Power of Africa its Somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🥰🥰🥰🥰🥰🥰👑👑👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Umo580Ай бұрын
MAANSHALLAA GUUL SOOMALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@muslimlivinglife9341Ай бұрын
Onlf waa ladayacey kuligiin Onlf haladifaaco❤❤❤
@Remember1977Ай бұрын
Wiilkan yar caqliga ku jira kuma jiro kuwa aqoonyahan isku sheega oo cirro badan. Masha Allah tabaraka Allah. Guul iyo gobanimo somali wayn
Thank you, brother you did good job. You are great viva
@hirabmimiHii-nl1uiАй бұрын
Wa runta wariye SOMALI STATE waa in ee midowbaan, ONLF waa in bodka laga jafo. Burhanu Jula iyo tolkii waan la togto😊.
@abdikhadarabdikhadar-gv1riАй бұрын
Somali galbeed❤ guuuuul
@hamdiali6398Ай бұрын
Waasax Masha Allah
@abdiosman1308Ай бұрын
Ogadenia mise Somali galbeed
@Galaxy-kv8pgАй бұрын
N godwy eeykentey ka furto ku laya insha alaaaaah guuuuuuuul isha alaaaaaaaaah
@Layla-nw8nrАй бұрын
Mashallah sax
@AbdulahiHassan-nk7hrАй бұрын
Xaqiqatu.wata
@husseinwardere9735Ай бұрын
Waa in dowlada Soomaliya iyo dowlada Masar tageraan ONLF
@AFDiini1722Ай бұрын
Abdirahman ovacado waa legend. Nin HG aan ahay, mar mar qabiil ahaan waan ku caaytamaa laakiin walaalkey Cabdiraxmaan waan la socdaa. Geesinimda iyo somalinimada raga ONLF shaki kuma jiro. Odayaal la adoonsaday yaa degeeysta?
weriye run marabtaa runta soomaali adiga afkaada aya ku kal geeyey hadana isku soo celi adiga unbaan ku fiirsanaa
@muusemaxamed3347Ай бұрын
Good
@fxcooking9677Ай бұрын
Dowladii somaliya cid walba way u shaqaynaysa sirdoon qabiil kasta baa ahaa anaa arkay bartire sirdoon ah maraykan buu ku dhintay in aad ha reer saartid waa in aad caruur tahay
Oromo 95% are somalis Amharo 35% are somalis Tegray 14% are somalis Eritrea 46% are somalis and somalia 60% are somalis
@Jinkax-u9rАй бұрын
Anaa waso dhamaantood
@adama2578Ай бұрын
OROMADU WAXAY KU FAANAAN (OROMUMA) MICNAHAAS OO U DHIGMA SIDA SOOMAALINIMO OO KALE: MIDDA KALE. GOBOLKA OROMADA WAXAA LAGU YEEDHAAA RIGINAL STATE OF OROMIA OO AH SINJIGA OROMADA GOBOLKA AMXAARADU WAA REGINAL STATE OF AMHARA,,SIDOO KALE REGINADA ITOOBIYA SOOMAALIDA MA GARACYAA OO SOOMAALIBA MA DEGGENA MIYAA.MAGACA LA BADDELAYO SHACBIGA DEEGAANADAASI OON KU OGAA SOOMAALI NIMO MA MAGACLAAWAYAAL INAY NOQDAAN MA RAALI BAY KA YIHIIN.
@LajeclowMoha-jr7fqАй бұрын
Darwiish sxp wadani baa thy sxp
@andiahmed4964Ай бұрын
Adeer waad fican tahay ee Dib ugu noqo taariikhda Anigu ogaden ma ahi magacaa DDS jabhada onlf ayaa samesay calanka iyaga sameyey Dagalkuna wuxu ugulesan wayey dhaman somalidi aya dhabarka ka togatay onlf Nasrulah wslf intuba ma gulesanin waa hadii aad run doneso Nasrulah waxii aan ogaden ahayn waxay galeen somaliya Wslf waxay la baxeen sii galbeed qeyb ka mida Ciise wuxu samesay jabhada kale Hadaba waxa bur buriyey Somali waxa kaliya oo soo hadhay ogaden Intii so hadhay wslf oo ogaden ah waxa loo adeegsay oo la dagalamayen isaaq waxana soo diray itobiya Khayr hele sidaa taariikhda ula soco
@HalimaIbrahim-p6nАй бұрын
Absamow Dowlada la heshiya wad ogtihine walalahin waxay idinku sameyen maanta ma surtobeyso
@Garaadmaxamuud-hn5whАй бұрын
Abti ogaden xaligi sayidkana axmaro ayay la socden xaligi waye iyo darod caydid ayay la socden ogaden waa cunno ee wadani ma aha
@SiciidAhmedAfguduudАй бұрын
On olaaf wataaro hesho dawlada somaaliya waa inay taarto onalaf soomali ya
@cabdirshidosman9649Ай бұрын
Caduun niiko calankii Khaatumo& magaca darwiish oo ahaan jirtay khawaarij argagaxiso qarnigii 19aad kuna soo duushay Puntland iyo deegaamo kale wuxuu u qaatay niiko darteed.😂
@MosheenoАй бұрын
Kkk kadaa wiilka sida
@CabdullahiMuxumed-zq2uiАй бұрын
Warya benalatahay khaina only qabiil ma aha ama ogadenya e Nadal laminate bedeli karo ila laxorobo qarada adunkey ku taala only na magul dareysanin wax na kama bedelikati used,kagana wala fahamsanyahay e wakhtigu yu kalumin
Oo haday sidaa tahay maxaa SNM lagu haystaa SNM maaha magac qabiil jabhad qabiilna maaha ee waa jabhad lawada leeyahay oo Somaliland oo dhani ku jirtay gadabuursi ayaa ku jiray oo anagoo gadabuursi ah ayaa ku jiray ee Tani waa jabhad qabiil waa tan jabhad qabiil hadii la diidanyahay reer awdal iyo gadabuursi waxaan u sheegayaa SNM oo idinkubs aad ka mid ahaydeen hadii aad diidanyihiin waa tan jabhad qabiil mida kale dhulkan somalida itoobiya dagantahay ee Somali galbeed ma ogadeen oo qudha yaa daga mayna somali oo dhani qsbiil kasta oo ay ka koobantahay miyayna dagin ogaaden waa qabiil qabiiladaa ka midee muxuu dhulkaasoo dhan u sheeganayaa gadabuursi ayaa Daga oo hobolada ugu balaadhan ku Leh isaaqba daga sure yadaga gadasan yadaga cise yadaga dir dir oo dhan yadaga dadkasoo dhan dhulkooda ma waxa lagu sheegayaa jifa yar oo darood ka mida waxasi caqli maha
@Galaxy-kv8pgАй бұрын
Solabo wabey na baqsaden injirbadane
@عبدالفتاحمحمد-ش4قАй бұрын
Waxkasta wan kayelaa lkn kaama yelaayo itobiyaa dad lacag siisay ayadaa waxeey cunto weeysay oo cidankii uso dirtay somaliya si eey waxey cunan uhelaan dagaal iska daaye
Warya kabtan cadduun land hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was malin iyo haban been bu la tagan yahay sidu noqdey qamri iyo xashish golo ba ku dishey ord sida ku dhama
@fxcooking9677Ай бұрын
Wax lagasoo gudba hartigu ma gocdaan siyaad wuu dhintay hada maxaan qabsanaa sidii iidoor qof dhintay ha ka hadlin wuu dhintay ku cafin mayo adigana maad noolayn dadka sheeka dooda been baa ka buuxda buugna lagama qorin hadakaaga aad u wanaaji
@CalicabdiAmiinАй бұрын
😅😅😅 0:58 1:00
@LovemesomedrippppАй бұрын
Sanbolosha hala bedelo
@Shin-wu4miАй бұрын
💎❤️💎❤️🕋💎❤️🕋🇬🇶🕋💎
@MusabAli-ok8kwАй бұрын
😂😂😢😢😮
@MusabAli-ok8kwАй бұрын
😂😂
@abdulahiali896Ай бұрын
Onalaf ma ogaadeen baa mise waa cid kale onalaf waa somaali laan ookale waxaad tidhaahdaan bal somaali galbeed iyaga maxaa udiiday taas wuxuu udiiday ayaa loodidayaa ogaadeeniya war halatashado absamaw❤❤❤❤
@hodanc6255Ай бұрын
Magaca ogaden aniga o ah hadana wa khalad lakin o n l f somalida deganka dagal kuma jirin ogaden basba durka ku jiray kuwa kalena wayba dhibayen sida hargaysa xamer mataban garowe wa melihi lagaso dhibay
@abdulahiali896Ай бұрын
Onalaf ma ogaadeen baa mise waa cid kale onalaf waa somaali laan ookale waxaad tidhaahdaan bal somaali galbeed iyaga maxaa udiiday taas wuxuu udiiday ayaa loodidayaa ogaadeeniya war halatashado absamaw❤❤❤❤