waaba aragtaa in uu ugu horeeyo isaga ayaa madaxweyne ah ilaahey kheyr kiisa hana siiyo ilaahey baa na dhaafiyey kuwii hore ilmo qaniis nimo ilmo iska soo tuuris shaqo la aan caruur ugu baqeyney hada wixii ka danbeeya kama baqeyno
@ubahdhool815820 сағат бұрын
Alla hasoo celiyo isagu waa waraabe kuwa kalena waa abeeso
@AwaysElmi-xb6rn18 сағат бұрын
doorashada Mareykanku waa ay xiisa beeshay
@musababdijamal955620 сағат бұрын
Xisbiga ugu badan ee ku gulestay dorashada maraykanka soo dimu quradi somaha
@MansuurJaamac20 сағат бұрын
Wasaq nimada maa naga deysid ismaanoow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khaalidcabdiraxmaan497220 сағат бұрын
Guul Donal Trump
@Ilhansweet20 сағат бұрын
Horta in Biden kooxdisa in laga guulaysto waa rabay hadana trump in uu guulaysto ma rabin waayo isagaba iyaga ka xun xaga muslimta iyo dadka qaxootiga waa laba daran mid dooro
@abdirahmanaidid128920 сағат бұрын
Ilahay sharkiisa hainaga badbaadiiyo wa baalaayo lakala dortaay labadaba
@SaedoMoha20 сағат бұрын
Waxay ilatahay guusha Dolan trum waa burburka maraykanka
Ku Darso Madax Wayne Hassan Sh. ne Waa uu U Hambal yay yay 😁
@sakariyemusejama911720 сағат бұрын
275 cod buu hadda haystaa nio😅😅
@abdifitahmohamed53519 сағат бұрын
Haku guuleesto trump hogaaal Haku siiridee
@amalnoor476018 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdulkadirgediahmedsanka597820 сағат бұрын
Sida waqti Xaadirkaan muuqato Donald J. Trump oo noqday madaxwaynihii 47-aad iyo JD Vance oo noqday ku xigeenka 50-aad ee taariikhda Maraykanka Waxeey ila tahay in hadda dagaal la aadi doono bariga dhaxe
@musababdijamal955620 сағат бұрын
Horta muanafq nimo mayaqana galka
@siciidali403420 сағат бұрын
Aptade iska dhig wariye aanu dhagaysano ayaad tahay US waxeedu waa ka duwan yahay waana lagu kala baxay tan !!!!!