Adeer dagaal ayaa lagaa rabaa, sheekh Ciidagale iska jooji. Sheekh isxaaq ayaa ku aasan marka baad qabiil yar ka Hadley sa
@IsmaciilcRaxmaan-z5e11 күн бұрын
maaha allah waa sidaas waana cadeyn aan muran la heyn mahadsanidin adeero
@BSK24TV11 күн бұрын
Cidagale miyaad Arab ka badan kkkk been waynaa
@MaaxDheeg10 күн бұрын
Ciidagale walle waa imanayaa
@abdimeigag441011 күн бұрын
Thank you so much
@AbdirahmanAdan-ru2ou11 күн бұрын
Waan soo guuraynaaye meel aanu dagno noo sameeya
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z11 күн бұрын
Waa😊r naga aamus doqon yohow marka hore ma shakibaa kaaga jiray inuu isaaq leeyahay
@Xasancabdilaahi-u9m11 күн бұрын
ISAAQ GOBOLKA sanaag wuu ka soo tahriibay ee ha ku noqdaan Gobolada kale ee isaaqu baylihiyeen waxaa ka mid ah waqooyiga lughaya iyo Hawd ka itoobiya oo ogaadeen isku balaadhiyay😢😂😂
@abmoh921611 күн бұрын
Reerku xabaalo jecelaa.
@munahaybe674910 күн бұрын
Waa awoow yaashay Alle ha u naxariisto Allahay ba nagu simay abahaygii runta aha mudo yar laga joogan waa la garan waayey.
@AmareKayse10 күн бұрын
Kkk ma yusra .harti
@SaciidSaid3310 күн бұрын
Qayaaali maxaa cidagale keenay waba reer galbede
@mohamudmohamed687510 күн бұрын
😂😂😂😂
@CADNANCabdi-v9h11 күн бұрын
Ciidagale iyo arab may siman yihiin horta waa lays barbar dhigaye iygo dadhan cidagale badanyahay hadana arab iyo garxajisba siman
@saynabSr10 күн бұрын
Habaryoonis iyo hjlo ma simanyihiin waa lays barbardhigaayeh?
@B055SNM10 күн бұрын
@@saynabSr 😂
@B055SNM10 күн бұрын
No
@AhajiFarah11 күн бұрын
Waa xabaalihii oromada ama gaala
@abdulwahidmohamud-s1n10 күн бұрын
Waa xabaalihi faqashta gaalada ah ee daaquut daarood
@AbdisalanIsmail-f3b11 күн бұрын
Reer sheekh isaxaaq waa isku dhul . Waa isku dhiig .waa isku diin waa isku deegan .waa isku dal waa isku dad .
@awiladen781410 күн бұрын
Hhhh war buurihii aad saran jirten ka shekee laangabow🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aamohamed510211 күн бұрын
Been Cad Maanta Maxaa Soo Saaray, Haday halkaas ku aasan yihiin maa la sheego. MEEYE TAFIIRTOODII
@G.M82011 күн бұрын
Aqoon darooy Aabaha kud ayaa nin laga hayey waar aqoon la'aan ayaa ka hadlinayse Mataanuhu was rag ah faraha Ciidangale wayne waan ilama Xuseen Abokor waan Axmed Mataan Xuseen oo loo garan og yahay reer Mataan ah na Saldanada Isaaq Xasan Mataan Xuseen oo loo garan og yahay reer Nuur
@musebixisaylici-pf1oy11 күн бұрын
Been cad weeyi
@AbdisalanIsmail-f3b11 күн бұрын
Sidee been u tahay ? Gobolka sanaag waa halka ay ka so jeedan .reer sheekh isaxaaq. .
@musebixisaylici-pf1oy10 күн бұрын
@AbdisalanIsmail-f3b waa la iska yidhi lama garanayo dad boqola sano ka hor dhintay .waliba inagoo tarikhdana anan qorin . War lagu kal sonan karo maha hebel baa xagan ku aasan
@AbdisalanIsmail-f3b10 күн бұрын
@musebixisaylici-pf1oy deeganku waa deegan reer sheekh isaxaaq ah .cidkastaba ha ku aasnatee . Muhiimadu waxa weeye dhulku waa dhul isaaq .. Muhiim.maah in G36 .dagan . Muhiim.maaha in habarjeclo joogto .. Shayga ugu muhiim.san waa in deeganka haado reer sheekh isaxaaq. Oo reer sheekh isaxaaq ay xukunka iyo taladaba ay iyagu leeyihiin