Yarta dhuuban dhabankeda dheha saran dhafi mayo waban dhunkas💋dhanto way dhaftay legend budul🙏🇸🇴
@hassanmaawiye6680 Жыл бұрын
It towards 2024 and am still watching it imagine❤😢😢😢😢
@jaamaccodorosh79173 жыл бұрын
2021 hadaad dawanaysid like haila dhafin 😉😂
@jeekeycadde41883 жыл бұрын
Isku mid nahay lpx
@QadroAxmed-lv9cp7 ай бұрын
Waa Idina salaamay ogadenow from Wacdaan 2024❤❤
@siyaamchama12852 жыл бұрын
Ogaaden reer ayeeyday from darwiish🥰
@Abdi-weli Жыл бұрын
Dhanto xasuz igu leh 2013 dorashadi wadanka kenya 🇰🇪 ka dhacday Markii La campaign Gareynaye Aya Gawadhida lagu xiray dhantadan i remember Aabo aya Gacanta i jidaye Anigo 11 sano jir Ah ❤❤xasuusata Qaar lama ilaawi karo❤
@sharmaarkecumar11 ай бұрын
🙏❤
@mohamedmahat36384 ай бұрын
True
@Hazamo2 жыл бұрын
yaa dawaday dhantadan 2022 aniga waxan dawanaya 8 Sano kadib ad Ayana u la dhacay markale 😘
@hamudmohamed89494 ай бұрын
watching 26.7.2024❤
@Shawtydgaf3 жыл бұрын
It’s 2021 and I’m still watching this 😍😍
@bidhaanqurux35183 жыл бұрын
Waaba jclhy xasuus waqtigi dugsiga 😅🤣😂
@kibirbadan55543 жыл бұрын
Aniga🤣🤣
@Who_are_you9003 жыл бұрын
@@bidhaanqurux3518 wakhtigii ali dhaNto hawada ka baxayey esTv cusbyd 😀😀 xasusteda wlhi berigaa
@dahirsharif25133 жыл бұрын
@@kibirbadan5554 mrn
@adanmohamed15792 жыл бұрын
@@bidhaanqurux3518 a
@bulshada876 Жыл бұрын
2014kii dhaanto aan dhagaysto tan baan ugu jeclaa ilaa hadda oo ay 2023kii tahayna waan ka helaa ❤
@hal-abuurdhajacjimcaale55902 жыл бұрын
Alla maxaa anoo dhaan wada niicle laastiig iigu xirxirnaa ku dhagaystay dhaantadaan. Adduunyo!😂 Childhood memories.❤🥰
@suleimanmagan9714 жыл бұрын
2020 qofki dawan rawo oo igu dambeyo like ta dhac igu siii waqti corona lagu jiro isku maadhalinya
@odaydhanaane3 жыл бұрын
Tuko 2021 know
@xaawoluulmuxudiin47313 жыл бұрын
Like maxey kuu taree🤔horta🤔🤔
@suleimanmagan9713 жыл бұрын
@@xaawoluulmuxudiin4731 wan ku dargaa ee mahadsanid
2024 lamarayaa ila hadana wali waa dawanaya fav dhaanto 🥰❤
@asiye7174 жыл бұрын
8sano kadib 2020✌🏿✌🏿
@axmedyare409611 жыл бұрын
Beerahii Maraacaato oo soo baxiyo bankii Qoraxay yaa buula laydh kaaga rida. Woow masagooy macaan badaneey Maraacaato yaa mar kuu taga ayaan soo xusuustay.
@abdimalikmuhumed87744 жыл бұрын
Nin dhulka kala yaqaana
@abdimalikahmedjele66044 жыл бұрын
Sxb berdelen iyo awaar magaloyin miya
@CabdikhadarAxmad-n1k10 ай бұрын
@@abdimalikahmedjele6604 aware wa dagmo bardaley na wa mel iska badiye ah
@@_s8895 caayda waa dhanqakagi bila sharaf iyo akhlaaq akhaas
@ahmedproductioninpubg2880 Жыл бұрын
2023 yaa dawanaya
@ayushliban45345 жыл бұрын
Reer ayeeydey love u wlh Ogaden
@khadarhaji48812 жыл бұрын
2022 still watching so nice🥰
@abdalaali65914 жыл бұрын
Dadka ogaadeen laangaabka uyaqaan bal wax yar iga dhagaysta huuno. 1- Dadka ubadan qabiil hadii la dhoho soomaali oo dhan 2_ dadka uugu dhulka badan soomaali oo idil jubbaland ilaa jigjiga ilaa NFD 3_ dadka uugu geesiyada badan uuguna gabyaaga badan ( qammaan bulxan , iyo wllki , raage ugaas oo ahaa aabaha gabayga muranna kuma jiro taas , sayidka ninkii baray africa in gumaystaha lala dagaalamo miyaa la tirin karaa , mataan ciideed dheh badaas alx 4_ dadka uugu sheikh yada badan amaba sheikh yada uugu waaweyn ee somali ah ( umal , dirir , cabdirashiid cali suufi badaas , iyo sheihk ay dr zakir zxpda yihiin ) 5_ fanaanada uugu khatarsan somaali 6_ dadka uugu shuhadada badan soomaali intaa gumaysta lala dagaalamaya adeero hanoo qabanina dhowrka doqone lana ku dhex beerey ee ogaada inaan nahay dadkii africa baray gumaystaha in layska cesho waxan ku tilmaami karaa waa filisdiiniyiinta somalida . 7_ dadka uugu geela badan soomaali maqaaxiyo waxa ku yaala agagaarka dhagax buur uusan fariisan ninkii boqol halaad leh taasu waa maxay micnaheedu . 8_ dumarkeenuna alx qurux iyo gaarinimo alla waa siiyey . Etopia waanu ka adkaan doona ilahy idinkii wana ka xoroobayna . Allahu akbar ogaadeenia ha xoroowdo
@yonisabdul17064 жыл бұрын
Faankal iyo aaacda nagaladul tag qabyaliste waaxid
@abdalaali65914 жыл бұрын
Yusufka Abdii . 😂😂 Wali waad yadhahay filayaa bowe gacliye qabyaalad iyo qabiil soo kala baro markaan qof ku cunsuriyadeeyo ama aan qabiil kale maago ayan qabyaladiiste noqonaya , nabi muxamed scw aya qoyskiisa ku faanayey lahaa waxaan ahy wiilki cabdul mudalib waxaan ahy reer haashim nabigu ma qabyaaladiistu ahaa marka . Anaa qabyalad kaa neceb ee wuxuu alle nagu deeqay ayan sheegany alx
@abdulosable86414 жыл бұрын
abdala ali. mashallah! We are all one and proud of our own individual history as well as our shared history as Somali. Much love from Abgal. Inshallah Ogadenia xornimo by arkeysaa🇸🇴💙
@abdalaali65914 жыл бұрын
@@abdulosable8641 aamiin inshalh wll abgal waa curadka hawiye wana ilmo samale dad layaqano oo masulo ah mhdsanid . Inshalh somali oo dhan alla haysu soo duwo quluubtoda , waxas oo dhan waxa iga keenay kolkan arkay qof qabiil islamed iska caynaya intan la caytami laha waxan ka doorbiday inan tusiyo maqaamkena .🇸🇴❤️🙏
@hamz2332 жыл бұрын
Dhaanto mcn cagdheerey waan idin wataa from nimankii geela cas cas timirta idinkaga badalan jiray😂❤️
@sakariye34635 жыл бұрын
Ya ila dawanaya 2020
@mohamedmuseabdi3893 Жыл бұрын
I'm still watching Ahmed budul 2023.... Daqanka iyo hidaha garban ulenahy