Xasan sheekh dhifta kadhaaf masakiinta khayr allaha kusiiyee
@MukhtaarAbdirasaqAxmedАй бұрын
waaku saxan yahay farmajow sobax tana xigta
@SiciidTarafikАй бұрын
Xasanow ummada Alle hakaa qabtp waad dhibtaue
@saidahmed7268Ай бұрын
Xassan ilaahoow Soomaali ka qabo
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
xasan sheekh sifiican bu ugalay habargidir wa kuwi ugu afdheera oo farmaajo maagi jirey war anigu waba taageersanahay inu xasan abaalkoda saas kadhigo ileen iyaga doortaye
@MukhtaarAbdirasaqAxmedАй бұрын
mida kale cupabtii farmajo ayaa helay
@AbdulaahiWarsame-w7oАй бұрын
❤❤❤❤
@AliKhansoyАй бұрын
Qaxootiyada hagalbadeen mesha aykayimadeen
@SoomaaliPuntland-re3juАй бұрын
Anigo abshiro ah waxan xasan shiikh ugu baqaya dhul 1000 isku weer ah oo an lagu qabsanin ee ha igala wareeg ma dher gayo
@SoomaaliPuntland-re3juАй бұрын
Ilaho xamar iyo xasan meel u ka taliyo han geen beer naxa maleh iman ku layahay
@Mahdi-hc3udАй бұрын
Soomaliya tale male xasana iyo doqon ka waxba ma maqlayaan doqonka isagu wax ma cuno lakin ninka wax xaaqaaya waa xasan bahane lakin akhiro ayaa udanbesa😮😮😮😮
Xasan rajo malaha mana dhergayo qabriy ayaa deqa😊😊
@CusmaanDhookeАй бұрын
😢😢😢😢😢
@haniaden2700Ай бұрын
Wuu inku sugay xasan so ka rabten ma ahan
@SubeerSaidАй бұрын
Wariye caduun
@zalmawadaniАй бұрын
SubxanalaAh ha calfaan Aamiin Aamiin Aamiin 😂😂😂😂😂😂 I am 😂😂
@ahmeddahir8482Ай бұрын
Said this oranjirta 500 oo wilbaan restaurant viladan daada Abaalkood waa xasan noolow xasan Wan kugarbtaaganahay daw Lada SaaS kwat
@subraarm4381Ай бұрын
Waxaa dhulkaas dhisay Siyaad Bare Isguulad,Wasaaradaha,Hoteelad, Jamaacadaha, Warshadaha Garoonada Kubada iyo waxayaabo kale oo badan Hawiye Aboor,Xarka geedaha jirida jebiya ama Ayaxa meeshuu galo ama beerta ku Cuna waxaan Ilbidhiqsi dhamayn ayuu Hawiye dalkaas dhan rabaa inuu ku Iibiyo. Waxaan Daarood iyo Digil iyo midhifle u sheegayaa ama Macaarid ku ahaad ama Iska daaya Dhulkiino waa Iibsan yahay.
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂 ar anigu xasan wa lajira cagaf bu mariyay oo jejebiyay baga wa kuwi doortay oo daarood caayayay war xasan wuu u aarguday farmaajo
Sxb xasan waxa uu raba intuu mandedkiisa uu korsiga ku fadhiyo intuu dhul boobikaro wuu boobaya waxna dhaafimayo maxa yeeley waxa haysa baahi aan dhamanaynin inuu dhinto moyaane baahida ka bixi mayso ee umadda alle haka qabto oo masiibo aan willi somali lagu arkin alle haku rido isaga iyo qoyskiisa iyo wixii la shaqeeyaba
@faysal9536Ай бұрын
Hadaaf xaadh xadhata dhul dadku wada leeyahayahay hada ka guur hadii lagu dhahay sharcigu wuxuu ka qabo ma aqaan
@sumaycadey2747Ай бұрын
wlhi nabsi lamagalo tani waa nabsigii eebaha umada kaxaa xaabiya ilee ha israacdo diidee ha israamsatee daa marna xabaalihii sodon sano lafoobay hanagato marna masaakiinta hala barakiciyo reer calooshi ushaqayste
@AFDiini1722Ай бұрын
Farmajo, ceebtii ugu weeyned Somalia ku dhacday. qooxdan qaylineeyso wax cusub ma aha, 3 ama 4 bilood oo kasto waa shaqo ay qabtaan mana isbedalaan, ilaa waagii hore ee Xasan Sh ay shaqadaan qabanaayeen, wax yar aa loo turaa. Badantood waa Shaanshi, Jareer iyo Marexaan Xamar degaa. Odaygii maalin dhoweed microphone Bakaaraha ku qay,inaayay ayaa ka mid ah.
NIN nana dhulqabi malaha ee naga dhafa ku qabso ku qadimeysid warya ninka wariyaha aflagadad jojiya nagta kowdi halke ka imaday ku labo dhulkadi abaayo
@mahdibihi5095Ай бұрын
HSN DHIIQO qof walba wuuyaqana dhulboobka iyo dhulka masakiinta deganayd oo laga bara kicinayo oo😂 hadana ganacsato laga iibinayo walee aaqiro warba jiraa
@MaddaleCumar-bf3pnАй бұрын
GAAJADA. XASAN WAXAA KA BIINKARA. IN LA DILO NAFTANA LA DHAAFIYO....
Xasan waxay gaajadu iga bikartaa in Laga qaado xilka marka dawlada mooshin Laga keeno taas ayaan ku talin la haa )xasan waa. Aboor. Aboorna waa in ladaba jaraa
Xasan baa berigaasna ka kiciyey aorport hadana sii kiciyey
@AqlileeyАй бұрын
Laba nag ayuu leeyahay
@cabdi-walicabdulaahicilmi2326Ай бұрын
Waligii ka bi imeeyso
@FadumaAbdisamedАй бұрын
Acw
@WiloCusman-uv8ixАй бұрын
Hassen baahane wuxuu rabaainu doorasho ku galo siduu farmajo ku weeraro
@yussufahmed2984Ай бұрын
Farmaajo wuxuu ahaa shaqsi Liita Oo waliba Xanbaarsan Cadiifad Qabyaaladeed marka kuwa Ku dhawaaqaya Farmaajo waa Dad Danyar ah oo Hadba dhankii La Rabo Loo abaabulo😂 Dadka Noocaas ahna ma aha in aad soo Waadato BALSE wali waxaa Jira Group CBB ah Faafin Hayana Been iyo Borough shameful
@zainabosman6991Ай бұрын
Wuu ku sugar, waxaan sugi lac,ahay goorta laga xaaqaya xaaraantu, dhulka waa ay bililiqeysteen. Waa Booli ku noole, Xasan iyo ayagaas waa isku reer, dhaqan iyo diin xakameyana malahan, waayeeladaooda waxay media la taagan yihiin caad idin kama saarna. Cayaxaan waxay isku haystaan Deegan aysan laheyn. Ku dhawaad 1000 KM ayey ka yimaaden, midka ugu soo dhaw waa BalCad, Allah idin qabey, idim Allah
@ummuisra6721Ай бұрын
Farmaajooy ka soo bax villada maxaa ka dambeeyey iyo waa mareexaan
@aminasirade3404Ай бұрын
He will use it in his grave
@geenyodila9095Ай бұрын
😂😂😂yaayah xasan qabyadiisi waaye ee dhamaystiree dhaafa mac sokor 5 doolar aad Farmaajo dhaafsaten xaa ka dambeeyey 😂
@ummuisra6721Ай бұрын
Dadkani waxay isku haystaan dhulkii dawladda
@ummuisra6721Ай бұрын
Sheekooy ku nacay Sanbalooshe kii lahaa maaha dawladda hawiyuun baa ka talin Kara war adigu ma Views raadis baad tahay ma xasan baad kuwan ula hadli kartaa mise wax buu kaa maqlayaa weli maalin miyay mudaharaadeen oo dheheen qabyaalad ma rabno madaxweyne daacadaan rabnaa
@HalimaIbrahim-p6nАй бұрын
Ayaga dadka cuno ayagana cabade madaxda daya
@maryamhassan8093Ай бұрын
Waad isku xaartey
@yaasmiincadeey3626Ай бұрын
War Kan faa wacaladii uu farrago hooydood fuuli jurat oo is helern
@elmihassan7950Ай бұрын
Asc waryaa aflagaadada iska daa dadkaan waxay degan yihiin jamacaddii u madda er xamar qofkastaa was in uu dagagaal ee uu hugo waa wary wax matarayso ku quuso xafadii dabdamiska oo kaafiye zafar la dhihi dageen
Kkkk qumayo dulmi wa waxa la degi weeden habeen kasta midka ugu jece shi hin aya dishan inta is dulmiyeey sen aya lidin dhafay
@Wrd-x8hАй бұрын
Shalay Farmaajo wa Mareexan so kuwi laha HAWIYE=HAITI WA KA 😂
@abdikadirhaji6852Ай бұрын
Ha dhihin hawiye ee Waxey Ahaayen Koox Tuugo Ah oo dalka kusoo duuley hawiye lama Oron karo Doqomo tuugo Ah dalka boobayo ayey Ahaayen
@Wrd-x8hАй бұрын
@@abdikadirhaji6852 HAWIYE=HAITI AWAY ODOYASHI WAGI FARMAAJO LAGA JOJI WAYAY MORYANTA HAWIYE=HAITI DADKA MA KA QABAN WAYEN
@abdikadirhaji6852Ай бұрын
@@Wrd-x8h sxb Odayaashas waxa ku shaqeesanayo Hassan Guurgurte lakin Ogow Shacab Fara Badan oo hawiye Ah Ayaa Diidan Dhibaatadan uu Wado Guurgurte midna Ogow keligiisa iyo Tuugo uu wato Guurgurte Cid Difaaceyso Ma heli Doono Markuu Time kiisa Soodhamaado 2026 bisha 5aad
@mohamedjamle7898Ай бұрын
Nijaas laangaab maxaa ku ba dhigay xasan bahal baqtiyay baa tahay dadkan beenta sheegayo farmaajo waa aan qabiil laheyn, nijaas mareejeyn
@cabdifitaax6174Ай бұрын
Xasan munafiq igadaa warkiisa
@AFDiini1722Ай бұрын
ala cunugu been badana. Waxaani shacabka Xamar ma aha, waa koox yaryar oo laangaabiin ah oo Nabar iyo Naxdin adeegsato. Kuwii iyagoo maryo guduudan madax ku xiran meel ku qayli jiray markii $2 loo tuuro 😂😂. Shacabk Xamar aad iyo aad Xasan u tageeraan.
@AqlileeyАй бұрын
Idinkaa doortay maxaad u ooyeysaan
@MaxamaddeeqigadaaАй бұрын
Beenta nagadaa waraa
@barsaqanbarwaaqo4110Ай бұрын
IS CUNA XAASID YAHOW PUTLAN MEEL MASAAKIIN UGA DAREN MA JIRAANE XAASIDIIN XANUUN XASAN QABO CIIL QABOOW CADAABKII GAL
@AqlileeyАй бұрын
Wuxuu boobsayo waa hawiye iyagana doortay
@CnajibcqadirMaxamuudАй бұрын
Madhici karto wa dagal Warkas aniga ayaa lisosocdaa inaa is diyariyo wayay yaa li cuni hayey hasan sheeq fakatax
@sahruja5777Ай бұрын
Beentaas maad keentay
@xasanaxmed770Ай бұрын
Daba wiishow adiga wacal miya thy? Astaamihiisa wabad laadahye Diin,la aana maku darsaty subxnalah mida kale iyagu dhul islaamed miyey doonayan in ay kunolaadan
@MuuAli77Ай бұрын
Bar madow baa kutaala ninkaad faanineysid. Waa dhiibistii qalbi
@maryamhassan8093Ай бұрын
Wixi ku dhalay alla cadaab oo sidaas ayey kugu tarbiyeen
@Caliomar-wi9zgАй бұрын
xasan ma jecli lakiin adiga iyo xaar farmaajo iyo deniba oo ku dhalay eeyoow dhulka yaa iska leh hooyada miyaa leh maxay dhulka ku yeesheen dhulka cidii leh baa leh ee ka kac 1986 ayaa la cabiray 12sanan deganahy kulahaa