DEGDEG: Nin Diyaarad Hargeysa Ka Raacayay oo Buudhi Madhan Laga Kireeyay

  Рет қаралды 11,498

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Күн бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 33
@2daysago_
@2daysago_ 5 ай бұрын
Gabadhan inan niyad jabiyana marabo lkn hab wareeysigeeda maficno....sheekadaba lama socoto...suaalo aanan meesha oolin ayey weydineysaa. Sheekadana ayadoo meel dhexe mareyso ayey ka dhax galeysaa. Dib ha iskugu noqoto....marwalbo hab wareeysiga waad hormarin kartaa wlley
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 5 ай бұрын
Qofkii wax yar oo qalad ah arkaaba Saxaafad ku sheega ayuu soo fadhiisanaya. Walaahi iniga oo UK ku socda iyo nin USA ku socday ayay sidan oo kale nagu dhacday 2021 kii kadib tickets ayaa naloo bedelay maalintii xigtay ayaanu dhoofnay
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 5 ай бұрын
Hadalku ama jawaabuhu xaggay ka marayaan weriyaha....su'aalo uu ka jawaabay ayay ku soo celinaysaa!!
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 ай бұрын
Guulayso geesiyad qaran Guul soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮 soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮 soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 5 ай бұрын
Horyaal warkaga hubi
@mohamedmuse9627
@mohamedmuse9627 4 ай бұрын
6:30 6:42
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 5 ай бұрын
Shirkadaas waxaan arkay 2014 iyadoo dad ka yimi garoowe laga reebay oo dad kale lagu badelay anaa xaadir ahaa
@MohamedFarah-k6p
@MohamedFarah-k6p 5 ай бұрын
Waa in dawlada Somaliland shatiga shaqada laga qaadaa
@maxamedsamter4185
@maxamedsamter4185 5 ай бұрын
Sax
@hah7064
@hah7064 5 ай бұрын
Hhh malaha ninku waa ogaadeen
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 5 ай бұрын
WAR XISHOOD
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews 5 ай бұрын
Shirkadan waxaa galay mareegteeda bulshada. Sidan ayaana ku qoran: Hargeisa is the second largest city in Somalia after Mogadishu. Shirkadaha noocaas op kale ah ee ku xadgudbaya qaranimada Somaliland waa in wax laga qabtaa.
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 5 ай бұрын
Gabadhani wariye uma qalanto !! Bal ufiirso weydiimaheeda ??
@Waano-x9
@Waano-x9 5 ай бұрын
Sheekadaa jilicsan waa lagu yaqaan horyaal tv
@AbdullahiFarah-w1f
@AbdullahiFarah-w1f 5 ай бұрын
Dubai dad ay uqaaday ayay ku dajisay sanca(yaman). Waa caadadeeda ee ceebteeda maaha.
@MrAbushiiri
@MrAbushiiri 5 ай бұрын
Inantu wey ku cusubtahay ee hala daayo oo dhiiri geliya una sheega wax si ay wax u saxdo waan arkaa inay dib ugu celceliso sualaha shekadana aad moodo in ay kayara dhacsantahay
@QARDHAAS
@QARDHAAS 4 ай бұрын
Buudhi waa maxay?
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 5 ай бұрын
Somalida wariya yaashii ayey balayo kaga dhacday suaal xumiday koobka qaadeen
@salmaomar-m1v
@salmaomar-m1v 5 ай бұрын
Waxaa lagayaabaa in awoowgii kamid ahaa dadkii ogadenka buudhiga ka kireeyey oo cuqubadii ayaa isaga ku dhacday
@maxamedsamter4185
@maxamedsamter4185 5 ай бұрын
Waxay gawaancarar kaasi
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 5 ай бұрын
Naagtu suaalo xumaa wa dadka ubahan in saxafada laga xoreeyo
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 5 ай бұрын
Weynu ku qanacney wareysiga inanta
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 4 ай бұрын
Somaliland maxa u diday in ay diyarad iyo marakib yelato dalka somaliyana hogamiso hadii kale walahi waa layna wayi dona dhac iyo tugo ayana ina kala gosan😮
@MohamedFarah-k6p
@MohamedFarah-k6p 5 ай бұрын
Maamulka madaarka waa in talabo laga qaadaa sidee suutagal tahay
@abdiali319
@abdiali319 5 ай бұрын
Excellent reporting Dhamays you are a great journalist. Train the boys to be a journalist like you. Aad baan u xiiseeyaa inaan dhegaysto waraysiyadaada. Waxaan dhegaystay waraysiyadii aad la yeelatay Wasiirkii Difaaca Somaliland ee hore iyo kii ninkii qoyskiisa baadi doonayey ee Yusuf. Su’aalaha aad waydiisaa waa qaar gees walba ka dhamaystiran. Maasha Allaah, you are real asset to your TV. Cabdi from Canada.
@Zahrasahra709
@Zahrasahra709 5 ай бұрын
Are u kidding 😂😂😂😂😂😂
@gday9659
@gday9659 5 ай бұрын
Gabadhaan hala caawina oo tababar ha loo furo. Weliba hadda way roon tahay marar ay soo diyaariso arrimo siyaasadeed aa ugu daran.
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 4 ай бұрын
Tan wariyaha lamodo maskaxdeedu meelbay Ku maqantahay
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 5 ай бұрын
Ninku ma ogaadeenbaa Maxaa helay
@mohamoudismail3369
@mohamoudismail3369 5 ай бұрын
Waar waa nin sxpky ah waana nin isaaq ah
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 5 ай бұрын
WAR WA TUG A IS KA QABTA
24-kii saacadood ee aan ku jiray hotelka ugu cusub Hargeysa ee Beder.
52:37
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 7 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,5 МЛН
WARKA DUHUR EE KNN 18 10 2024
18:02
KNN
Рет қаралды 3 М.
DEGDEG: Faadumo ibraahim oo Abuu-Jeerin Raadinaysa !
17:17
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 8 М.
DOWNTOWN HARGEISA SOMALILAND 2024
17:31
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 14 М.
Dood: Sidee uga guuleysanaa jileeca ama dabaca dawladnimo?
1:01:44
SKY Cable TV
Рет қаралды 2,4 М.
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56