Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
@saeedfarah778019 сағат бұрын
Thank you
@ahmedgaileh20 сағат бұрын
WAA MAXAY DEEGAANADA SOMALILAND!!!!!!
@hassanomar869619 сағат бұрын
Adiguna mahadsanid qaalida HaSamaatoTV❤
@abdullahidirirhersi229721 сағат бұрын
A positive move for Somaliland if the President makes that trip to Addisababa.
@AHMEDIbrahim-jb5yw19 сағат бұрын
Horta waxa habon inu ITOBIA tago Cabdiraxaman Ciro Heshiski Somaliland iyo ITOBIA galayn so ogado wayo Isaga iyo xisbigisu waxay ku celceliyan waxba kaman ogayn waxa lawada galay inu indhisa kuso arko uu qararka qato inkasto Madaxweynihi hore la ogyahay in wax dhibato uu kenaya somaliland sameynayn uu aha nin qarankisa iyo dadkisa cidna ka jeclayn oo had iyo jeer sidu aqoonsi ugu radinayay Ged dheer iyo mid gaban ba uu fulay Waxan filaya inu Cabdiraxman Ciro na so dhameystiri doono rabitanka Somaliland
@yuusufBoodhle21 сағат бұрын
Hasamaato tv asc
@YacquupMaxamed-p3n20 сағат бұрын
ماشاءالله تبارك
@abdullahiyusuf454321 сағат бұрын
WAA DADRUURI OO WAA LAGAMA MARMAAN INU TAGO ETHIOPIA MADAXWAYNE ABDIRAHMAN MOHAMED, OO UU U TAGO PRIME MINISTER MR. ABAY AHMED SIDA UGU DHAKHSO BADAN.
@ahmedweli47135 сағат бұрын
Sorry waan ka Xanuusaday ilaa hada warkeedii aad baan ku slmyaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hashim422618 сағат бұрын
Waa war hagaagsan waana loo baahan yahay in la xoojiyo xiriirka Itoobiya iyo Somaliland. Laakiin warkan booqashada sheegaya ma run baa miise waa war sal la hubo lahayn.
@abdullahroubleh60598 сағат бұрын
MD Abdulrahman Baddeena ha siin Abiy iyo Oramo. Hore Abiy waxuu yidhi: “Itoobia waa in ay ku heshaa BADD Xoog amba Xeelad.” Pls be careful. Allah Macak.
@saxardiidibraahin55821 сағат бұрын
Waxaanu kawar haynaa in ciro iyo xasan shiikh iyo ka jabuuti looga yeedhay itoobiya waxaana lafarayaa arimaha bada.cas itoobiyana waxay kashaqynaysaa sidii uu soomaali isugu dili lahaa una xukumi lahaa
@mohamedabdi346819 сағат бұрын
Cirro should follow the foot steps of his big brother Muse biixi that have already paved smooth path for him that only needs to be complete the final touches of somaliland recognition. If, and only if, he wants to prove his patriotism to the people of somaliland who are currently suspicious and limbo situation with his unpredictable government.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander opinion !!! 😂