Waa runtaa wllo maxamad ilig waxan watay dalada hadhka ee cadceeda laga hoosgalo oo cadana dadka iga danbeyaa waxay eeganayen daladayda xataa hadii ay dontan cunto suuli ama salad ana wan eeganayay xijaab basaliya
@proudcitizen488320 сағат бұрын
Walle Marxalado Aaduyaableh Ayaynu Soomarnay 😕Lakinse Waynagaas Kagudibneu ee 🔝katagnay. Madacynu Geeska Kagajaasnay Masha Allah Tabarakallah Somaliland ❤️🤍💚
Sanaadiiqda dib loo dhigey waxa la wareegey nabadsugida leexsan ee uu muuse saxane wiilkiisu madax ka yahay,si loogu soo shubto,tani waxay dhacdey doorashadii tan ka horeysey.
@mohamedfaarah676719 сағат бұрын
War adduun yadu sidan uma dhaqantee waxa online ka dhiga sanduuqkasta oo la tiriyo nidaam online ah ka dhiga mustaqbalka usbuuc lama sugi karee
@shankaroonbarwaaqo329619 сағат бұрын
Media been bay ku shaqeytaan war baan aa werijinayaan....
@mohamedmohamud969120 сағат бұрын
Wararka beenta ah oo kutiri ku teenta ahi waxaa weeye ( Muuse biixi ayaa dorashadii mar kale ku guleystay) waana ta laga baqayaa in gudidan doorashoyinku ay god ku ridaan xaqii umaddu lahay. Period!!!
@SomaliLander-l1r20 сағат бұрын
Ma lagu ridaayo kii badiyaaba waa adeerkay ciro ama muuse
@ahmedgoryahmedgory19 сағат бұрын
Somaliland is the first somali government un recognised country to establish a (1) man vote election inentire Africian contents ❤ ? Worldwide contents were the name of somalia / Mogadishu 4.5 government, which doesn't <a href="#" class="seekto" data-time="1949">32:29</a> make pr reach Peace since 34 years of no peace + no somali currency no embassies in Mogadishu except 4 arab countries based in Mogadishu. Shame shame to Mogadishu 4.5 tribal government of no parmenant constitution + no 1 man vote? I am asking the worldwide why somalia 4.5 government r against somaliland government which is not recognised since 34 years in peaceful standerd while Mogadishu 34 years no peace but terrorist government of Mogadishu r jalysis of somaliland government ❤
@Madadaal14 сағат бұрын
Saxane wuu dhacay, 150 kun baa laga horeeyaa. Bye 👋 bye 👋 Saxane Guul Somaliland 💚🤍❤️