Hadal wanaagsan Allah weyn hayno aqbalo dhamaanteen.
@IfrahMohamed-c7u10 күн бұрын
Ninkan waa nin caqli ku duugan yahay waa nin wayn isaaqna waa miyir qabaa waanay kula qaateen nabada in lagu xaalo fara adaygo ilaahayna looga baqdo dhiig islaam dhan kasta.
@ismaaciilmaxamed932811 күн бұрын
Nabada waxa garanaaya laba nin oo walalo ah oo qoryo isku qaatay cid kala dhex gashana waayey Allah ha ha ina tuso nimcada nabada ku duugan Kibirkana shaydaan ayaa ka adeege allah shaydaanka ha inaga qabto
@baabuli876211 күн бұрын
Waxani halkuu ka hadlayaa uu joogaa nabad Dan uu raadinayo miyaanay iyagu ku kibrin ceerigaabo waa nabad wax kale mahaysaa
@salahthefruad917411 күн бұрын
Warsan gali waa dad nabad jecel oo wanaag wax u raba.Waar hooy Isaaqoow qoriga dhiga oo miiska yimaadda. Waaa hooy Isaaqoow dhiga qoriga dabkale oo miiska yimaada. Hadii kale tii laascasnood ka dhacday oo kale ayaa ka dhicidoonta.
@aminamahmood972611 күн бұрын
Intaad illaahayka baqdidceerigaabo waad ogtahay wixii leh hadii sidii loo wada joogey loo wada joog hadii kalein wali a meeshiisa joogo
@hassanfarah841711 күн бұрын
OGI OGI KANI WAR MOOGE. CEERIGAABO MIYAANAY NOQON GOOJACADE OO KU NOQON HARTIGII CALANKA IYO CEEBTA LA ORDAYAY EE DURBADIIBA KA HULEELAY.
@rashaail419111 күн бұрын
Inan baa runta sheegay ooah reer ceerigaabo waxa uu yidhi dhubante waxaa ku dhacay xanuunah inaanay cidna lanoolaankarin waa runtiis
@MaxamuudMaxamed-sm3ub11 күн бұрын
Ayay nabadba ku baaqin warsngle haday doonan dhul ninki leh u hada maqlay marki horba marti bay ahyeen badhan dahar ha imaansdan sanag galbed isaq ba leh
@samowsamale349011 күн бұрын
Meesha nabad ayaa laga wada hadlayaa taas ayaana muhiim ah
@halimadirie530111 күн бұрын
@@samowsamale3490oo yaa nabada laalay nabada cida carqaladaysay iyaday u taal halkay dhigayso
@saleebanali290511 күн бұрын
IIMAANKA HALE HA KU DHAAFIYO WAX AANAD LAHAYN BAADOONAYSAAN CEERIGAABO WAA MAGAALO ISAAQ
@MohamedDahir-t2s11 күн бұрын
Kkk caqli xumada aad la hadaaqayso jooji,oo rabbi ka baq. Jooji hadal xumida,damiir laawe ayaad tahay oo aan waxba ogeyn,
@abdourahmanalidaher685911 күн бұрын
Sheik Alle ku oog
@RashidMohamed-h4t11 күн бұрын
Inta ay SL sheeganayso degaan iyo dad ay laheen sheeganayso nabadi cid walba ka dheer
@NuraQallib11 күн бұрын
Waar alle kabaq
@saamiaden745110 күн бұрын
De soo gal hadaba hadaad nabada diido ceeerigabo waa Magalo somaliland ee nabad nagu la jooga awooowe😂
@halimadirie530111 күн бұрын
Intaad nabadii laasheen ayaad weliba af lagaadoonaysaa xagee lagu arkay waayeel nabad ka hadlaya oo hadana af lagaadoonaya waa aakhuru zaman
@RashidMohamed-h4t11 күн бұрын
Nabadu Isaaq rabaan waa tee.Waa ta leh degaankaga iyo khayraatkaaga aan u taliyo hadaad diidana sidii Laascaanood baan xasuuqi
Darood daqaal ayu uu dayrgrubi ilma sheekh isaxaaq bin axmed nabad aya ka hadlyan waar faqshti labaad aya blabnti ha dagisaniin faqash uu gargar dagalmu waax iska calya yaan lidiin husasiin faqshtu dagaal ayi fahntaan ka kaca cadwigi kenya aya imki guaan lagusu gaad hadasaniin duqnta isaxaaq nabad ayaan jiriin ayu ka shakanya ya kula waad xaji jawab
@NourOday-m6r11 күн бұрын
Si gobanimo iyo islaamnimo leh ayaad u hadashaye waxaad ku dartaa isku mid ayaynu nahaye aan soomaaliland wax la dhisanno illaa soomaaliwayn aabeheed dmimaye
@Ali-xw9il11 күн бұрын
Ma maqlaysaan inuu yidhi ( intaanay laascaanood oo kale noqon ) ??? Adeer laascaanood adigaa lahaa ceergaabo anigaa illaahey igu beeray ee dhulkiinii ku ekaada 1989kii baad ku kibirteen ceergaabo oo illaahey idinku jebiyay ✅💯📢📢📢