity 🇸🇴✍️
@user-zr1kg8sq8s
@user-zr1kg8sq8s 9 күн бұрын
Cagjar waa la haysta miskiika🤔🇸🇴👍🐟🚴👊🇱🇺🌍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰
@aragsan5690
@aragsan5690 9 күн бұрын
Alaah hana qabto Abiy. Gardaraale maguuleeyso. Inshallah.
@KanadidMed
@KanadidMed 9 күн бұрын
Mashallah inchallah guulastay midinmo somalies
@KanadidMed
@KanadidMed 9 күн бұрын
Mashallah inchallah guulastay midinmo Muslims
@fe8445
@fe8445 9 күн бұрын
Ogaadeeniya waa fursadii lagu xoreyn lahaa. Insha Allah.
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 9 күн бұрын
Waa inay xoriyad u halgamaan cadowga itoobiyana waa inay dhinac ka istaagaan maxaa ka galay dhexdooda haday kuligoodba u ogaleen soomaalida inay go aan oo ka taliyaan aayahooda
@AxmadFeysl
@AxmadFeysl 9 күн бұрын
guul guul somaaliva❤❤
@user-zr1kg8sq8s
@user-zr1kg8sq8s 9 күн бұрын
Cagjar iyo cabdi ilayeaa la haysitiyasl. Viva Somali wayn.🇸🇴🐟✍️ Ethiopia is dead Somali must unit 🥰🇸🇴🐟🐟🐟🐟🐟🐟✍️👍🌺
@mohamednur1696
@mohamednur1696 9 күн бұрын
OROMO ALLAAH WEYNE HA JEBIYO OO ALLAAH WAXBA KAMA REEBO ,MUNAAFIQIINTA MUSLIMIINTA SHEEGTA AYAA UGU DARAN LABA SHAADH LAYAASHA
@faadumo12331
@faadumo12331 9 күн бұрын
Liyuu. Kumasosocdo
@faadumo12331
@faadumo12331 9 күн бұрын
Eeiskacaliyashababkak
@faadumo12331
@faadumo12331 9 күн бұрын
Ooidinkuhesheeya
@faadumo12331
@faadumo12331 9 күн бұрын
Ethiopia. Idinimanmiso
@faadumo12331
@faadumo12331 9 күн бұрын
Dhulukanagaanagbadan
@mustcuz9000
@mustcuz9000 9 күн бұрын
Amxaaara guul iyo gobanimo
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 9 күн бұрын
Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏♥️
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 9 күн бұрын
Allah isku jabiyo itoobiya waa cadawgeen mustafa cag jar asaga ka shalaynaya haduu itoobiya la jiro ha soo dhameyo dadka soomaaliyeed xisaab aakhira ayey taal
@user-zr1kg8sq8s
@user-zr1kg8sq8s 9 күн бұрын
Cagjsr waa la hayste. No more onlf.. Western Soomaali Liberation Front 🇸🇴🌍👏📐🐪🇸🇴✍️🐟🐟🐟🐟🐟🐟💫💫🐟🐟🐟💫💫💫💫💫🌾🌾🇱🇺
@MouminMaxamad-h7j
@MouminMaxamad-h7j 9 күн бұрын
Somali Di5🎉
@husseinaden7560
@husseinaden7560 9 күн бұрын
Ilaahay itopia ha isku jebiyo,kuwa somali diidka ah ee itopia naf ka raadiyayna Ilaahay xaqa ha tuso
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 9 күн бұрын
Illahow Shacabka Soomaaliyeed Cadogooda Cadow Kaafiya
@hassanmohamedegue9762
@hassanmohamedegue9762 9 күн бұрын
Masha Allah Khayr weyn.
@SPharaoh
@SPharaoh 9 күн бұрын
Ogaadeen ha aadaan Koonfurta Somalia waayo Xasan Sheekh uu yidhi Soomaali ma aha.
@Kamaza-ef9is
@Kamaza-ef9is 9 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤
@Saajac2024
@Saajac2024 9 күн бұрын
NIIKAA CIDAANKIISII SIDAA LOOWDAA LOO WAADOO AYAA muse caawaan waan kuu aqoonsaan kuu leeh
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 9 күн бұрын
Asc wll waxaa layiri lafo Geri iyagaa laisku jebiyaa waxaa soo baxdey waxii horey anigu usheegey ee ah hadii soomaaliya iyo itoobiya ay isdagaalaan in itoobiya ay Soo dagaal gelin doonto ciidamo soomaali ah oo iyadu Soo carbisey ee iska ilaaliya soomaaliyey midnimo ayaa nadeegdo ee ogaada qoqobida gaaladu ay naqoqobtey iyada oo cadaan iyo midow iskuga jira cadowga dadkeena iyo dalkeena aabe cagta hoosteeda Allah geliyo aamiin
@yusra2501
@yusra2501 9 күн бұрын
Inagay inoo hilindonan hayno soo tababaro🇸🇴
@anissahassan9932
@anissahassan9932 8 күн бұрын
Guul iyo goganimo 💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍👍
@user-gp9oq4sd5q
@user-gp9oq4sd5q 9 күн бұрын
MUSTAFA cagjar he needs to leave dds DDS needs new leader to bring back the dignity of Somali galbed viva
@amij4447
@amij4447 9 күн бұрын
Abi Oromana kheyer uma hayo waana doqon meel walba daqon buu ahaa.
@user-cq9bv5tg5w
@user-cq9bv5tg5w 9 күн бұрын
Somalia buhuhaya kale tijabi Mar masar Mar turk
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 9 күн бұрын
Viva fano ilaahow isku jabi
@saciidomire6372
@saciidomire6372 9 күн бұрын
Ku soco maqashii
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 9 күн бұрын
Musdaf xagjar iyo Ahmed Dhuxuleyste oo kismaayo hablihii Somaliyeeyd oo bulshadii.isaga uu soo talinayay,Kuwa Gablalax Darood kuwa Sade kuwa bulshada kale ee deganada kismayo wada dagaana,Ina Adeyr xalay waxaan arkayay qoys aad kushegtay Majerteyn oo Ahmed Dhuxuleyste oo hatta beshisa aan dhaafeyn Ogadeyn mamatalaan.
@maden7818
@maden7818 9 күн бұрын
Amxaaro Allaha isku jabiyo aamiin
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 9 күн бұрын
Ciidanka soomaaligalbeed ha dhabar jebshaan oo dhulkeena haka soo ceshaan
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 9 күн бұрын
❤❤❤❤ fano😂😂😂😂
@Gadaaislaamaa-sl8nk
@Gadaaislaamaa-sl8nk 9 күн бұрын
Ahmaar Ahmaar dhale See u farxayo muujeedaan Weligiina Ahmaar taageera hal god ayaa wada idin gurin doona.
@Sarta100
@Sarta100 9 күн бұрын
Mustaf waa orromo waa horgal waa in kuwa uu sheegto uu ceebeeyay ileen waa ka iibasdee maxkamad ha saaraan dulliga waa in la. Xiraa xayawaanka.Taariqda ma dhicin soomaali xabashi adeegsato cgjar xayawan ka hor.
@ashaahmed7711
@ashaahmed7711 9 күн бұрын
Yagaaray
@user-zr1kg8sq8s
@user-zr1kg8sq8s 9 күн бұрын
Cagjar xabsi buu ku jira Onlf. Waxaa ka roon (WSLF. )
@kaafikaafi
@kaafikaafi 9 күн бұрын
XABASHI, SOOMAALI, AYAA BURBURISAY. ... ITOOBIYA, MAANTA #11-KILIN, OO LAMID (11 DAL OO KALA MADAX BANAAN, .. SIDOOKALE #ERITERIYA, ITOOBIYA, AYAY KAMID AHAAYD LAAKIINSE #SOOMAALI, AYAA KAXOREEYSAY ITOOBIYA. LAAKIINSE SOMALIWEYN, WAA HAL DAL AH. ....HADABA ITOOBIYA, AYAA LABURBURIYAY, XABASHI, OO DAL AHNA DIB DANBE LOOMA ARKIDOONO INSHAA ALLAAH.
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 9 күн бұрын
ogaden lama jaheye isaga waxjaheya soomalinimana iyaga udhinta darbina uah lagumana jahaynkaro runta markila gadho walagukala bixi beentuna way dhaman war mustafe caloshisa iyo goankisa maogid afkisa waxmagaratadu haladusho cidkasta isaga kasomslisan wiil ogaden dulmidiid gobanimo doon wadaniya geesi libaxa runta halagadho aabo guuul🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲🔥🇬🇲🔥🇬🇲✌️🙏
@AxmadNuur-by7pr
@AxmadNuur-by7pr 9 күн бұрын
Guul ethiopia
@Sarta100
@Sarta100 9 күн бұрын
Abiye ma gaarayo 2025 in shaa sllash wuu jabaa addis waa laysaga tagaa fano iyo Tblf. Iyo ola.waa in olf soo lasbatas xoraysaa soomaali galbeed wasyo mustaf waa abiye kabaqaadkiisa wuu ridoobay.
@saciidomire6372
@saciidomire6372 9 күн бұрын
Saas waaye
@ahmedmohamoud4322
@ahmedmohamoud4322 8 күн бұрын
Woqooyiga away ka degan yihiin Itoobiya Tigreegu .
@HusseinDaahir-yw3pw
@HusseinDaahir-yw3pw 9 күн бұрын
Amxaaradu waaba fani hindidii filimaanta baa moodaa 😂
@husseinaden7560
@husseinaden7560 9 күн бұрын
Mustafe cagjar waa daba qoodhi bakhti ah ,itopian ah
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 9 күн бұрын
Adiga maxaa kaa galay xabashi dhexdeeda
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 9 күн бұрын
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 geesiga afrika Abiye axmed Cali geesi Guul Soomalilnd 💚🤍❤️
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 9 күн бұрын
Baga
@Raho339
@Raho339 9 күн бұрын
Faano GuuL
@zainabmaxamuud6091
@zainabmaxamuud6091 9 күн бұрын
Waxa xabshi raaca oo dhan hala tirtiro Somali maaha meel kasta oo ay joogan ama magac kasta oo ay sheegtaan. Sidii Mililig u galay khan al wadanka ha loogalo...
@OmarMoussaadem
@OmarMoussaadem 9 күн бұрын
Waxan rajaynayaa in soomaalida kililka ee loo tababarayo in ay soomaaliya weerarkoogu ay ku wajihin doonaan cadawga ummadda soomaaliyeed ee soo jireenka ahaa, kuwaasoo ah cidda Ethiopia lagu sheego ee haysata dhulka 2aad ee ugu wayn 5 soomaaliyeed kaa soo ka kooban 335 kun oo km2. Ka dib marking laga gooyay dagmooyin badan oy soomaali lahayd, sida Ma'ayso, Baabili, Jinacsani iyo meela kaloo badan...!
@Ikismn123
@Ikismn123 9 күн бұрын
Mustafe abiye ayuu kabaqayaa
@issaali6048
@issaali6048 9 күн бұрын
OROMO WAA QASHIN
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 9 күн бұрын
Markii jigjiga la qabtay m siyaad wuxuu soo jeediyey in halkaa lagu ekaado mj ayey ahaayee nimankii yiri ma ogaadeen keliya ayaa xoreynaysaa ha lawado ayuu yiri sofiyedka ayaa soo jeediyey in haldowlo isku noqdaa m siyad wuxuu yiri isma raaci karno markii laga soo baxay m siyaad wuxuu yiri waan iscasili hadan xoreytii ku fashilmay waa laga diiday kadibna mj cumar maxamuud ayaa inqilab bilaabay dowladiina daciifiyey
@fe8445
@fe8445 9 күн бұрын
Dhalinyarada Soomaaliyeed DDS markay idin tababaraan, hubka idiin qaybiyaan tartiib ku soo biira ciidanka Soomaalida.
@Sarta100
@Sarta100 9 күн бұрын
Hadii ogaadeen kan qaban waayo asagoo u adeegaayo xabashi uu soo adeegsado abiyee oo isku dsyasn inay laayasn walaslahood xabashiyana isky dayasn insy qabsadaan soomasliya waa la xasuuqi doonas ma massr soomaalia iyo turki iska celin karasn hubka ka qaata xabashida idiin gumaysato haduu idiin tababaro dadkerna la dagaali masyo ku dhaha oo cadaab ku gali mayno hsdaase soo weerartasn waa ku dhamasdoontaan ee iska ilasliya dhulkiina difascda oo xoreysta.ha u shaqaynina cadawga xabashida ee abiyee iyo wixii la mid ah.hadaadan caqliga laheyn asaa ka baqay huwanta xaq u dirirka ka digtoonaada cadaab adduun iyo mid aaqiro..
@user-fs2hr4hg5j
@user-fs2hr4hg5j 9 күн бұрын
Kidaad yaatahauy waa sheeko cumar maxamuud
@guledgled8695
@guledgled8695 9 күн бұрын
Cagjar waa wasakhe hala dilo dabadhilifka xaaraamigaa,halkuu ku dhawaaqi lahaa maanta xoreynta somali galbeed gacanna weydiisan lahaa dawladda Somaliya ayuu dadkiisii cadawga Ethiopia ku soo hogaamiyey
@user-jb3qi4it9d
@user-jb3qi4it9d 9 күн бұрын
Amxaara iyo tigree waa woqooyiga itoobiya e ma aha koonfur
@abobasement346
@abobasement346 9 күн бұрын
Museh oromoh kuwah bu so Arursaday
@AwerzaDagafa
@AwerzaDagafa 9 күн бұрын
Wadani Wadani dhalay Halla kawad
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 9 күн бұрын
warkaa malahubaa inuu mystafe sasyidhihubaa
@saciidomire6372
@saciidomire6372 9 күн бұрын
Amxaaroy bax
@MohamedAbdimohamed-d1v
@MohamedAbdimohamed-d1v 9 күн бұрын
Tegray clans are four India 30%? RIb ,Anamin 36% A ,Lehahin 20% B and samale 154% m78 but Eritrea 46% m78 Anaim 24% Arabic 20% J1 lehabin 7% B
@idriismohamed2674
@idriismohamed2674 9 күн бұрын
Itobi magumesan kata somali ayado san ah
@ashaahmed7711
@ashaahmed7711 9 күн бұрын
Oromo tahriim abii yaa u dagaalamaay
@maxamednadiir753
@maxamednadiir753 9 күн бұрын
Somalidi kalaa kalacararysa ithobiya maxaad cagjirkashaysan Dani baa kamida kuwa ithobiya udabadhaqahaya ina cagjir dantiisu ka arkay
@abdinasir7998
@abdinasir7998 9 күн бұрын
Oromo sidi lo gali jiray halo galo ragi raran jiray ba helay somalina uga si daran ee haso socden...
@arkaanhaaji8988
@arkaanhaaji8988 9 күн бұрын
Guul kabtan
@goradxamaro3586
@goradxamaro3586 9 күн бұрын
Abye Ahmed ayaa dhaamo axmaaro Walahi coz kun oromo ah kow Somali ah Aya ku filan Axmaro iyo tigrey waa tuugo taqaan sida Somali lookala xado
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 9 күн бұрын
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guulayso Abiye axmed Cali geesi
@mukhtargeeljire4680
@mukhtargeeljire4680 9 күн бұрын
Abiye iyo abaagadhe iyo wixii taageeraba nacdal baa kitaala somalilan wax layiraana mabajiro abaagadhe ayay noqotay
@MahdiXaaji-c9i
@MahdiXaaji-c9i 9 күн бұрын
Hooya beenta ugee
@engilyas44
@engilyas44 9 күн бұрын
Caddunnow waxan kugu jecla warkagu xaqiiqada ayu intabadan uu dhawa lakin warkagu xamasada aya kubadan jabhada xamashiida ee FANo dagalkeedu waa probogando iyo KZbin ka ku eeg kaliya
@user-cq9bv5tg5w
@user-cq9bv5tg5w 9 күн бұрын
Ethiopia marna kalategin mayso ethiopia wa mid ka tijabiya adiga iyo masar
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 9 күн бұрын
Alla faano kiicana 😂😂😂😂
@arkaanhaaji8988
@arkaanhaaji8988 9 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 9 күн бұрын
Waar buufiya oromo iyo qashiingeega dhamaan
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 9 күн бұрын
Oromo tabarteeda waa intaas🤣🤣🤣
@Sarta100
@Sarta100 9 күн бұрын
Kkkk alaa jebiyay kibirkii burcad abiye.
@siradadan9128
@siradadan9128 9 күн бұрын
OROMO QURUNLEYDA. U DHARANAYSA. WAAWAXAAS. SIDA AWRTA LAISKUXIRIIRIYAY. KKKKKKKKK KKKKKK. KKKKKK
@UsmaanMaxamedtaabid
@UsmaanMaxamedtaabid 9 күн бұрын
Lanatallah.ya amxaar.iyo kuwa ku racsan.masar guul.somaliya guul.
@guledsm
@guledsm 9 күн бұрын
Soomali ka adag Amxaaro.
HADA SOMALIA JOOGTO U DALXIIS GOOBTAAN QURUXDA BADAN 🇸🇴
8:17
Ismahan Dahir
Рет қаралды 11 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Madaxwyne Mustaf oo M. Biixi Jawaab uu kanaxay Hawada u mariyay
18:05