DEGDEG REER HARGAYSA ITOOBIYA KUBIIRAY CALANKII XABASHIDA QAATAY,ABY AHMED U DUCEEYEEN,NAXDIN WAYNAA

  Рет қаралды 9,401

Darwiish Tv

Darwiish Tv

22 күн бұрын

DEGDEG REER HARGAYSA ITOOBIYA KUBIIRAY CALANKII XABASHIDA QAATAY,ABY AHMED U DUCEEYEEN,NAXDIN WAYNAA

Пікірлер: 66
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 21 күн бұрын
idoor haka guuro dhulka soomaaliyed oo amxaaro ha aaden inshaa allaah
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 21 күн бұрын
Sidii fircoon dadkiisa u haligay ayuu muuse u wadaa dadkan INNA LILLAHI WA INNA ILEYHI RAAJICOON
@mrjamac
@mrjamac 21 күн бұрын
WAA DAD XANUUNSAN HEEGO WAXOODA WAA BOOBKA SOMALILAND
@nasroadan2221
@nasroadan2221 21 күн бұрын
Haday itoobiyaam yihiin ha uguuteen harheisa waa somaliya somali yaaleh
@issaahmed4949
@issaahmed4949 21 күн бұрын
Awdal State viva somaliween viva
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 21 күн бұрын
Akhas caleeg! Waa Habar Awal oo Muuse Fircoon ku shaqaysto . H/A iyagaa Oromo ah ee ha u guuraan Itoobiya oo Somaali ha ka baxaan. Reer waqooyi way ceebeeueen!!
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l 21 күн бұрын
Soomaaliyey ha walwalina waxbaan idiin ogahay waaga barigiisa . 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@Umo580
@Umo580 21 күн бұрын
SUBXAANLAA WARHEEDHE IDOOR MIYEY WADA WAASHEN SHEKH IYO SHACABA MA MUUSE MIYAA LAGABAQAYA 🤭🤭🤭🤭🤭
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 21 күн бұрын
20 years ago the UN 🇺🇳 said 1 out of 3 Somali people are crazy from the wars but today i think 2/3 are crazy today, never in life did i think a Somali person will freely claim habash and even crazier thing is there is 10 million Somali people are already part of Ethiopia and are not happy for 100 years they have been trying to break away even tigra and Oromo wants to break away, what are these people running towards, let’s make a deal with Ethiopia we will move them to dds and move some dds people to somali
@Aqlileey
@Aqlileey 21 күн бұрын
War dalka hawiyaa Farrah’s ka bixiyey
@blackpanther8219
@blackpanther8219 21 күн бұрын
So they are Ethiopian, not Somaliland. What liars next time we are Chinese, they will say 🤣🤥
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 21 күн бұрын
Itoobiya tiqdam waxay kadhigantahay itoobiya ha horumarto
@mjabdi1904
@mjabdi1904 21 күн бұрын
Dembiga mooryaanta iyo mmdameerlaha dadka dusha ha u saarin
@mjabdi1904
@mjabdi1904 21 күн бұрын
Xasan Dameer badii wuu bixiyey.isagaa ka masuula Ina gumeedka jaahilka ah.
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 20 күн бұрын
Ha adAn xabishi iidoor allxamdulilah ugu dara.
@aaa1211
@aaa1211 21 күн бұрын
😂😂😂😅😅😅😅 Darwiish Reer awdal dowlada boorama ayaa kufilan Insha Allaah 🩵♥️🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌙🕋
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 21 күн бұрын
Habarta hadlaysaa ha aado ethiopia halkan annagaa leh amxaar malaha
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 21 күн бұрын
Xasan guuleed karaali ma aha qof qoomiyadiisi kabaxay hana sheegan
@jamahussein6860
@jamahussein6860 20 күн бұрын
Xoog iyo dil iyo nabad Mickey noqotaba waa inaan helaas buu yidhi,
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 21 күн бұрын
Qabiil washay weeyan iidoor hadaya Etoopiyan yihiin yaa caano ka daawanayan 😟
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 21 күн бұрын
EDO xasan sh iyo ismail cumar geele hadimadii ay daarood la rabeen yagay ku dhacday ee haka gurteen, urursamaale ma haysaan faa,iidadii
@hodanc6255
@hodanc6255 20 күн бұрын
Wa runta fiqi marki ay jabuti ka so noqden qabyalad buku hadlayay
@myyga261
@myyga261 20 күн бұрын
War iidoor dhan ma aaminsana sheekadaan waalida, waa inyar oo xanuunsan
@user-zf3mm2uw1k
@user-zf3mm2uw1k 16 күн бұрын
Wadanka waa somaliya ninkii aan somalia 🇸🇴 rabin Ethiopia haa u guuro
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 21 күн бұрын
Itoobiya dee dawladaa kale ku dhicimayso ee Somaali inay baylah tahay bay arkeen! Muse iyo Xasan waa in badhka la tagaa. Waa khiyaamo waddan inay dalkii cadow siiyeen.
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 20 күн бұрын
Somaliya,Somali baa leh, Isaaq ha guuro, qashinka oromada ahna xabad baa noo balana.
@mustafesulyman
@mustafesulyman 20 күн бұрын
Etiopia.waycadeessy.inaanay.dankslahayn.hayna.citiraaf.domlland.
@ZakariyaAbdille
@ZakariyaAbdille 21 күн бұрын
🎉😅😅😅😅😅😅
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 20 күн бұрын
Waa dadka dalka ku beerteen jabhada SNM
@ZElmi-sv5wh
@ZElmi-sv5wh 21 күн бұрын
In oo lagala wareego ayeey noqoneysa dhulka waayo waa ummad waalatay oo maskaxdooda aysan shaqeyneynin bal habartaan oo qubuurta lugaha usaarantahay oo wacdineyso kawaran? Khaatumo ama Puntland kaliya ayaa kufilan dawladda Somaliland in afka bacaad loogaliya.
@shaafimacalin5498
@shaafimacalin5498 21 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkk
@khadijo1396
@khadijo1396 20 күн бұрын
Heego waa kuwa Muuse siiyey Hantitii Dadka Soomaaliyed daga waqooyi waana argagixiso Qawaariij ah jaajuus doonaya istimaar cuusb warhoy toobabkeena
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 20 күн бұрын
Walligiiba waxaad aheedeen dabadhilif Itopiya iyo cid aan laheeyn karaamad ee ku doonto waji Bada Barbara tuug hargeeyse.beenalay Boqorka Ciisse iya inigu soo dhaweeye Itopiya iyada iya gubanaysa wana baabi i ee Hargeisa keen
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it 20 күн бұрын
Waa Hal qoys Wana qoyska bixii judaan heydiin ka saarto waa lo jogaaye
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah 20 күн бұрын
Wax la sheegtaa alle badiyee ma Ethiopian uraayo miyaa sheegan karnaa
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 20 күн бұрын
Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah
@AYJIIJI
@AYJIIJI 20 күн бұрын
Maxaa loobaryayaa haday itoobiyaan rabaan haguuraan oo soomaalida itoobiya dagan hakaga badashaan deegaa nadooda dadkaas abaal kuqabee Qori iyo qiiqiis waa layslaturaa isaaq iyo amxaar haysla guuraan soomaaliya soomaali baaleh 🇸🇴1️⃣🌷💪🏻🫶🏻🩸✔️
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 21 күн бұрын
Isxaaq waa gumoobay in la gumaysto ayey usacaba tumayaan nacaybka somaalida ayqa la fogaaday meel darana kala dhacay
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 21 күн бұрын
Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@user-ck2xg3it4p
@user-ck2xg3it4p 21 күн бұрын
Waan arki donaa adinka iyo itobiyan waxaad kala heshaan
@lulaa1113
@lulaa1113 21 күн бұрын
Dadkaan waxaa ka buuxa axmaaro sababtoo ah isaaqa iyo axmaaradu waa is guursadaan
@saidaosman6524
@saidaosman6524 21 күн бұрын
Ascw Dadkan u sheega inay qabiil Somali ka mid ah yihiin. Oo aysan dowlad noqo karin Samir iyo iimaan Allah sami iyo iimaan idin ka siiyo Dhulbahante
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 20 күн бұрын
Waa hubaa inay dadkaasi yihiin habarawal. Reerkaas 100/65 ayaa oromo ah waa meel oromo niya dhigtay Isaaq,kale maaha waa habarawal Dadka xataa uma suurad eka
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 19 күн бұрын
Waa dada walana idoro
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 21 күн бұрын
Waa in Iidoor ka reeb garxajis laga tarxiilaa Hargaysa iyo Burco, berbera iwm loona tarxiilaa Baxardaar. Itoobiya. Warku haba yaraadee. Oromo ayaannu nahay Xabashi baan nahay baa xigtay Xamar baa xabashi naga xigta Dee waa in la tarxiilaa nijaastan oo weliba passport ka laga qaadaa. Nijaas sayn leh weeye iidoorka qaarkii
@user-ep8ws5kt7l
@user-ep8ws5kt7l 21 күн бұрын
Hadalka axmaarku waa erey uu eedi doono waayo dagaalkii 77 waxaa galbeedka iyo reer barrigu isku waa faqeen inaan horar nahay . Shacabka muslimka ah ee soomaaliyeed ayaa hadalka amxaarku midaynayaa inshaa allah . Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@mohamedhussein7873
@mohamedhussein7873 21 күн бұрын
Itopia haku biran ee nimba inti aanku lahayn hanasiyan bas
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 21 күн бұрын
Donimayno gaalo , idoor waa gaalo
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 21 күн бұрын
Adiga ina afcadeye maxa kaga jira bada ma siulka hoyadaba leh anaga leh osinayna xasan shiikh marku labada dekedod sinayo somali maha miya
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 20 күн бұрын
Awelba soomalida harti way ogaayen isaaqow inaad yaxuustii uu dhalay bidihii itopiyanka ahaa ee shiikh isxaaq ushaqaynjiray ee isaaq Bude Marka waa in ay ogaadan somalida kale
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 21 күн бұрын
Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 21 күн бұрын
Wahooyo Oqoon Daro iyo aragti gaaban ay hayso amba wa oromo hawee naydu
@mustafesulyman
@mustafesulyman 20 күн бұрын
Mahelelikarto.bada.soomaslibasle
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 21 күн бұрын
Wuu riyoonaya ee bada soomaaliyed maheli doonana Etoopiya hadaya waashana muuse juudana ma siin karo😏
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 21 күн бұрын
Qudhumad wadan kasti bara kac watagi gara ma itiboya kaligeed ayaad qax qaabisha
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 20 күн бұрын
Reer gaalo jecelaa
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 21 күн бұрын
Dhulka soomaali baa leh ka guura dhulka soomaali dhulkeena axmaar daganaan maayo
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 21 күн бұрын
dee waa runted Hooyoyada leh Ethiopia 🇪🇹 tigdhan soo xabashi caruurta yar yar iyo Hooyooyinka nomay cawin cunto iyo biyo baad ba nabaysin Marka siyaad bare na duqaynayey Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 20 күн бұрын
Ma oromadii baa baa soomaali wayn guul snm alaha jabiyo soomaaliya soomaali baa leh
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 21 күн бұрын
Waxaan lama fiirsan karo
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 21 күн бұрын
isaaq land waan idiin oggol nahay inaad ttoobiyaan noqotaan laakiin dhulka waad nooga guureysaan waayo dhulka soomaalibaa iska leh saa weeye runta
@user-he8nu4uo6t
@user-he8nu4uo6t 21 күн бұрын
Futadiini.ugeyaa
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 21 күн бұрын
Akhas caleeg! Waa Habar Awal oo Muuse Fircoon ku shaqaysto . H/A iyagaa Oromo ah ee ha u guuraan Itoobiya oo Somaali ha ka baxaan. Reer waqooyi way ceebeeueen!!
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 19 күн бұрын
ADIGU MAXAADNOODABASOCOTAA WAANUKAA GO'NEY MAXAAKAAKHALDAN AMXAARKA AYAA IGAKAAXIGA WAXAANKUIDHI SOOMAALILAND WAA QARAN JIRA OOJOOGA WAANA MUQADAS KANAXOW NAFTA WAA
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 24 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 81 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
GABAR AYAAN 10 WIIL U BALAMIYE SHUKAANSI FASHILKA ADUUNKA😱
23:53
Ethiopiyaankii Hargeysa Oo Godoomiye Xinif ka qayliyay iyo xaalada oo kacsan
7:10
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 25 07 2024
13:06
Universal TV
Рет қаралды 9 М.
CARUURTA SOMALIYEED & DAWLADA HOOSE EE DALKA SWEDEN YAAB!
26:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН