DEGDEG:- Xuduud Ma Samayn Karaan Niman Yaryar Oo Niyuu Boolis Ah " Cabdilaahi Jawaan.

  Рет қаралды 5,906

HORYAAL TV

HORYAAL TV

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
guul iyo gobonimo ciidanka liyuu boolis iskaso erya idoor garadaro iyo dhulboob iyo gaalo raac bay diin kadhikene war wuxu dulmi badan ilaahayow midh haka reebin isaaq dad way dhibine yaa rabbi
@abdallaahmed5686
@abdallaahmed5686 9 күн бұрын
Guuul Arab iyo Sacad muusa❤❤❤❤
@awiladen7814
@awiladen7814 9 күн бұрын
Hhhh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Yousuf-q3v
@Yousuf-q3v 6 күн бұрын
Macha alla ,waxbadan ayaad sheegay, wasyo waanu naqaanay Reserve area and Hawad,oo ingrisgu Ethiopia ku wareejiyay 1954kii waanu ogayn,laakiin Xadka Ogadeenia iyo Reserve Area ayaad si fiican noogu sheegtay.
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 9 күн бұрын
cagdheer awoowgaa dhaxal ba kuuma sameyne ma dhul itoobiya leedahay dadka kudileysiin.
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 9 күн бұрын
WAXAY RABEEN INAY QASAB KU FURTAAN XUDUUD AY LAHAYN QASAB IYO JUJUUB CIDNA HORU MAR KUMA GADHO REERKAN ISAAQ WALAAL IYO HUUNO WAXA LAGA WAAYEY CAR IYO WIR WAXBA LOOGAMA HELO
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
waxan umaleysanaya wa dhamaadki idoor wayo caqli an dhulboob iyo gardaro iyo dhulmi iyo soomaali naycayb ahayn maleh ilaahayow sharkoda kuceli
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 9 күн бұрын
cagdheer awoowgaa dhaxal aad leedihiin maba kuusameyn maxaa ku dagaalameysiin dhulka waa dhul itoobiya leedahay
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 9 күн бұрын
cagdheer awoowgaa dhaxalba kuuma sameyne ma dhul itoobiya leedahay dadka kudileysaan
@Aliya-i7c
@Aliya-i7c 9 күн бұрын
inay soomaali yihiin waa waxa loo sooryeeyay weelkii cuntada lagu siiyay bay ku xareen maha ciidan waa maleeshiyaad beeleedka cagdheer qabiilooyinka kilidhka dagan ee soomaalida ma reer aanay layn baa jira waar waxa laaya, abi ugudbiya idinku fadaraalka hoostaga police sameesta cadhuurtiina deegaankiina ku dhisa
@awiladen7814
@awiladen7814 9 күн бұрын
Hhhh hadayay somalinimada xusuustan 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 9 күн бұрын
adoon awoowgaa dhaxalba kuuma sameyne ma dhul itoobiya leedahay dadka kudileyaaan.
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 9 күн бұрын
Nin allow waxaad aad sheegtay oo dhimi iyo way jiraan laakiin nimankan hadafanna waakuwaa soo diyaar garoobaya iyagoo meel walba isaga yeedhay markaa beriba weerarbay sowadaanejala.ogaado Hadii ashkato aunoqotana dawlada federaal ayaa wax kaqbanaysa.ee yaan lalahaflinmaamulkan jigjiga
@NuraabdiYusuf
@NuraabdiYusuf 9 күн бұрын
Fadaraalku haku waso cajuus uraya oo argagixisa ah
@hargtech9301
@hargtech9301 9 күн бұрын
😂😂niyow amxaro ayaad dabada u dhaqdaa dayeer
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 9 күн бұрын
awoowgaa dhaxalba kyuma sameyne ma dhul itoobiya leedahaa dadka ku dileysaan. diridhabe oromaa leh jigjigana oromaa leh cagdheer ,xagey leedahay
@AbdiIsmail-y7k
@AbdiIsmail-y7k 9 күн бұрын
Xaalka dajiya
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 9 күн бұрын
𝒄𝒂𝒈𝒅𝒉𝒆𝒆𝒓𝒕𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒍𝒊𝒚𝒖𝒖 𝒃𝒐𝒐𝒍𝒊𝒔𝒌𝒂 𝒊𝒔 𝒋𝒊𝒊𝒅𝒂𝒏𝒂 𝒘𝒂𝒚 𝒌𝒖 𝒎𝒂𝒅𝒉𝒂𝒏 𝒅𝒐𝒐𝒏𝒂𝒏
@GggfFtffy
@GggfFtffy 9 күн бұрын
Culamada somalilan shalay markii shacabka lascanod lagu xasuqayay way aamusnaayeen kuwa ad ledahay dagal bay ogaan majooji xasuqa ayay ku qaldanayeen kuwa cilka iyo cuqdada qaba walayaqaanaa
@aniwaaye484
@aniwaaye484 9 күн бұрын
Idoor waa ino dagal
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Maamulka Gobolka Sanaag oo Gaadhay Furimaha Hore
2:23
HORYAAL TV
Рет қаралды 387
Culayska Siyaasadeed iyo Ammni ee ay Somaliland Wajahayso
9:22
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН